ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Asc xasbuna llaahu wanicmal wakiil waxba kaqaadi maayaan somaliland xaasidiintu insha allaahu cadawgeedu hajabo aamiin
Soomaaliland❤ AlloowDhoowr❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Wariye runsheeg badan thnks
Guul Somaliland ilaahey ha jabiyo cadowga Somaliland waa jabuuti iyo Somalia ciro ka oo toos oo difaac wadanka lagu dhariya oo ka nogo daacady
Wariye qaliya guul spmalilan❤❤❤❤
Soomaalilaan❤guuuul
Insha allah xasidka ay sland weykaguleysaneysa cadow kasta uisusobaheytay Somaliland gudahan ❤❤waxba kaaadimayan kuwa dindabyada wada😂
Cidina kuma Dhacdo Dekada Berbera iyo Qaranka Jamuuriyadda Somaliland
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Baddeena Abiy iyo Yahuuda ha laga ilaaliyo oo Ciidanka Badda ee Somaliland saldhig weyn ha ka samhstaan Saylac.
Abiy waa kha’in . Baddeena waa inaan Taako ka mid ah laga kirayn Abiy .
Hadaanu nahay soomaalilaan anaga ayaa wax gumaysan karna waayo waxaanu xidhi doonaa qaadka ficilka nalagama badiyo
OO May seexatay Xukuumada Somaliland ayadoo dhinac welba laga hareereeyay lagana dagaalamayo noolasha iyo aqoonsiga.
❤❤❤❤
Abiy Yahuuda baa la socota rabta in Itoobia Gacanta ku dhigto Saylac. Dibna looga kicinmaayo haddii Saylac Gacanteeda gasho. Yahuuduna Saylac ayey ka toogan yeman. Saaruukha yeman na wuu burburin Berbera. MD Ciro ha joojiyo damaca Abiy iyo Yahuuda.
Cirro waa nacaas jabuuti buu itobiya uleexdden
Daahir jimcaale dhegataag.1.0. Waxan dhahayaa somaliland waxba kama khuseeyaan ciddii dekedaha somalia adeegsanaya.2.0. Dekedda berbera waxay ku fillantahay somaliland ciddii meelo kale heshana waxba kama khuseeyaan. 3.0. Haddaba arrintan somaliland waxba kama khuseeyaan.4.0. Dawladda ethiopia cidda siineysa dekedda billaash ah waxba kama saarna somaliland.5.0. Heshiiskii dawladda ethiopia iyo somaliland ee MoU waxa hawada ka saarey wada hadalkii dhexmarey dawladda somalia, dawlladda ethiopia iyo dawladda turkiga.6.0. Waxan ka soo baxay wadahadal kaasi inay dawladda somalia ka siiso dekedda ganacsiga badweynta hindia(Indian Ocean). 7.0. Dawladda somalia waxay ka diiday inay siiso saldhigga ciidanka badda ethiopia.8.0. Dawladda djibouti waxay u soo bandhigtey dawladda ethiopia inay maal gashato dekedda toujira oo ay adeegsato iyaduna masmulato.9.0. Dawladda faransiisku waxay hawada ka saartey heshiiskii dhexmarey dawladda ethiopia iyo dawladda somalia uu dhexda u ahaa madaxweynaha ordogan.10.0. Dawladda ethiopia ma dooneyso dekedda ganacsiga waxay dooneysaa saldhigga ciidanka badda ethiopia.11.0. Madaxweynaha faransiisku wuxuu yimid djibouti waxanu la kulmay madaxweynaha ismaaciil cumar geelle.12.0. Intaadi ka dip wuxuu tegay dalka ethiopia waxanu la kulmay R/W dalka ethiopia.13.0. Wuxuu soo saarey ciidanka badda dawladda ethiopia inuu u baahanyahay in badda cas cagaha loo gelliyo.14.0. xatta saldhigga ciidanka badda meesha uu niqonayo kamuu hadlin.15.0. Haddaba Badda cas waa xaggee yaase shaqo ku leh?16.0. Badda cas waxay ka billaabantaa baabul mandab waxana xidhay xuutiyiinta yementa.17.0. Waxa koonfurta kaga beegan dawladda djibouti oo kelliyaatta.18.0. Dawladda somalia shaqo kuma laha badda cas waxayna ku dhacdaa badweynta hindiya( Indian ocean). 19.0. Dawladda somaliland iyaduna shaqo kuma laha badda cas waxayna ku taallaa gacanka cadmeed( gulf of aden).20.0. Dawladda faransiisku waxay meesha ka sasrtey heshiiskii dhexmarey dawladda somaliland iyo dawladda ethiopia(MoU).21.0. Waxa kale oo meesha ka baxay heshiiskii badweynta hindia (indian ocean) ee dekedda ganacsiga dawladda ethiopia.22.0. Waxay isugu biyo shubayey ciidanka badda dawladda ethiopia wuxuu u baahan yahay in cagaha loo gelliyo badda cas.23.0. Waxayna khuseysaa dawladda djibouti oo kelliyaatta waayo iyadaa kullaaleysa badda cas.24.0. Dawaladda faransiisku waxay siisay daeladda ethiopia hubka casriga oo kala duwan.25.0. Waxa ka mid ah kuwan hoosta ku qoran:A). 25 dayuuradoo oo miiraaj ah.B). 25 dayiuradood oo helicopter casriga ah.C). 25 dayuuradood oo droonska ah oo casiga ah.D). Gantaalada ridada dheer ee meesha fog wax ka duqeeya.E). Waxay ugu ballan qaadday lacag malaayiin doolars ah oo ay siineyso dhawaan.F). Waxay dawladda faransiisku u soo guurtey geeska africa markii laga saarey dhammaan africa galbeed iyo woqooyiga africa.26.0. Haddaba suaasho waxay tahay ciidanka dawladda ethiopia badda cas cagaha u gelliya waa macay micnaheedu, yaase fullin karaya?27.0. Ujeedadu waxay tahay ciidanka badda dawladda ethiopia waxay tahay inay xuutiyiinta weerar ku qaadaan maadama ay xidheen marinka baabul mandab oo keenay dhaqaale xumo.28.0. Xuutiyiintu waxay burburiyaan maraakiibta dawladaha reer galbeedka oo dhan.29.0. Waxayna ku keentey shiidaalkii marayey inuu kor ugu kaco dawladaha yurubta oo dhan.30.0. Xuutiyiintu waxay taageerayaan falastiniyiinta oo yuhuuddu xasuuqday iyagoo taageeraya dawladaha reer galbeedku.31.0. Maxaa dhici kara haddii ciudanka badda dawladda ethiopia badda cas cagaha loo gelliyo?32.0. Waxa dhacaya inay xuutiyiintu weerar ku qaadaan dekedda djibouti iyo saldhigyada dawladaha reer galbeedka oo dhan kuna garaacaan gantaallada ridada dheer kuwaasi oo hadda kubduqeeyaan talabiib caasimadda yuhuudda.33.0. Waxay duqeyn doonaan dekedda berbera waxayna u soo raacin doonaan joogga hoose ee badda gantaallada ridada dheer.34.0. Waxay duqeyn doonaan maraakiibta dagaalka ciidanka badda ethiopia waxayna ka dhigi doonaan digada iyo dambaska.35.0. Waxay u burburin doonaan sida ay u burburiyaan maraakiibta badda cas mareysa ee dawladaha reer galbeedka.36.0. Ciidanka badda ethiopia iyo dawladda faransiiska waxba kama khuseeyaan dhibaatada ka dhacaysa badda cas ee ka billaabanta baabul mandab.37.0. Waxa taageeraya barnaamujkan dawladahan:A). Dawladda faransiiska.B). Dawladda UAE/DP World.C). Dawladda UK.D). Dawladda yuhuudda.E). Dawladda ethiopia oo loo adeegsanayo xiutiyiinta baabul mandabka xidhay.38.0. Dawladda ethiopia ma rabto dekedda ganacsiga umana baahna waayo waxay haysataa dekedaha djibouti iyo dekedda berbera.39.0. Waxay dooneysaa saldhigga ciidanka badda oo weerar ku qaada xuutiyiinta xidhay baabul mandab marrinka murugada.
BEENAWAAS ALLE. IYO NEBIBA KA FURTAY BERBERA DAAROOD BAA ISTICMAALI JIRAY WAANA LAGA NACAY. DAAROODNA WUU XIDHAY BERBERA
Itoobiya wey heshay waxay dooneysay, imikay kala boobayaan markuu Somaliland & Itoobiya uu Dhaxmaray MoU, xukuumada cusub ee Somaliland ay ka gaabineyso inay saxeexdo MoU-ga....
❤❤❤❤🎉
War adigu marwalba ma iidoor baad uhadashaa
hort ragan maxay niicda ugu sheekeyan dekada ya ka saari kara mesha yaab
𝑺𝑶24𝑻𝑽 𝒘𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒆𝒆𝒚𝒐 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏 ❤❤❤ 𝑮𝒖𝒖𝒍 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️💯 𝒉𝒂 𝒅𝒖𝒇𝒂𝒂𝒄𝒐 𝒅𝒂𝒍𝒌𝒂 𝒎𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒆 𝒄𝒂𝒃𝒅𝒊𝒓𝒊𝒙𝒎𝒂𝒏 𝒄𝒊𝒓𝒐
Beenaale risiq xalaala raadai oo shaqeyso
Asc xasbuna llaahu wanicmal wakiil waxba kaqaadi maayaan somaliland xaasidiintu insha allaahu cadawgeedu hajabo aamiin
Soomaaliland❤ AlloowDhoowr❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Wariye runsheeg badan thnks
Guul Somaliland ilaahey ha jabiyo cadowga Somaliland waa jabuuti iyo Somalia ciro ka oo toos oo difaac wadanka lagu dhariya oo ka nogo daacady
Wariye qaliya guul spmalilan❤❤❤❤
Soomaalilaan❤guuuul
Insha allah xasidka ay sland weykaguleysaneysa cadow kasta uisusobaheytay Somaliland gudahan ❤❤waxba kaaadimayan kuwa dindabyada wada😂
Cidina kuma Dhacdo Dekada Berbera iyo Qaranka Jamuuriyadda Somaliland
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Baddeena Abiy iyo Yahuuda ha laga ilaaliyo oo Ciidanka Badda ee Somaliland saldhig weyn ha ka samhstaan Saylac.
Abiy waa kha’in . Baddeena waa inaan Taako ka mid ah laga kirayn Abiy .
Hadaanu nahay soomaalilaan anaga ayaa wax gumaysan karna waayo waxaanu xidhi doonaa qaadka ficilka nalagama badiyo
OO May seexatay Xukuumada Somaliland ayadoo dhinac welba laga hareereeyay lagana dagaalamayo noolasha iyo aqoonsiga.
❤❤❤❤
Abiy Yahuuda baa la socota rabta in Itoobia Gacanta ku dhigto Saylac. Dibna looga kicinmaayo haddii Saylac Gacanteeda gasho. Yahuuduna Saylac ayey ka toogan yeman. Saaruukha yeman na wuu burburin Berbera. MD Ciro ha joojiyo damaca Abiy iyo Yahuuda.
Cirro waa nacaas jabuuti buu itobiya uleexdden
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa somaliland waxba kama khuseeyaan ciddii dekedaha somalia adeegsanaya.
2.0. Dekedda berbera waxay ku fillantahay somaliland ciddii meelo kale heshana waxba kama khuseeyaan.
3.0. Haddaba arrintan somaliland waxba kama khuseeyaan.
4.0. Dawladda ethiopia cidda siineysa dekedda billaash ah waxba kama saarna somaliland.
5.0. Heshiiskii dawladda ethiopia iyo somaliland ee MoU waxa hawada ka saarey wada hadalkii dhexmarey dawladda somalia, dawlladda ethiopia iyo dawladda turkiga.
6.0. Waxan ka soo baxay wadahadal kaasi inay dawladda somalia ka siiso dekedda ganacsiga badweynta hindia(Indian Ocean).
7.0. Dawladda somalia waxay ka diiday inay siiso saldhigga ciidanka badda ethiopia.
8.0. Dawladda djibouti waxay u soo bandhigtey dawladda ethiopia inay maal gashato dekedda toujira oo ay adeegsato iyaduna masmulato.
9.0. Dawladda faransiisku waxay hawada ka saartey heshiiskii dhexmarey dawladda ethiopia iyo dawladda somalia uu dhexda u ahaa madaxweynaha ordogan.
10.0. Dawladda ethiopia ma dooneyso dekedda ganacsiga waxay dooneysaa saldhigga ciidanka badda ethiopia.
11.0. Madaxweynaha faransiisku wuxuu yimid djibouti waxanu la kulmay madaxweynaha ismaaciil cumar geelle.
12.0. Intaadi ka dip wuxuu tegay dalka ethiopia waxanu la kulmay R/W dalka ethiopia.
13.0. Wuxuu soo saarey ciidanka badda dawladda ethiopia inuu u baahanyahay in badda cas cagaha loo gelliyo.
14.0. xatta saldhigga ciidanka badda meesha uu niqonayo kamuu hadlin.
15.0. Haddaba Badda cas waa xaggee yaase shaqo ku leh?
16.0. Badda cas waxay ka billaabantaa baabul mandab waxana xidhay xuutiyiinta yementa.
17.0. Waxa koonfurta kaga beegan dawladda djibouti oo kelliyaatta.
18.0. Dawladda somalia shaqo kuma laha badda cas waxayna ku dhacdaa badweynta hindiya( Indian ocean).
19.0. Dawladda somaliland iyaduna shaqo kuma laha badda cas waxayna ku taallaa gacanka cadmeed( gulf of aden).
20.0. Dawladda faransiisku waxay meesha ka sasrtey heshiiskii dhexmarey dawladda somaliland iyo dawladda ethiopia(MoU).
21.0. Waxa kale oo meesha ka baxay heshiiskii badweynta hindia (indian ocean) ee dekedda ganacsiga dawladda ethiopia.
22.0. Waxay isugu biyo shubayey ciidanka badda dawladda ethiopia wuxuu u baahan yahay in cagaha loo gelliyo badda cas.
23.0. Waxayna khuseysaa dawladda djibouti oo kelliyaatta waayo iyadaa kullaaleysa badda cas.
24.0. Dawaladda faransiisku waxay siisay daeladda ethiopia hubka casriga oo kala duwan.
25.0. Waxa ka mid ah kuwan hoosta ku qoran:
A). 25 dayuuradoo oo miiraaj ah.
B). 25 dayiuradood oo helicopter casriga ah.
C). 25 dayuuradood oo droonska ah oo casiga ah.
D). Gantaalada ridada dheer ee meesha fog wax ka duqeeya.
E). Waxay ugu ballan qaadday lacag malaayiin doolars ah oo ay siineyso dhawaan.
F). Waxay dawladda faransiisku u soo guurtey geeska africa markii laga saarey dhammaan africa galbeed iyo woqooyiga africa.
26.0. Haddaba suaasho waxay tahay ciidanka dawladda ethiopia badda cas cagaha u gelliya waa macay micnaheedu, yaase fullin karaya?
27.0. Ujeedadu waxay tahay ciidanka badda dawladda ethiopia waxay tahay inay xuutiyiinta weerar ku qaadaan maadama ay xidheen marinka baabul mandab oo keenay dhaqaale xumo.
28.0. Xuutiyiintu waxay burburiyaan maraakiibta dawladaha reer galbeedka oo dhan.
29.0. Waxayna ku keentey shiidaalkii marayey inuu kor ugu kaco dawladaha yurubta oo dhan.
30.0. Xuutiyiintu waxay taageerayaan falastiniyiinta oo yuhuuddu xasuuqday iyagoo taageeraya dawladaha reer galbeedku.
31.0. Maxaa dhici kara haddii ciudanka badda dawladda ethiopia badda cas cagaha loo gelliyo?
32.0. Waxa dhacaya inay xuutiyiintu weerar ku qaadaan dekedda djibouti iyo saldhigyada dawladaha reer galbeedka oo dhan kuna garaacaan gantaallada ridada dheer kuwaasi oo hadda kubduqeeyaan talabiib caasimadda yuhuudda.
33.0. Waxay duqeyn doonaan dekedda berbera waxayna u soo raacin doonaan joogga hoose ee badda gantaallada ridada dheer.
34.0. Waxay duqeyn doonaan maraakiibta dagaalka ciidanka badda ethiopia waxayna ka dhigi doonaan digada iyo dambaska.
35.0. Waxay u burburin doonaan sida ay u burburiyaan maraakiibta badda cas mareysa ee dawladaha reer galbeedka.
36.0. Ciidanka badda ethiopia iyo dawladda faransiiska waxba kama khuseeyaan dhibaatada ka dhacaysa badda cas ee ka billaabanta baabul mandab.
37.0. Waxa taageeraya barnaamujkan dawladahan:
A). Dawladda faransiiska.
B). Dawladda UAE/DP World.
C). Dawladda UK.
D). Dawladda yuhuudda.
E). Dawladda ethiopia oo loo adeegsanayo xiutiyiinta baabul mandabka xidhay.
38.0. Dawladda ethiopia ma rabto dekedda ganacsiga umana baahna waayo waxay haysataa dekedaha djibouti iyo dekedda berbera.
39.0. Waxay dooneysaa saldhigga ciidanka badda oo weerar ku qaada xuutiyiinta xidhay baabul mandab marrinka murugada.
BEENAWAAS ALLE. IYO NEBIBA KA FURTAY BERBERA DAAROOD BAA ISTICMAALI JIRAY WAANA LAGA NACAY. DAAROODNA WUU XIDHAY BERBERA
Itoobiya wey heshay waxay dooneysay, imikay kala boobayaan markuu Somaliland & Itoobiya uu Dhaxmaray MoU, xukuumada cusub ee Somaliland ay ka gaabineyso inay saxeexdo MoU-ga....
❤❤❤❤🎉
War adigu marwalba ma iidoor baad uhadashaa
hort ragan maxay niicda ugu sheekeyan dekada ya ka saari kara mesha yaab
𝑺𝑶24𝑻𝑽 𝒘𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒆𝒆𝒚𝒐 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏 ❤❤❤ 𝑮𝒖𝒖𝒍 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️💯 𝒉𝒂 𝒅𝒖𝒇𝒂𝒂𝒄𝒐 𝒅𝒂𝒍𝒌𝒂 𝒎𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒆 𝒄𝒂𝒃𝒅𝒊𝒓𝒊𝒙𝒎𝒂𝒏 𝒄𝒊𝒓𝒐
Beenaale risiq xalaala raadai oo shaqeyso