ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Woow barnaamijkii barnaamijyada saaxiib qofka kasta oo aqoon u leh isla markaana aad heli karto oo crypto yaqaan waraysiyo ka soo qaad
Sei 2025🔥🔥
Team cilmi
Macalinka xagee kala so xidhiidha
Macaliminta wad mahadsantihiin memecoinka dex markad ka trade garaynayso side ku ogankarta xalal ama xaran
Memes waaba xaaran
@@abokoryare37 Waxay ku Xidhantahy Marba Project uu ka shaqeenyo
waxa raba trader diini ina sual weydiyo oo ahdiini halko wax kaso bartay asal ahan xirfada suuqa?
mesha ciyarta ka daay :)
Halke lagala xidhidhayaa mesha wax laga baranaayo
Cryptocurrency qofkii raba inuu bato muqdisho school lugu barto ayaa laga furay waxii faah fahin reply sogal
Lambarkaga isoqor bro waubahnaye
Dadka afingiriiska wax ku soo qorayo somaliyey iska jira waa scams
Horta somaliduu dadkood maxay waxay barayaan lacag ugu xidhaan aniga free ma lay bari karaa sadaqo haydoin noqote diiniyow igu sadaqayso cilmigaa in aad ii bartid
Kekius Maximus ani xita 150 ayaa galiye 1000 ayaa ka sameye Waan labaxay Lkn 😅
Labax maxume kdbna kaa wax kafaiday 2 mar gad😂
Btc waa dahabka waqtigaan halaga faaidaysto suuqa crypto sanadkaan
Suuqaan 10% baa la saadaalin karaa
No way arrinka 3 M waa been Elon Musk isagaa baa sameyey attention
Macalinka TH-cam hoos soo dhig
Suuqaan lama saadaalin karo!
Pepe shiba Bonk folki ka waran
Waa xaaraan sxb
Karabte xaa laga wadaa? Adeer dadka Scam ka kala taga!!!!!
Kaa yar qisadii halkee ka helaa walaal ka yare 3m sameeyay
Woow barnaamijkii barnaamijyada saaxiib qofka kasta oo aqoon u leh isla markaana aad heli karto oo crypto yaqaan waraysiyo ka soo qaad
Sei 2025🔥🔥
Team cilmi
Macalinka xagee kala so xidhiidha
Macaliminta wad mahadsantihiin memecoinka dex markad ka trade garaynayso side ku ogankarta xalal ama xaran
Memes waaba xaaran
@@abokoryare37 Waxay ku Xidhantahy Marba Project uu ka shaqeenyo
waxa raba trader diini ina sual weydiyo oo ah
diini halko wax kaso bartay asal ahan xirfada suuqa?