NINKA QARXIYAY MUQDISHO LA QABTAY IYO DAD CAAN AH MAYDADKOODA LA HELAY NAXDIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 244

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน +33

    Alle Ha u naxariisto intii dhimatay reer Soomaliya 🇸🇴 walalaha nahay Hadanu reer Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ nahay wanu idinso ducaynayna Alle idin gargaro

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 หลายเดือนก่อน +8

    Subhanallah waa ilmo yar laka aqli badiyey.ilahay ha unaxaristo dadki ku dhintey iyo inta dawaca rabbi ha cafiyo aamin

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 หลายเดือนก่อน +3

    From Somaliland ❤️🤍💚
    Inaalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun ilaahayoow reer Somalia khaas ahaan reer Muqdisho dhibka kadulqaad oo umadaa Muslimiinta ah kabad baadi cadawga shabaab iyo Amizom ama Atmis iyo gaaladaa isku soo bahaysatay anagana meeshayada nagu barakee oonagu badbaadi amiin dhaha 🤲 Jaarkiiyoow ilmaadeerayaal

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 หลายเดือนก่อน +13

    Alle ha u gargaaro walaleheen😢😢 reer xamar😢😢

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 หลายเดือนก่อน +9

    Ilahay how naxariisato dadka ku dhinatay caawa arin aad u argaxa u leh how danabi dhaafo how nuuriyo qabariyadooda
    Allahumaa Aamiin Aamiin

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 หลายเดือนก่อน +16

    Dhalintii wlhi wa la falay elluminate aya ku shaqaysanaya allow dadkena ugar gaar 😢

    • @somalilandnew
      @somalilandnew หลายเดือนก่อน

      Wax ilinati la yidha majarian 😂😂qaraxland so dinking no Jessy!viva arsinal

    • @SahracismaamXirsi
      @SahracismaamXirsi หลายเดือนก่อน

      Yaa rabi

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +8

    Allah Haw Naxariisto intii ku dhimatay
    Allah habogosiiyo Ehelka Samir iyo
    Iimaan Allah hasiiyo Reer Modisho
    Waanu Kaxunahay Masuubada
    Idinku dhacaday

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +5

    Viiva isaaq iyo haweye viva

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 หลายเดือนก่อน +6

    War maanta xigmad aan caadi aheyn ayaad ku hadashay maasha Allah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +6

    Waa Run Belo lagma Faraxo hadaad
    Tahay Ruux Muslim ah

  • @HaMZeAbdisamed-ct3tx
    @HaMZeAbdisamed-ct3tx หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay inta dhaawaca aha alle ha caafiyo 😭😭😭😭😭

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m หลายเดือนก่อน +1

    Ma wiilkaan kaliyaa qarxiyay illaahow reer xamar u gargaar inti dhimatayna u naxariiiso inta buktana caafi yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aasiyaamahamud935
    @aasiyaamahamud935 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ha unaxariisto dhamantood intii dhawacana Allah ha u bogodhayo

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e หลายเดือนก่อน +4

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ha u naxariisto murxuumiinta

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 หลายเดือนก่อน +2

    Ta kaleeto meeshi oo dhibi ka dhacdey ayeey dadku ku sii yacayaan aseey rasaastu ku
    Dhacaysa .ilahay ha u naxariisto
    Intii dhimatey. Dhawacana ilahay
    Ha shifeeyo aamiin

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 หลายเดือนก่อน +4

    Inata dhawacaa ah ilahay how boogo dhayo oo how sahalo how garagaaro
    Allahumaa Aamiin Aamiin

    • @awm221
      @awm221 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 หลายเดือนก่อน +10

    ILAAHAY HA U NAXARIISTO DHAMAAN INTII KU DHIMATAY AAMIIN.

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 หลายเดือนก่อน +3

    subxana allah inaalillaahi wa ina ilaahi raajacuun intii ku dhimatay ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo inta dhaawaca ahna how boogo dhayo

  • @DaauudCabdulaahi-py2vn
    @DaauudCabdulaahi-py2vn หลายเดือนก่อน +3

    Dadka ku dhawacmayna ilahay haw boga dhayo
    Intii dhimatayna Allah haw naxaristo
    Inaga ilahay hainoga Dabo naxaristo nafkastaba geerida way dhandhaminaysaaye

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah hau naxariisto dhamaantod aaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi

  • @AbdinasirIsmail-yy2nv
    @AbdinasirIsmail-yy2nv หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid sxb Allaha ku barakeeyo

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf หลายเดือนก่อน +7

    Soomaaliya Soomaali Baa Loo Soo Adeegsadey.🥲😭🥲😭😡😨

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Somaliland Somalilandar baa leh

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 หลายเดือนก่อน +3

    Inaalilaah ilaahay haw naxariisto intii dhimatay inta dhaawaca ah na ilaahay booga dhayo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o หลายเดือนก่อน +4

    Illaahay haw naxariisto

  • @fardusali9432
    @fardusali9432 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu Akbar ilaahay haw naxariisto aamiin aamiin

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c หลายเดือนก่อน +5

    Sadaqada masiibo kugu soo socotee kaabadbaadisaa waa tanoo kale subxaanallaah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +3

    Xamar malahayega dadka Shacabka
    Inlaga dhameeyo Ayaa larabaa
    Subaxanallah

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay ha u naxaristo ax ax

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 หลายเดือนก่อน

    Ilahay haw naxariisto intii ku dhimatay inta ku dhaawacantayna ilahay haw boogo dhayo from somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +2

    Viiva viiva somaliland

  • @Rashiida-136
    @Rashiida-136 หลายเดือนก่อน +3

    Aamiin 🤲 alleh ha naxariisto intii ku dhimatey

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 หลายเดือนก่อน +4

    Ameen

  • @janira7480
    @janira7480 หลายเดือนก่อน +1

    Sax wallo Warunta jisakalah qayr from Muqdicio ❤❤❤

  • @user-rs6jp8vt8k
    @user-rs6jp8vt8k หลายเดือนก่อน +3

    Inalilahu
    Wa I a ilahi rajicuun

  • @Shoeexpert123
    @Shoeexpert123 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha naxrista amiin amiin amiin amiin

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid wllkey 😢😢

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww หลายเดือนก่อน +2

    Ax ax ax ax ax ilahay haw naxariisto ayaa rabi

  • @walfanbii6366
    @walfanbii6366 หลายเดือนก่อน

    Ugu horeyn inta dhimatey alaha u naxariisto eheladii ay ka tageena samir iyo iiman haka siiyo amiin marka xiga walalayaal inaan inagii oo soomaliya dhexdeena is xasuuqno waa wax laga fcn yahay marka ale aan ka baqano oo walaalayaal iska daaya dhiiga muslinka ah oo aad dadineysaan ogow oo ha halmaamin ruux walba qabri baa sugaya xisaabina weey danbeysaa

  • @SiciidMuuse-mg7us
    @SiciidMuuse-mg7us หลายเดือนก่อน

    قال النبي صلى الله عليه عليه: داووا مرضاكم بالصدقة . أو كما قال .
    Kiina buka kudaaweya sadaqo ❤❤❤

  • @CaliSalaad-si6sq
    @CaliSalaad-si6sq หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin aamiin alle ha unxriisto intiku dhimaty qarxaa inti kudhawctayna allle ha ubogadhayo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน +2

    Sac. Ilhoow. Unaxariiso. Dhaantooda. Inta. Dhawaadan. Caafimaada. Sii. Inta kaaleena. Kabaaqa. Baadi. Yaa. Raabi. Amiin. Yaa. Raabi. Yaa. Allh. Amiin. Inliill. Hu. Waa. Inalhass ahay. Raajucuun. From. Buraco

  • @Janno190
    @Janno190 หลายเดือนก่อน +3

    Illahay haw naxariisto inta ku dhimatay inta dhaawaca ahna illahay haw boogo dhayo aamiin aamiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +1

    Maskaxda laga xadey waaye allaha umada xaqa ha tuso❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 หลายเดือนก่อน

    inti ku dhimatay allaha u naxaristo inta dhawaca ah allaha cafiyo cadawgana allaha ka qabto muqdisho maxa dhiig ku datay😢😢

  • @fadumoadam3100
    @fadumoadam3100 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha u naxariisto dadkaas musliminta ah

  • @user-yz9di7qp7x
    @user-yz9di7qp7x หลายเดือนก่อน +1

    shacabka soomaaliland Alleh haka nabad galiyo shacbka soomaaliyana Alleh Samir iyo iimaan Alleh ha ka siiyo

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah Ilahay haw naxaristo inti ku geriyotay.

  • @burco688
    @burco688 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢illahay ha badbaadiyo shacabka somaliyeed😢😢😢😢

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 หลายเดือนก่อน +2

    Unnalilahiwainailay rajucun 😭😭😭😭, illahay naxaristo 😢😢😢😢

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuul somaliland guuuuuuul somaliland geeeeesi

  • @mushtaaq8762
    @mushtaaq8762 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto dadka halka ku dhintay inta dhawacana alle ha caafiyo

  • @se1059
    @se1059 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haw gargaaro reer muqdisho 😢😢😢

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน +1

    Allahayow so hadee,miskiin isagii ayaa gaajo u dhimanaya,ilahayow dadkan caruurta duruuftu haysto ee caruurta kaga faiidaysanay ilahay ha ka qabto ,ilahayow u naxariiso intii dhimatay ,inta dhibato ka soo gadhaynu cafimaad deg deg ah sii ,

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 หลายเดือนก่อน +1

    mee sha darood maa qarxinaya ma arkeeseen labadii nin ee kahadlayey tv somali keybal muqdisho waanabad kii hawiye kiidaroodn qaylo koormay nabad noqotay waad riyoonaysa qir iyo qir

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue หลายเดือนก่อน +2

    Ha bedelaan shacabku....ma aqaan,ma ogi iyo maxaa iigu jira.

  • @suleymanweyrah991
    @suleymanweyrah991 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ciyaalkii xasan sheekh

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +2

    Allha unaxaristo inta dhimatay hotel liido waxa kushirayey xildhibanadi darood harti isaaq hawiya digir milif shacab mesha ku jiray waxa so werarey oo laga so ababuley madaxtooyada villa somaliya madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza mahad salad sanbolshe culumada argixisada shbb dacish damajid sas ogada somaliyey meshas dowlada gama jirdo waxa ka jiro dowladi bahalodey fashil tay waxey isku badashay argixso shbb dacish xasan

  • @FarahHassan-gx6jy
    @FarahHassan-gx6jy หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid

  • @user-tl4ff4cj1t
    @user-tl4ff4cj1t หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto inti dhimatay inta dhaawaca Alle ha u booga dhayo

  • @Borama1960
    @Borama1960 หลายเดือนก่อน

    Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un.
    My heart breaks for them.
    Muqdisho citizens, listen to me, u guys need to protest against the government and al shabaab. I have never seen all of Muqdisho citizens protesting against al shabaab.. Let the world know you had enough. AMISOM is just cashing chqs on ur behalf. U guys r getting zero protection.
    Also, I agree with Wardidaad tv host. You need to be observant and involved in your own safety.
    Much respect to you, walal, for addressing this topic. Might Allah protect Somalia, especially Muqdisho. 😢

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 หลายเดือนก่อน

    Reer soomaliya anaga dhibkayaga wey ku farxaan waanay nagu wiirsadaan laakiin anagu murugada ayaanu laqaybsanaa farqigaas ayaa noo dhexeeya 😢😢

  • @AbdinasirIsmail-yy2nv
    @AbdinasirIsmail-yy2nv หลายเดือนก่อน +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لهم وارحمهم برحمتك يا أرحم الراحمين 😢😢😢😢

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 หลายเดือนก่อน +1

    inaalilaah wa inaailihi raajicuun koonfur soomaali belaayo baa ka socota ale u gargaaro 😮laakiin madaxdoodu wa xaasidiin😮

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin yaa rabi

  • @Abdisamad-tt5mu
    @Abdisamad-tt5mu หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha unaxariisto intii ku dhimatay inta dhaawacaana ale how booga dhayo

  • @user-iu5sx9iy7i
    @user-iu5sx9iy7i หลายเดือนก่อน

    Walalaheen reer koonfur ilahy ha unaxariisto

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAANLAA BELAO KULATAKTAY UMAD BUXANSUUQAY CAWAAN IN DIIN OQOON

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid หลายเดือนก่อน +1

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun ALLAH u naxariisto 😢😢😢😢😢😢😢

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana Allah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi waa Inaalilaahi raajacuun illaahay how naxariisto samir iyo iimaan sadiqa aamiin aamiin

  • @shukriabdirahmaan717
    @shukriabdirahmaan717 หลายเดือนก่อน

    ilahay haa unaxaristo intii dhimatay intii dhawacah ilahay hacafiyo

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha unaxariisto geerida dadka ku dhintay muqdisho ku dhawacana Ilaahay ha cafiyo murugtan iyo dhibatadan haysata 😢😱😭🥺😭

  • @HabibaWeli
    @HabibaWeli หลายเดือนก่อน +1

    Inallilahi wainaa illa rajiccum

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob หลายเดือนก่อน +1

    Allaah hawnaxariisto yaarabbi 😢😢

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi waa Inaalilaahi raajacuun illaahay how naxariisto samir iyo iimaan sadiqa aamiin aamiin wilka yar 13 year kama wana sagaa dulman wayo waxab karan maayo waa la khiyaameeyay

  • @Tirigo-s8o
    @Tirigo-s8o หลายเดือนก่อน +1

    Amin amin😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲 alle alle unaxariso

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c หลายเดือนก่อน +2

    Waa raxanweyn iyo jareer

    • @Cadar49
      @Cadar49 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa lakiin yaa noo soo diraaya ???? Waa dadka waa weeynka sheegta oo hal hal loo yaqaan.

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 หลายเดือนก่อน

      ​@@Cadar49waxaa kuu soo diraya kuwa hadh iyo habeen kaqaylinaya baraha bulshada oo maalin dhawayd laah muqdisho maahanamad iyo waa nabad waaba isdiligaadheen laba xildhibaan bay ahaayeen

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 หลายเดือนก่อน +1

    Innaalillahi wa Innaalillahi raajicuun.

  • @ARwa_Salih
    @ARwa_Salih หลายเดือนก่อน

    Ameeeeeeen Ameeeeeeeen Ameeeeeeen Ameeeeeeeen Ameeeeeeen Ameeeeeeeen Ameeeeeeen Ameeeeeeeen Ameeeeeeen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 หลายเดือนก่อน

    ilaahay how unaxariisto dhamaan dhib kana haka dulqado wallhi waan ka xumahay masiibada ku dhacday walalehen sorry badal khayr qaba hana ka xoreeyo cadowga shicibkow isku duubnada lana sheqeya dowlada😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

    Argagixisadan gaalada ah ee dhiigii islaamka banaystay ilaahay cuqubo haku rido calaamo iyo cudur lagaran waayay ilaahay haku rido😢😢😢😢😢😮😮😮

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAA LA YAAB LEH, MAAMULKAN TAAGTA DARANI, DADKA DHINTAY INAY QARIYAAN BAY RABAAN!!!!!.

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m หลายเดือนก่อน

    Runtii waxa nabadda ilaashado waa shacabka maqan shacabka reer muqdisho maahan dad dhiifoon waayo waxey kusoonoqonayaa meel dhowrsano qaraxysdu kadhaceen😊😢

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน +1

    Dadka dunoobtii aabayaadhoda galeena xasuuqii dhacii ayaa illaahaya ubadakoodii kadoo ifa uga soo baxadaya waa kuwaa gacantooda isku xaranaaya

  • @naemamohamed2941
    @naemamohamed2941 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha gargaaro walahaheen

  • @AdawehHoussein
    @AdawehHoussein หลายเดือนก่อน +1

    Inalilahi wa ina ilahi rajucun

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    Allah ha caawiyo muqdisho waxan waa inay talo ka yeeshaan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariiso inta ku dhimatey inta ku dhawacantey Allow Shaafi Allow Daalimiinta Umada macno darada laynaya Naga Qabo Yaa Rabi

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waxan ku odhan lahaa dalkaga ha gaji oo dadka dadka dhibatenaya ka qabo intanad meel kale ugudbin🥺

  • @maxamadmaxammuud4882
    @maxamadmaxammuud4882 หลายเดือนก่อน +1

    Ala hacafiyo inti ku dhimatay far fr fr😂😂😂😂😂😂

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน +1

    Xamar 40 dulmigaya galeena ayaa maanta ku jiraana waa taa dadka laceejinayo qaadayaala iyo qariyayaala sidaa illaahaya unaxariista hadaa dakan devanagari loo qaadi isa daba qabato kala barata qaladka iyo saxa

  • @user-vx8wo2cd7c
    @user-vx8wo2cd7c หลายเดือนก่อน +2

    𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐮 𝐠𝐚𝐫𝐠𝐚𝐫𝐨

  • @jamaljama7284
    @jamaljama7284 หลายเดือนก่อน

    Shacabka Muqdisho dawlada way la shaqeyaan, laakiin tuug siyasiin ah ayaa dad shisheye ah la shaqaysata oo ka danbeya qaraxyadan!!

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 หลายเดือนก่อน

    Inaaliaaahi waina ilahay rajicun ilahay ha u naxariisto inta ku dhomat ay inta dhawaca ana ilahay ha u bota dhaayo

  • @MalkiyaMoha-bv2qs
    @MalkiyaMoha-bv2qs หลายเดือนก่อน

    Illahey unaharisto inta dimati insha Allah

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 หลายเดือนก่อน

    Alla walaalaheen reer muqdisho alle dhibta hakasaaro wallaahi waadhimasho sidani

  • @LibaaxShabeel
    @LibaaxShabeel หลายเดือนก่อน +1

    Waridaadoow dadka muqdisha isku laynaya badood kabax ama 100 hasika dileen ama 200 haiskadileen. Adiga waa cadowgaaga labada isku laynaya muqdisha.waxaa kuu cadeynaysa waakii madaxweynahoodu lahaa xunjirbaanu ku dadinaynaa somaliland. Markaa ninyahoow aduunka lasoco oo qudhn qudhun ha uga hiilin.

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay หลายเดือนก่อน +1

    Wa runti xamar jogis maleh wayo jelki dhexe e ugu ilalada adka ayey hub lagalen shan jagboyn ba nido ledahay osida lo ilaliyo anad maleyn karan marka waxay noqonay jawabta kuso baxda in dawladu wado