Muuqaal aad soo gelisay aan daawan ma leh, waxbadanaa kaa bartey🎉 aan school ka baranin, Sikastaba ha ahate😊 xitaa haweynkii waan ku sexdaa muuqaladada, mahadsanid ustaad💯👍
Qisadan waxaa aad u wanaajiyay labada nin ee isa soo dhiibay iyagoon wax dhib ah u gaysan katie balse ka qoomameeyay afdubkay u gaysteen dhibka uu ukeenay iyo ninka kufsaday hadana dilay dadku kala wacanaa😢
Waar zhp wiilka aan kor u qadno ila 3 sno kujira 260k maraya war ka imika pilaba wu dhafa wlhi zhp 1m uqalma io in kabadan keep going lph🎉❤😢
Markaan arko inad youtubeka wax so dhigtay waan farxaa golden voice❤😊
Sido kale farxad😊❤l🎉lllpl
Mashallah ad iyo ad ayan ifarxa wll allaha dhowro wllken
Sido kle
The golden voice my Allah haku xifdiyo brother keep going
Ilaahaw niyadayda ii rumee adaa qaadir ahee🤲
Amiiin.yarabi.dhamaanten
Aamiin yaa rabi dhamaanteen
Muuqaal aad soo gelisay aan daawan ma leh, waxbadanaa kaa bartey🎉 aan school ka baranin, Sikastaba ha ahate😊 xitaa haweynkii waan ku sexdaa muuqaladada, mahadsanid ustaad💯👍
Yurubtad jogta bro hadabad marba kuseexanayso barnaamujyadan sidaydoo kale 🤣
@@xuseenmaxamedayaanle4500qurabaha dheh yurub kaliya maahe 😂
😇🥺Walal xaliye aqli korayo
Mahad sanid walaal keep going💪
First ❤🎉 The Golden voice manzha alh
Asxaabta iisoduceeya Murad ayanleyahay🤲
Allah kuu sahli
Ogaal cusub waa kanaslka aaan ugu jeclhy somalida ❤❤❤❤
Welcome back Golden Voice
first thnks golden voice 😎💯
2005😂maba dhalan ani😊😢😂
*Ogaal cusub 300K coming soon*
The legend
The best TH-cam'r ogaal cusub 💯 😢 🫂 ❤️
Sxp David goggins kaso hadal
Wa marki 3aad an ka codsanayo plssss
Golden voice Allh hko xfdo
Nayahe golden voice waa channel ka ogansho iyo dadwayne😮 wax baro adii kale iidhigo😮
M.a keep going bro ogaal cusub 🇸🇴 🫂 💪 👌
😊
Channelkan wllhi 1m ayu uu qalma🙌❤️✊
barakallahu feek wll❤
Golden voice youtubers 1: ogaal cusub
2: waaberi media
3 dadweybaha
4 danbiyada daahsoon
5 ileys
6 ogaansho
Sahanka xogaha ❤🎉
No 1)ogaal cusub
2)ruweyda style
3) dadweynaha
Top three🎉🎉
Wll ma waxad joogta maraykanka
Waa dhacda xanuun badan ciqaabtiisana wuu maray thanks sxb kulan dambe xisa leh
Plez 33 nin ee buurtucku duntay kasoo sheekee cheli
Sxp wan ku taageraa ❤❤😊
Ogaal cusub wan ku tageraa horay usoco wll
The golden vioce youtubers❤❤
Mahadsanid wll markasta vidioyadaada cusub ayaan baadhaa ❤❤❤❤
Inta soo daawatay salaar teaser farta taaga☝️☝️
Asc wali waan kula socdaa Insha ALLAAH guulayso ustaad
Hadalkaada iga gadan sxp keepgoing pro
Hore u soco lipaax
Goldan voice 👍🏿😩❤️🔥
Muuqaal an daawan ma jiro waan taageeraa cheanel ka ogaal
Asc wll waxaad noo soo tabisaa qisadii dahablayaasha ee ku xayirmay godkii ay dahabka ka qodayeen ee reer Chile 🇨🇱
Mahad sanid wll
Inoo soo badi lpx ❤❤
Keep going 💪
Codkaga m.a lkini isdaf waxan an macnaha lahin wax kala kasohadal
Asxaabeey canalkan uma qalmo 200k iyo wax lamida ee aan kor u qaadno ilaa 500k mahad sanadiin
Waa sax
Asc sxb ilaahay maraadkaga haku salo
Sxp qisooyinka jooji
Waxaan ahay tgreyshdii ugu horeeyay
Sabab loo joojinaa 😢😢
Captain noogasoo shekee qisada william Afton plz zxp
Waad lasso raagatay kaftan leeh iga thy😂😂😂😂😊😊😊
😢😢😢 ax ilaahay hanoo xifdiyo caruurta 🙏🏽
🙂ina adeer dhiig leh buu ahaaa
Coldan voice 🎉
Golden voice
Noso badi video 📸
Wll Wajigaga mana tustid❤️
Goldan voice ❤❤❤❤❤ keep going
Best voice ❤❤❤
Qiso yaab leh😮🤔💯
Sxb sheekooyinka kiisaska danbiyeed aad baan uga helaa ee halkaa inooga sii wad
Isku mid baynu nahay wllhi😅
Goldan voicr❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Mashallah walalo horay usoco🎉🎉🎉
M.A❤
19 jir qooqan😊
Mahadsanid 😊
Scw❤
ina adeerkii dhiig buu lhaa
🙂
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
#Cajiib
Qisadan waxaa aad u wanaajiyay labada nin ee isa soo dhiibay iyagoon wax dhib ah u gaysan katie balse ka qoomameeyay afdubkay u gaysteen dhibka uu ukeenay iyo ninka kufsaday hadana dilay dadku kala wacanaa😢
2024 dec 18 daawanayaa
dadka rer konfuredkaa ena Fahmin Ereyga softii Waa Tiish😀
Adigay kula tahay inaysan fahmayn ee intaba way fahmayaan
Softii tiish iyo feen intaba waan dhahnaa awoowe
Softi maxa la dhaha❤
Soft=tiish=kiniinis=feen
Dhamaadkaa cadal qurux badna Ka dhacday
Cabsi cabsi waye music 😢😂
Tnx😊
W Harris 💪
Asc
Wlhi dheh
Asc ogaal Cusub Mahad Sandi sxb❤❤❤
David goggins nosoo daaa zxp😊
Baryahan halkaad kadhacday waad raagtee
Yaab odaya sha hosta ka washay maxay ahayeen 😢uuuuuf
Maba xuma oo haka waasheene qof wayn muu la aado xaguu ilmaha yar u ugu soo laabteen
Wll arinka leen gabadha 6jirka ah oo lubnaan u dhalatay kasoo hadal😢
Cadkaaga waa dahab😂dagan
😢😢😢
Dadkan meesha may u hoydan horta😅
Yeeh
Wcs ❤❤
Suaal youtopka miyaad dhex hurudaan 😂😂😂
Maila aragteey 😂😂
@@mohamedzidani8357 waa.yabay wlhy
😢😢😢😅
Softi maxa wayena??
Waa tiish ama kan lagu tirtito oo cad
Oo ka dhabaa😅
Wuuku sugay eeyga
DNA laga tixraacay sigaar la cabay SaaS baan u gartay
Uuuuu
Waaqiso layaapleh wxn layaabay kaitey indrekeed fariid ayuu ahaa waayo ninkii maanudilin eee wuxuu kusameeyey waxan la ilaawi karin balse qisadu waa calool xanuun marka loo eego dhipanaha
De nio nink mu khaarajiyo😢
Ninkani uma qalmo wax ka hooseeya 1MILLION Wllhy
I
Weydre
Ilmo ayuu dhalay see buu ilmo ugu fikiray inuu xoogo runtii ragu wa cadow dumarka loo abuuray
❤🎉🎉😂😂
Rrr
Golden voice
😢😢