Qisooyinka dadka somaliyeed ku dhaca ee ay soo gudbiyaan wey iiga duwan yihiin iigana xiiso badan yihiin marka loo eego kuwa umadaha kale,waan jeclahay qisooyin dad somaliyeed ku dhacay inaad noo soo badisid sida qisadan iminka oo kale,mahadsanid mar kale wllo.
Sawda Allah ha ku xafido wllo qaali waxad tahay TH-camrska somaliyeed dadka aan ugu jeclahay runtii, hore u soco walaashay waxad u qalantaa millions subscribers ah hadaan awoodo hal ilbidhiqsi ayaan kugu gaadhsiin lahaa lkn ma awoodo.Hore u soco wllshay waad ku mahadsan tahay qisooyinka aadka u fiican ee cibro qaadashada leh aad noo soo gudbiso.
Abaayooy iisooduceeya adiga iyo asaxaabta muraad ayaan leeyahay illaahey inuu iisahlo insha allaah
Allah kusahlo abayo
Huno mcn muraadkaga oo kheir qabo allha kuu sahlo
Alle ha ku sahlo wll
Amiin aniga iyo intii muslim ah yaarabi
Allah ku sahlo muraadkaaga
MashaAllah abyo wadku mahadsantshay So Gudbinta qisooyinka Cajiibka ah
Abaayo waa runtaa juhdigaa Aad Noo gashay insha alaah Asaxaabta waan ku gaadhsiinaynaa intaayo inkabadan waad u qalantaa❤❤❤
Wcs huuno sawda ❤qaali
Mansha alaah abaayo mcn ducadaada alaah no aqbalo
Shugran xabibtii wan jeclahay qisoyinka
Wlhi ayaydaybaaa sidaa lagu sameyay madiida waa sixir uuun sawdaaay😢😢😢😢😢
Guulayso abaayo mcnto
Congratulation to 30k soon we wait 100k sister
Qisooyinka dadka somaliyeed ku dhaca ee ay soo gudbiyaan wey iiga duwan yihiin iigana xiiso badan yihiin marka loo eego kuwa umadaha kale,waan jeclahay qisooyin dad somaliyeed ku dhacay inaad noo soo badisid sida qisadan iminka oo kale,mahadsanid mar kale wllo.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا ا ختي كريمة❤
Mnshlh sawda Cadeey welcome xppti
❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😅😅😅
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😮😮😮😮😊😊😊😊😢😢😢
M.a waa dhawnahay
Mnshallh huno qiso cjiiba ❤❤❤
Alle ha ku gargaro xabiibti wakhtigan ha ku barakayo 🤲Amiin amiin
Asc mashallah qisooyinka xiiso leh oo yaab badan ayaad soo gudbisaa! Xoogaa qisooyinka soomaaliyana kusoo dar marmar.
Walaaley nadhaaf🎉
Raali nopo😢
Mashaallah abaayo
Wcs
Mazha Allah ❤️ 😊
Nuuno mcn ale muraadkaad leedahy oo khayr leh haku siiyo😢❤
Manshallah ❤❤❤
Shugran xbbti sowdoy😢
Marshalls barkalau fik sowda wll
Thnkz abayo Sowda ani mar dhaw kugu do biiray walhi aad kula dhacay
Qisoyinka aadso gudbiso
1milyan insha Allh
Dadalkaga Allh ha kugu garsiyo iyo garab istagena🤲🏻😘
M.a
Wcs wlshay sowda qurux alllah ha ku xifdiyo qisoyinkad soo tebiso wax badan ban ka fa.iiday samirkan ka bartay iyo dulqadka mansha allh❤❤❤
Thanks sister 😘
Madiidadu waa sixir
Wcs haye kusoco abayo❤❤❤❤❤❤
Sawda Allah ha ku xafido wllo qaali waxad tahay TH-camrska somaliyeed dadka aan ugu jeclahay runtii, hore u soco walaashay waxad u qalantaa millions subscribers ah hadaan awoodo hal ilbidhiqsi ayaan kugu gaadhsiin lahaa lkn ma awoodo.Hore u soco wllshay waad ku mahadsan tahay qisooyinka aadka u fiican ee cibro qaadashada leh aad noo soo gudbiso.
😥😥😥😥😥😥
Masha Allah
Qisooyinka intaa le eg wxn ka yaabay sidad u xiftido❤❤
Illahay ayaa makax isiiyey masha allah dheh
@@sawdamqaalib waa run❤❤
Asc sawdooy huuno qaali waan ku salaamay❤❤❤❤
Hambalyo Qalbiyey 30K Subscribers
HNO sawda qalib ana iyo familkadhan wankuwala dawana wllhy wan kujacelahnahy 🎉
Masha allah ❤❤❤❤
Masha Allah sister ❤❤
Sheekooyinkada xfda oo dhan baa jecel hooyaa mar walaba ku ducaysa
Mhdsnd walaashey hore usoo
Ala madiido markaan maqlay wan naxay Runtii somaaliya wey ka jirtaa 😢
Qisadaad keento ama Somali ka keen ama cid kale like ta diyaar ayey iga tahay mar walbo
One love team sawda qali ❤️
Wcs wr wbr sawda qalbi dajiya❣
Xqiq❤
Wcs walaashey igu qaaliya sowda cadeey waan kusalaamay inbadan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤
I can't wait 30k subscribrs
❤❤❤❤🎉🎉🎉
Mashallah
Masha alllah
Wasixir madidada
mansha Allah sowda qalbi furan
Mcna meeshay ku gaday sheekadu sawda laso dhakhsaso qaybta 2aad
Sawda abyo wllhi waxa thy Qofka kaliya Aan youTube darteda aan usoo galo😍💞🥺👸
❤❤❤sawda
Fatima
sawda quruxey sxb dar illahay bn idiin jeclahay adiyo sxbdy ayaan goob doon illhy haidin xafidee
SubxanaAllah 😢😢
WCS❤WLLO❤
Maanshalah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sawda qaalib ❤❤❤😢
🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀
This very painful my one year old can’t sleep with out my clothes 😢
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Qaybti kle caawa soda
😭😭😭😭😭😭😭
mahadsanid abayo 😢😢
Wan jeclahay qisoyin kaga sawday lkn waxan kasii jeçlahay kuwa somalida no soo badi
Asc walaal qaaliyeey. Waxad ku dadasha qisada inaad toos ugasho bacda salaanta, waayo hadalka dheer wuxu dilaa nuxurka qisaada
Wcs mahadsanid
🎉🎉🎉
😢
Mxuu usoceshan wayo midii kataktay madidada mukusameyo midaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😊😊😊
❤❤❤
😢😢😢😢😢
😢😢😢
Ascm waxan away hooyo soo maligned waxa haymaker qiso 35.sano a iniga ilaa iyo hada I heysato waxa jackal lahaa inaad soo gudbiso iina soo duceeya qeyr alaha idinsiiyee
😢😢😢😢
Benta ma ahan iniga hoyo la dhiwo ama ilma yar dhib logestay wllh ad ismaneyan wali hurdadey ma ircdo murug dartet
Odayga darxumada kamuuqata oo eey shegayaan labada dhalinyaro waaxow kamidyahay kuwa aan dhahni Taajir kobolaawe🤣😅😂
Abayo sowsdo waxan ka imaday somaliyo waxan had joga Kenyo xeryaha qaxotiga wlhi Abayo is aaan Adiga ku dawado karkii Kenyo wanu iskeni weynay oo waxa ig baxay ano labatan iyo 23 malin kaliyo lixdan dolar 60
Mahad sanid
Scwscwscw❤❤❤
🫠😘🫠😘
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Masha Allah ❤
❤❤❤❤❤
M.a
❤
❤❤❤❤❤
❤