QAMAR SUUGAANI NEW SONG SIDAADA QOF AH LIVE SHOW CAAQIL YARE 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • QAMAR SUUGAANI
    SONG SIDAADA QOF AH
    LIVE SHOW CAAQIL YARE 2019
    Copyright@Hawraar Music

ความคิดเห็น • 580

  • @mukhtardayib5430
    @mukhtardayib5430 5 ปีที่แล้ว +140

    Wlhi Ninkan Laxan iyo Cod buu fanaaniinta ku baabiiyay❤
    Qamarka❤

  • @abdirisakfuad5922
    @abdirisakfuad5922 ปีที่แล้ว +6

    Best song Qamar sugaani
    Ereyada qamar
    Laxanka qamar
    Codka qamar
    Another level weeye heeatan
    Abwaan rixda ka wrn heestan

    • @khadarAdam-t7n
      @khadarAdam-t7n 10 หลายเดือนก่อน

      Waa hees mcn sxb rashiya
      Laxamayste rashiya❤

  • @shulucaayare5175
    @shulucaayare5175 5 ปีที่แล้ว +83

    Maftuux cadceed nin kibray oo suulasha ka garaaca 👌🙏

  • @mohamedjohncena6805
    @mohamedjohncena6805 4 ปีที่แล้ว +85

    Qamarka fanka aabo ada iska leh kuwa kale way iska ciyarayan👍🏿
    Inta ila rumeysan👍🏿likta ku dhacsi

  • @asiye717
    @asiye717 4 ปีที่แล้ว +63

    Maftuux Nin Faraha lagaga gubtay 🔥🔥👌👌
    Qamar hetan marku laxamynayy aduun kale bu joga 😺

    • @yazier_4456
      @yazier_4456 3 ปีที่แล้ว +7

      Only me ayuu ku xidhay Laxanka😂💥

    • @asiye717
      @asiye717 3 ปีที่แล้ว +7

      @@yazier_4456 😂😂😂

    • @hodanfarah2111
      @hodanfarah2111 2 ปีที่แล้ว

      @@yazier_4456 okvcn I u
      I b

  • @akae5153
    @akae5153 5 ปีที่แล้ว +181

    Yaa fahmaya wataase Sheeko #Ciida_galii ayaad bilawday MMooge 70 kii dhigay!
    Qamar suugaani👏👏

    • @mariosalus2779
      @mariosalus2779 5 ปีที่แล้ว +7

      Libaax ninkan wlhy wax ka qabasho maleh Somali mxmed oo idil inta heesta ninka kali ah een ka tageero weyan ina aabo

    • @xamdaxasan7542
      @xamdaxasan7542 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk zakaria may la aragtay

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 4 ปีที่แล้ว +7

      @@mariosalus2779 Qabiil baad ku dhagaysataa hadad dhagysatana

    • @mariosalus2779
      @mariosalus2779 4 ปีที่แล้ว +13

      Hhhhh sxp anu rer jigjiga ban ahy maba ahi rer hargaysa waligayna ma arag lkn qofka idinkon isku qabiil ahyn bad tageeri kartaa so sorry wlhy 2019 iyo wali qabiil

    • @somalilanderjecelsomali6123
      @somalilanderjecelsomali6123 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mariosalus2779 usheeg

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +14

    In badan ayaan dhowrayay inaan arko maxed mooge labaad alxm qamar waaa dayax buuxiyay booskii aderkii alfanan macalin mujahid maxed mooge liiban

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 5 ปีที่แล้ว +39

    Qamar zugani duriyadi
    Xalasha ahayd
    My fanaankayga
    Inankaygih

  • @c.raahidmahad115
    @c.raahidmahad115 5 ปีที่แล้ว +74

    waxan umaleynayaa qamar suugaani wuxuu aad ugu cod egyahy fanaanka daauud xanfar

    • @xamsexasanwacays86
      @xamsexasanwacays86 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh wlahy wa runta waba iska dhig dhiga dauud wa cajiib codkisu

    • @motrailblazer2234
      @motrailblazer2234 4 ปีที่แล้ว

      C.raahid Mahad right waa rhntaa

  • @ismoapdi8400
    @ismoapdi8400 5 ปีที่แล้ว +75

    Qamar ZugaaNi Fanan Uzo paxay Zomalida Laxan-meyzte Wan Ka Helaa Laxankiza💯💯👏👏

  • @abdirizakmuzza3885
    @abdirizakmuzza3885 5 ปีที่แล้ว +49

    Ubax ugu quruxda badan u qaalisan ugu udgoon ayaa nuurka qaata caraf si aanu u qiimo dhicin
    "" hadan qalbigayga iyo qasnado kaydo dhex yaal waxan ku qarsado bandhigo adaan qormo kaaga dhigay ku qaataye ila qorshay
    Qaabkaad leedahay hadaan qiyaas isidhahaa macaan sidaada qof ahba ma jiro
    Qamar suugaani well done

    • @dugsiyehassan9791
      @dugsiyehassan9791 4 ปีที่แล้ว +1

      Well done

    • @mankalyrics1825
      @mankalyrics1825 4 ปีที่แล้ว

      Hadan qalbigeyga iyo qasnado kaydo dhex yaal waxan ku qarsado bandhigo adaan qormo kaga dhigay ku qate ila qordhe

  • @hanshamza8618
    @hanshamza8618 5 ปีที่แล้ว +79

    Qamar suugaani Aabaha laxanka ee qarnigan aynu joogno.🙏🏽✊
    Biyaha mcn bdsada 😂

  • @maxamedcabdirashiid3452
    @maxamedcabdirashiid3452 11 หลายเดือนก่อน +3

    Laxanki ugu adkaa uu😊 qamar sameeyo

  • @faraskacad7607
    @faraskacad7607 5 ปีที่แล้ว +337

    Waraa wax ma iniisheega
    Like wllo mcn Ha ila dhafin kolay waad akhridee 😍

    • @sadamcali9609
      @sadamcali9609 4 ปีที่แล้ว +4

      reeermi kk

    • @naomirage7882
      @naomirage7882 4 ปีที่แล้ว +3

      🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑

    • @abdibileomar8205
      @abdibileomar8205 4 ปีที่แล้ว +1

      Qamar suugani waxba lagama qabankaro

    • @mohamedwiito8186
      @mohamedwiito8186 4 ปีที่แล้ว +2

      Jano miya ku galaysaa liketa zxp wakaa kusiiyay 😀😀

    • @mansorqalbi7884
      @mansorqalbi7884 4 ปีที่แล้ว

      Oo wallo kusiinee maxaad kufalaysaaaa

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 4 ปีที่แล้ว +24

    Fananinta qamar suugani iyo yurub geenyo baan ogu jeclhy bal hal mar isla soo heesa
    ❤❤❤❤👏👏👏👏👏

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 5 ปีที่แล้ว +30

    Qamar ma waxuu rabaa inanay cidiba uga daba qaadin heestaa xaasin 😢😢

  • @tuseawtoosiye3292
    @tuseawtoosiye3292 5 ปีที่แล้ว +42

    Legend qamar sugani sida logusoyacay ya ila Arkay Abaha laxanka

  • @siciidcabdi494
    @siciidcabdi494 3 ปีที่แล้ว +14

    Sida ugu raaxeysanaayo is amazing walahi

  • @mawliidmalo5081
    @mawliidmalo5081 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi ninkn cod iyo laxan bu ku babiiyey fananinta kle 💌

  • @HiboShaafi
    @HiboShaafi 6 หลายเดือนก่อน +1


    Hibaa lookaladhashoo
    Hoodaa leysdheryahoo
    Habeen dhaladbaajiree
    Hobolku saxanaa siduu
    Heesta inoogu qaadayo

  • @abdulrahmanfaysal8690
    @abdulrahmanfaysal8690 4 ปีที่แล้ว +10

    Wiil hoog waleee iska hees looma heese waa la xarago heesa maxamed wardi qamar sugani nin aan xushmeyo iga iyo fankiisaba

  • @akramhilaali7410
    @akramhilaali7410 4 ปีที่แล้ว +89

    laxanka qamar sugani 100%
    Erayada ; qamar sugani 100%
    Codka :qamar sugani 100%
    Fanaanka sanadka

    • @c.fataaxjacfar3634
      @c.fataaxjacfar3634 3 ปีที่แล้ว +3

      MIDAAN UQALMINBA LA SIIYAY WLLO FANANKI SANADKA

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 4 ปีที่แล้ว +29

    Heestan maalin ayan noloshayda ku waayi gaadhay inkasto nafta ilahay hayo hadana shilban ku sigtaY v-x ayan is idhi tijaabi saaban 130 gadhsiyey gaadhi kale o harier ahba iga so hor baxo wan gli gaadhy

  • @khadaradan2856
    @khadaradan2856 5 ปีที่แล้ว +4

    Yarkani waa fanaan dhamays tiran hawraar habalyo sawir qaadista wacan aad ayaan uqushuucay thank you bahda hawraar

  • @maxamedcabdirashiid3452
    @maxamedcabdirashiid3452 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan fanaan noqonlahaa waxaan Macalin ii noqon lahaa legend

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 5 ปีที่แล้ว +18

    waxa intaa badan kasoo qaybgalay ciyaalkii Hargeisa ee azalka ahaa waay ka muuqata duriyada hargeiza soo dhaweyn Wacan u samaysen caaqilka
    Hargeiza ninkay soo dhaweyso waay taqana 👏👏👏👏👏

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allllah qamarka fanka nolow❤

  • @gulledahmed6788
    @gulledahmed6788 5 ปีที่แล้ว +307

    Inta igu raacsan inuu qamar suugaani inoo buuxin. karo kaalintii maxamed saleeban tubeec Like dhac igu siii👏

    • @cabdiqanihussain3352
      @cabdiqanihussain3352 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh tubeec ma wuxu odgan jiray aaa iyo oooo cod hala yimado inanku ma xuma sidisa kale

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 5 ปีที่แล้ว +2

      Gulled Maash wlhi isku fikir aya nahay👌💯💯🎤🎤

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +3

      wuu buxuu kaara sax anaa kugu racay ku saray like

    • @nastehomalapo9396
      @nastehomalapo9396 5 ปีที่แล้ว +2

      Haaa wuu buxin kara

    • @aminaahmed3779
      @aminaahmed3779 5 ปีที่แล้ว +1

      ANIGA KUGU RAAACSAN

  • @sucaadcumar8251
    @sucaadcumar8251 4 ปีที่แล้ว +20

    Wllow like hyla dhafin kulay waa akhriseeH

  • @nasraaali7283
    @nasraaali7283 5 ปีที่แล้ว +21

    Hal wiil o heeskan iqado maa jira tolow aax qamar Love u Huno hore u soco🙏

    • @HamzeBodhari
      @HamzeBodhari 5 ปีที่แล้ว +3

      Runtii aniga qiroo
      Hal maroo aad qososhaa dunida
      Aniga iigu qiimo badan
      Qureeshtii goday gacalo 😍

    • @nasraaali7283
      @nasraaali7283 5 ปีที่แล้ว +4

      @@HamzeBodhari alla huuno fariidoow Thbks ❤❤❤🙏

    • @xamsexasanwacays86
      @xamsexasanwacays86 5 ปีที่แล้ว +3

      @@nasraaali7283 naaa hees layne quranka iska akhriso

    • @nasraaali7283
      @nasraaali7283 5 ปีที่แล้ว +2

      @@xamsexasanwacays86 Wan aqrista warya

    • @HamzeBodhari
      @HamzeBodhari 5 ปีที่แล้ว +2

      @@nasraaali7283 numbarkaga WhatsApp ka isoo dir hno waan kaa helee

  • @Mohamed_Vlogs7
    @Mohamed_Vlogs7 4 ปีที่แล้ว +8

    erayada Qamarka 💯%
    Laxanka Qamarka HirGalaY 💯%
    music cadceed 💯%
    wlhei waa fananka KaLia ee FananinTa MeeL Ku Farisiyay
    erayo samaYsi 💯🥀
    laxnka iyO Codkaba 💯🥀👏🏻👏🏻
    mucjizada Fanka Qamarka 🥀❤️❤️

  • @zizuzidane8780
    @zizuzidane8780 4 ปีที่แล้ว +7

    40 times kabadan intaan dawaday
    Waalidu xitaa intaa madaawato

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj 3 ปีที่แล้ว +8

    Qamar iyo shaydaan baa deg dega.
    Best singer in somali qamar suugaani.

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 ปีที่แล้ว +20

    Inlagadaba Qaado marapo kwrn sida daraadeed buu ujiid jiidaa😂
    Cajiib Ninkan laxankiisa wan layaabay🙆‍♂️❤️

  • @ahmedmahamud553
    @ahmedmahamud553 ปีที่แล้ว +4

    yaa kucashtay hestan 2023

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 5 ปีที่แล้ว +102

    zupxaanallah quraanka ayaa tajwiid leh
    qamar zuuGaani heezihii heer uu tajwiid uzameeYo ayuuu marayaaaa alle hakazuu hanuuniYo

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 3 ปีที่แล้ว +2

    Halkaad ka heestay laga heesi waa mohamed wardiyaw waad hirgashay

  • @xamsenuur9492
    @xamsenuur9492 3 ปีที่แล้ว +4

    Maftuux cadceed ninka kaliya ee ka hadashiiya musicga
    Music iyo badh

  • @nacimacali5003
    @nacimacali5003 5 ปีที่แล้ว +32

    Qatar sugan heesihisa waxba lagama Qabnkaro❤❤❤

  • @boqoradamajerteynbashiir9563
    @boqoradamajerteynbashiir9563 5 ปีที่แล้ว +16

    Walaalayaalow daauud xanfar iyo qamar in ay isku cod egyihiin yaa ila arkay wwwww❤️💉

    • @faaizomaxamed6114
      @faaizomaxamed6114 4 ปีที่แล้ว

      Boqorada majerteyn bashiir anaa kula arky

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      Ninkan hees walba cod gaara ayuu kusoo galaaa

  • @aalazaed3427
    @aalazaed3427 2 ปีที่แล้ว +6

    car wakaase laxanka heestan oo kale sameeya 😁😁
    maba fahmi karno sida uu u dhacaayo 😂😂🤣🤣
    qamar is another level he come from onether planet

  • @adamali2035
    @adamali2035 3 ปีที่แล้ว +3

    Woow Qamarka Fanka Duuuliyay Alle haku dhowro wallal waa hees cajiiba oo laxan cajiiba aad ku ladhay❤❤❤❤❤✅

  • @fardowsomuusecabdule5179
    @fardowsomuusecabdule5179 3 ปีที่แล้ว +22

    Abtiyo Kani Dhuun Ayuu dadka Usheegtay wllhi Abti Fanan Wxa Ladhaha Kan Cml Keep Going✌❤

  • @khaalidahmed8921
    @khaalidahmed8921 5 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan + mulaxan + ustaad +fanaan cod wacan hmmm I am tongue tied... qamar suugaani team

  • @dollfaysal3999
    @dollfaysal3999 4 ปีที่แล้ว +13

    Laxanka 100%
    Ayaa igu raczan🗣

  • @housseinhaajitanzaani4788
    @housseinhaajitanzaani4788 5 ปีที่แล้ว +28

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hargeisa hoyga fanka somaliyeed

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +6

      Hargeisa iyo calankan aad is ag dhigaysaa waaxay de😒😒😒

    • @koudoneismael4871
      @koudoneismael4871 5 ปีที่แล้ว

      @@weloveboqoradacodkakhadrac4224 caadi Mahan dadkn

    • @khadercampe693
      @khadercampe693 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhh marada xunee uraysa anagaa markii Hore keenay imikana qaaTa oo na daaya inder ilen hoyadin ma wasne.

    • @abdiazizburcaawiofficial6195
      @abdiazizburcaawiofficial6195 4 ปีที่แล้ว +2

      @@khadercampe693 war anagaa reer somaliland ah oo calanka somaliyana🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ hooyaday inta aan jeclhay in laag jecel fucken baa tahee kabax meesh

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiazizburcaawiofficial6195 hoyada iyo jileeca aheyd hadda

  • @aom5571
    @aom5571 5 ปีที่แล้ว +4

    war Heestan bala kadhacdey qof jeceyl hayaaba iska leh ana wxn u hibeeyey wehelki wadnagayga 💏

  • @juujhasan5246
    @juujhasan5246 5 ปีที่แล้ว +4

    Fanak somaliya hadba waxa marayaa mel iyo qab iyo laxan qamar fanaan aan jclhy horay usoco

  • @hamzemoha4458
    @hamzemoha4458 3 ปีที่แล้ว +3

    Aaaa,Aaaa,Aaaaaa+music 👏 legend Qamar Suugani Aaaaaaaaaaaada inaga daaa

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +55

    Dhuunta ninkan Amazing wlhi 💕😍

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +1

      Isga qudha maaaheee ninkii reerkoda kayimaadabaaa waaa mucjiso

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdimawel1932 ma ciidagale baa mise waa arab horta qamar suugaani zhp

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mahamedaliyi4308 ciidagale weeye reerkii fanka looga hadhay
      Waa dhashii maxed moige iyo qalinle ❤

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 4 ปีที่แล้ว +4

      @@cabdimawel1932 masha Allah waanku faanaa wlhi duriyda oo dhanba

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 ปีที่แล้ว +25

    Qamar sugani fananka sanadka ❤️❤️❤️🎤🎤🎤 tubeci yara qamar ❤️🎤🎤😘😘😍😍😍❣️💯💯💯💯💯💯💯❤️ fanan murtida iyo suganta iyo codba loga hadhay qamar sugani 😘😍🎤 inta murdida iyo suganta taqana aya fahmi karta heeskan❤️👑👑👑🎤🎤😍😍❤️❤️

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 4 ปีที่แล้ว +12

    Asc waan qariy ama xaqiijiyey heestan inay noqonayso heesta sanadka soo socda ViVa Qamar Suugaani.

  • @naasirgallaydh1554
    @naasirgallaydh1554 3 ปีที่แล้ว +3

    inta 2021 Daawanaysa like iisaar

  • @hafsoquruxo21
    @hafsoquruxo21 5 ปีที่แล้ว +13

    allow i nodabi dhaf yarabi subxan allah 🙌

  • @mohamudabdalla7072
    @mohamudabdalla7072 4 ปีที่แล้ว +5

    Wiilka waxpa lagama qapan Koro iga wale wax lagu tilmaamo ilaa hada lama sheegi karo qamar suugani cadowga unolow Powe qli 💕💯💘💖

  • @abdifataxanshax141
    @abdifataxanshax141 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad 2021 ila daawanysa Like iisaaar

  • @mustapheumar8308
    @mustapheumar8308 5 ปีที่แล้ว +7

    Waa nin aan arag laxnkiiza gaarka ah
    Malaha TuBeeC ba u dhaw

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 ปีที่แล้ว +7

    Qamarka waalayaabay walee ❤️🔥

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qamarka🐐

  • @Wacdarahaadduunka999
    @Wacdarahaadduunka999 5 ปีที่แล้ว +13

    Qamar iyo maftuux cajiib baad tihiin go forward

  • @mariashire6513
    @mariashire6513 5 ปีที่แล้ว +4

    maxamad wardi fanan iyo badh buu noqda keep going bro

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan music lama odhan karo laxanka ka daran another level

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 4 ปีที่แล้ว +118

    Inta Daawanyza 2020 Like ta Hyladhaafin Nacalaaa Shaydaan kuyaale 👍👍👍👍👍👍🤣

  • @muhsinmohamedyosuf4756
    @muhsinmohamedyosuf4756 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan aniga ugu hor dawaday qamarka hore usoco legen

  • @abdirahinabdimajid1729
    @abdirahinabdimajid1729 ปีที่แล้ว +8

    It's ironic how i underestimated both Nimcaan and Qamar and thought they were some sorts of exaggerated or overhyped artists at the beginning of their rise but now they're two of the few this generation of Somali artists i love to listen their songs in my spare times❤Qamar has unique vocalizing abilities and Nimcaan is beyond talented and has heartwarming voice💯

  • @marwogul6796
    @marwogul6796 5 ปีที่แล้ว +2

    Hayaaay ani qamar sugani wnka qayliyey laxankisa wuuuw😮😮

  • @sahramohammed9809
    @sahramohammed9809 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw qamar wax cusub ayuu ku soo kordhiye fanka macalin hore u soco

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 5 ปีที่แล้ว +19

    Mohamed Moogaha Qarnıgan ❤️❤️❤️

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +114

    Naagta Dharka Huruuda Xidhan Inta Nacday
    Like ii saara
    Koley ma Yaridiin😂😂😂

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 5 ปีที่แล้ว +4

      Ee afka daloosha swmaha ilayo mantaba yaa qabsadan islaha wllo kkkkkkk

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa ambad kkkkkk

    • @indhadro2633
      @indhadro2633 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk anaa kulamada

    • @indhadro2633
      @indhadro2633 5 ปีที่แล้ว +1

      Kaamarada makucusub balada

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inta daawanaysa 2024 like fhac ku sii❤

  • @maariindhalaalgalayherbal1305
    @maariindhalaalgalayherbal1305 4 ปีที่แล้ว +2

    Ax axsan heeeees fanaaan wakaaa allaaah yaaacizak qamar daruuraha

  • @adruzkanal1014
    @adruzkanal1014 5 ปีที่แล้ว +6

    Qamar laxankisaa ayan ku haystaa

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 5 ปีที่แล้ว +42

    Qoodha Reenka Iyo Doobta Kaga San-qadhiya Ee Fanka Maanta Hogaaminaya
    WAA QAMAR SUUGAANI
    Muuse Ismaacil Qalinle Ayuu Isoo Xasuusiyey Codkiisu.
    Axyaa Fanaan Hore U Soco

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 5 ปีที่แล้ว

      Ninkaaas iyo ninkaaan hbn iyo malin bey kalayihiin

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 5 ปีที่แล้ว +1

      Muse woxow ahaa nin aaan inaba caadi eheeeen dhunbaa kuxirneeed ninkaaas

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiadan269 lkim ma ogthy inuu ninkan yar qalinle adeer u yahy!!?

    • @abdiadan269
      @abdiadan269 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdimawel1932 haaaa lkn ninkaan waxaa lagu keeni karaa maxamed mooge

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +93

    Ana ugu horeyey
    Weligay uguman horayn
    LIKE iisaar

    • @maxamedjama3876
      @maxamedjama3876 4 ปีที่แล้ว +1

      QAMAR nolow abid

    • @maxamedjama3876
      @maxamedjama3876 4 ปีที่แล้ว +1

      Xppi cadowga uu nolow mcn

    • @hasanmohamud8215
      @hasanmohamud8215 4 ปีที่แล้ว

      Qamar waa ninka kliya Eee dhuumihii fanka Ee lumay zO celiyee🤣odeyGu qabiiL m gale k daya

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan laxan ba ku dhacay.

  • @mustafeshaxari5714
    @mustafeshaxari5714 5 ปีที่แล้ว +6

    Haw ninkani talent bu leyahay prather ceeb gown 🤙

    • @fuadhussein1951
      @fuadhussein1951 5 ปีที่แล้ว

      mustafe shaxari Englische übersetzen ku sameee

  • @nafiisaabdirahid3973
    @nafiisaabdirahid3973 5 ปีที่แล้ว +9

    heestan si aan garanayn ayey ii taabatay

  • @hodanahmed611
    @hodanahmed611 5 ปีที่แล้ว +12

    Fanan reer hargaysa waxba Lagama qabaan karo fanan u dhigma sabankan majiro

  • @wardamohamedabdi4876
    @wardamohamedabdi4876 4 ปีที่แล้ว +7

    Fanaankii m Mooge uso dhawn kara hore usoco indr🙌🙌

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      Adeerkii lee maaho ina mooge

  • @thanks.404
    @thanks.404 2 ปีที่แล้ว +2

    yaa dhageeysanayo 2022 🥰

  • @abdilahiabdiaziz3136
    @abdilahiabdiaziz3136 5 ปีที่แล้ว +3

    Waar nagadhaaf sxp codka laba dhacaya deee
    Woow nin jiitay iga dheh

  • @housseinhaajitanzaani4788
    @housseinhaajitanzaani4788 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah fanaanka ADKA kuwada jecla qamar nooollow

  • @sowturahma2693
    @sowturahma2693 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww qamar waa nasab xidiga jaceelka sanadka weye aleeylehe caadi maaha viva sugaani

  • @aysarinazulthan2975
    @aysarinazulthan2975 5 ปีที่แล้ว +74

    Inta ILa AraGtaY Inuu Qamr Lxnkisa Towjid kadhigayo like Iigu qabta

  • @mg_tayh8360
    @mg_tayh8360 5 ปีที่แล้ว +5

    Wow music cadceed baanka helaY

  • @cumarmacow8781
    @cumarmacow8781 3 ปีที่แล้ว

    Cadceeed iyo qamar laba nin oo kibray
    Oo wax laga qaban karin 🤘 waan idin wataa zxbayaal
    Madaxa ayaad ii saran tihin

  • @zamzamhassanali6684
    @zamzamhassanali6684 5 ปีที่แล้ว +6

    OMG😱
    Wooow codkiiisa hadal kari maaayo 😍😘

    • @sawdadahabo7052
      @sawdadahabo7052 5 ปีที่แล้ว

      Zamzam Hassan Ali nayaheee ninka miyad ku hysta naag bu leeyahe

    • @zamzamhassanali6684
      @zamzamhassanali6684 5 ปีที่แล้ว

      Waxba I helee
      Maxd hlkanaaa igaga daba timi
      Wtsupka iyo fbgaa isku ogynee
      Wlhi waan qoslay ka wrn

    • @alihaykal7439
      @alihaykal7439 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedgacan7119
    @ahmedgacan7119 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllkay qamar thanks

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 2 ปีที่แล้ว +3

    War ninku wa belo de waxan laxan maahe magac haloo yeelo

  • @nimaohassan4707
    @nimaohassan4707 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta heesaha ku qiron we qaranka jcl like

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 ปีที่แล้ว +1

    Still watching qamarka 💨

  • @mohamedlibaancarab4880
    @mohamedlibaancarab4880 5 ปีที่แล้ว +4

    Fanaan aaan naxiyadiisa jeclahah weyaaan cadi mahan

  • @baashibubal6959
    @baashibubal6959 5 ปีที่แล้ว +3

    qmr sugni nolw fann gudby keep goin

  • @kawsarsuleyban5895
    @kawsarsuleyban5895 5 ปีที่แล้ว +2

    Qamar nolow cadowgaaga ha u jaabin

  • @nimcocabdi6250
    @nimcocabdi6250 4 ปีที่แล้ว +5

    Qamar suugaani hees shidan 🤗🤗👌👌👌🤘🤘🤘👍👍👍🤙🤙❤💔💔❤💔❤❣💗💗

  • @mumtaazmohamed4831
    @mumtaazmohamed4831 5 ปีที่แล้ว +1

    Ubaxa ugu quruxda bdan uqalisan ugu udgon aya kaqata caraf si an uqimo dhicin runtii aniga qiro halmarod qososha dunida igu qimo badan nin culus qamar

  • @abdisamadahmed2616
    @abdisamadahmed2616 4 ปีที่แล้ว +3

    Legend qamar sugaani sxp
    Keep going

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 4 ปีที่แล้ว +20

    Fananka qudhe heesihiiza an dhagayzTe ciida gale ka dhazhaY ciida galow habooYin iyo abtiyaal aya i tihine iga xizhooda reerka dhazhen ban aHen😂😂😂😂

    • @vilzonmo5303
      @vilzonmo5303 3 ปีที่แล้ว

      Ya kugu haysta

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 ปีที่แล้ว

      @@vilzonmo5303 𝐨𝐨 𝐦𝐢𝐲𝐚 𝐥𝐚𝐲𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐳𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐛𝐚

  • @abrahmanmohamed9637
    @abrahmanmohamed9637 4 ปีที่แล้ว +4

    Intii heestan ka heshay iigu qabo

  • @abdirahmanjagnaa8501
    @abdirahmanjagnaa8501 5 ปีที่แล้ว +2

    QAMAR sugani waa fanaan qliya oo cod wacan 👉