TALIYE RAAMOOLE OO DURDUR KA SHAQO BILAABAY MUUQAAL QOSOL BADAN ILA DAAWO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • TALIYE RAAMOOLE OO DURDUR KA SHAQO BILAABAY MUUQAAL QOSOL BADAN ILA DAAWO 2020

ความคิดเห็น • 45

  • @husseingabile
    @husseingabile 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninkaan nin aqoon badan waye lakin waxaa jira waraysiyo badan uu bixiyay dumar iyo waxaan rag aqoon baa rabbi gacanta u galiyay 😢

  • @handsomehuss3730
    @handsomehuss3730 3 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhh 😂😂😂 "Naagahaan ilmo eey ku dheedheeli karaan maan ahay waryaa questo" hhh taliye raamoole labadan waa ka booleesatay nin rag walahi iga qosliyay

  • @dacadhassanmohamed3533
    @dacadhassanmohamed3533 3 ปีที่แล้ว +5

    Ramole qofta u dalbadey hadan lasarneyn hala saaro ka duceysta masha allaah 🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷👍✌

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 3 ปีที่แล้ว +8

    Nin Masaajid Ku Jiro Kabo Uma Dagdago Ayoo Yiri 👉Salaad Ka Bixis Ayaa Ku Jiraa Kabo Uma Bahni Alla Maxaa 👉Murti Ku Jirtaa Ninkan

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal7382 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaa waxaan ku jeclaaday hadalada ku hadalo wllhi 😡😧🤐

  • @Mahad_sulieman
    @Mahad_sulieman ปีที่แล้ว

    2023 😂❤

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay caafmaad ha siiyo

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalidii carab suriyanka lacag u aruurineysay waa show of. Nin kaan somaliga xanuunsan lacag u aruurin lahayeen

  • @mohamedabdiofficial3206
    @mohamedabdiofficial3206 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka X xakuciyarina fadlan

  • @ibrahimweheliyemohamed6113
    @ibrahimweheliyemohamed6113 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh wu karbashay lkn ayaga in ay ku bashalaan ayey raben.

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 ปีที่แล้ว +1

    War ninkaan naag halagu daro

  • @dr.mokhtaryousuf1807
    @dr.mokhtaryousuf1807 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka wax mawdhiibteen hoooy

  • @deefyarearun5742
    @deefyarearun5742 3 ปีที่แล้ว

    Jiif maad siisaan

  • @mowliidabdi389
    @mowliidabdi389 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan garacsana

  • @hasanalimoha4400
    @hasanalimoha4400 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkk jecelkeyga hadii kafaalaado camira yaraanayso Aaaaaa kkkkk

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 ปีที่แล้ว

    Qosol ayaan fuuray raamoolaaa allha caafiyo

  • @Dacwahmedia
    @Dacwahmedia 3 ปีที่แล้ว

    Nin masaajid ku jiro kabo uma dagdago

  • @revolutionofsomalia474
    @revolutionofsomalia474 3 ปีที่แล้ว

    Deeq raage ramolle

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 3 ปีที่แล้ว

    raamoole. daacad waaye. ruun ayuusheegaa

  • @abdullahiabdi6813
    @abdullahiabdi6813 3 ปีที่แล้ว

    Wlh caadi mahin ayagoo kawalay

  • @mohazqd5367
    @mohazqd5367 2 ปีที่แล้ว

    Runtii ninkaan caqli iyo xigmad kujirto ee allaha cawiyo

  • @deefyarearun5742
    @deefyarearun5742 3 ปีที่แล้ว

    Kan caadi ma ahan

  • @maxamed4life435
    @maxamed4life435 3 ปีที่แล้ว

    WALAAHI MA EEYSAN FAHMIN LABADOODABA WAXUU KAHADLAAYO. XITAA HALF DADKA SOMALIA XITAA MAFAHMI KARAAN. MR RAAMOOLE WALAAHI HORAA LAGA FAHMAYAA INUU QOF AQOON BADAN LEEYAHAY INUU YAHAY. LKN MASKAX DAJIS AYUU UBAHANYAHAY TAASI WAXAA KEENEYSA MAANDOORIYADA UU ISTICMAALAAYO. 👍

  • @somlyrics5198
    @somlyrics5198 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheeko Aan Maqlo tii ligu Qosolka Badnayd part 1
    Lkn shurud hadaad qososhid iibalan qaad inad subscribe iisaresid 👇
    Sheekadan oo ka dhacday Qurbaha ayaa waxay ku saabsanayd
    masaajid ay salaadi ku tukanayan somalidu ayuu soo galay nin
    cadaan ah oo sita mindi af badan ka dib ayuu intuu soo dhex
    istaagay dadki oo qaarna sunaysanayan qaarna iska fadhiyan ayuu
    waydiyay isagoo mididi kor u haya intinan meesha joogta keeba
    muslim ah dadki baa mid waliba naxay oo is yidhi hadaad aniga
    tidhahdo amuu ku galiya ka dib ayaa nin adkaysan wayay damiir
    la'aanta somalida gacanta ayuu taagay oo uu yidhi aniga muslim ah ninki
    gaalka ahaa aya ku yidhi dibada u soo bax ka dib ninki baa
    kaxaystay isagoo midida hor wada ayay is raacen gurigiiso ka
    fogayn masajidka ayuu geyay wuxu ku yidhi waxan rabaa inaad
    adhigan ii jooga mid ka mid ah sida musliminta igu qasho ka dib
    ninki wayahay intu yidhi áyuu u qalay wuxuna ku yidhi anigu' waan
    tagayaye cid haraga kaaga siibta raadso ka dib ninki gaalka ahaa
    intuu soo laabtay isagoo mididii oo wada dhiig ah wata kacsan
    ayuu masajidkii soo dhex istaagay hadana markaasu ku yidhi
    waxaan idin waydiyay intiinan yaa muslim ah dadki ba wada naxay
    waxay is yidhahden ki hore farta tagay ee u kaxaystay wuu ku
    daayay markaas ayay dhamaan wixi masajidka joogay intay is
    eegeen ayay imaamki masajidka tukinayay farta ku fiiqeen waxay
    yidhaahden kaasa muslim ah kkkkkkk
    imaamki bu ilahay yaab u ekeenay kulaha war ma inti yarayde labada
    rakcadood idin tukiyay baad farta igu soo fiiqdeen kkkkkkkkkkkkkkk
    Balantan galnay illahey wuu ogyahay ee subscribe iisaar👇 iguna qaado👇👇👉
    th-cam.com/video/gGABVDJzpxU/w-d-xo.html

  • @sareeyocbare8169
    @sareeyocbare8169 3 ปีที่แล้ว

    Hampalyo

  • @khalifa4452
    @khalifa4452 3 ปีที่แล้ว

    Don't play with my brother

  • @mowliidabdi389
    @mowliidabdi389 2 ปีที่แล้ว

    Wax mad u gaysan ilen shaadhna waa dane

  • @mtchanel1417
    @mtchanel1417 3 ปีที่แล้ว

    Miskinka wax siiya hada video kaqadaten haku danaysanine

  • @sar-m9564
    @sar-m9564 3 ปีที่แล้ว +1

    Views raadis

  • @salmaqurux1650
    @salmaqurux1650 3 ปีที่แล้ว

    dad ewen family Karen kulaha tan ma yarthy

  • @mowliidabdi389
    @mowliidabdi389 2 ปีที่แล้ว

    Soomalida maskax deediba kudhan

  • @adenakfilms7707
    @adenakfilms7707 3 ปีที่แล้ว

    Camaro man muqtar guudow yaa loo doortay in wuu guursdo

  • @abdikarim6089
    @abdikarim6089 3 ปีที่แล้ว

    Rageedi raamole mel iska sar nagahan xun jarerka xasan top kuso dirsaday labadaba ayago xishonaya aya mesha kadirtay nin adag

  • @hoodomashchannel8353
    @hoodomashchannel8353 3 ปีที่แล้ว +3

    Wax kasto jece shahay allaha ku siyo hadad isarto subscribe 👍

  • @mowliidabdi389
    @mowliidabdi389 2 ปีที่แล้ว

    Maskaxba fadhida ninkan

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว

    2 daan Dumar Ah yaa masaakiinta ku cayaara dhahay
    Nin Duruufaysan hadaad nin Ka dhigi waysaan
    Wallee mid labisan Caadi Ah idinku Hakanmaayo
    Raamoole quraan Saar iyo xanaano ayuu u baahanyahay

  • @xogtamaldahan
    @xogtamaldahan 3 ปีที่แล้ว +3

    Shuruud Wll hadii aad qososhid subscribe baad iisaaraysaa
    Hada Kahor Nin Odhey Ah Ayaa Wxuu Guursade Gabadh Aad Oga Da'a Yar, Habeenkii Uguhoreyse ee Aqal galka Ayaa Gabadhii Wxey Odheygeda Kacodsate In Cawa ey Ciyaaran Sideed[8] Jeer [Ciyaarta Sariirta], Heshiiskaas Odheygii Wuu Ogolaade Asago Isleh Hais Ceebeyn Iskadig Wiil cml.
    Ciyaartii Markii eey Bilaabate Kadib Odheygii Markuu Sii Maraayo Wareegii 6aad [Lixaad] Odheygiina ey Kataalo Ayaa Gabadhi Wxa ey Dareente In uu Aad Udaale Odheygeda Markaas Ayey Kutiri Lasoco Wxad Mareysaa Wareegi 4aad oo Wxaa Kuuharte Afar kale, Odheygii Oo Aad Qeylinaaya Ayaa Yiri Maya Wxan Maraaya Wareegi Lixaad oo Labo kali Ayaa iiharte Gabadhii Wey Kadiide,
    Muran Dheer Kadib Buuqodha Aya Wxa Maqashe Gabadha Hooyaded Oo Kujirte Qolka Kuxiga Qolka ey Gabadha iyo Ninkeda ey Kujireen,
    Hooyadii Ayaa Albabkii Kusoo Garaacde Gabadhii Iyo Odheygii oo Wali Murmaaya,
    Wxey Kutiri Mxa Idinku Dacay oo La Buuqeysiin, Odheygii Ayaa Hadle Oo Yiri Wax Dib ah Majiro Xisaab yar Ayan Isku Qabsane, Hooyadhii Kulaha War Gabadheyda Xisaab Ma Taqaano Waligeedna School Ma Diganin ee Adaa Ka weyn ee Intad Udul Qaadato Hada KOW ugasoo bilow 😂😂😂😂
    Hadii aad qososhay Wll allah baa ina ogaa inaynu ballanay ee subscribe iisaar

    • @kingcolombia8285
      @kingcolombia8285 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh xariif waaku saaray 🤣🤣✋

  • @heartpower2605
    @heartpower2605 2 ปีที่แล้ว

    Nacalaa Damiir Xun ku taal Daaya Hada wax utari karin