ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

JAWAABTA Abwaan Garaad heesta qaladka ah ....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @frank77w
    @frank77w หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan walaakay kibir baa hayo. Inta aad sheegayso iyadoo tabashadiisa waxba ka jirin baa 35 ku dhahaayay, beentii waali buu ka qaaday. Runta in loo sheego waaye. Heesaha ha la wada. Nin walba isagaa codkiisa leh

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 หลายเดือนก่อน

    Abwaan GARAAD maxey ugu kala duwan yihiin lambada erey ee kala ah " Amxaar caabud maaha" iyo "Adigoo beejada Amxaar baadi goobaya?. Miyeyna isku mid aheyn waayo2-duba waa jawaab, sidoo kalena waa wada cey iyo aflagaado.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

    DOQNKAAGAN ISKA HADLAYA HADAAQA CAWAANTA WAQOYI HADEY KU DAMQIN INTA KA DAMQATAA BADAN XUMAAN IYO SAMAANA MAKALA TAQAANID BALSE AF CAAYTAMAY AMAAAN MA HELO MUQDISHANA MA MATASHID GEEDSARE WAABOW YUHUUDA IYO GAALADA WAQOYI EE SOMALIDIDKA AH AMXAARADA AY U OOYAYAAN HA U GUUREEN DHULKA SOMALI BAA LEHE

  • @Barwaaqo-gx2rr
    @Barwaaqo-gx2rr หลายเดือนก่อน

    camaari geesi aaN baqanin weye wlhi ❤❤

  • @Alleyesonrafa10
    @Alleyesonrafa10 หลายเดือนก่อน

    Aniga markii la ilahaaaa axmaar kaaa jeclahy ma aayado Qurana igu dul aqriday war dadkaaan reer hargaysa calaacal badanaaa

  • @hamdaabdirahmaan4447
    @hamdaabdirahmaan4447 หลายเดือนก่อน

    Wlllkay camaari waad saxantahy wllky camaari si saxa ayaad fasishay wllo

  • @Suaad8
    @Suaad8 หลายเดือนก่อน

    Fananiinta sanadkan waa colad abuur

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 หลายเดือนก่อน

    Abwaan mhena kaas camaar ku soco

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 หลายเดือนก่อน

    Somaliland halaga leexdo waxey rabaan haku hadlaan, intii aan shisheeye ku darneyd, hanagu nafisaan😊

  • @abwaandhiidhiye
    @abwaandhiidhiye หลายเดือนก่อน

    Aragti ahaan hadaan ugahadlo
    Heestaas nimankii larabay
    Ineey soodhawaadaan ayaan kusiidheeranaya

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 หลายเดือนก่อน

    Tabasho haday qaban maxay godabiirsey iyo dhulbahante u xasuuqen. Wax ay tabanayana iyagaa isu kenay oo amxaro soo kaxayitay oo shisheye dabada kariixayey soomaaliyana in sidas lagu burburiyo larabey waana u hirgashay cadowgii shisheye waxay rabeen jegan waxan uhaysanaa waxay soomaali kagalen oo qaran dhan oo burburiyen ah.

  • @abdi7932
    @abdi7932 หลายเดือนก่อน +1

    wuxu hees may ahynba wlhi, jwbna uma dhawaynba

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน

    Abwaan Camaari Banaadir Mar Kasta Ayadaa Loo Baahan Yahay , Oo Somali Dhan Usoo Qaxdo Dadka Reer Banaadir Weligood Hargeysa Dan Kama Yeelan Isku Meel Maba La Dhigi Karo, Teeda Kalana Mar Kasta Naceebka iidoor Aa Wada Oo Awoodooda Noqotay Aan Caayo Somaliweyn Si Loo Ogaado Inaa Weli Noolahay

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +2

    Been iyo ethiopian nimo uu u cararay

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน +2

    Hargeysa maxaan uga baahannahay iyagaa wax ubaahan

    • @user-jw2pp7yw9n
      @user-jw2pp7yw9n หลายเดือนก่อน

      Maxaad u daba socotaa hadaba

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w หลายเดือนก่อน

      Okay maxaad ugu dhagantahay hadaa ? Ma ogaan karnaa sababta mise waa uska xaasidnimo

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 หลายเดือนก่อน

    Iyagu ma farahay baruuro ku haysten maxaa madaxa logu salaxaya waxaas wey edeen or waxanu sineyna maqti bucur bacayr.

  • @MohamedAhmedHaashi
    @MohamedAhmedHaashi หลายเดือนก่อน

    Abwaan Camaari wax garad goonfurta muslimiin ayaa laga helaah, muslimkana sedii kastaa looguma xad gudbi karoh, ilaaheey ceebaha naga ha astiroh.

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

      WARYAA HEE KOOFUR KULIGOD WAA WADA MUSLIN WELIGODNA WEY AHAAYEN LKN WAXAA XAQIIQA AH IN WAQOYIGA GAALO IYO YUHUUD BADAN LAGA HELO MUSLIMKUNA KU YARYAHAY DOQONKAN ISKA HADLAYA KOFUR MA MATALO VIEWS BUU KU RAADINAYAA AG CAAYTAMAYNA AMAAAN MA HELO

  • @Xigmadsidepodcast
    @Xigmadsidepodcast หลายเดือนก่อน

    Run waaye heesta wey saxantahay 😂

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 หลายเดือนก่อน

    Camaari waa nin Baraarugsan
    Ragti Dheer

  • @hamdaabdirahmaan4447
    @hamdaabdirahmaan4447 หลายเดือนก่อน

    Wax garad wllo abwaan camaari❤❤❤

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t หลายเดือนก่อน

    Diyaano daba dhiibte
    Midabkeenu Iib ma aha

  • @BARNICHANNEL-nq4qx
    @BARNICHANNEL-nq4qx หลายเดือนก่อน

    Waasaxwaaqaldntahy

  • @nawaalali7001
    @nawaalali7001 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiqo indr

  • @MuhammadAbdullhi-wu7lq
    @MuhammadAbdullhi-wu7lq หลายเดือนก่อน

    𝐶𝑎𝑚𝑎𝑟𝑖 𝑚𝑎 𝑎𝑟𝑘𝑖𝑖𝑛 𝑎𝑎𝑑𝑜 𝑘𝑎𝑙𝑒 𝑗𝑎𝑎ℎ𝑖𝑖𝑙 𝑏𝑎 𝑡ℎ𝑦 ℎ𝑎𝑑𝑢 𝑤𝑎𝑥 𝑡𝑎𝑏𝑎𝑛𝑎𝑦𝑜 𝑚𝑎𝑥 𝑘𝑒𝑛𝑎𝑦 𝑎𝑓𝑙𝑎𝑔𝑎𝑑𝑎𝑑𝑎 𝑚𝑎𝑘𝑢 𝑟𝑎𝑐𝑠𝑎𝑛𝑡𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑖𝑛 𝐾𝑢𝑤𝑎 𝑗𝑜𝑔𝑜 𝑥𝑎𝑚𝑎𝑟 𝑖𝑦𝑜 𝑚𝑒𝑙𝑜 𝑘𝑎𝑙𝑒 𝑎𝑦 𝑘𝑎 𝑓𝑐𝑛 𝑦𝑖ℎ𝑖𝑛 𝑎𝑚𝑥𝑎𝑎𝑟 🤬𝑥𝑎𝑚𝑎𝑟 𝑚𝑎𝑘𝑢 𝑞𝑎𝑙𝑑𝑎𝑛𝑡𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑗𝑎𝑤𝑎𝑏𝑡𝑎 𝑑𝑜𝑞𝑜𝑛 𝑘𝑎 𝑎𝑞𝑙𝑖 𝑑𝑎𝑟𝑎𝑛 𝑚𝑎 𝑎𝑟𝑘𝑖𝑖𝑛 𝑞𝑎𝑛𝑖𝑖𝑛𝑦𝑜 𝑞𝑎𝑛𝑖𝑖𝑛𝑦𝑎ℎ 𝑘𝑎 𝑓𝑢𝑗𝑖𝑖𝑠𝑜 𝑚𝑦 𝑘𝑢 ℎ𝑒𝑠𝑎𝑎𝑛 𝑤𝑎𝑥 𝑘𝑙𝑒 𝑚𝑎𝑥𝑎 𝑡𝑢𝑠𝑎𝑦 𝑥𝑎𝑚𝑎𝑟 𝑎𝑦𝑎𝑔𝑎 𝑏𝑎𝑟𝑜 𝑚𝑖𝑐𝑛𝑎ℎ ℎ𝑎𝑑𝑎𝑙𝑘𝑎 𝑐𝑎𝑚𝑎𝑟𝑟𝑖 😎