TEAM 27 AAN WEEDIYA WAX YAALAHA AANKU XUMAHAY IYO WAXEE DHAHEEN..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 531

  • @Samiiro123Ali
    @Samiiro123Ali 19 วันที่ผ่านมา +304

    Hadan nahy reer Comets angu waxn jecelnhy markaad adi iyo koko amiiro si wadajira is kula jirtaa 😢😢

    • @HappyGirl-ln2vm
      @HappyGirl-ln2vm 19 วันที่ผ่านมา +2

      Sx weeyeh

    • @FozioFozio
      @FozioFozio 19 วันที่ผ่านมา +3

      Alayaa cesag wllhi 😂

    • @CumarCumarnuur
      @CumarCumarnuur 19 วันที่ผ่านมา +3

      Haa wllhi 😫😊

    • @user-nc6yn2bo8v
      @user-nc6yn2bo8v 18 วันที่ผ่านมา +1

      haaa wlhi😂❤

    • @HamdiXassan-vm9rs
      @HamdiXassan-vm9rs 18 วันที่ผ่านมา

      Ala.runa badan asladi abhà wase😅

  • @user-yo5lz1mf1c
    @user-yo5lz1mf1c 19 วันที่ผ่านมา +147

    Sunduseey talada macalimow waku raacsanahy oo ah ilaa aad qofka sifiican isku fahantaan hala kafmamin

    • @FatimafunnyFunny
      @FatimafunnyFunny 19 วันที่ผ่านมา +7

      Amiish waji xuux buu ka hdlaya dameerta

    • @NaimaAhmed-jg3so
      @NaimaAhmed-jg3so 19 วันที่ผ่านมา +6

      Talada mucalimow qaado qof aad aqoon hala kaftamin

    • @user-nc6yn2bo8v
      @user-nc6yn2bo8v 18 วันที่ผ่านมา +1

      ​@FatimafunnyFunny 😂😂tasaaa cuqadadiyoo nool wyo bisinka

  • @quruxwanaag4337
    @quruxwanaag4337 19 วันที่ผ่านมา +192

    Ani ahan madama asxabtada kamid ahay wxn ku dhihi laha wliga dulqadka iyo xushmada lahow cuqdad iyo calool ku qaadna ha baran my queen 👸❤️

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 19 วันที่ผ่านมา +121

    Sundus wlhi abyo Mcn Wxa Tahay qof Dabecad leh iO qof naxariis badan sidaada Aa ku fiican tahay wx ha iska badali❤qalbi wanaageeey Sundusteyda Caashaqa ❤

  • @axmadjawiil
    @axmadjawiil 19 วันที่ผ่านมา +148

    Asc asxaabta dhaman wan idiin salaamay halmar ku saligaya xabiibkeyna scw scw

    • @Dhibleyyyyy
      @Dhibleyyyyy 18 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw ❤

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 19 วันที่ผ่านมา +55

    Mcalimow tala ficn buu kusiiyay waa Wiil Qalbi wanagsan wlhy xalay marku kamsarta guushada su ucadeyo ucunay San ufarxay ma maleenkartid Macalimow kama kaftamo Abayo Sundus quruxey Wanaag badaney horay usoco❤❤❤

    • @SudusAbduwali
      @SudusAbduwali 19 วันที่ผ่านมา +2

      Walhi waruntaa 😢❤

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 19 วันที่ผ่านมา +1

      Haa wllhi ❤

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 19 วันที่ผ่านมา +1

      Haa intee kuwa kle diiden buu dardeed u cunay Ina adeerkaa lee ka helysa

    • @NaimaAhmed-jg3so
      @NaimaAhmed-jg3so 19 วันที่ผ่านมา +1

      Wlhi been mha darted bu u cunay jah saxitinimo

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 18 วันที่ผ่านมา

      Haa wallahi waa nin waxgarada❤

  • @Qalbideeq872
    @Qalbideeq872 19 วันที่ผ่านมา +90

    Abaayo xooga fudeedka iyo qaylada iska daa teeda kale qofka haku dhagin inta kale dabeecadada waxba kama qaldana love you sunduseyyy💕👑🧕🏽

    • @Ayaansaid-g5l
      @Ayaansaid-g5l 19 วันที่ผ่านมา +5

      Qalbiyada ilaali sis waa sida muraa yada oo kale wllhi xumaan ha ii fahmin😢😢

    • @MohamedAhmed-zu3fe
      @MohamedAhmed-zu3fe 19 วันที่ผ่านมา +1

      Mic toosa qadatey bee😂😂😂

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 19 วันที่ผ่านมา +6

      Sundus ha ka shikinin waligaa😂😂😂

    • @xidigtiibari7976
      @xidigtiibari7976 17 วันที่ผ่านมา

      Dadkoi dhan sidaadoo kale inay qalbi dhagax noqdaan miyaa rabtaa adi waxa umalaynaa kuwa aan waalidkooda xitaa hug siin inaa thy

    • @Nasteho2004
      @Nasteho2004 17 วันที่ผ่านมา

      @@xidigtiibari7976 quruxey yaa heesataa reply anaaba isoo gashay🤣🤣

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 19 วันที่ผ่านมา +48

    Inta dareensn inuu ka hadlaayo xly wixi dhacay macalimow jah anigaad iga dulqad badnthy buu kuyiri wllhi ❤❤

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 19 วันที่ผ่านมา +13

    Only macalimu ruunta kushege daadka lakaftamesiid sificaan ukalabaaro 😢😢❤❤❤❤❤

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 19 วันที่ผ่านมา +127

    Team sundusss and asad hagio and cumer bigfon and macalimow and samia and koko bulle and kiki and ladan and amira qurux and king ceyda and jj on like ❤😊😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 19 วันที่ผ่านมา +40

    Ayy SUNDUSTEENA caaqashaqa♥️
    Qof dabeecad + dulqaad+ ixtiraam + naxariis badan intaba isku darsatay baad tahay 💜🦁👑👑anigu waxaan ku dhihi lahaa JACAYL waxaad iska badasha kaliya inaadan qof kasta isku soo dhisin oo qof wngsn adan moodin👍👍

  • @shugribare8810
    @shugribare8810 19 วันที่ผ่านมา +20

    samia waa kugu raacsanahay dulqadka iyo dabeecada wanaagsan sundus waliga ii faraxsanow❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 19 วันที่ผ่านมา +70

    Haddii aad u jeedid magaca الله waa inaad kusalida Xabiibkeena MUXUMED صلي الله عليه وسلم♥️👈 HADHAAFIN ADOON KUSALIN wll 🕋🫶🏻

  • @NiciimaMaxamuud-up8xi
    @NiciimaMaxamuud-up8xi 19 วันที่ผ่านมา +45

    Sundus xalay ciilyey igu dishay naagtii xujooyinka ku laka samaynysay wllhi ani hadaan ahaan lahaa may si joogteeen sundun maxa waaye miskiini madu wlll intii xalay ciil lagu dilay like saara

  • @KowsaeSaid
    @KowsaeSaid 19 วันที่ผ่านมา +20

    Team sundus macalimow walhy uqalma 300k eeegarsiiiya madama sundus zxp keeeda dhabta yahy please

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 19 วันที่ผ่านมา +34

    Sundusteena wan kuwadana saa udulqad badnaw nolowna dantada garo asxabtada dhexda kaga jir qofkadan kahelina tartiib uga gaabso ❤❤❤❤🎉

  • @Fartuunmohamuud-s6z
    @Fartuunmohamuud-s6z 19 วันที่ผ่านมา +23

    Samiyadeyda iyo sundusteyda ilove you wllhy😂💋💕

  • @YasmineHamoudfarid
    @YasmineHamoudfarid 19 วันที่ผ่านมา +22

    Sundus wallahi waxa tahay qof dadecad leh iyo qof naxariis badan ❤❤

  • @SaabirinXasan-g2f
    @SaabirinXasan-g2f 19 วันที่ผ่านมา +33

    Sundus qalbigada intuu nadifyahy dadka dhan way ku jeclanayan abyo ❤

  • @AshaOmar-h7x
    @AshaOmar-h7x 19 วันที่ผ่านมา +18

    Sundus wlhi waa qof dulqaad badan m.a say ugu samirtay amiish xitaa way caytamaysay m.a wlhi abyo keep going 🩶😩👍💋

  • @faizaahmed5
    @faizaahmed5 19 วันที่ผ่านมา +21

    Ayyy sundusteyda ina Adeertayda meel ay joogto kama maqanaan love hppti ❤😊🫶🏽

  • @user-gz8hd1nx7t
    @user-gz8hd1nx7t 19 วันที่ผ่านมา +25

    Amiish Caruur waye haisku sodhisin sister guuleyso

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans 19 วันที่ผ่านมา +26

    Sundus tena 500k coming soon ❤🎉😊

  • @Abdihashi_qorane
    @Abdihashi_qorane 19 วันที่ผ่านมา +32

    Macalimo ayaa warka oodhan kuuso koobay❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 19 วันที่ผ่านมา +28

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 19 วันที่ผ่านมา +17

    Wlhi maclimow sax ayu ka hadlay Sundus si fcn ayuna u yaqnaa m a sundus maskin wye wlhi ❤❤

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed3853 19 วันที่ผ่านมา +21

    Sundusey walidaada waa jeclahay aniga dabecadada waan ku hestaa war adi dhan qalbi nadiif nolow Aqwanteey❤❤❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 19 วันที่ผ่านมา +25

    Sudustena cashaqa ❤❤anaga iyo tem 27 ba ku jogno no wal wal OK hppti❤❤ ani ahan waxan ka aminsanayahay gbdh bashaash ah o qalbi wngsn ❤❤❤❤

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 19 วันที่ผ่านมา +5

    Ani macalimuu aan ku raacsanahay lakin hal kale aan ku darsanaayaa dadka cuqdada badan ka dheerow hadii lake sidooda ay ku effect gareenaayaan keep going sister we are proud of you 👏

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse 19 วันที่ผ่านมา +8

    Samiya iyo mocalimow hdalkooda qalbigy iga taabteen😢❤ sundusteena hory usoco hpp

  • @MustafeAxmed-pw1og
    @MustafeAxmed-pw1og 19 วันที่ผ่านมา +9

    Ani waaxn ku odhan lahaa dherka inaga dhis wllo asturaanta ayaad ku quruxbadanty ❤❤ waan ku wataa

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 19 วันที่ผ่านมา +46

    Sundus dulqaadka ha iska badalin dulqaad la'aan waxba kuma hagaagayaan ,mida iska badel kuleeyahy waxaa waaye hadalka dadka ka sug intaas baa ku oranaya sundus qalbi saafi ❤

  • @amrygirlsabrina
    @amrygirlsabrina 19 วันที่ผ่านมา +21

    Sundus I was waiting for you wllhi I even ask the kids . Sundus today she didn’t come up with a new video yet wllhi ❤❤❤😂😂 love you Sundus 😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 19 วันที่ผ่านมา +31

    Masha"Allah Sunduseey❤ Waxaad Ku Fiicantahay Moyeee ❤ Waxba Kuma Xumid 👍Boqoradeeena AyaaaTahay❤ Waxaan Kuugu Jeclaaday Daacadnimada Aad Kulla Shaqeeysid Team 27 Tabarak"Allah 👏💪Aqwaan ❤ Cadawgaada Cagtta Ka Hoosteeda❤ Sundus, Sundus, Sundus,........😂 Inolooow Aqwaaan🤲😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @KingNourMoha10
    @KingNourMoha10 19 วันที่ผ่านมา +15

    Isiiiiiiiiiiii 👆👆
    Wa halka shay e dhaman asxabtu dhahen hanaga badelin anagana hanaga badelin sundus walal ❤❤❤❤

  • @NajaxNalka-q4v
    @NajaxNalka-q4v 19 วันที่ผ่านมา +18

    Sundus wn ku slmey qali dumar horey usoco 500k kamisun wn ku farxey ina naqdey qofka ugu hurwsi ku Dawtey ina naqdey cwa❤❤❤❤

  • @somaliangwal5169
    @somaliangwal5169 19 วันที่ผ่านมา +23

    Sundus cad lanaco malaha waxba habadaln baa kuleeyahay quruxay❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @SapnaAbukar
    @SapnaAbukar 19 วันที่ผ่านมา +15

    Saa Adi tahay waa kugu jeclahay Abayo horay usoco quean ❤ dadka qaarna ha la kaftamin wixii ku dhiba ani way idhibayaan❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 19 วันที่ผ่านมา +16

    Masha"Allah asad Reer Marka❤ Walaalkeen Ku Jecliyaaaa 🎉 Alloow Ku Caafi Ya'rabb ❤ Dhamaan Intiii Kulla Mid Ah Oo MUSLIM AH YAAA RAXMAAN🤲🤲🤲💪💪💪🤲🤲🤲🤲

  • @Xamdiyey
    @Xamdiyey 19 วันที่ผ่านมา +7

    Sundusteyda caashaqa qali sidada aad tahy ayaad best ku tahy hadadan ahyn qof wangsan dulqad leh karti badan heerkan manta aad jogta madan so gaarten ana waa ku jecelnahy 😊❤❤❤❤

  • @BisharAli-gk4qo
    @BisharAli-gk4qo 19 วันที่ผ่านมา +6

    Daacadnimada iyo ixtiraamka ha iska badalin waligaa abyo Love u Zundus 💕

  • @nasirchadli4389
    @nasirchadli4389 19 วันที่ผ่านมา +18

    Sundus waa gabar qalbi nadiif ah m.a❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 19 วันที่ผ่านมา +173

    TEAM SUNDUS ONE LIKE 👍 🫶🏻

    • @omargoodle73
      @omargoodle73 19 วันที่ผ่านมา +1

      @koko Bulle ❤

    • @FarxiyaXayeysi
      @FarxiyaXayeysi 19 วันที่ผ่านมา +2

      Koko wakujeclahay❤❤

    • @NimcaHassen-w4r
      @NimcaHassen-w4r 19 วันที่ผ่านมา +1

      Koko miyaa mesha joogta😂

    • @MunaMohamed-v8s
      @MunaMohamed-v8s 19 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 hee ​@@omargoodle73

    • @kamilyare57
      @kamilyare57 19 วันที่ผ่านมา

      Ghhhhhuujuujujuiiioop😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @yurubsaid5729
    @yurubsaid5729 19 วันที่ผ่านมา +32

    Intaas oo talaha waxa kahely kan macalimow because runta buu ku shegey walhy waliga qof aad safiican ubaran hala kaftamin sudusey qado taladas 😊

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi 19 วันที่ผ่านมา +18

    Sundus dulqadkii oo gabara keep going sister

  • @SalmaCilmi-cg3sg
    @SalmaCilmi-cg3sg 19 วันที่ผ่านมา +39

    Ha iska badelin
    1(dulqaadka)
    2(naxariista)
    Iska badel
    Wax aan dhaho iska badel waanba waayey
    Ee wanaagaaga quxuxda badan lahow horane uso ❤❤❤

  • @Maliiziina
    @Maliiziina 19 วันที่ผ่านมา +30

    Kligeeed boqorad sundusteeena cadowgaa unoloww hppt❤

  • @saara.....................8503
    @saara.....................8503 19 วันที่ผ่านมา +17

    Mucalimow rijaal weeye m.a ❤

  • @Shukrisiidio3Siidio3
    @Shukrisiidio3Siidio3 19 วันที่ผ่านมา +11

    Ha iska bedelin dulqadka iyo qosolkaga marwalbo iska faraxsanaaw❤❤❤🎉❤🎉

  • @Dahab-pf4tb
    @Dahab-pf4tb 19 วันที่ผ่านมา +25

    Ani ahan waxa ku dhihi laha Sundus waa boqorada dulqadka waa gabadh xushmada badan waa qof naxriis badan wa qof fiican wlh hore usoco Abayo❤❤😢

  • @marwaibrahim5811
    @marwaibrahim5811 19 วันที่ผ่านมา +6

    Sundusa naga la garii waye keep going my love 🫂❤️❤️ we love you so 🫶

  • @sundusali8340
    @sundusali8340 19 วันที่ผ่านมา +6

    Sundus wajiga cayilka saa hada tahy ha iska badin hada normal qurux tahy❤❤❤ wliba wajiga bes buc buc ka dhigo masha alah dhafarkana jooji ma ficno.

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans 19 วันที่ผ่านมา +9

    Sundus waad dulqaad badan thy been maha hore usoco sister 😊❤

  • @anisaabdihakimerbad
    @anisaabdihakimerbad 19 วันที่ผ่านมา +10

    Sundus waxad thy qof dacada oo qalbi wanagsan qof walbana sidada mahan qofki naftisa ixtirama ba la ixtirama qofkastana markad baratid la kaftan ok 👍

  • @Nadwa-s5o
    @Nadwa-s5o 19 วันที่ผ่านมา +5

    Sundus wlhi waa dulqaadkii oo qofa m.a farxada io naxariista io dulqadkaba ha iska badalin qali❤

  • @NajaxMahamed-n9h
    @NajaxMahamed-n9h 19 วันที่ผ่านมา +2

    Sunduseyy macalimow ilgaara kuhay wlhi wiilka talo iyo tusalaba ulatag waydisana m.a weye keep going waligana cuqdad kadherow dharka kugu dhagana iskadaa 🎉❤❤❤

  • @Fattidiamond
    @Fattidiamond 19 วันที่ผ่านมา +9

    Alla habenkaa saan uqoslaayey mrkaa lahayd. Naa kowthary 😂😂😂 naag wlan baa thy sister. Sundusy. Taladaa kusiinayo waa inaad. Dadka ilaa aad barato dabeecadooda. Halakaftamin hana laqbsan Wxn kugu jeclahy frxdada naxariistaada qalbi wngaga koko io macalimoo haladlkoodana fahan abyo talooyinkaa qaado. By quruxy❤

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 17 วันที่ผ่านมา +2

    Aniga hadan ka hadlo waxan kugu dhibsaday o anan kugu jeclayn dharka kugu dhagan iska daah kow tan labad gabar waa tii xishotee o qayladed iyo qosolkeda marka wa inad iska daysa qaylada iyo xishod laanta iyo qosolka bila xadka intaas bas iska badala tan an kugu jeclahay wa dulqaadka iyo naxarista iyo qalbi dahabnimada mash allah wan kugu bogadin walshay wallhi xuman igama ahan inadertay ba tahay❤❤❤❤

  • @fatumabashir1436
    @fatumabashir1436 19 วันที่ผ่านมา +19

    Sunduz is not easy 😊❤

  • @SabiirHassan
    @SabiirHassan 19 วันที่ผ่านมา +24

    Sundus sidaada aaku quruxbadantahy aiscayilinin ok😢😢😂😂

    • @ameyra1
      @ameyra1 19 วันที่ผ่านมา +2

      Yaaka dhaadhicinayo hee😭😭😂cayil lee raadinosa inee caato tahy isku maleesa

  • @faadumomaxamad7936
    @faadumomaxamad7936 19 วันที่ผ่านมา +6

    Macalimow iyo koko dadka iska daa oo aad aqoonin guuleyso hooyo somaliyeed

  • @Mohaaaaaazzz
    @Mohaaaaaazzz 19 วันที่ผ่านมา +3

    Ani ahaantaydana wn kugula talin lahaa cayil qurux maahan
    gabdhaha team 27u qurxan ku jirtaan wlhi adi io amiiroba💯 wana qorqornanta
    tan 2aadna lakaftanka qof eydaan si fiican isu oqoonin
    reality bu kala hadlay macalimow
    ceydana wano ahanbu kula hadlay🙏💯

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 19 วันที่ผ่านมา +30

    27augst is coming soon 😭🥺😢💔😥🏃🏻‍♀️

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 19 วันที่ผ่านมา +12

    Waligaa sare❤mcn bdn sn ku jclhy le sundusey qlbi xab xab bathy ❤❤

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 19 วันที่ผ่านมา +11

    Koko walhi sifan kula talisay wa fariiid❤

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 19 วันที่ผ่านมา +17

    Hi yarta waan kaa qadnay waxba ha iska badalin ee horay usoco ilaa 1mlyn by😅

    • @KowsaeSaid
      @KowsaeSaid 19 วันที่ผ่านมา +1

      Ari idhaaf 😂😂😂😂mid matihide

  • @NAJMAJAMAC-ou5lj
    @NAJMAJAMAC-ou5lj 19 วันที่ผ่านมา +15

    Inta sugaysay cawo dhan hada waxa islaaha tolow maxaa ku dhacay sundus ayaanle dadkii oo dhan waxa way soo dhigeen adiga u dambeyey hore usoco huno😂❤

  • @aaliadahir5088
    @aaliadahir5088 19 วันที่ผ่านมา +7

    Asad wllhi talo sarbeeban ku siiye sundus😂❤ee garo

  • @user-eh1ij7rv1b
    @user-eh1ij7rv1b 19 วันที่ผ่านมา +18

    My sweet heart sundus cadey ku jcelhy xbbti

  • @xidigtabari
    @xidigtabari 19 วันที่ผ่านมา +7

    Sundus abaayo mid sameee qofkiii ku ixtiraamo ixtiraaam qofkiii an ku ixtiramin haku dar dar san iska gaab gabi qofkaad isfahmesan un la soco iska dhaaf 7+7. Ka isku soo dhiseyso plzz waa iga talo uuun koko iyo amiiira iyo samia waa gabdho fican o degan adna sidaa o kale noqo qof saan gaban oo aan dhac dhac badnen kaliya qofkii kaftankaaga iyo naxariistada fahmaya fahmaya la dhaqan gabar i lahay dulqad iyo naxaris udhaliyey aqlaq badan thy lkn talo wll nimo iga thy intas ❤️🫡

    • @ifrahfaisal8197
      @ifrahfaisal8197 16 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah walaalo fican thy wna talo fican baa siisay

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 19 วันที่ผ่านมา +5

    Koko iyo macalimow si wacan kula taliyeen❤

  • @hanamaxamuudCabdi
    @hanamaxamuudCabdi 19 วันที่ผ่านมา +15

    Sundus ayanle wan ku tagera bils nagti rer miga ahayd diip waxa halazo dubiin

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 19 วันที่ผ่านมา +32

    Samia kooko asad cumayr iyo macalimow asxaabtas ilaasho waa dad ku jecel

  • @HudaHaji-qv5uc
    @HudaHaji-qv5uc 19 วันที่ผ่านมา +4

    Mid iska daa abayo fudaydka badan iyo qaylada Labadas aYaan kugu dhaliilayaa sida kle naxristii oo qof ah, ayaad wlhi tahy dadka uqdada qabana haysku soo dhisin ❤

  • @FozioFozio
    @FozioFozio 19 วันที่ผ่านมา +4

    Sudus ani waxan ku dhahe lahaa waliga nagtaa amiish laa dhahaayoh oo gabirka baden haa laa kaftamin ❤❤❤😂😂

  • @aymmanxasan480
    @aymmanxasan480 19 วันที่ผ่านมา +6

    Maclimow boqor wayeh hadalkisa meel ku qoroh🎉

  • @MadDahir-q2r
    @MadDahir-q2r 19 วันที่ผ่านมา +25

    Team sundus one like 👍 👌

  • @nadarmahamed1850
    @nadarmahamed1850 19 วันที่ผ่านมา +6

    Saxiipka dhabta wllh waa macalimow 😀😊💋

  • @AlvaroYaya9
    @AlvaroYaya9 19 วันที่ผ่านมา +14

    Ixtiraam, Dulqaad iyo Dabeecad wanaag m.a abaayo Sundus❤❤🙏🏻

  • @user-hr1uk3xi1i
    @user-hr1uk3xi1i 19 วันที่ผ่านมา +13

    Sundus isnood iisii❤maanta fiidiyoowga qufka ugu hureeyay laaga saaro ayaan noqday waan kufarxsanahay

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 19 วันที่ผ่านมา +9

    Sax sundus wa dulqadki oo qof ah hadiiba xaley ay u dulqadatey gabadhi amiish waxey samey neydey ha bedelin tas dulqadka wa shey qaaliya

  • @user-mk7qi9xh1l
    @user-mk7qi9xh1l 19 วันที่ผ่านมา +12

    Anaa ugu horeyo cwa my Fv TH-cam thy xabinti inolow❤

    • @XadsoMuxumad
      @XadsoMuxumad 19 วันที่ผ่านมา

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FaatmaCusmaan
    @FaatmaCusmaan 18 วันที่ผ่านมา +2

    Wllahi macalimoo been muu sheegin waa wiil wanaagsan❤😊

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 19 วันที่ผ่านมา +3

    Sundus 2nin waa ku ixtiraaman wana wlalaha ilaasho 1:mocalimuu 2: cumeer 😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @izhwaaqcadey2729
    @izhwaaqcadey2729 19 วันที่ผ่านมา +8

    Sundusteene wax yara oolagu naco malahan kooko iyo saamia zhpo jiro weye😊❤

  • @NajuuAbuu
    @NajuuAbuu 19 วันที่ผ่านมา +14

    Abyo waxaa tahay gabadh aqlaakh badan please dulqaadka iyo ixtiraamka ha iska badalin ❤😊

  • @intisaam_cadey5
    @intisaam_cadey5 19 วันที่ผ่านมา +10

    I Can't wait sunduso 1m subscribes gartay 😭💋

  • @user-os9pk8rj1k
    @user-os9pk8rj1k 19 วันที่ผ่านมา +18

    Team sundus ❤😊

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 19 วันที่ผ่านมา +5

    Sundusey macalimow adhiga saxibo tihin ee wilka lajahal cajislow waye wax sodig deh marwalbo plz chanelkisa dawanaa e

  • @XawiiwoMaxamad-n3e
    @XawiiwoMaxamad-n3e 19 วันที่ผ่านมา +12

    Waxad iska badasha qeeylada,dhagdhaga,waxyabaha aan kugu jecelnahy muqaladada oo xiso badan oo malinba qof cusub nokeneysid,iyo maskinimadada 🫂🥺😭❤️‍🔥😌🫶🏻😘

  • @Sxunduss
    @Sxunduss 19 วันที่ผ่านมา +3

    Dabecad+dulqaad +qurux+xushmad isku darsaty sundus💋

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 19 วันที่ผ่านมา +2

    Sundus dadka adoo kale hamoodin qof aadan aqoon horay hawgu dhic dhicin dadku mawada calool xaarna marka dadka cusub haku fogaan saa,idna hawla kaftamin haa iyo haye isugu imaaada insha allah ❤

    • @BintuShariif-f7c
      @BintuShariif-f7c 18 วันที่ผ่านมา

      Haaa abyo ani cml waye qof kasta ina horay kalaqabsado jeclhy❤

  • @TiriigUpdalahi-lz1qj
    @TiriigUpdalahi-lz1qj 18 วันที่ผ่านมา +2

    sundus away filmki khiyano de mo dhamaday wallhi wigdhan ayan sugnay 😢😢❤🎉😊

  • @Sumyo-l7y
    @Sumyo-l7y 19 วันที่ผ่านมา +4

    Ani wxa kudhihi laha 1= qosolka bdan iska yare wyo qalbigu dila😢 2= dadka aad fcn isku aqoon aad sida khaldan ula dhaqmaysid sida ina taqano oo kle kuwa aadan iska bdalay na waa 1= daacada 2=maskinimada dulqadka qalbi nadifka❤❤❤❤❤

  • @amiir-saet
    @amiir-saet 19 วันที่ผ่านมา +3

    Sundusey Game Danbe Ha La Ciyaarin Qof Bila Ixtiram ah Wllo Asxabtada kale sharafta leh ixtiramka badan Game la Ciyaar Ciyaalada Ha Nagu So dhisin Malin Danbe❤🙌🏽💋

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sundus waxaa iskadaysaa dharka kugu dhagan waxaa waligaa ahataa oo aad iskabdalin kuleyahay waa furfurnantada ❤

  • @user-bp4xk1tk6u
    @user-bp4xk1tk6u 19 วันที่ผ่านมา +15

    Sundus ayaanle is not easy😊😊😊

  • @iqroabdiarab6646
    @iqroabdiarab6646 18 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka aana kaftanka aqoon oo aad la kaftamayso gabarey iska daa

  • @MulkiSheikh-b5q
    @MulkiSheikh-b5q 19 วันที่ผ่านมา +8

    Ayyy sundus saakusugaye cawa dhan boqoradena❤❤

  • @user-mh2wd7pt8z
    @user-mh2wd7pt8z 19 วันที่ผ่านมา +12

    Ina adeer qof qalbi wanagsan baa thy lakiin qiimahga garo😂😂