SIIDII ALI WINKEY HEESTA SHA'NI (SHACNI) BEST SOMALI SONG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 39

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 9 ปีที่แล้ว +3

    waaagaan yaraa baaaan maqli jiray blse ma aheyn sida uu u qadayo shaqsi kale ayaa qaadayey markaan maqlay anigu 1998 ilaa 1999 kii baan maqli jiray waagan kismaayo iyo janaale jogay waan xassuustaa wlh gabadh luul ibrahim la yirahdo ayaa dhageysan jirtey canada ayaan ku ogaa in ay ku nooshahay imika koley marka iigu war dambeysay wey nooleed sidii cali winkey well dane

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +2

    Shacni adiga mooyee
    Shaki maleh hablaha kale
    Shiraako ma noqonoo
    SheeDaan ka neceboo
    waaba la iga shidayaaa
    💜💜💜💜💜💜💜💜
    Adiguna shakigaga daaa
    Shaydaan iblays iyo
    Sida ruux shisheeya ah
    Ha i sharaysan anigeee
    Kaaalayooo kaaalay
    Kaalayoo shafka i saa
    💜💜💜💜💜💜💜💜
    Shib miyaaan idhaahdaa
    Ma afkaan shakaalaa
    Mise codadka igu shidan
    Dunidaaan ku shaashaa
    Ma dadkaan u shegaaa
    Mise waan shareeraa
    Ruuxaan shinsanayo
    Isa sheegan aaan noqon
    💜💜💜💜💜💜💜💜
    Sharaftii naftaydaay
    Dayaxoo Shan dhaladaay
    Hablaha taan ka sheegtaay
    Shaacii arooryaay
    Ma i shaafiyaysaaa
    💜💜💜💜💜💜💜
    Adiguna shakiga daa
    Shidadii dhexdeeniyo
    Sharcigii inoo yiil
    Ka sheekaysanee///
    Kaa shaafiyeee
    Kaalayooo kaalay
    Kaalayo shafka i saaar
    💜💜💜💜💜💜💜💜
    Shib miyaaan idhaahdaa
    Ma afkaan shakaalaa
    Mise codadka igu shidan
    Dunidaaan ku shaashaa
    Ma dadkaan u shegaaa
    Mise waan shareeraa
    Ruuxaan shinsanayo
    Isa sheegan aaan noqon
    💜💜💜💜💜💜💜💜

  • @shabcaanshaaca2158
    @shabcaanshaaca2158 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah siidi Cali winkay
    Hees iga dheh in ta ila daawanaysaa 2019 like dheh

  • @ayderaetn212
    @ayderaetn212 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacni adiga mooye Shakimale Hablaha kale Shirako manoqo Shaydanka necebo waba layga shidaya
    Adiguna shakiga da sheydan iblaysiyo sida ruux shisheye a heysharaysan anige kalayo kalayo waxa isaar
    shib miyaan idhaahda
    ma afkan shakala
    mise codadka igu shidan dunidan u shegaaaaaaa
    Sharafti naftayday dayaxo 5 dhaladay hablaha tan ka shegtay shaaci arooryay ma I shafinaysa🥰

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 10 หลายเดือนก่อน

    Heestaan waxaa qaaday cabdi maaxi muunye waana almubkiisa (jiija) wuxuuna qaaday sanadii 1999-kii

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 ปีที่แล้ว

    Great song shani adiga moye shaki ma leh hablaha kale shurako ma noqono sheda ka maraya waba leygashidaya adigana shakiga da shatafti dhexdeniyo

  • @daganqurux7566
    @daganqurux7566 11 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaw siidii cali wilkeey noolow fanaan qaali ah ilaah ayaa kusiiye cod macaan waaw

  • @calimahdimohamud4634
    @calimahdimohamud4634 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharafti nafteydaay
    Dayaxo Shan dhaldaay
    Hablaha taan ka shegtaay

    • @calimahdimohamud4634
      @calimahdimohamud4634 3 ปีที่แล้ว

      Sharafti nafteydaay
      Dayaxo Shan dhaldaay
      Hablaha taan ka shegtaay
      Shaaci Arooryadey
      Ma Ishaafineysa

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 7 ปีที่แล้ว +1

    XASUS WLLAHI HEES SCHOOLKA ANKA QAADI JIRAY 2006

  • @hamzeanshur160
    @hamzeanshur160 9 ปีที่แล้ว

    wa hees yaraantaydi aan aad u dhagsanjirey alla yacisak sidii cali winkey

  • @xilwalove3694
    @xilwalove3694 6 ปีที่แล้ว +4

    Horta heesaha murtida leh maxaa loo jecleyn bal fiiri heestaan inta fiiraatay😭kuwa hada cusub ee aan la fahmeyna m waa dhaafeen uff

    • @mudane1454
      @mudane1454 6 ปีที่แล้ว

      Xilwa Love naagaha qaawan jecelyihin ee heesaya ereyada ma fahmaan kkkkkk

    • @sahromohamed5668
      @sahromohamed5668 6 ปีที่แล้ว

      Heestaan 2010kii ayaa wiil aad aan isku jeclayn uu ii kenay ina soo qoray jiba ayaan ulayn jiray mudo ayaan radinayay yaab caawan la kulmay waa xigmad

  • @muzamilyare9531
    @muzamilyare9531 9 ปีที่แล้ว

    Wale hestan anigo yar oo sheko barad ah ayaa aad oo jecela nice song

  • @AHMEDOSMAN-hp3kx
    @AHMEDOSMAN-hp3kx ปีที่แล้ว

    Sharabki nafteyda dayax yaro shan dhalad hablaha tan ka shegta. Ma i shafineysa. Ya. Sidi 🎉. Xasus time 😂

  • @tabiyemediachannel8648
    @tabiyemediachannel8648 2 ปีที่แล้ว

    Shaac ii arooryay ma shaafineysaa

  • @farahabdullahi3437
    @farahabdullahi3437 9 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan xasusta xiliyadi aan ciyalka xafadaha inan hablha ku shukansan jirnay

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 5 ปีที่แล้ว

    2019 wali wan dhageysta

  • @ifkanoloshawahoyomcn7213
    @ifkanoloshawahoyomcn7213 7 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh iga dheh nice song

  • @elyasabdi6555
    @elyasabdi6555 9 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw masha allah waa abwaan qaali ah oon kumaqlay hestisa Libya ano jeelka dhexe ku jira shani adiga moye

  • @saidelmiomar1024
    @saidelmiomar1024 2 ปีที่แล้ว

    Bravo sidi

  • @naimabarre7637
    @naimabarre7637 7 ปีที่แล้ว

    sSaas waaye siidii cali wiikey viva browuuuuuu wwweewe

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 9 ปีที่แล้ว +2

    SIIDI wwwwwwwww shani + hala dheelo

  • @afro-nordicvoice7105
    @afro-nordicvoice7105 4 ปีที่แล้ว

    Best of siidii cali.

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 8 ปีที่แล้ว +1

    nice song waa iga gadantahay

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 5 ปีที่แล้ว

    Heestan kama dhargo👂🎧2019

  • @AhmedOsman-el7yd
    @AhmedOsman-el7yd 4 ปีที่แล้ว

    Hestan wa xasus xiligan dhaliyarada ahayn ayan isku man walinjirnay kkkkkk sidi wa ninjira bro kkk 2004 xiligaa ayu na manwalinjiray

  • @Globeltravel
    @Globeltravel 8 ปีที่แล้ว

    Yaa heesey wenkey Adiguna shakiga daa

  • @shadiyah88
    @shadiyah88 4 ปีที่แล้ว

    Heestan original waxa qaadey Abdiqadir Nagash wahab waxa sameye ustaad Abdi Hussain macalanka ubax dhagmada wabeeri music by koxdi tandar

  • @cabdalesiciid8043
    @cabdalesiciid8043 5 ปีที่แล้ว

    Heestan wan fahmi waayay bal ii micneeya

  • @fankaahmed5312
    @fankaahmed5312 4 ปีที่แล้ว

    Shacini wwww

  • @iidlemohammed9043
    @iidlemohammed9043 5 ปีที่แล้ว

    Stiil 2020

  • @nanitaze5613
    @nanitaze5613 9 ปีที่แล้ว

    Walhi caadi ma ahan

    • @adenmanur7569
      @adenmanur7569 8 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @adenmanur7569
      @adenmanur7569 8 ปีที่แล้ว

      🙆🙆🙆🙆🙆🙋🙋🙋