akhri aayada 51 ee suuratu shuuraa tafsiirkeeda ,,qofwalowba dhuux macnaha ayada:- اللهم ارزقنا شفاعة نبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم اءمين
Asc aniga waxaan dhagaystay qaybtii hore oo ahay dadka iyo alaah swt insaanka ma iska leeyihiin wax anis baa waxaa laga wariyay nin asaxaabta ka mid ah in uu yiri alaah how wax isii uu ale yiri waxaan ku siin aduun iyo labalaabkii oo janadaa markaa buu qoslay rasuulka scws uu yiri rasuulka alaah baa qoslay sidaa baan ana u qoslay marka meeshaas baan u fahmay inuu ale arkay rasuulka slcw marka haduu jiro arinkaa qofkii saan u fahmay ha ii soo qoro pls jzklq
akhri aayada 51 ee suuratu shuuraa tafsiirkeeda ,,qofwalowba dhuux macnaha ayada:-
اللهم ارزقنا شفاعة نبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وسلم اللهم اءمين
وَ ما كانَ لِبَشَرٍ أَنْ يُكَلِّمَهُ اللَّـهُ إِلاَّ وَحْياً أَوْ مِنْ وَراءِ حِجابٍ أَوْ يُرْسِلَ رَسُولاً فَيُوحِيَ بِإِذْنِهِ ما يَشاءُ إِنَّهُ عَلِيٌّ حَكِيمٌ
masha allaah ilaah hanoo xafido sheekheena sheekh.xasaan abuu salmaan
Jazakalahu Khayral Jazaa Shekhuna Xasan Xusen Aadam Alleh Hanoow Ka Daaayo Adun Iyo Akhiro Mahd Sanid Mar Walbo
Xafidahullaah sh xasan xusen ku magac dheer sh xasaan
Asc aniga waxaan dhagaystay qaybtii hore oo ahay dadka iyo alaah swt insaanka ma iska leeyihiin wax anis baa waxaa laga wariyay nin asaxaabta ka mid ah in uu yiri alaah how wax isii uu ale yiri waxaan ku siin aduun iyo labalaabkii oo janadaa markaa buu qoslay rasuulka scws uu yiri rasuulka alaah baa qoslay sidaa baan ana u qoslay marka meeshaas baan u fahmay inuu ale arkay rasuulka slcw marka haduu jiro arinkaa qofkii saan u fahmay ha ii soo qoro pls jzklq
allaha nala kulansiiyo rasuulka scw
Markii qosolka mayuuna arag rasuulka slcsm arinkaan waan ku wareeree ha layga jaahil bixiyo siduu shaki ku galayaa
May muusan arag wll