Wararkii u Danbeeyey Shiinaha Oo Dadkiisa Uga Digay Koonfurta Soomaaliya una Ogolaaday Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 59

  • @osmanahmed6364
    @osmanahmed6364 3 ปีที่แล้ว +4

    Dirir waa nin cajiiba oo Ku hadla miida Afsoomaaliga inksta oonay fahmaynin Soomalida koonfurtu ooy Ku hadlaan Af lamadhaq booriyey oonad marmar u Kala garanayn inu sawaaxili yahay iyo in laga soo manguuriyey Afrikadaa kale.

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว +4

    Wararka noo soo badi sxb TAAR TV tageer shere like ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 3 ปีที่แล้ว +3

    Viva Taar Tv Waxaad aheed iskuul imikana waxaad noqotay jaamcada so nolesay Afkeeni lumay ee hooyo manshalaah

  • @cabdirahimgabose3038
    @cabdirahimgabose3038 3 ปีที่แล้ว +5

    M,a, dirir guul iyo gobonimo

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah waar dhamays tiraan iyo habmalyo meheer alle ha isu barakeeyo aamiin adiguna mahadsanid mahamed adan diriir salaan sare inder

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha esu barkeyo Reer ka cusba

  • @osmanahmed6364
    @osmanahmed6364 3 ปีที่แล้ว +3

    Reerkii isku reeyee isku raagee ubad khayrle Kala hela Eeboow Ka yeel Aamiin Aamiin..

  • @gavenblsn4753
    @gavenblsn4753 3 ปีที่แล้ว +6

    "Kuwa is leefa" maxay ahaayeen maxamedoow?

  • @juma6506
    @juma6506 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc.
    Taartv news maashallah thumps up.

  • @juweriyaahmed12345
    @juweriyaahmed12345 3 ปีที่แล้ว +2

    Sax. Aad. Baad. U. Warantay. Mahadsanid. Sxb

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 3 ปีที่แล้ว +2

    Wslaahi waareer caynabo oo dhan

    • @osmanahmed6364
      @osmanahmed6364 3 ปีที่แล้ว

      Maxamed Dirir marka horaba wuxu ugu Tala galay inay dhagaystaan dadka afkan u dhashay ee maaha macalin Afsoomaaliga baraya Afrika.

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 3 ปีที่แล้ว +2

    Taar TV warka iska madoobeyan quraaradaha layska arko

  • @umushayma58
    @umushayma58 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla inaader ilmahani wuu iga qosliyaa wallhi kutee naagaha maraadoyinka waxan xasuustaa ayeyday hadaladeedii

  • @xamsemaxamudxaaji4622
    @xamsemaxamudxaaji4622 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc waan idinsalaamay taartiifii warkiinu anaga wuxuu iigu jiraa barta cashada oo waan sugaa intuusoogalayo laakiin ciladu waxaweeyaan wuu raagaa ee saxiiba yaaloow makhribka soodaaya taasina waa codsi

  • @abdallegodane5034
    @abdallegodane5034 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa taasi meesha kuma jirto ee ku ekow warkaagii faafiga ah ee aad sheegto

  • @TOOSIYE
    @TOOSIYE 3 ปีที่แล้ว +4

    Mohamed Aden Dirir waxaa tahay sumadda afka hooyo halkaa kasii wad dadaalka caafimad iyo camalsan inshaa allah sxb.

  • @shaakircumar8139
    @shaakircumar8139 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @mahdiaxmed3788
    @mahdiaxmed3788 3 ปีที่แล้ว +6

    Ani warkiisa wan sugaa malikasta diriir

  • @ayaanleaadan9681
    @ayaanleaadan9681 3 ปีที่แล้ว +4

    afkaagu waa kii somalida dhabtaa

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 3 ปีที่แล้ว +4

    Taar

  • @ayuubaxmed3875
    @ayuubaxmed3875 3 ปีที่แล้ว +3

    Taar tv kuhadla af somali sax ah ugu yaraa kuhadla wax lafahmi karo waacudsi

  • @suadhariir5650
    @suadhariir5650 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ale haku xafido

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว +2

    medka iyo mamaca burcada iyo bookha ku dar

  • @samotalischannel5737
    @samotalischannel5737 3 ปีที่แล้ว +2

    hamplyo hamplyo hamplyo meheerka

  • @cabdalleyuusuf3764
    @cabdalleyuusuf3764 2 ปีที่แล้ว

    m adab dirir warka no so badi zxp

  • @cabdifarxaan6601
    @cabdifarxaan6601 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk

  • @cabdilahimahad7381
    @cabdilahimahad7381 3 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣 taar tv wan taagerana waa qosol warkani maxamed aadan dirir

  • @waraabecadde7726
    @waraabecadde7726 3 ปีที่แล้ว +2

    Cawa caadi maaha

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 3 ปีที่แล้ว +4

    Suucuudigii muu waashay
    Allah haqabto maamulka waashay

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว +2

    Waagii dhaqash (dhaqash waa dammeerta dhadig ee marka habeenkii nafluhu wada seexdo shaydaamadu u wada yimaadaan oo la qaaq-qaaq-qaaq leeyaan habeenoo dhan ilaa fajrka laga gaaro oo nafluhu ka seexan waayo habeenoo dhan) ibnu firaash falaashkasomali eeyle ina gumeed iidoor somalidiid oo ah ingiriiska gurigiisa gudihiisa iyo gurigiisa dibadiisa kuwuu uga shaqayn jiray oo hadana sidaas oo kale doonaya inay ugu shaqeeyaan ingiriiska oo ah adoon ingiriis ah iyo ilmo bucurbacayr oo subsomali ah oo somali u liite ah oo somalidiid ah oo ooyaaye ooyaaye ooyaaye ah oo ilmada wada daadsha iyadoo somali iyo aduunka oo dhan oo u wada jeeda oo somali oo dhan dhibku la wada haysto laakiin se iidoor somalidiid afka taako kala geeyey damiir iyo damac iyo adkaysi xumihiisa oo si xun waliba maanta u ooyaaya oo cabanaaya oo uu u calwasaadsan sidii islaan midkay wax la soo tabcatay markii jirkeedii iyo xooggeedii iyo dhasheedii iyo maalkeedii iyo wax kasta oo ay lahayd hoogihii ay u dad dhashay mooraduug ku jiiday oo uusan waxarna u reebin waxay la soo tabcatay oo uu barqo ka dareersaday oo uu dariiq cidla' ah dacdaro iyadoon waxba haysan uga tagay oo dhasheedii halna kala joogin oo hadana saddexdii dalaaqood uu qablan mid mid ugu yeershay oo hadana haraati xoog badan uu laf gumaarka saxaaxeeda dushiisa ah si xun oo xanuun badan leh uga laaday oo laf gumaarka ka jabshay oo xanuun iyo dacdaro iyo baqdin la alaladaysa oo hadana aad iyo aad uga walwalsan in dugaag cashadi caawadaas ay noqoto oo ka balaanbalaysa khatartaas foolka soo saartay oo hoogihii dad u dhashay oo ay wax moodi jirtay markaas ka hor, goor maghrib soo dumayo jabad uga guuray oo maanta dhaqashka iidoortu sidaas kale ayuu iska ba'ayeystaa oo balo iyo buufis qabayaal qoomuluut iyo dhilayste iyo boonayste iyo gaalo iyo munaafiqiin iyo shirkileyaal uu muuse biixi cabdi madax u yahay waliyo u qaatay oo ku ooya waar dee faranjigii iidoor u galmoon jiray maanta maba hayno ee dee danteen maxay noqon oo iska najaasoobay oo doonaya inay najaaseeyaan sida khaniis faysal cali waraabe oo qurunka futadiisa ka socda oo qoomuluutku ay ka daadshaan ku afuufo dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo xaaskiisa suuban ay og tahay inay ragganimo iyaduba dhaanto dabadaloolkaan sida eeydu u wahwahleeyaan oo kale isaga wahwah leeya.
    war iidooreey wax isku fala marakan fadaro waad u badateene.
    Yaahuu yaahuu yaahuu
    Taasi kugu filan:
    Rabbanaa calayka tawakkalnaa wa ilayka anabnaa wa ilayka masiir
    oo haddii aanu nahay ummadda somaliyeed ee iidoorta dhaqashta ah xumaheeda ay qarsato iyo intay muujisaba waxaan ka magan galay Allaah SWT oo aanu wada leenahay iyadoo ay nagu waheliyaan dhasha suuban ee awoowe shiikh sharaf shiikh isaxaaq raximullaah "
    laqad jaaa'akum rasuulum min anfusikum caziizun caleeyhi maa canittum xariisun caleeykum bil mu-miniina raquufur raxiimun. Fa In tawallow, faqul xasbiyal laahu, laaa ilaaha illaa Huwa. Caleeyhi tawakkaltu, Wahuwa Rabbul Carshil Cadiim.
    Qulil laahu aclamu bimaa labithuu. Lahu ghaybus samaawaati wal ardi absir bihi, min waliyyin walaa yushriku fii xukmihi; axadan.
    Wacanatil wujuuhu lil Xayyil Qayyuum. Waqad khaaba man xamala dulman.
    Qaala laa takhaafaaa innanii macakumaaa asmacuu wa araaa
    oo habaarkaagu adiga dib ha kuu asiibo oo anigu waxaan la dagaalamayaa snm iyo garacyada iidoorta iyo inta xulatada kula ah gooni goosiga dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo waa ka sharfan yihiin culimaa-idiinta iyo waayeelka xumaan ka suuban iyo inta qaybta aan ka ahayn gooni goosiga dadka iyo dalka iyo diinta shacabka somaliyeed ee iidoorta qoys ahaan la sheegata dulinleyaashaaas aan kor ku soo xusay" 4

    • @umushayma58
      @umushayma58 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk ma jin bad u warantay xabad cidi kaama fahmine iskool u laabo edo haku daalin reerkane naacda oo miidhan horaanu uga tadhanay ina niicle

  • @mnasiyecabdixasan2978
    @mnasiyecabdixasan2978 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rabaa kalmada bakayle liqda

  • @munajax822
    @munajax822 3 ปีที่แล้ว +2

    M a dirir alekaafarxi

  • @mustafeyuusuf2183
    @mustafeyuusuf2183 3 ปีที่แล้ว +2

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 3 ปีที่แล้ว +3

    Bakeyle Liqda lol
    Kkkkk

  • @mahdiaxmed3788
    @mahdiaxmed3788 3 ปีที่แล้ว +3

    😆😆😆😆😆

  • @mohamedhussein3152
    @mohamedhussein3152 3 ปีที่แล้ว +2

    Dirirow, dad badan oo Somali ah ma fahmayaan weedho badan oo aad warka ku adeegsatey. Haddaba si aad dhegeystayaashaada ugu faaiideysid, warka dabadiisa ama hortiisa ku macnee "weedhaha warka lagu sheegay." "words in the news". Si micnaha loo fahmo.
    Haddii kale kama duwana war afka Shiinaha lagu sheegay.
    Waxan uga jeedaa dhegaystayaasha u micnee afsoomasligii hore ee dhumay oo uguna sheeg sida hadda loo yaqaano.
    Markaas warkaagu xiiso gaar ah ayuu yeelanayaa, oo wuxu noqonayaa meel afsoomaaliga laga barto.
    Laakiin hadda waad sheegtay lama fahmin. Waa dhib jira.

  • @guleedyoonis190
    @guleedyoonis190 3 ปีที่แล้ว +2

    Nasiib taar tv

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaani illahay umadda hakaqabto Mohamed Salman waa gaal xuun oo galnimo qarsanaya oo galladda uaddega yaah Allow dulka barakesaan kaqabow mujrimkan Ameen Allahayou

  • @faysalmacalin115
    @faysalmacalin115 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha wariyayasha

  • @abdiawaleh4952
    @abdiawaleh4952 3 ปีที่แล้ว +3

    Duulka indhaha shuqubaha leh iyo SOMALILAND mr DIRIR qolooyinka weryeyaasha sheegta tababar af somali ah u fur waa addii ay doonayaan inay bartaan af somali waxaba hadda ugu liidata meeshii rag ka hadli jiray bertyo BBC

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaaba iigu daran belaayadan uu ku kirtaminayo naagaha habaarku kudhacay

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma hadaad awrkii noogu dartay meherrada Reer Bare. Waar dib kuu daawan mayno.

  • @dhirtaiyowaxtarkeeda425
    @dhirtaiyowaxtarkeeda425 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk waa afsomali run ah

  • @mahdiaxmed3788
    @mahdiaxmed3788 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhjh

  • @maxamedaxmed710
    @maxamedaxmed710 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂kulahaa markii la dhuuxiya al bashiir , waar ma awr qooqanbaa? Halkaa ksii wad diriroow abti

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 3 ปีที่แล้ว +4

    Kuwa laga hilafsaday iyo ku wa islefa kkkkkk

  • @abdimahad5977
    @abdimahad5977 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhariga sabka 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hiseenjaamac7371
    @hiseenjaamac7371 2 ปีที่แล้ว

    Maxamapsalaadda

  • @axmedshadam8344
    @axmedshadam8344 2 ปีที่แล้ว

    Ninkanu af somaaligii wuxuu kadhigay waxaan xad lahayn oo dhankaste usocda

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 3 ปีที่แล้ว +3

    Caawa masalaamihii bbc ayaad dirasaa

  • @khadramumin8200
    @khadramumin8200 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw nooleye waa midgaan xun oo cuqada qaba waa Amxaato daba u dhaqa oo ina gumeed ah oo muraarodilaac ah dadku waxaad tahay ina gumeed gaxooti ah qarmaad ka qaata Ingriisa aad iyo Marykan oo dhaqan xumadiina iyo habilhiina curyaan ku fuulo caanteyn maad hadal dad kaa sharaf badan oo aanad gadgetbeurs isku dhariri dhiig iyo mala’s ayaa uur ka ku dhaansgay doqoninadii lagu sheegi jirey ee suqii doqon na waaye ee shiraaqleh Hargeisa iska xaashi for the last 20years ma kugu jirey da dhiig iyo nolol say thank you inuu Isaac kaa dhigay qaxooti ina gumeed Abi iyo Uuri keniyata u qabaanto dadka tagay sula ayaad dabo jibineysa xabashi iyo sangadhuudhi u qabaane is marji bastard waarna idiot cay ka ah ee geelihii cascasaa ayaan timir iyo sonkor iyo kuxawash iyo cadriyad kugu bedelay aga awowgaa dab naara lagu shid idoor na wada aroosba waa markies aad ruuniyadaviyo daahyada bardaadkaviyo gooradaha teeniska ah ee laga Keene beri Carab aad guratay guriyihiina aad ku xaartay marmarkii Masada hadal aniga ayaa ku baray xasarad ooromyow ooromku gardaadiyey ha noqon ilmihii waalidkii ku af celiey ayaa ku yidhi dhegeyso Taar tv-programma if you’re fking that sick get lost and u dhimo xaasidnimo

  • @engabdimaalik6943
    @engabdimaalik6943 3 ปีที่แล้ว +2

    Galoofta , bakayle liqda,🤣🤣

  • @maxamedbashiircabdi8399
    @maxamedbashiircabdi8399 3 ปีที่แล้ว +1

    Warka keena beenta naga ilaaliya
    Kkkkkkk

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 2 ปีที่แล้ว

    DEE CHINAHU XAQIIIQDU OGAADEY BEEN BUUYE REER KONFUR KAA BUUXIYEEN AHAHAHAHAHAHA GUUL SOMALILAND CHINA WAAXEEYE MOODEEYAAN SIIDA JAHILINTA KONFUR. GUUL SOMALILAND

  • @TOOSIYE
    @TOOSIYE 3 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed Aden Dirir waxaa tahay sumadda afka hooyo halkaa kasii wad dadaalka caafimad iyo camalsan inshaa allah sxb.