SAHRA AXMED - Waa Dharaartii (Nabbi Amaan)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 15

  • @abdinasirabdi2245
    @abdinasirabdi2245 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah haw raxmado amiiin amiin maamo Sahra axmed jaamac

  • @IsmaaciilKiiko
    @IsmaaciilKiiko 4 หลายเดือนก่อน

    "Waa dharaartii
    Malaa'igu dhamaantood
    U dhigeen Salaantee
    Waa dharaartii
    Uurxumo dhamaatiyo
    Dhalashadii Rasuulkee!"-Maxamed C. Kaariye

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla ha u naxariisto dhamaantoodba
    Ereyadii abwaan maxamed cali kaariye
    Codkii sahra axmed jaamac
    Laxankii cabdikariin faarax qaaray jiir
    Sanadkii 1971kii

    • @khaalidbaashe8051
      @khaalidbaashe8051 หลายเดือนก่อน +1

      Midhahan waxa curiyay abwaan muxammed aadan dacar

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 หลายเดือนก่อน

      @khaalidbaashe8051 sxb waxad daawataa waraysiga wariye cabdisalaan hereri ka qaaday maalintii cabdikariin jiir dhintay abwaan dacar abwaankii sameeyey isagaa kuu sheegaya waliba daqiiqada 18aad gaadh ka dib jawaab isoo sii mahadsanid

    • @khaalidbaashe8051
      @khaalidbaashe8051 3 วันที่ผ่านมา

      @@cabdiqaadirayaanle8382muxammed cali kariye Wuxuu leeyay rasuulkii sharafta badnaa

    • @khaalidbaashe8051
      @khaalidbaashe8051 3 วันที่ผ่านมา

      @@cabdiqaadirayaanle8382tan iyo tay magool qaadi jirtay ee intaraacda nabigee❤ waxa leh abwaan dacar.

  • @DaahirDhiboo
    @DaahirDhiboo 2 หลายเดือนก่อน

    Alle .naxariisa hakugu..sor .sahra axmed..amiin .niciima..ku..war.
    Jannada fardawsa .ku .warr amiin

  • @GudiGashaan
    @GudiGashaan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 11 หลายเดือนก่อน

    Waa naxno cuusbato

  • @xasanjeecel115
    @xasanjeecel115 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ilaahay how naaxriisto dhamntiood

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 7 วันที่ผ่านมา

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @moohamednoor5144
    @moohamednoor5144 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaha u Naxariisto

  • @SiciidCabdimuuse
    @SiciidCabdimuuse 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤