Qisadii Cabdraxman Maxamed iyo Barakada Saliga Nabiga صلي الله عليه وسلم iyo Suuratu Baqra

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #FilmoraGo

ความคิดเห็น • 72

  • @mnb496
    @mnb496 ปีที่แล้ว +11

    Wall Masha Allah ilahay subxaana watacalaa hakuu siyaadiyo, hakuu danbi dhaafo, nolosha frxad hakugu dhameyo qiso qalbiga noo qaboojisay ayad Nala wadagtay , nabiga maiciisa dhamanten alle Hana dhigo

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 4 หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw

  • @dergamaxamud530
    @dergamaxamud530 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walahi wiilkan Qisadisa aad ban ugu Qiroday wana farxay sidu ilahay naloshiisa u badalay Bil waxyar ka Yar Saliga Nabiga
    عليه الصلاه والسلام
    Walahi waa Cajiib wiilkan waxan leyahay ilahay kuguma Celiyo noloshii Xumayd ee mugdiga Ahayd walaal
    Aaamiin

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha alaah alle siyaadiyo anagana alle hano fududeeyo

  • @Amina-hj6wv
    @Amina-hj6wv ปีที่แล้ว +6

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد،اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.

  • @queenmarish4275
    @queenmarish4275 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah 😢Mahadsanit walalo Alle ayaa kuhadiyeyay Allah hanowadha aqbalo

  • @umukowsarqasim1029
    @umukowsarqasim1029 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ilahey haku ziyadiyo amin yaa rabbi Allaahu masali wasalim calaa nabiyinaa Mohammad ❤

  • @ayaancarpet2002
    @ayaancarpet2002 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tabara ka Allah ale ha barakeyo walal ale na faraxad ha ku si yadiyo anaga na ale ha naga dhigo kuwo qisadada dhiri galin ka si qada o wadad gu sha akhiro iyo adunba ku gadh o ku libana shafe cada nabiga iyo arag tida xabbkena ba ale ha ina gu ara saqo waxad na ogatan mara walbo o jacaylka nabigu scw qalbigena ku way nado wa mara walbo ad haysan wadad gusha ale kuwo xaqa ku sugnada ha inaga yelo in sha Allah

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah allow dhalinyarada dhan sidaan uso hanuni allah kuu ziyaadsho wll

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 11 หลายเดือนก่อน +2

    Salalahu calayhi wasalam❤❤❤❤mashalah ilahay ha ku siyadiyo

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw Subhanallah allow ku barakeey kugu sug wadadaan fiican bro. Anagana Allah hano yasiro inshallah🤲🏽🤲🏽

  • @mariaali1570
    @mariaali1570 ปีที่แล้ว +4

    This is really an amazing story i appreciate🍀🍀🍀 God bless you bro..🙏🙏

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah jzk keep going brother don’t stop it May Allah make it easy for us all.

  • @barwaaq0jaamaccali643
    @barwaaq0jaamaccali643 ปีที่แล้ว +3

    الهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @hodanabdi2275
    @hodanabdi2275 ปีที่แล้ว +2

    Walahay waan la ilmayey ilahay haku siyadiyo walal abdiraxman anagana allah hano yasiro

  • @farxiyoaxmedxaashi7440
    @farxiyoaxmedxaashi7440 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabarakallah alle weyne hakusiyaadsho Dibna rabi kuumaceliyo aamiin aamiin aamiin

  • @mahdiabuho1295
    @mahdiabuho1295 ปีที่แล้ว +1

    Manchaalah inchaallah anaka ilahaye ha no fududeyo amin.

  • @Amina-hj6wv
    @Amina-hj6wv ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka allah wll illah aya mahad leh oo kuwaa fajiyey qeyr ka.
    الحمد لله رب العالمين وبه نستعين على أمور الدنيا والآخرة والدين.

  • @asmaxaaji8283
    @asmaxaaji8283 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد

  • @canabibnujama3017
    @canabibnujama3017 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha scw scw scw scw

  • @n33seeking38
    @n33seeking38 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah this is the most beautiful story ❤

  • @umukowsarqasim1029
    @umukowsarqasim1029 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey hakaa abaal mariyo wll wanaaga aad nala jeceshahay o mar walba aad nagu dhiiri galiso anagana ilahey hanala doono hanuunkisa amin yaa rabbi

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 ปีที่แล้ว +1

    Salalahu caleyhi wassalam ❤️❤️❤️

  • @xafsa687
    @xafsa687 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah اللهم بارك
    Ad ban uga helay qisadada dhirigalin sii fa iday thanks you bro

  • @user-et7jc1bd9d
    @user-et7jc1bd9d ปีที่แล้ว +2

    Mashllh 😌😌

  • @khadarmacalin8423
    @khadarmacalin8423 ปีที่แล้ว +4

    Scw

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakalahu kheer sheekh ❤❤❤❤❤

  • @ayanabadirahman9240
    @ayanabadirahman9240 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh masha allh wll allh ha ku barakeyo farxada daganasha iyo nimcada allh ku siyay ha jojin bartas ka sii wad guul adun iyo aqiro ayn ku rajenaa

  • @arimahabulshada3437
    @arimahabulshada3437 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah alah ku barakeyo dhiragalin ayee noo tahy aad baa mahad san tahy

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh alleh haku barakeeyo Wllo kudadala saliga nabiga wcs

  • @sarahussein550
    @sarahussein550 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarkallah ilahay barkada hakusiyadiyo

  • @farhiaabdullahi9722
    @farhiaabdullahi9722 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah

  • @xaajiibraahim7170
    @xaajiibraahim7170 ปีที่แล้ว +1

    BarakaALLAHU Fiikum ALLAHA Kusiyaadiyo

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah ilahey hakubarakeyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @youssoufgouled7576
    @youssoufgouled7576 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah mashaallah Allah haku xifdyo

  • @hassansalaami7839
    @hassansalaami7839 ปีที่แล้ว +2

    Wilka,,waxaa modaa in Qisadeyda kahadlayo subxnllh,,walal kheyrka alaha kusiyadiyo anagane alle hanoo barakeyo

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah tabaaraka

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 ปีที่แล้ว +1

    Salalahu caleyhii wasalam

  • @dekoosman4529
    @dekoosman4529 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal allaha ku siyadiyo kheyrka

  • @hafiid
    @hafiid ปีที่แล้ว +1

    Scw❤

  • @lifeitself4377
    @lifeitself4377 ปีที่แล้ว +1

    SubhanAllah

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh allaha ku barakeeyo see kitaabka ama moobeelka uga akhrinkaraa inaa akhristaan araa mana xifdisaniye

    • @barakadasaliganabiga5446
      @barakadasaliganabiga5446  ปีที่แล้ว +1

      Ku dadaal Insha Allah waad Xifdin doontaa isaga dadaalbuu sameeyey Allahna سبحانه وتعالي wuu ka aqbalay

    • @anisomaxamed6873
      @anisomaxamed6873 ปีที่แล้ว

      @@barakadasaliganabiga5446 walalayal iso ducey muraad ayan leyahay in u Allah iga aqbalo haday qer igu jiraan

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @amalabdirizak8643
    @amalabdirizak8643 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalo qair alaha kusiyo misanka xasanatka alahakugudaro

  • @nastibeauty6770
    @nastibeauty6770 ปีที่แล้ว

    Mashalh Abowe 😢

  • @mohamedcalas5910
    @mohamedcalas5910 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaalka nala wadaagay sheekadan macaan waxaan ku weydiinay kaliya siiqatu ibraahimiya miyaad 10 kun la aqrinaysay

  • @mamaidoy6601
    @mamaidoy6601 ปีที่แล้ว

    Maanshaallah.allahakbar

  • @sahrohusendhiblawe6232
    @sahrohusendhiblawe6232 ปีที่แล้ว +3

    Anoon xisaabin maanta dhan mawedi karaa

  • @zamzamfarah393
    @zamzamfarah393 ปีที่แล้ว

    Asc jazzakalah habaryar allah waxan kaga baryaya mustaqbal wanagsan horena usoco wali waa yartahay quranka xifdi diintana baro

  • @mariaali1570
    @mariaali1570 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka chanlaka illahay waxaanu kaaga tuugaynaa farxad iyo khayr sida wacan eed noola wadaagtay khayrka iyo farajka...waxaad tahay irsaaqad allaah soo diray!!!

  • @mustoynuurali-xr6mc
    @mustoynuurali-xr6mc ปีที่แล้ว +2

    Ilahay dhamantena sidaas hanaga dhigo aniga manta ayan bilaqay saliga 5000 maraya hada wana casarna lama garin

  • @fatumagure6803
    @fatumagure6803 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️👍👍

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 ปีที่แล้ว +1

    ME STARTING TOMORROW INSHAALLAH 2/ 12 /2022 IF I GET RESULT I WOULD SHARE WITH YOU GUYS INSHAALLAH ......

  • @user-qn5pt1vg3w
    @user-qn5pt1vg3w 8 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @bish3281
    @bish3281 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل على محمد وعلى أل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى أل ابراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى أل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى أل ابراهيم إنك حميد مجيد

  • @adonti1alle
    @adonti1alle ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @dekoosmanbare6630
    @dekoosmanbare6630 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabatakalaah

  • @fathimadirie8653
    @fathimadirie8653 ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi wasalam

  • @maryanmshire1999
    @maryanmshire1999 11 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah