Tartanka Hal-abuurka Ganacsiga Xalqadda 16aad - Kooxda Musodmed oo ku tartamaysa Agabka Caafimaadka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @abdiali319
    @abdiali319 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah. I am so proud to see young Somalilanders so intelligent like This young entrepreneur. Definitely, this business has a successful future. She deserves financial support.
    Abdi Ali Hassan
    Toronto, Canada

  • @farxaanxuseen9703
    @farxaanxuseen9703 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah gabadha waxa ka muuqda XIISE badan inay u hayso kalsooni iyo waliba aqoon in ay u lee dahay shaqada ay hayso

  • @halankaduula9479
    @halankaduula9479 ปีที่แล้ว +1

    This is very good important idea that I see 👀 for my watching this 😊

  • @apdulrizackmk6275
    @apdulrizackmk6275 ปีที่แล้ว

    fikradii ugu fiicnayd intaan daawanayay barnamijkaan

  • @baarriboy3
    @baarriboy3 ปีที่แล้ว +1

    Waa fikir kii labaad ee ii qanciyay madamo uu yahay waxan hore loo arag loona bahanyay❤

  • @deviboy
    @deviboy ปีที่แล้ว

    Mashallh wa fikir fcn 👍

  • @mubaarigshalqane7006
    @mubaarigshalqane7006 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ku kordhinaya barmamuujka
    Waxaa kala horeya aqoonta qubuurada iyo dhaliinta ayaa kala horeya
    1- guudidu waa rag (experience ) dhaliintuna malaha practice

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 ปีที่แล้ว +5

    Fikradii ugu fiicnayd ee aan arkay intaan daawanayey barnamijkan . Dumarka yaan la yaraysan

  • @hassantech510
    @hassantech510 ปีที่แล้ว

    maasha allah walal gulayso wxan kugu darsan lahaa inaad keento sample sida materialka iyo agabka kale ,

  • @soomane5828
    @soomane5828 ปีที่แล้ว

    Mansha allh wlo❤

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa runteed wakhti ayay qadanaysa radinta maradaasi anu in badan ayaan ka wareegayay ka dib waxa laygu tilmamay meel markan tagayna waxan ku arkay kuwa raga lkn marka ma lahayn option deto wan iska ibsaday intaan laan laha imka hadii aan iska badali laha xalkeen ka hela qoladan🤔

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 ปีที่แล้ว

    Dadkan ingiriska maxaa ku saaliday somaligooda maxaa udiiday

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast ปีที่แล้ว +3

    Horta bal maxa kala soocaya Dirayska Dr. Ka iyo Nurse ka? Farqiga u dhaxeeya inaynu barano weeyi

  • @khadrajaamac7388
    @khadrajaamac7388 ปีที่แล้ว

    M.allah jawab bixintada na deeqday

  • @foabrar8254
    @foabrar8254 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @mohammeddahir7985
    @mohammeddahir7985 ปีที่แล้ว

    Waxaan arkayaa somaligi oo la nacay English waxwalba lagu soo bandhigayo waa jaahilnimo somali ahaan dadka uga dhaadhicaya