DEG DEG: MD X/SHEEKH OO WAR LAMA FILAAN AH KU DHAWAAQAY~JAWIGA OO CAKIRAN & RW XAMSE OO AFKA FURTAY.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

ความคิดเห็น • 13

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs Saxaafadda, Warqabad TV, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Iyo Qosol Badan, MD Xassan Guurguurte, Waa Beenaale Munaafiq Illaahay Ka Furtey, Guuleysta Inshaallah 🇸🇴

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 3 หลายเดือนก่อน

    Kani waafiili😅😅😅😅😅xabse❤❤❤

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shinbirayoow heesa hanasna ummaqan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 หลายเดือนก่อน

    Cali rufiyaan maa shiiq ah waa shiiqiina cali wajiis ama cali dayuus aat wadataan qabyaalista ah ayaat leedahay shiiq shuban ha ku dhacee🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan ayaxow waxa tidhi sharafta iyo karaamada wanaaga lanoo aqoonsaday eyna soomaalidu arkayn ma qabuuraha ma boobka hantida umada ma ciidamadii laguu dhiibay eed dhulka lasintaybaa

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Caalamku noo aqoonsaday sharaf iyo karaamo Ku mutaysanay Ku soomaalida ah ee wanaagaa arkila ey u muuqan maxay yihiin doofaar damiir laawe ciidamo latirtiro ' qabuuro sharaftii wataa

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey ninkan waxaad Ku sheegi dameer gargay waxna kamaqnay wax dhib ah samayn oo ha a haa haa le oo dhiiqo bacda haya

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Sidoo kale karaamodu waa kuraastii jimciyada quruma midwbay marwo Ku sigii mid afrika foosiya xaaji Aden qabuurihii intauba xasan ayaxow waad iibsatay iyaadan allé aqoon islam matihidiya waxaas oo xumaan ah miyayna kuu muqan

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Doofaarkii ka weynaa ayaa ka daba hadlay wax aan ka sooqaado hadaladisii maganaayo bal dhagaysta sharaf karaamo iyo wanaag aanqabanay lano aqoonsaday caalamku kuwan aan arkayn sharafta soomaali ah

  • @ashoelmi2924
    @ashoelmi2924 3 หลายเดือนก่อน

    Asc waa benloow madaweeynaha

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 3 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya kahadal

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467 3 หลายเดือนก่อน

    Shame on you