DEG DEG:DAAWO MADAXWEYNE FIRDHIYE OO PUNTLAND JAWAAB LAMA FILANA SIIYAY KADIB MARKII GUDOMIYAHA.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 175

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 ปีที่แล้ว +11

    Harti waynow midnimadiina adkeeya💪🇸🇴. From Jigjiga

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +10

    Reer puntland baan ahay waxaan taageersanahay khaatumo state we are twins

    • @Aminaali680
      @Aminaali680 ปีที่แล้ว +1

      Thank you 🩸🩸🥰❤️❤️hartinimo

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla ปีที่แล้ว +2

      Waa run waa inoo faaiido labada maamul ❤❤❤❤

  • @ahmed_goat4264
    @ahmed_goat4264 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaha harti weyne waa mid Guul Guul ssc iyo harti weyne no nobody can change that
    💙 🇸🇴 ❤ 🇸🇱🐎🐎🐎💜

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن mdxwyne Abdulqadir waa nin xigmaawi ah meel dhow wax Kama fiiriyo❤❤❤guul ban kuu rajeeynayaa باذن الله 🙏🙏🙏💯💯💯💪🏼💪🏼💪🏼🐎🐎🐎💕💕🤲🏼

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d ปีที่แล้ว +3

    SSC khatumo iyo Puntland waa laba dowlad goboleed oo mataana ah Masha’Allah guul💕

  • @MohammedAli-iw4yt
    @MohammedAli-iw4yt ปีที่แล้ว +8

    Dalxow Adeer waxaa jira dad inaga mida oo buka oo midnimada Harti cudur kaqaba iyo guusha Harti ilaahay ha inaga qabto Amiin

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 ปีที่แล้ว

    THANK YOU SOOL CHANEL DALXOW MASHA ALLAH WAA RUNTAA PUNTLAN IYO KHAATUMO WAA ISKU MID

  • @TasniimS.-kk6qg
    @TasniimS.-kk6qg ปีที่แล้ว +7

    Portland and ssc they are brothers and the love each other❤❤❤❤❤❤❤❤ their blood is not water❤❤❤

    • @SPharaoh
      @SPharaoh ปีที่แล้ว +1

      We must separate between brotherhood and political independence. The people are brothers and sisters but our lands will be ruled differently. SSC will only be ruled by Khaatumo

    • @fahima6186
      @fahima6186 ปีที่แล้ว

      صحيح ✅ جزاك الله خيراً

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 ปีที่แล้ว +4

    ALLAHU AKBAR❤❤❤❤❤

  • @alihirsi2730
    @alihirsi2730 ปีที่แล้ว

    GUUL IYO GUUL MASHA ALLAH

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sool channel puntland wa khaatumo . Khaatumo wa puntland guuleysta 🥰🥰🥰

  • @hiissofa2980
    @hiissofa2980 ปีที่แล้ว +3

    Guul puntland, guuul SSC, guul DDF, guul daarood dhamaantiin, midnimo soomaalia dhaanteeda🎉

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 ปีที่แล้ว +4

    Puntland Iyo Ssc Khatumo Wa Laba Maamul Oo Walaala Oo Ul Iyo Diirkeeda Wa Twins Sisters Brothers Wa Shoulder To Shoulder Garabkay Iskuhayaa Wa Walaal For Ever Viva Harti Power

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 ปีที่แล้ว +1

    Ssc waa maamul simple and clear 🤲

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah Alaah ku barkeeyo run baad u sheegtay

  • @Aminaali680
    @Aminaali680 ปีที่แล้ว

    Mashallah, you are a good reporter wllo❤👏

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 ปีที่แล้ว

    Salaan qaaliya mr dalxa sool channel darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah Guul Guul jamaahiirta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 ปีที่แล้ว

    Ssc khatumo state 💕💕💕💜💗✋

  • @shirwac36
    @shirwac36 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo reer Puntland ah haddana hadalka Maamulaha firdhiya wan bogaadinayaa kan guddoomiyaha barlamaanka C/rashid hadalkiisa mid siyaasadaysan buu u egyahay oo aan miisaan badan ku fadhin....siyaasadda iyo dhalashadana waxaa mar weliba weyn oo haraya midka dhalashada....Deni iyo barlamaankiisu wuu tegi ama isbedeli karaa lkn dhalashadu baaqi bay ahaan weligeed.....Guul iyo Gobanimo ❤

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 ปีที่แล้ว +2

    GUUL SSC INSHAAL🇸🇴💘🤙🌹💯🇸🇴💘🤙🌹💯🇸🇴💘🤙🌹💯🇸🇴💘🤙🌹💯

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder ปีที่แล้ว

    Waa laba hadal oo qiimabadan waxaase sii cajiibsan kan mudane Cabdulqadir Firdhiye hagaamiyaha Khaatumo state oo ka yimid maskax cajiib oo hal abuur leh guul SSC guul Khaatumo guul soomaaliya.

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y ปีที่แล้ว +2

    Mashalah illahay haku hifdiyo haben IYO malinba Inshallah

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah sax guuuuuuul ssc guuuuuuul from MJ

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 ปีที่แล้ว

    Hartii Wayne GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah mansha SSC GuuuL GuuuL iyo gobaniimo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴💚💚💙💙❤️😘😘🦁🦁💗💗🏇🌹🌹🌹🌹💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚💚💙💙💙💙💙❤️❤️😘😘💪🏇🏇💗🦁🦁🦁

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 ปีที่แล้ว +3

    GUUL HARTI INSHALAAH🇸🇴💘🤙💯🌹🇸🇴💘🤙💯🌹🇸🇴💘🤙💯🌹🇸🇴💘🤙💯🌹🇸🇴💘🤙💯🌹🇸🇴💘🤙💯🌹

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 ปีที่แล้ว

    That’s right ssc

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y ปีที่แล้ว

    Mashalah tabarakallah I ogres dhamantud Hartinimo BAA GUUSHAYN WADA GAADHAY ALHAMDULILLAH

  • @bby6
    @bby6 ปีที่แล้ว

    Bro you are understandable dadkena wax mafahman wan in puntland ay badasha constitutionkeda so o laga jaro ssc gobolada

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla ปีที่แล้ว +1

    Walaaleheen putland guulguul guulaysta SSC ❤❤❤

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y ปีที่แล้ว +1

    Mashalah tabarakallah congratulations

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah waa runtaa wllo tusaale hadii firdheye ciidan iyo hubka laga qaado hadna layiraahdo ciidanku waa dhulbahantee ssc meesha majoogin

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek ปีที่แล้ว

    Waa lagaadhi lahaa waayo ilaahay baa nalajiray

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasinta Pundland Waxay U Shaqeeyan SNM 75% Reer SSC Waa ineey iska ilaaliyan

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 ปีที่แล้ว +4

    Thanks for the President along with the Sool Channel .
    There is no room for the " war - xumo Tashiil ."
    Thanks again and again .

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 ปีที่แล้ว +1

    Firdhie

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 ปีที่แล้ว

    Dhulbahante waa putland as well 🩸☝️😍✍️☝️🇸🇴

  • @newways5498
    @newways5498 ปีที่แล้ว +1

    I concur with the comments of zaharabasra may God bless her.

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +4

    Wall horta khayr badan Allaha ku siiyo
    Barmnaamijyada wan ku xiranahay
    Sas marku u so dhaco ima dhaafo ila
    Dhamadna wan dhamaysta.cidan Anigu uma dhalan lkn 100 /100 wa
    Cid an somalida kale ka jeclahay
    Markan maqlo dhulbahante Allaha
    Noo daysto wa noo halyeeyadeni
    U so halgamay dalkeena ilaa hadana
    U halgamaya in somali midoowdo
    Ilaahay kor haka dhigo SSC weligoodba
    Amiin.
    Mideeda kale gudoomiyaha baarlamanka putlaand hadalkas u yiri
    Xiligeedii maahan wu ku deg degay
    Waxay ahayd markii halganka laga
    Faro xasho guushuna dhamays tiranto
    Ilaa weli jiidaha lagu jiraaye inu
    Waqtigeda la sugto.hafadnimada
    Wa laga fican yahay weliba markii
    Xil lahayo

  • @kaltumjama50
    @kaltumjama50 ปีที่แล้ว

    MAANSHAA ALLAH TABARAKALLAHU RAHMMAN ILLAHAY HA XIFDIYO HARTI IYO INTA SAMMAHA JECEL

  • @saidoosman3063
    @saidoosman3063 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅✅✅✅✅🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀guul khatumo

  • @snw9257
    @snw9257 ปีที่แล้ว

    Kuuuuu soooooo yaaaaaacaaaaay waa goojacade waa barmuudadi muuse juudan ❤❤❤❤😂😂😂dhirbaxadi caalamka ugu horeysey ee guuuuuusha SSC Khaatumo aya aya rikoodhki aduunka u yaaley ayey jebiyeyn

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว +1

    Runtii gudomiye AbdiRashiid aad buu ugu khaldanaa inuu sidaa uhadlo taageeradu waa waajib wallkaa oo cadow cunaayo beni aadamnimada ayaanba ogolaaneyn inaad kufirsato😭aniga ra’ayigeeyga khatumo ineey sheegtan waa khalad🥲💯💯💯

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 ปีที่แล้ว

    Wcs willo

  • @abdiahmed1355
    @abdiahmed1355 ปีที่แล้ว +1

    May Allah protect you from the evil regime of Somaliland

  • @alimohamoud2175
    @alimohamoud2175 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤lovessc😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @goojacadechannel4476
    @goojacadechannel4476 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 ปีที่แล้ว +1

    Cadowga SSC wax walba way isku dayayaan waxaana ay adeegsanayaan
    Wax magarato iyo horgalayaal er waa in
    La dhowraa midnimada Harti iyo SSC
    Guushu waxay ku jirtaa wadajirka iyo
    Dulmiga oo layska dhowro SSC, 💪☝️🙏

  • @Bilesharaf
    @Bilesharaf ปีที่แล้ว

    MASHA ALAAH MADAXWEYNE ABDULQADIR SIFICAN BUU U HADALAY DHIBMALAHA WALALAYAL HA LO DULQAADO DAD ISKA SAMIR YAR OO XUMAAN KA AHEEN LAKIN ARAGTIDODA KA HADALAYA JIRAH ADEER PUNTLAND WAXAY WAX KUTAHY SSC KHAATUMO SSC KHAATUMONA WAXAY WAXKUTAHY PUNTLAND UL IYO DIIRKEDANAHAY ILAHAY HA NOO SIYADIYO MIDNIMADA MASHA ALLAAH TABARAKALLAAH

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder ปีที่แล้ว

    Khaatumo state Puntland state.

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiibkay cabdirashiid iyo wasiirka warfaafinta saaxiibkay ( beer-doon)
    Waxaan horan lahaa hadaladiina degdeg ayaa ka muuqda, dadka ehelka ah
    Quluubtooda dhawra.

  • @Cibado99
    @Cibado99 ปีที่แล้ว

    Walaale Dalxaa ASC

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 ปีที่แล้ว

    Wqq sax❤❤❤❤❤

  • @saidoosman3063
    @saidoosman3063 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @newways5498
    @newways5498 ปีที่แล้ว +1

    Asc we thank Hill -harti but No thanks to Saidi Daniel. for you don't regret later for the remarks you said.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 ปีที่แล้ว +1

    Hartinimadu waa dhalasho cid wax ka bedali kartaa ma jirto inay isu hiiliyaana waa waajib muqadas ah.

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 ปีที่แล้ว +3

    Thank you Mr.Dalxa for your latest updates news and information and analysis
    analysis
    The leader of ssc khatumo had spoken very intelligent and very wise
    There is our sister of the Garadsan Media which always bias about putland leaders
    But the putland people are always happy ssc khatumo to have their state or be came its won administration under federal state of Somalia
    Therefore unite is power disunity disaster
    Therefore Ssc khatumo and putland must unite and never give chance to their enemies to divide them

  • @Puntland1
    @Puntland1 ปีที่แล้ว +1

    HARTI Dhul makalaha wana wajib wil kasta oo Hartiya saran. Lakin SSC IYO PUNTLAND wa dood siyasadeed oo furan o ubahan in wax la Iska waydiyo. Shirweyne Lascanood ha laga furo si siyasada la isku wafujo.

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 ปีที่แล้ว

    Waa saas Puntland waa laf dhabarta SSC! Dadka khilaafka raadinaya hala hor joogsado!

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 ปีที่แล้ว

    Hoos soo dhig linkiga

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 ปีที่แล้ว

    Hadalkii hore adaa baahiyey, kanna wada.

  • @mohamoudmaaw8099
    @mohamoudmaaw8099 ปีที่แล้ว

    walaahay hadalkaasi waa hadal nin masuul ahi ku hadlo

  • @nothabi6834
    @nothabi6834 ปีที่แล้ว

    Ufeyn was magaalo Cali jibraahiil

  • @yusufmohamedfarah2347
    @yusufmohamedfarah2347 ปีที่แล้ว

    Sxb,madaafiic waan lahayn laakiin ma mideysneyn altaleeriga 00 keĺiya ayaa Inaga maqnaa

  • @halimab5796
    @halimab5796 ปีที่แล้ว

    Shacabka Majeerteen Waa ku faraxsan yihiin Guusha Khaatumo, balse Siyasiyiinoodu waa Carrab iyo Calool kala jirta.

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 ปีที่แล้ว

    Walaalo.waa kugu dayayaan .

  • @johnmjey
    @johnmjey ปีที่แล้ว

    GUUL KHAATUMO STATE AND WALALOHODA REER PUNTLAND

  • @SPharaoh
    @SPharaoh ปีที่แล้ว

    Dhulbahantoow ninkan halkan ka hadlaya inaga ilaaliya. Sidee wixii tol Dhulbahante ku dhintay oo 21 cisho dagaalamayey keligeen ayuu leeyahay Puntland ayaa guusha koobwaad leh. Dhulbahantaa leh 1, Harti baa leh 2, Puntland baa leh 3.

  • @AlanHays-rf8nl
    @AlanHays-rf8nl ปีที่แล้ว

    Hiil Harti ayaa gacan ka geesatay oo garab istaagtaySSC.

  • @cabdinaasiryuusufciise5901
    @cabdinaasiryuusufciise5901 ปีที่แล้ว +1

    sababta la idiin kala dalaalaaya oo looga hadlaaya yaa qalad ah ee kaba aamusa arimahaan hoos ugu hadla cayaar laguma helo midnimaan oo kale aamusa ee sii casriyeeya oo meelkasta ey aduunka harti koombe ey ku nool yihiin iyo wixii ey siyaasad ahaan ugu xiran yihii n waa nabar weyn hala dhowro oo fka ka daaya hoos uwada howsha meelkasta yeydagan yihiin ee ilqoodha ka xiriira cadowgiina waad aragteen

  • @hassansiyatkeinan5041
    @hassansiyatkeinan5041 ปีที่แล้ว

    Puntlan wa in eyaqonsata khatumo state

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 ปีที่แล้ว

    Dadku Waa Daduun.Nin Jilicsan Looma Joojinaaayo..Boqrtooyadaba Waan Soo Rarinaa...Harti Waa Walaalo Is Jecel..Xuma Wadaha Hal Mar Gacan Hala Saaro..Daciif Iyo Munaafaq Xiligiisii Waa Dhamaaday

  • @saidoosman3063
    @saidoosman3063 ปีที่แล้ว

    Ninka anugu hadalkiisa ima dhibayo waayo khatumo. Waa mamul buuxa wana run puntland waa u hiilisay

  • @noah3760
    @noah3760 ปีที่แล้ว

    Dadka midnimada harti raba inay burburiyaan halayska qabto,

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g ปีที่แล้ว

    SSC/KHAATUMO waa maamul goboleed cusub taabagalay, ilaahay ha guulaysiiyo, waxaa laynaka rabaa inaan garab istaagno oo joojiyo dhaliisha waayo wax walba waa cusub yihiin.

  • @inacawil4092
    @inacawil4092 ปีที่แล้ว

    Link chanalka ina soo dhigtay ahyd

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 ปีที่แล้ว

    No putland we are khatumo state of somalia

  • @herbimoha
    @herbimoha ปีที่แล้ว

    WAKU SALAMAY SOOL CHANEL SAAS UMIDEE HARTI WEYNE DADKA ISKA SOO HAD HADLAY UMA BAXAYNO WAA ARAGTIDIISA HARTI WAA UNITED ONE PEOPLE

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy ปีที่แล้ว

    WAXAAN AAD UGA DIGAYAA NAAGAHA DHULBAHANTE AY ISAAQU QABAAN AMA AY LACABAAN QAMRIGA ANA DARAAGA HALAGA DIG TOONAADO NAAGAHAASI WAXAY U BADAN YIHIIN REER GALBEEDKA

  • @halimab5796
    @halimab5796 ปีที่แล้ว

    Hadal Xun buu ku hadlay, Reer SSC waa Libaax Nin Ganay iyo Nin Galladay Kala Ogsoon.

  • @Speakingfactsonly
    @Speakingfactsonly ปีที่แล้ว

    👍🏽💔

  • @massmass8300
    @massmass8300 ปีที่แล้ว

    1 maha ee 2 lkn maha inqofwaliba
    jacaylkiisa na marmariyo

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 ปีที่แล้ว

    LAASKA MARKA TAGTO ILA SO XIRII

  • @Bilesharaf
    @Bilesharaf ปีที่แล้ว

    HAL NA OGAADA CADOWGA HARTI MA RABAAN MIDNIMADEENA UMADYAHAYA MIDNIMO KA MARANTIDE MIDNIMO

  • @DrcabdulaahiCabdi-xq4vc
    @DrcabdulaahiCabdi-xq4vc ปีที่แล้ว

    Khaatumo state ayey shacabka mj taageersan yihiin ninkii hadlayaa ha iska hadlo

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder ปีที่แล้ว

    Warbixin qiimabadan iyo xaqiiq lagu naaloodo.

  • @abdulahinuur7056
    @abdulahinuur7056 ปีที่แล้ว

    Adiga didibiliti ah

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g ปีที่แล้ว +3

    Kala saar maamul iyo shacab, Siciid Deni wuxuu toos u sheegay inaanu ku jirin dagaalka.
    Ilaahay ha barakeeyo SSC/KHAATUMO.

  • @abshirnasiye3028
    @abshirnasiye3028 ปีที่แล้ว

    cagdheer.ilaa.cagdheer

  • @johnmjey
    @johnmjey ปีที่แล้ว +1

    WAR HADAL QOF KU HADAAQAY MIDNIMADA HARTI BAA KA WEYN GUUL IYO GOBANIMO

  • @Phinksa
    @Phinksa ปีที่แล้ว

    Social mediaha waaa ifoorkii xaasidikii

  • @himilofishingcompany2565
    @himilofishingcompany2565 ปีที่แล้ว

    Sax
    Puntland ayaa iska leh
    Soolna waa Puntland.
    Sidaa haloo ogaado.

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv ปีที่แล้ว

    HADAL CAJIIB AH💐✍️🧠 WA KU SALAAMAYAA MADAX- WEYNE &B00WE Mulkiile, waa C/L. MILYANSOOR CEEGAAG

  • @abdiahmed1355
    @abdiahmed1355 ปีที่แล้ว

    It was not to compile eight regions of puntland in one state was mistake but now we understand why the president of Somalia HSM love to see all Harti regions in one state. I remember when HSH brought 2000 alshabab fighters in puntland and now we understand that he has the agent but he will fail if he tries. The plan Hassan, Musa and Ismail cooked in Jabuti badly failed.

  • @Timir104
    @Timir104 ปีที่แล้ว

    Midnimada iyo in khaatumo
    maamultahay iskuma xirna
    Warka buntland hadii aad kuqanacdayna dhulbahante dhexdiisa ayaa is haya oo wax
    Kakhaldanyihiin ee wixii jiraba
    Way sobixi doonaan.

  • @lailakulane9169
    @lailakulane9169 ปีที่แล้ว

    WASIIRADA ISKA SO TUURAYAH HADALADA XANAFTALE EE REER PUNTLAND NAGA DAAYA HALKAN BAA KU JIRAH SSC KHAATUMO STATE AND PUNTLAND STATE WAA WALALO

  • @lailakulane9169
    @lailakulane9169 ปีที่แล้ว

    WAKU SALAMAY SOOL CHANEL WAA RUNTAA HADALADA XUN XUN NAGA ILALILAYA WAX KASTA OO MIDNIMADA HARTI KA HOR IMANAYA WAA MADNUUCA

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h ปีที่แล้ว

    Garaad Abdirashid Yusuf J Garaad cawl
    Sida abtigii Faisal Abdi Bootaan ugu soo duuley rer abtigi ama Ina abtigii laba jeer General Ali Barre ayuu isaguna uga saftay Reer abtigii HJ laakiin isagu abtiyadii kuma duulin.
    Period
    Garaad Abdirashid wuxu sheegay in Puntland credit leedahay difaaca Sool, halka u sheegay in Maamulka Ssc in la dhisayo loo wada joogo ama u soo dhowayey
    Guul Ssc
    From Maakhir

  • @MusedualeHassan
    @MusedualeHassan ปีที่แล้ว

    Kama aha mana tihid nin xabaal ku talo galaxy summary ku dhigo hadalkaaga jaale waa sun and sool u maleegay

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g ปีที่แล้ว

    Waxaa haboon in madaxda dawlad goboleedka Puntland inay si cad ugu yeeraan maamul goboleedka SSC/KHAATUMO mar kasta oo hadlayaan.
    Guul SSC/KHAATUMO iyo jamaahiirta dhamaan.