Waa khalad eraygaasi. Lama waayin ciidan qaran oo difaacaya, laakiin madani taageeraya ciidsnka qaranka. Halka iska sax ciidanka difaaca ku jirana been ha xaqirini
HORYAAL WA MSNIDIIN,WAAR XUKUMADDA WAXA KA DHIMAN BARAKADII OO DHMN BEELUHU WA KU DHAN YIHIIN XUKUMADA,HAL BEEL MOOYE WA BEESHA ANSAAR/MADIGAN TAASI BARAKADEEDI KA MAQAN TAHAY XUKUUMADA CIRO...WA BILA BARAKO ILA BEESHA LAGU SOO DARO XUKUUMADA...MNID
SOMALILAND WAXA KU DHEERADA INIMO SACAD MUUSE AH OO INTAY SIDA DUMARKA USOO UUNSADAN AFKAN SOO CASAYTA Make WAJIGA SO MAR SADAN OO TV YADA KA SOO CAYTAMA NINA U EKEEN DUMARNA GADHI WAAYAY🤪🤪🤪😤
Waxaan rajaynayaa in bilaha ugu horeeya sanadka cusub aynu helo ictiraaf
Waa khalad eraygaasi. Lama waayin ciidan qaran oo difaacaya, laakiin madani taageeraya ciidsnka qaranka. Halka iska sax ciidanka difaaca ku jirana been ha xaqirini
Waxasi war maha faallo xumma week bay kuleyihiin faashil
adeer amniga cid kastaa kama faalooto wixiinana sheekooyinkii marfishka
Maxaa keenay tuugi cidanka rashinkoda cunay in lo magacaabo xikla amniga
HADAAN FAHMEY,ISMACIIL WAA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA EE DHABTA AH,2BADAN WASIIR EE LOO QAYBIYEY WASAARADII AMUURAHA GUDAHA WAA RIWAAYAD.
Shaaqo laan ayaa idaan Haye orda furinta dagalka ka soo warama
Habacsanaan majirto maadaamaa dawladii hore weli shaqaynayso oo aanay wadawareejin. Taliyayaashii policeka iyo ciidanka qaranku way joogaan. Mayor iscasilada mayorka Gabilay sharci maaha waa inuu mudo qabtaa ugu yaraan bila ah oo xilwareejin ah iyo diyaar garayn goluhu si dimuqradiya ugu tantamount jagada banaan wasaarrada arrimaha guduhuna ogeysiin iyo lasocod isbedelka ayay leedahay.
Wakhtiga shaqaalaha dawladu in ay gutaam wakhtiga shaqada waa waajib dhan baad ka rarantihiine
Hhhhhh Siyaasad Aydaan Garanaynin Baad Falanqaynaysaan.
HORYAAL WA MSNIDIIN,WAAR XUKUMADDA WAXA KA DHIMAN BARAKADII OO DHMN BEELUHU WA KU DHAN YIHIIN XUKUMADA,HAL BEEL MOOYE WA BEESHA ANSAAR/MADIGAN TAASI BARAKADEEDI KA MAQAN TAHAY XUKUUMADA CIRO...WA BILA BARAKO ILA BEESHA LAGU SOO DARO XUKUUMADA...MNID
Insha Allah waad heleysaan xilkaa ee noo yara samra soona ducee
Ismailyare waa nin adag oo shaqada loo magaabay Garanaya
SOMALILAND WAXA KU DHEERADA INIMO SACAD MUUSE AH OO INTAY SIDA DUMARKA USOO UUNSADAN AFKAN SOO CASAYTA Make WAJIGA SO MAR SADAN OO TV YADA KA SOO CAYTAMA NINA U EKEEN DUMARNA GADHI WAAYAY🤪🤪🤪😤
Sacad muuse ma walsha bu fuly
Waar ordoo furimaha taga
War xumidiina nagala taga
😂😂maxaan cunaa😂😂News
Ismail faqash waa qof-liita waxana magacabay qof kasii liita.
Qoladan wa dhaarsantey mxy kan yare heega wali ma nooshey horyaal tv nbr one
Siciid faarax muuse xirsi cabdi cumar nin reer yusuf ah oo hadal cad
Maareeye alla ha ku xafido
yarkani ma
iskuulka Abaarso
ayuu ka soo baxay
Haa waa basaas ismaacli yare waa huwantaa huwante xirisi faqasha
Oromada gudaha rayigooda looma baahna ee iska naso sxb
Waa runtaa Ismail faqash waa duli bilaa karaama ah. Kan magacabayna ma dhaamo.
@@samowsamale3490kuwa aad ku sheegayso oramada wa kuwee ceerigaabo maalintii dhawayd ku difaacay yusray
@ Heego dulmiga daaya dawladdu ha idinka shaqeysato ee iska nasta
Ismaaciil yare isagaaba Argagixiso ah waa calooshiisa u shaqayste dareenkiisi baabay oo damiirkiisa iibsaday, yaahuu ilaahay sharkiisa ummadda vi ha hayo
bal key waraysanayaan
waa duufle toos xerada
lo’da gabiley ka soo baxay
ka wareysanaya ayaa ka
xogagaalsan
Wax soo barta Aqoon malihidena camarada iyo TVga aqoon kuu yeeli mayso meel aanad gaarin aqoon ulahyn caqligiina ma gaarayo Dhalinyarada ugu liitada ayaatihin
WAAR ARINKU WAA GUNADA UN AQONA AMNIGA UMA LAHA
Waarya ciidanka qaranka faraha kalabaxa maafiyayahow cadowga u shaaqeya hungriga indiga haflimsye niijasyahow
Ilaahay ha idin xafido wariyayaal xaqbaad ku hadasheen
Maxaa is dhexyaaca hada ay dowladu masuuliyda qaada wadanku dagaal buu ku Jira , maxaa is dhexyaaca ma qof xil loo magacaabaa y
KHAYAALIGA KA BAX .Guryo bilaash ah wax barasho bilaash ah, caafimaad bilash dawladihii waaweyna ba awoodi karin
Ismaciil faqash waa ninki lahaa cirraa wax lala cunikarayaa waa wasiirki arimaha gudaha kii ugu liitay ee abid somara Somaliland waa nasiib daro in lagu magacaabo lataliye amni
maantunba inalo yaaba dhagta wax ugu sheeg ayey barataye imika waa gala dagaalka hhhhh
Sax warun ismacilyare
Xil loma dhimine waa iska waraaba taag.
Miyaanu aheyn ismaciil Ninkii RRU Musharkii yaraye uu 3 bilood ka cunay
Miyaad ka xun tahay xilka loo dhiibay?
@@samowsamale3490 nacala hooyadii cuqdadaysnayd ku yale cunfiga iska sar jahiilyow
@@Whizzkayo marka aad qof naclado adiga ayay kugu soo noqoneysaa nacladaasu ee la soco yaa jaahil
Waar habac sa naanagaran maaysid aflagaadada jooji
Beenaale ismaaciil warfuto dadkuu iskudiriyaqaanaa sirdowladeedna laguma aaminikaro Ciro Arimo debeded iyo Arimo gudoba durba waakufashil
Waxaan shaqadaada aheyn ha ku mashquulin
Ciidan lama waayine ka daa sidaa
Kkkk if Dreaming and lying was an Olympic sport Somaliland would have won Gold every four years.