Wararkii ugu Danbeeyey Maxay Tahay Qabka Looga Gulaysan Karo Damaca iToobiya iyo Dhagaraha Waa Weyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 2 หลายเดือนก่อน +9

    Wariye suleman waa wariye aad iyo add ugu dheertahay somalinimadu

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 หลายเดือนก่อน +1

      Anagaba Waa in Aanu Asiga Oo Kale Noqonaa

    • @mariamwarsame9067
      @mariamwarsame9067 2 หลายเดือนก่อน

      😊

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mariamwarsame9067 somaligah Suu,uuyaqaan baan jeclahay

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaalida Jilicsanaantooda Waa Eey Ka Shaalaayidoonaan.
    Soomaalida Midoow La-aantooda Waa Eey Ushalaayidoonaan.
    Soomaalida Weerarid La-aantooda Cadowga Waa Eey Ushalaayidoonaan.

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dhalinyaro dalkeen wax eenu u barano eenu ka tanaasul no Maalyacniga Dalkeem Madax ducaad malaha ee dadka iyo dalkan dadkii la wareegi lahaa ayaanu nahay marka bal eenu dalka wax u barano sidaanu u dhaano kuwa maant inoo taliya
    Waa inagoo Jooga Burco Togdheer 😭🇸🇴

  • @mohamedabdulkadr6146
    @mohamedabdulkadr6146 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cajaa ib
    Allaw adaa noo maqan,😭😭😭

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 หลายเดือนก่อน

    I agree waxaan Soomaali aheen waa cadowgeena xataa kuwa saaxiib iska dhigaayo dantoodee nagu wataan. Soomalai Allaha is je lilaysiiyo dalkooda iuo dadkoodana jeclaysiiyo.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaa looga guulaysan karaa iyadoo tartanka qabiilka kudhisan lagu bedelo mid Itoobiya iyo dawladaha kale lagula tartamo. Tartan qabiil halagu bedelo mid qaran.

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน +1

    Video fiiri😢muuse baahi aad iyo aad u xanuun saday..

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +2

    Samalida wa walaalo laakiin intay dhulka iibiyan dawladnimo ma aheyn sida reer waqooyiga aqoonsi ma helkarto dalka samaaliya leh muse biixi caawan aan aqoon dawladnimo yahuu

  • @SiciidAxmed-e4z
    @SiciidAxmed-e4z 2 หลายเดือนก่อน +3

    Berbera iyo jabuuti.lacagti way iska bixin waayee kiro.marabaan.bad.doonayaan

    • @OmarbtAhmed
      @OmarbtAhmed 2 หลายเดือนก่อน

      Adigu ma iyagaad tahy ma oramadii sirdoonka ahayd bad tahy

  • @wiilgarasho8362
    @wiilgarasho8362 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq iyo Majeerteen indhiina fura oo wax maqla oo dhaqaaq sameeya halka lagu beermay waa dhulslkiina

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee loo soo sameen karee cudud ciidan xoogan oo cadowga iskad dhiciya, sida ugu dhaqsiyaha badan oo damaca waalan ee amxaarada ugu hortagno

  • @barrexajiCabdi
    @barrexajiCabdi 2 หลายเดือนก่อน

    intaas oo dhan waxay samaynaysay itobiya xodxodasho dawladaha waawayn inay kutaageeran damaceega bada soomalia wadanada qaarkoona danoh ayay kaga badalanaysay damaceega

  • @OmarbtAhmed
    @OmarbtAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Somali wllhi dad Aan Han u hayo maha way ku niyad jabinaysa uun ilahy adiga arkaya❤

  • @ashaoamr1434
    @ashaoamr1434 2 หลายเดือนก่อน

    Jzka Allaah qeyr wll ❤

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 หลายเดือนก่อน +1

    HADAYBA ITOPIA FURSAD KU. HESHO. BIYAHA. SOMAALIYA AQOONSI. ISKADAAYE WAXAY. BILAABAYAAN INAY. DADKA WAQOOYI. DAGA AY XRIYAD. WAAYI DOONAAN LANA BARA KI INDOONO LALAYN DOONO

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน

      Hada runta fahan tay wlalkey lknse reer Somaliland ma fahmi karan arintas

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

    Allahaa jabiiyo Ethiopian hadi nagu maqan Thy

  • @caliibraahim3761
    @caliibraahim3761 2 หลายเดือนก่อน

    Anagaasiinay

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 หลายเดือนก่อน +1

    Borther you are right ✅️
    Ethiopia 🇪🇹 absolutely cheaters
    For example Ethiopia cheat or lies to Foreign minister Turkey 🇹🇷 in capital Ethiopia 🇪🇹

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 หลายเดือนก่อน

      Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 2 หลายเดือนก่อน

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Reer hargeisa wa somalie kaa carar

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 หลายเดือนก่อน

    Falastiinti labada waa somaliya

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeko kcn

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 2 หลายเดือนก่อน

    Taliyayaasha somalilan way kutalagashanyihiiin kiro mahee inay qaadanayso itoobiya saylac sidaa ayay danmoodeen èe waxka qarsooni majiraan

  • @medhayanmed4883
    @medhayanmed4883 2 หลายเดือนก่อน

    Fikirkaaga haashiyow naga dhadhicin maysid,
    Viva somaliland iyo ethiopia.
    Xaasidnimo iyo khaayinimo somalia ayaa loogu tagaaaa

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hanoolaado Dhulka Soomaaliyeed = Soomaali Land.
      Woqooyi Galbeed ✅
      Ithiyoobiya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
      ithiyoobiyaanka Lacnatullaahi Caleeyhim

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga)

    • @medhayanmed4883
      @medhayanmed4883 2 หลายเดือนก่อน

      @@m.k.7788 viva somaliland iyo ethiopia Maasha-Allah Maasha-Allah Maasha-Allah

  • @maxamedibaraahin4642
    @maxamedibaraahin4642 2 หลายเดือนก่อน

    Mucaahada nugalay

  • @kadroable
    @kadroable 2 หลายเดือนก่อน

    Saleebaanow sh hersy wadahadalka Turkiga ee Itoobiya iyo Soomaaliya waa caadibuu nala leeyahay, adiguna wallaac baad ka muujisay yaa labadiina kee saxan?!

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 2 หลายเดือนก่อน

      Markaad labada dhinac dhageysatay adiguba wax miisan

  • @caliibraahim3761
    @caliibraahim3761 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaliya. Ha aqosanyo somaliland hadiikala hajoogiso hadalka😊

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 2 หลายเดือนก่อน

      Ilahay bad kuma siine hanagu soo ordin Ethiopian

  • @falaad
    @falaad 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaasu war maaha Ee soomaalidu ha heshiiso oo wadanka taladiisa Hala mideeyo nin walba calan ayow sameestay madaxweynana waa loogu yeeraa dhamaantoodna jaajuusiin itoobiyaan ah waaye xasan shiikhna waanin nool ooloo turjumi maa waxow qabo asaa sheegay marka kutiti kuteenta haleeska daayo oo xaqiiqda Hala wajaho

  • @imaanfaarax4287
    @imaanfaarax4287 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaasiyiin tabcaneyaala baa suuq yada nageeyaye seebaan kaga gudub naa
    Saacaha in oo egoo. Saata haraga nooga eg oo sandareero doon kaa seebaan uga taqluus naa
    Sunta xune qabiil koo noogu soo ganba nayaan
    Seen uga dhamay naa

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiladiif7252
    @cabdiladiif7252 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ,Waxaa wacnaan lahayd in cid daacada oo aqoon u leh xidhiidhka caalamiga ah laga waraysto arintan badda si cilmiyaysan oo hufan lana falanqeeyo khatarta ay leeadahay arintani hada iyo hadhawba

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 2 หลายเดือนก่อน

    Duyuus baad tahy khaain ah

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 หลายเดือนก่อน

      Seehkuyahay daayus daayus maacnahisah maad taaqaan waad maqashayeh?

  • @maxamedibaraahin4642
    @maxamedibaraahin4642 2 หลายเดือนก่อน

    Xasanba wuxu siiyey badweynta hindia beenaale

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Kira itoobiya marabto waxey rabtaa dhac tasna maye madheceyso mana dhocidoonto .somaaliye tegree&amxaaro ayaa kaquustay.oromo waa oo raahdi horaneysay caashaba manaagbaa. Cidii caana laga cabo ha,arko ee soosocda

  • @abdurahmanali9287
    @abdurahmanali9287 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaay somali duu kumahmahdoo daad intuukusogaliin iya laskamosaa hallomidoboo halkaskaqabto tugadaa

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 2 หลายเดือนก่อน

    Dee adigu aqoon yahan sheeganaya baa xasuuqa 1988 dafiraysa ee soomaali geystay halka Itoobiya nasoo dhaway martida

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 หลายเดือนก่อน

      Jigjiga iyo Dhagac buur aadah leeh maah Ethiopia aahleh Ethiopia kuumaysodhaween eeh waadanSomaliyed oh xoognaalokah haaystobaadtagteen. Maa Addis Ababa iyo Maqle bay kuuguh soh dhaweeyen?

    • @Mohamed-kv8to
      @Mohamed-kv8to 2 หลายเดือนก่อน

      @@haweyorashid9419 war Itoobiya dhaaf adiga somali sheeganaya maxaad intartay waxan xasuuq iyo dulmi ahayn balse maanta ayaad cadeesaten colaada Somaliland aqoonsi iyo dhaqaale markan helnay Amisom dalkeena ka xoraysta hore loo yiri kiisa daryeela tukala ku dara qadadweyn waxid

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 หลายเดือนก่อน

      @@Mohamed-kv8to iinwax laaguh taaro maa, aah waah iinad aaduguh daalkagah iyo daadkaga waaxuuh taartid.Xaasuq baadkaahaa daashay aader waadankasta malashiyad wuuh laadidrirah daalkisah kuusoh duusha SNM, UNC, SSDF maalishiyad waaladih Somaliyed kaaso hoorjeday baay aahayeen Hargeysanah aayagah soogalay dowladuh shaacab maaysan laan maalashiyad daalka kuuh dhexdaagalameysa baay laa diirirtay. Woladah Ethiopo kuudhawad 1million Tiger ah baay diilen burburiiyen storvetion kaadhaca kuufsiih kaah dhaacay maad aaragta Tigtey goonigosad aah? Ethiopia magaca Somalida baay oogalan xaatah kuuwah aayagah kaatirsan waadankoodah waah laaguh sooh duulah siidih loogah qaadilaaha. isgaarowso

    • @Mohamed-kv8to
      @Mohamed-kv8to 2 หลายเดือนก่อน

      @@haweyorashid9419 somali Ethiopia ku nool amni bay haystaan waxbarasho bilaash shaqo iyo dal aduunka magaca ku leh ee qayrka way ku dhaafeen sidaa Somaliweyn u hadal haysay aqli ku dar Somaliland way tashatay sida Djibouti iyo Kenya iyo Ethiopia

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 หลายเดือนก่อน

      @@Mohamed-kv8to hoorgal iyo Somali iskah yeel meelkastah waah joogah haadad Ethiopia saas uu, aaminsantahay waalalo uugur meshay xaabashiduh iyo uuragaduh daagantahay kaanisadahoodanah kaa dhex bood

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s 2 หลายเดือนก่อน

    Badda waanu kiraynaynaa 20 years waanay na ictiraafsaa baddana Somaliland baa leh

    • @IAM-x5s
      @IAM-x5s 2 หลายเดือนก่อน

      Walaal hadii aan la is yeelyeelaynin laba wadan oo isku darsamay baanu ahayn Somali 1960 Ka dib dhibaatooyin badan baa dhacay hadii aan la is indha tirayn maadaa aanu dawlad gooniya samaysanay oo 32 sanadood waxay ahayd si sharaf ah in loo Kala baxo laakiin ma noqon oo xaasid nimo ayaa jirta iyo somali waa mid doqoniimadaas baa dadka qaar aaminsan yihiin Ka dib waxaa Naga Goan in aanu baddayada Ka kirayno xabashida kuna badalano ictiraaf waanu dhaw yahay hambalyo dhaha

    • @deeqabdikariimjama4902
      @deeqabdikariimjama4902 2 หลายเดือนก่อน

      Ma ciraajbaa tahay dhul aqoonsi lagu badasho xagee ku aragtay aduunka teeda kale aqoonsiga adoonayso ma itoobiya ayuu kaga xidhan yahay

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@IAM-x5shorta arinta mid nimada anaga dad muslimiin ah baa nahay diinteena Islamka way xoojisay dadka muslimiinta ah ineysan tafaraaruq iyo kala tag sameyn, tan ictiraafka walaal ictiraaf raadso laakiin Ethiopia haka Raadsan waayo inaad jinsi Somali ah tay baa dhibeyso cadaawada ay kuu qabaan awgeed, midkalaa jirta Ethiopia waxay ku leedahay waa inaan bad helaa hadaan xeelad, farsamo iyo siyaasad ku waayo waa inaan xoog iyo awood military ku helaa hadaad dhuuxi wayday hadalkaas AMA aadan maqlin halis baad ku jirtaa

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 bakhtii

    • @IAM-x5s
      @IAM-x5s 2 หลายเดือนก่อน

      @@superfun1819 qudhun iyo baqtiba adigaa ah xaasidad yahay laguu joojin maayo

  • @AbdiAbdulaahi-qg3vw
    @AbdiAbdulaahi-qg3vw 2 หลายเดือนก่อน

    Keebaa fudud in s land LA aqoonsado iyo in itobiya dhul iyo badba qaadato kajawaab

  • @AbdiAbdulaahi-qg3vw
    @AbdiAbdulaahi-qg3vw 2 หลายเดือนก่อน

    Kongo ma ictiraafbay ubaahan yihiin maxaad u odhan wayday hadaan soomaali nahay aan aqoonsano intii lakhiyaamayn lahaa

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 2 หลายเดือนก่อน +1

      Oo hadii laguu sheegay in lagu qiyaanayo ma wax baa lagaa haleeyay?

  • @medhayanmed4883
    @medhayanmed4883 2 หลายเดือนก่อน

    Haashi xaasidow
    Viva somaliland iyo ethiopia,
    Waxaad tihiinba horaa la idiin ogaaday haashiyow
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @kinsifarah779
    @kinsifarah779 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wax ma Iden waydeyaa maxaad uga Hadley waydeen farmajo oo dhulka Somalia Afar baduud u saxexay Abiy Ahmed maxaa uga Hadley weydeen xasan sh oo labryaya Etobia badehisa waar cadalad samey midnia qabrega Iden lah gelemayo markaad Somalilaand Aad waa xaraan in lah keryo badah Somlilaand in lallah baryo badah Somalia waa xallaal qeyamaha Xagedun qaban nin waleba waxa uu dhegto way uu talaah

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ha ooyin adeerkaa farmaajo ayaa 4 dakadood bixiyey. haye bal taana ka waran ?

  • @caliibraahim3761
    @caliibraahim3761 2 หลายเดือนก่อน

    Hus nacasyo

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka beenta kadaa Somaliland bay utaalaaye addiga umataal taada kahadal