Ahmed baqayoow odeyga gabadha uu magacaabey ee uu dhahay qamri kulul ayay gadatey in aad ka goyso ayay ahayd. Qamriga qof alle ka waaniyo uumbaa ka waansamayee, xuquuqda dadka haala ilaaliyo.
ASC walalo Qayr alaah ku siiyo Marka hore magaca qurxi wax fiican mahan qof kasta Camal kiisa horyalo haloo duceyo somali hadan nahay meel kasta dhiba nagu haysto adiga hada ayaa u jeeda 1988/1990 aan joogay berigasay somali khamro cabaysay waliba kuwa daahay kuwa cusub hanun ka ilaahay swt ba leh jarmal kaliya maahan aduun ka dhan somaliya saw ma aragtid ilaahay swt waxaan ka barya kuwi xaqa ku dhaqma qalbigoda qulubtoda isku naxaristo Ameen ya rabi
Wallahi wadan ah ayaa I xanuunaay Abtigay oo hooyada la dhashay oo markaanu ka soo xaqnay Hargeysa 1988 iska iyo walalkiisa oo ka yar la soo Taxriibay Jarmalka ayay tageen Abti he disappeared on us. Naaneystiisa ayaa la yidhaa ( Shiine) Cabdixakiin Yuusuf Ismaciil weeye magaciisa oo sadexani Waa Isaaq Ciise Muuse Ah. Walalyaal fadlan hadii uu yahay contact information ii soo raadiya
Somaliyeey kiina liita waad yastaane haa yasina ee intii aad caawin kartaan caawiya. Hal erey oo waano ah ayuu alle kusoo hanuunin karaa, oo qofku wuxuu dareemi karaa in dad jecel ay jiraan. Qofkasta oo balwad leh in aad ka waanisiin kudadaala balse haa takoorina, ma ogidina in beri inta Alle soo hadeeyo aad idinku dib ugu baahan doontaan. Ilahay inama fitneeyo
Ilaahey hadaad taqanid wiilkan sawirkiisa nagacad ku qortaeyna ka tirtir ilaahey hadaad ka baqeeysid hasaad caruur leedahey ama dgali doontit ubaq waa iga talo walaahi aad ayaan uga xunaaddy ma aqaaani lkn nawanaag sana in bili aadanka ladul miyo tifeeged u shaqeeysa ayuu kuyiri kumuu oga ibaad kacaq kuraadineysid
ninkan youtube ka iskalahow adigu ma xantaa jeceshahay ninka maskiinka wuxu kuleeyhay gurigaan ku cabaa adiguna darbi jiif baad leedahay jaahil miyaa tahay? mida kale waxa laga rabay inaad ka jarto inanta maskinta uu kushegaayo aabaheed hadu daawado kawaran? waxa iga heleyso wa Unlike soo baro sida social media loo isticmaalo cabdow
wir sind eine familie sein name ist mohamed aden abdilahi letztes mal wenn sie uns kontaktieren können helfen sie uns bruder hargeysa die familie lebt in somaliland dankeSein Spitzname ist (FIIN)
we are a family his name is mohamed aden abdilahi nickname is (fiin) last time if you can contact us help us brother hargeysa the family lives in somaliland thank you
Rabbi waxaan kaaga baryayaa wllkayow inuu rabbi hanuunkiisa kuugu naxariisto adiga anaka iyo intii islaanaba oo aan sidaa wadku kuugu iman yaarabbi amarada illaahay farabadana rabbiyo xaqa hanadabamarin amiin
Ahmed baqayoow odeyga gabadha uu magacaabey ee uu dhahay qamri kulul ayay gadatey in aad ka goyso ayay ahayd. Qamriga qof alle ka waaniyo uumbaa ka waansamayee, xuquuqda dadka haala ilaaliyo.
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Subxaanallah Allah'a soo hadeeyo asaga iyo inta dhunsan allahuma amiin amiin
inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun alle ha soo hadeeyo 😭😭😭😭
Alle ha ina wada hanuunsho isagana ilahay ha hanuunsho naxariisto ta allena ha haleesho
Dhalinyaro Badan Ayaa Maleeyo In Dadka Qurbaha Kunooli Nolal Raxo Kunolyihiin ,Waxaa Haysto Inta Dhib Oo Galado Haysato .
1-Depression (Walwal iyo Stress)
2-Qamri Iyo Jini Cab Dhalinyaradoda Stress Dartiis Wa Sababtey Isku Dilaan
(Waxaa kuli Dintey Kafofadeen Ayaa Yeleyso)
Allahow.ceebtena astur.amiin.anaga iyo inta muslim ah amiin
Bonn Aniga degan weligeey Obdachlose Somali ah maku arkin allaha ugar gaaro 🥺🥺🥺
Bonn waxaan mooday borama magaalo dhinaca Djibouti ka xigta oo gobolka ka mid ah lkn Germany markaan maqlay baa dhahay waar isku mid maaha ba
Alle ha idinku sharafo anigu talyaaniga ayaan deganhy
@@abibawale4976 😭🤣🤣🤣🤣
ASC walalo Qayr alaah ku siiyo Marka hore magaca qurxi wax fiican mahan qof kasta Camal kiisa horyalo haloo duceyo somali hadan nahay meel kasta dhiba nagu haysto adiga hada ayaa u jeeda 1988/1990 aan joogay berigasay somali khamro cabaysay waliba kuwa daahay kuwa cusub hanun ka ilaahay swt ba leh jarmal kaliya maahan aduun ka dhan somaliya saw ma aragtid ilaahay swt waxaan ka barya kuwi xaqa ku dhaqma qalbigoda qulubtoda isku naxaristo Ameen ya rabi
Wallahi wadan ah ayaa I xanuunaay
Abtigay oo hooyada la dhashay oo markaanu ka soo xaqnay Hargeysa 1988 iska iyo walalkiisa oo ka yar la soo Taxriibay Jarmalka ayay tageen
Abti he disappeared on us. Naaneystiisa ayaa la yidhaa ( Shiine) Cabdixakiin Yuusuf Ismaciil weeye magaciisa oo sadexani
Waa Isaaq Ciise Muuse Ah. Walalyaal fadlan hadii uu yahay contact information ii soo raadiya
Alla ma fiinbaa saa noqday Subxaanallah Ilaahoow caawi wuxuu ii turjumi jiray 2002 giii. Marka tananbuush tagi jiray miskiina
Amiirad khadra adiga soo Uk 🇬🇧 madaganid?
2012 baan ka shaqayn jiray anigoon mudo somali arag baan arkay guri calanki somalia ka babanayo cajiib bay ila noqotay
Bonn waxaa la dagganaa 1980 kii, waxaana aad loo soo dagay wixii ka dambeeyey 91 kii.
Sax ma ahan 2001.
Allah U garar umada somaliyed
Xumaanta in aad ka reebto oo wanaaga farto maxaa kuu diiday wll ninka iyo maamadaba waano kaaga baahnaayeen subxaanalaah.
Miyirkiisu waa caadi allh hakamadoobeyo
sax reer bookax reer shaash
Odaygan wa oday fariiid ah wlhi saaka ano school ka kasobaxey baan so agmarey madhafo marka arko alle ha usahlo 🤞
Magaalada boon somaalidu 2001 ka hor 30 ama 50 sano ka hor ayay daganayeen .
Taarikhda iska sax saxiib
Somaliyeey kiina liita waad yastaane haa yasina ee intii aad caawin kartaan caawiya. Hal erey oo waano ah ayuu alle kusoo hanuunin karaa, oo qofku wuxuu dareemi karaa in dad jecel ay jiraan. Qofkasta oo balwad leh in aad ka waanisiin kudadaala balse haa takoorina, ma ogidina in beri inta Alle soo hadeeyo aad idinku dib ugu baahan doontaan. Ilahay inama fitneeyo
ILAAH hasoo hanuuniyo isagaa awoodee
amiin
subxanallah ilahay haso hadeyo yaa Allah
Sooli meel walba joogto dhibkas baa haysta ilaahay ha soo hadeyo 🥲🥲
Sxb video gaagu waa liitaa markaa iska hagaaji video gaaga waxaan ka wadaa muuqaalkaaga, codkaagu ma xuma.
Allah hasoo hanuuniyo walaalkena walaalayal caawiya wareeysi kaligii waxba tari maayee waa wiil fariid ah maxay dantu ciisay wiiloo dulqad iyo deeq lahayoo dadkuna doqon moodayan jag 😭
Illahay ha U naxariisto amiin ayaa allaah
Ilaahey hadaad taqanid wiilkan sawirkiisa nagacad ku qortaeyna ka tirtir ilaahey hadaad ka baqeeysid hasaad caruur leedahey ama dgali doontit ubaq waa iga talo walaahi aad ayaan uga xunaaddy ma aqaaani lkn nawanaag sana in bili aadanka ladul miyo tifeeged u shaqeeysa ayuu kuyiri kumuu oga ibaad kacaq kuraadineysid
Walaahi waad qaldandahey bili aadiniimana naahin inaad qof walaalka oo wax si kaniqdeb inaad tiraadid soomali darbi jiif ah ciwaana aad uga dhigatit usagana risaq kuraadisid waa kaga fiicab yahey ha kudugan bari waxad noqon tootit nataqanide
Allah ha hanuunsho amiin
War München bay buuxan somali badan oo darbi jiif alle haw fududeeyo
Safiirkii ugu danbeeyey wuxuu ku dhintay DENMARK
Ninka waa nin qalbi fiican ilaahay hasoo hanuuniyo maad dhahdaan waa lagu caawinaaya iska daaya qamriga
Sax walaahi si fiican inay xooga u saaraan waaye Allaha soo hanuuniyo miskiinka xaalad xun buu ku jiraa
2001 kii maxaa keenY 1998 kii Ayaan Tagi jiray soomali ba deganayd tananbuush.
Amiirad khadra qofta ugu macquulsan kooxda gurmad adigii miyaa baayo
@@wehelashaq3368 Haa waa iyadii laftigeedii
@@amiiradkhadrapodcast2785 masha allh qurux dii iyo asturkii oo qof ah allah haku sharfo wll
@@wehelashaq3368 thanks maamo macan alle haku xafido
Subxanallah illahow nahanuni
Aamiin
Jarmalku waa waxa ugu
ugu xun cunsuri basaborka weyn uma ogola ajaanibta dhalashada masiiyo basabor yaroo qaxootiyuu bixiyaa
Allah kucaafiyo
War Bon waa caasimadii hore jarmalka galbeed.gadaal maxaa gadaal ka eegi Berlin waxay u jirta Bon boqolaal kilometer?
Waan ku salamay indr waa cabdilahi cismane
Inashaallaah wan so dagi donan
Subxanallah
Subxaanallah wuukala socsocdaaba
Nasiib daro waye qabowgaaan in lagu noqdo Darbi joog.
Allah haw gargaaro, aaamiin aaamiin
FADEEXADA DADKIINA MOOYEE SHAQO KALE MIYA WAYDIIN
Ina dafle miyaa la soo qabto
Odaykan maskin ilahay ha hadeyo .qofkas cawiya.ilahay ha hadeyo
Qofjan dhalada wato was DA, halo taliyo
baqaye maxaad sdafaarada muuqaal keeda u dhaneestiri weyday,
Safaarada MuuqaalnGaar ah ayaan ka sameeyay wll
Darbijiifka waa badan yihiin sxb kaas oo klaiya maha
ninkan youtube ka iskalahow adigu ma xantaa jeceshahay ninka maskiinka wuxu kuleeyhay gurigaan ku cabaa adiguna darbi jiif baad leedahay jaahil miyaa tahay? mida kale waxa laga rabay inaad ka jarto inanta maskinta uu kushegaayo aabaheed hadu daawado kawaran? waxa iga heleyso wa Unlike soo baro sida social media loo isticmaalo cabdow
Kassel ayadoo jarmalka kutaallo oo aad taqaano maxaad uleedahay magaalada somali ugu badan tahay ee xaafad khaasa leeyihiin kassel ma arag miyaa bro ?
warka xamar dhaaf subxaanalaa
Allow caafi
15:25
Wana waaloysa
@@farxiyahasan846 ❤🙏🏿😂
@@farxiyahasan846 isoqabi
Subxan nalah
BONN EX SOMALI NRW 1991
Aad baad u xun tahay waxaan u malaynayaa inaadan daawan fiidiyahaaga
Hee maxa dhacay
Ninkaan odagaa in lacaawiyo ayuu ubaxanyahay of mahan xasuustiisa caadima Ahan Rabin hasohadeyo lkn gourmand ayuu Ubahan yahay axaxa
Subxaallah
Allah hasalo
1984 ayaa ladaganaa tanbuch
Yaarabi ilaahow gadaal hanoocelin oohana halayn markaan waynaano naxafidanaga iyoowlaadeenayaarabi
Somali miyaa mise waa somalilender
Safiirka somaaliland aqoonsi ma heshay
ASC
family baanu nahay magaciisu waa mohamed aden abdilahi nanaystiisu waa (fiin)wakhti hore noogu dambaysay hadii aad nala soo xidhiidhun kartin na caawi walal hargeysa somaliland buu family degan yahay
Waad mahadsan tahay
😩 1987🤯🤯🤯🤯😰😰😰😰😰
😭
Wll magaalada nala soo dag
Masha Allah
Mahdsnid wallky
Bisinkaa 1987 aaa
Waa nolol kle 🤣
War Mr khaakhan maxaad u booqan wayday magaalada Born buu daganyahay sidaan filaayo
Münster uu Degen yahay khaakhan
Warya somaliya is 1 wx somalind la dhaho ma jirto be careful wa ceeb ina wxs cml tiraahdo
Xaasidnimadaa umada kala dhex bax qumayayahay
Asc
Dadkas 1992 bey sogalen sxb neichte titanic
Ich habe diese fraue auf dem TH-cam gesehen ❣️✅
lebst du in Deutschland?
Alle hasoo hanuniyo
Meesha ,dadku ka gudbo jidka. U leexda yaan ,naaziyiinta cusub idin dardarine
Aad baad u xun tahay waxaan u malaynayaa inaadan daawan fiidiyahaaga sall
Odayga caawiya
islaantu qabiil ayey seedhaysey🐖
Waanku guDharsaday walAl
Mada London timatida adiga yabidono
Safiir somalilandina maxay ahead??????
Hooyada waydi ilayn ilmo cagwayn baa tahee
Hooyadaa waydii cuqdada baa ku haysa shuuba ku dhashay
Uf uf uf
@@ima6291
Waxaan soomaali ma ahan ee waa Iidoor nacalad ku dhacday.
Iidoor wada qudhmay oo hoyooyinkooda wadad ku dhalay ayaa meesha buuxa.
Waxaay dhiiban yihiin Qoomu luud iyo masiixi iyo midgaan.
Safiirka ma soomaaliyuu u ahaa mise somaliland. Bal noo soo cadee
NAAGO DHAHA BAA JIRA RAGU SAAS HA NOQDEEN:
Mmdan mamo so gubatay u egthy tahriib ku gashay miskiin
May soo guubanee waa islaan 30sno wdnka joogty,

Masha allah
Asc