Daawo Warka Tallaabada Xigta Ee Dowladdu Qaadeyso kdb Fashilkii Qorshihii raaskanbooni Waxa Lagubada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow naga qabo xasan sharkoda waa fashilmay ee allow ugargar dadkega aaamin aaamin yaarabi

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogadeen maahan ee waa cadaw ogadeen oo Samali neceb. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa hadlaya Waa xayawaan cawaan mihimadu Waa qaranka qaranka qaranka qaranka haloo hiiliyo geeljirsyalow

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SirGusha
    Hawiye futo madoobe

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oo xamse ma waxaan xasan ahayn buu xiriir la lahaa mise kablalax un Baad mooday in uu kursiga ku matalo 😂

  • @Fahma
    @Fahma 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doorashadiisa asagaa u xor ah

  • @Gdmagan007
    @Gdmagan007 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jubaland waxaa aad uga fog Somaliland oo si toos ah u diidan...DFS aad bay u qaladantay oo wadankii waxay dib ugu celisay 1991 wakhti dheer oo ka badan 50 sano ah ayey qaadan doontaa in dib la isku aamino. No matter whatever, the DFS tries it will only
    garnet more wider support for Jubaland to proclaim its self-independence by holding a referendum.

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmad Madowe waa gacan ku dhiigle waana in maxkamad la keeno hadii muslinimada la aqoonsanyahay.

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      fadumonurhassan
      Wad iska hadashey aderka xasan dhiigo wad arragtaa in cidankisii dhagaha lsga soo garaacey.waxa nasibdaro ah cidankii iyagoo quruxbadan oo hubeysan oo dharki cidanka qabo diyarada lagu geyey diyarad ayaa inta hubki laga qatey oo kabo qabin qawan oo bisad ka liito diyarad lasoo sarey oo musafiris lagu suubiyey. Axmed cidqabankarto maleh adi ma isku dayi bal an ku firing talaan ku dhiseynaa

  • @hassanabdulle8646
    @hassanabdulle8646 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intiiii ku jirtay adiga xataaaa xarig ayaaa tahay😊

  • @alabaamadi8460
    @alabaamadi8460 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ....... MAXAAD YEELAYSAAN ... MARKA DOORASHADA QOF IYO CODKA SOO DHAMAATO ... MINORITY AAN LA TABEYN....XASAN MEEL UMA SOCDO... ETHIOPIA IYO KENYA WAA SOO XIRMEEN......FINISH AYAA LA YIRAAHDAA FILINKAAS ...

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raskombooni miyey ka duwan xarumaha ciidamada somaliya sida xarumaha hiiran mudug hirshabaale iyo koonfurgalbeed

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlad dhexe ma iyadaa dhistey jubboland ader rer jubboland baa dhistey .mamulwalbana isaga dorashadisa u madax banan.

  • @asadhassan8153
    @asadhassan8153 17 นาทีที่ผ่านมา

    Markan fiiriyo ficiilladisa xunxun iyo degdegisa faraha badan ETHIOPIA ayuu isticmali doona

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta in arrinta jubboland la xaliyo dowlada dhexe in waxlagaqabta ka horeyso.dowlad majirto wa dowlad ku sheg ma rer futo madoobe dowlad noqon.

  • @abaydhaxan
    @abaydhaxan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin QARAMDA midoobay ka TIRSANAA oo wax ka dejiyay QAXOOTIGII 1977-kii oo markii uu dejintii WAX ka dhameeyay wadanka Soomaaliya ka tegay hadana dib ugu soo laabtay 1987-kii ayaa waxaa uu yiri; “ Waxaan ka tegay dad MUWAADINIIN ah oo soo dhoweynaya dad QAXOOTI ah laakiin waxaan arkay markii aan soo laabtay QAXOOTIGII oo MUWAADINIIN ah; MUWAADINIIN-tiina ay QAXOOTI yihiin!!”

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War dowlad dhexe majirto marki dowlad dhexe la helo allaha nagarsiyo.horta hawiyo muutashta maxa mamulada gobolada darod ku saladey.

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninka kowaad ee hadlaya been buu sheegayaa waayo ciidamada dfs uma socon in ay buuxiyaan meelaha amisom ka baxday waayo kamaba jirin halkaas meel amisom ka baxday.ta kele meeshu meel ammaan ah bay ahayd,dfs na soo saartay waaran lagu soo xidhayo A.madoobe

  • @alabaamadi8460
    @alabaamadi8460 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ............. DOORASHO DIID..... QOF IYO COD.... AYAGOO MINORITY AH BEY RABAAN IN EY BAR QAATAAN ......

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidanka dfs waxa la rabey in ay diidaan dagaalka balse lacag baa la isticmaalay

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    3 mamul ee darood wan isku darsaneynaa halmamulbana subsaneyna bal waxad qadikartan maleh.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqonkan oo kale ayaa xasan dhiiqesto la taliyey .ileen kan hadlayo ayaa ragganimo sheganayo xooluhuu ka liitaa .ader hadad xasan tagereyso inaad qBiil ama saxibtinimo xuman ugu tagerto ma ahan.wilkan yar ayaa ka quman kana fikirfican.

  • @AhimedKalifa
    @AhimedKalifa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been buu sheegayaa ninkan leh nabad bey ilaalilaayeen. Dagaal bey utageen.meeshaaz

  • @SirtaGusha30
    @SirtaGusha30 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale ogadenia