HOOYO CANUGEDA DISHEY SI EY OOGA AAR GOSATO NINKI DHALEY ILMAHA AABIHI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 196

  • @meyzarcadaani5907
    @meyzarcadaani5907 4 ปีที่แล้ว +9

    Marka hore ad ban ugu xumahay Sorry
    Shekoyinkaga waa kuwo ad u xiso badan
    Wax badan aye ka faidan bulshada
    Aniga ahan ad ban kugu xiranahay
    Waxan kaga mahadcelinaa waqtiga
    Iyo juhdiga ad nagu so bixisay in ad noduubto Thank you so much
    Guleeso mama

  • @ayaanabdy3734
    @ayaanabdy3734 4 ปีที่แล้ว +2

    I love you 💛😘 Hodan cadey qli Alle ha ku xifdiyo

  • @caaishdhoon7203
    @caaishdhoon7203 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks abyo jwbta shaymaa Allah cadaalada hausoo dadajiyo hana udambi dhaafo

  • @abdirisaqahmed7196
    @abdirisaqahmed7196 4 ปีที่แล้ว +1

    Nooso badi qisoyinka walashey ilahy haku xafido 🙏

  • @safacise7094
    @safacise7094 4 ปีที่แล้ว +15

    Qofkii afraaad ahay hodan online ilove you🥰🥰💗

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid Qali

    • @farhiyomohamed3527
      @farhiyomohamed3527 4 ปีที่แล้ว

      @@Hodanonline Qisooyinkaaga aad baan u taageersanahay walaal

  • @aixavariitha713
    @aixavariitha713 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey khyr ha ku ziiyoh wlhy sheeko kazte wx aya ka fa’iideysta sheekadani wa xaqiiq xata somalideena ka dhx jirta wlhy hablo iz adkeeya

  • @hibonuura5518
    @hibonuura5518 4 ปีที่แล้ว +1

    Subax walba waa suga qisoyinkaga 🥰 nosoo badi wa codsi

  • @rosaabowabdi1682
    @rosaabowabdi1682 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Marka hore qaali dumar
    Waan ku salaamay adiga iyo eheladaada iyo dhamaan asxbta kula socota ama kugu xedhan
    WAAN KA XUMAHAY WAANA WAX QADAR ALLAAH KU DHACA AY AHAYEEN
    EE ALLAAH HA INNA AMMAANSADO DHAMAAN ADDUUN IYO AAQIRABA DUMAR HADAAN NAHAY WAAN QALBI JALECSAGNAHAY😍

  • @hodmanhani2016
    @hodmanhani2016 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallh 😭😭 illh ubadkeena no dhowr ameeen 🤲🤲 love you hodan qli❤️💋

  • @umamarynumamaryn1773
    @umamarynumamaryn1773 4 ปีที่แล้ว

    Ala hoyo hodoney alla wn kaxanusadey qisadan ilahayo sheydanka nagaqawo YAA Allah ya raxiim ilahayo ada jiro oo jogo ala calol atka canuga aya da somadhalin abayo qisadan aad ayey uxanubadantahy qalbiga aya ihurayo ilahayo nodenbi dhal ilahayo Qofbinu adan sawab hainaga dhigin naftiisa

  • @ayuuushmaxamed4162
    @ayuuushmaxamed4162 4 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ugu horeeyo masha Allhaa walashy horee u soco 😍😍😘😘😘

  • @mamacaasho6304
    @mamacaasho6304 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa arin murugo leh shaydaan baa ka adkaaday اللهم نجينا

  • @jamaalxassan2219
    @jamaalxassan2219 4 ปีที่แล้ว +3

    سبحان الله وتعالي عمايقولون علوا كبيرا
    منظر لايمكن ان اصفه وشعور لايمكن ان اترجمه

  • @farhanmohamud7424
    @farhanmohamud7424 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a hodaney wan kusalamey

  • @alleesaqiir1353
    @alleesaqiir1353 4 ปีที่แล้ว +3

    Subaxdi markan so kacoba adaan kuso raadiya wau bartey qisoyinkaga 🥰🥰🥰😘❤

  • @nakrumacadey8355
    @nakrumacadey8355 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaay hodan Qali ilahy haku xafido noso badi qisoyinka ❤👈

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 4 ปีที่แล้ว +1

    Naaguhu meel ay joogaanba waa masaakiin !!!
    Nimanku waa tuug, aamin ma leh.

  • @خديجةبنتعبدالرشيد
    @خديجةبنتعبدالرشيد 4 ปีที่แล้ว +8

    subhanalah 😭😭😭 irzaqadisa ilha qore qof muslima xilkisa qado lamawayn lahen oo logu aftiriyo ilahy wuxu dhahy فاخوانكم فالدين
    Midakale wa Kay kaga aarsan lahayd ninki sa yelay manta DNA aya jiro walabari laha ma asa diidi karo but waxas oo dhan way qorned ilhaay ha utoo ad kento wa غفور رحيم
    Walahi hooyo ilmaheda dilayso malahyn subxanalah

  • @yaaawayeee2749
    @yaaawayeee2749 4 ปีที่แล้ว +1

    Subax walba waa sugaa qisooyinkaga

  • @asmabarkadrobleh7704
    @asmabarkadrobleh7704 4 ปีที่แล้ว

    Waa qiso naxdinleh runti shaydan aya kafa idaystay iyo ciil hayay
    Ilahaw hanagu sababin gacan bila adan
    Ilahay ha naxifdiyo anaga iyo carurtenaba insha allah
    Wana mad santahay hodan caday

  • @bureeqaaabari3273
    @bureeqaaabari3273 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakllahu khyr ukhti

  • @marjaakooleey83
    @marjaakooleey83 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy haku sharfo walashey waaba kusuga subax walba qisoyinkaga

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 4 ปีที่แล้ว +6

    iyadaaba qaldaned ee maxeyka rabtaa saqeer keeda ey dhashey subhanallah 😭😭

  • @farhiyomohamed3527
    @farhiyomohamed3527 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah walaal Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qato ee dadaalkaaga sii wado

  • @marworaaliyo4496
    @marworaaliyo4496 4 ปีที่แล้ว +3

    Qisooyin Qrux padan👏 wllzhy ku jeclahay

  • @laaqiyaruun9786
    @laaqiyaruun9786 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxan allah ilahy hau naxariisto saqiirka abayo qisoyinkaga xiiso gaarey leeyihiin🥰👈

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 4 ปีที่แล้ว

    Subxanallah dilooga beryahaan aad ayuu ugubatay aduunkaan Allaha namootiyo thank you for sharing walaashey

  • @zinuushmohamed3981
    @zinuushmohamed3981 4 ปีที่แล้ว

    msha allh wnka helaa qisooyinkaga qaasatan kuwa msar

  • @amishqalbi5853
    @amishqalbi5853 4 ปีที่แล้ว +9

    Keep going dear sister ❤️❤️❤️

  • @nasraabdullahi1253
    @nasraabdullahi1253 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a nolow hodaney wan ku jeclahy dar ilahay

  • @fatimaaadam8200
    @fatimaaadam8200 4 ปีที่แล้ว

    Mch allh xppti rero qiso ahy walhy qisoyinkaagu iso jiteen

  • @sahraosman737
    @sahraosman737 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxalah

  • @nuradiinmahad5661
    @nuradiinmahad5661 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc malin wanagsan hooyo keep going

  • @farxiyacadeey7528
    @farxiyacadeey7528 3 ปีที่แล้ว +1

    walashediyee gabadheyda wayku jeceshahay mushtaq ayaladhaha

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 4 ปีที่แล้ว

    Mansha.allah wllshay alla yaxfidak
    Qisoyin layab le hore usoco

  • @gogosoufi6731
    @gogosoufi6731 4 ปีที่แล้ว

    Kama dalo wlhi shekdada hodan qof qalpi fcn ila egty alleh dartii ku jclhy alleh ha ku jcldee🤲

  • @zaynapmohmed2935
    @zaynapmohmed2935 4 ปีที่แล้ว +3

    Waalashy qli 🥰🥰🥰🥰 hodan kudayasho mudan🥰😊😊😊😊

  • @maanoali5953
    @maanoali5953 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaba sugaa qisoyinkaaga ilahy haku xijaabe

  • @baadiyowaye6437
    @baadiyowaye6437 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaba iqabata bun cml qisoyinkagu nosoo badii please

  • @samiraabdoulkaderahmed7255
    @samiraabdoulkaderahmed7255 4 ปีที่แล้ว

    Subxanallah wll qali ilahy hayna soohadeyooo

  • @markacadeey7377
    @markacadeey7377 4 ปีที่แล้ว +1

    Hoyo in ladaho maha taaso
    Hodaney noso badi qisoyinka mcnto ❤

  • @salmaahnet7501
    @salmaahnet7501 4 ปีที่แล้ว +1

    شكرا يا اختي

  • @mamamame2419
    @mamamame2419 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy haku sharfo huuno nooso badii qisoyinka please

  • @ayuuushmaxamed4162
    @ayuuushmaxamed4162 4 ปีที่แล้ว +3

    Subaxanlah maxay sidaa u dameeysay 😭😭😭😭😥😥 ax ax ax

  • @umumaxamedamiin7836
    @umumaxamedamiin7836 4 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah ilahow ana ilmo aan dhaly rafaad walbe aan lamaro jirkyga ilahow ha igu kenin ina dilo ubad kyga adun iyo akhiraba segtay

  • @faruuqaxmed8898
    @faruuqaxmed8898 4 ปีที่แล้ว +1

    Bismillahi tan habarey qabtey abayo ilahy haku xafido

  • @muradyildirim8602
    @muradyildirim8602 4 ปีที่แล้ว

    Nooso badi qisoyinka walashey🙏

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 4 ปีที่แล้ว +3

    Ani u horeeya hodan Quruxeey💋♥️💯

  • @raxmaluulinacawil2487
    @raxmaluulinacawil2487 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana Laah waa qiso xuunleh

  • @hudaziyad6216
    @hudaziyad6216 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku daayo mcnto

  • @xalanesuldaan9371
    @xalanesuldaan9371 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaxay faraantidada liskugalinayo ma gaalaa

  • @haniitahluzah1869
    @haniitahluzah1869 4 ปีที่แล้ว

    Subxanalaha allow na astur arsaaqadiisa ayuu wataye maxay u dishay😭😭😭

  • @user-li6rt3xz6j
    @user-li6rt3xz6j 4 ปีที่แล้ว +11

    Background shidan ayaad fadhidaa
    Qisooyinkaaga waan taageersanahay 🥰

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว +1

      Maka heshey mama😍🤴🏻🤴🏻🤴🏻✊

    • @user-li6rt3xz6j
      @user-li6rt3xz6j 4 ปีที่แล้ว +3

      @@Hodanonline hooyo qisooyinka aad soo gudbiso mid la tuuraba ma jirto
      Kuligood waan ka helay wlhi
      Mama halkaa ka wad hawsha ilaahay haku barakeeyee
      Samir markasta hooyo
      Yacnihi u samir youtube xikigay doontaba ha ahaatee 1M xitaa waynu gaadhaynaa
      Lkn channalka haka caajisin halkaana hawsha ka wad
      Ana marwalba waan kuu ducaynayaa in aad guul gaadho hooyo

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว +2

      @@user-li6rt3xz6j Mahdsanid hooyo mcn🤴🏻❤️ igu halee dhiiri galinba qoral kana iigu filan jazakllah khayr

    • @user-li6rt3xz6j
      @user-li6rt3xz6j 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Hodanonline You welcome hooyo 🙏

    • @nasteexoaxmed311
      @nasteexoaxmed311 4 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 4 ปีที่แล้ว +2

    Maalin. Walba. Waad. Ka. Siii. Kheeko. Fiican tahay. HODAN. Hanbalyo😍😍😍

  • @inamohamed4791
    @inamohamed4791 4 ปีที่แล้ว +1

    Iso duceya walalayal wan xanunsanahay

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 4 ปีที่แล้ว +1

    Hodan qisoyinkaaga wan jecelahay qaali dumar ❤❤❤❤

  • @mulkiartan7005
    @mulkiartan7005 4 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka tan hooyo mawa aha waanba naxay

  • @lakibindhe3967
    @lakibindhe3967 4 ปีที่แล้ว +3

    إذا كنت لا تعرف قيمتك ، فلا أحد يعرف قيمتك. كن من لا يمنحها كرامتها سوى والديها لأنك قابلت هذا الشخص بالأمس واليوم يمكنك الانفصال.
    Walashy hodon guuleyso marwalba waana kaaga mahad celinaynaa talooyinka fiicficaneed marwalba siiso wlalahaaga kale🥰❤

  • @fatmaqarneqarne1279
    @fatmaqarneqarne1279 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going walashe

  • @siyaadpiano5976
    @siyaadpiano5976 4 ปีที่แล้ว +2

    Uri usoco wlashey

  • @somalibusiness1143
    @somalibusiness1143 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa rasuulu laah maxay tahy saane subxan allah

  • @sofiahussein1496
    @sofiahussein1496 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc hodan xabiibati qaali wllhi qisoyinkaga makala dhacan mansha Allah tabarakal Allah love you more siis💋💋💋💋💋💯👍

  • @ayaanabdy3734
    @ayaanabdy3734 4 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wlshy Hodan

  • @gadadaakir9613
    @gadadaakir9613 4 ปีที่แล้ว +2

    Hodan inaan ku daawado jecliyaaa

  • @misszazaaa__8511
    @misszazaaa__8511 3 ปีที่แล้ว

    keep going hapo❤💕

  • @gooogle1632
    @gooogle1632 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going dear sister thanks for you share this story 😥😥🙏🏼

  • @fartuunali3935
    @fartuunali3935 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay amarkiisa bini.aadam dartiis inay wax u kasta u samayso ma ahayn iyo nacayb ninkas u qabto

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 4 ปีที่แล้ว +1

    Wooooow

  • @iqrahassancumarwarsame6451
    @iqrahassancumarwarsame6451 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallah waa qiso xanun badan 😭😭

  • @hanatcade7015
    @hanatcade7015 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah nolow 😘hodan online your the best TH-camr u make my day nolow adorable sisters 💯💯💯💯

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  4 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid mcnto 🥺💋❤️

  • @safiyomahmud5927
    @safiyomahmud5927 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxanah ilaahow nahanuuni

  • @sacdiyesiman790
    @sacdiyesiman790 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxan allah

  • @farahaliwabar3971
    @farahaliwabar3971 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlh hodaney waxan karaydh heer ana adiga un moyey ana cidkalay anka firsanin youtubka barakallah fikuma

  • @sacdiyoqaasim9534
    @sacdiyoqaasim9534 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaraam caleeg yaa allah

  • @ayaanabdimusse9273
    @ayaanabdimusse9273 4 ปีที่แล้ว

    Beautiful sister hodan I love all your stories ❤

  • @ubaxjamal7727
    @ubaxjamal7727 4 ปีที่แล้ว

    Mnahllh wllshy qli horay u soco❤❤❤💯💯

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahsantahy wll in aad noo sogudabiso qisooyinka runta ku qotama

  • @ilahyhalagacabsado8567
    @ilahyhalagacabsado8567 4 ปีที่แล้ว

    Nooso badi qisoyinka mcnto ❤👈😘

  • @fadumonurannimohamed625
    @fadumonurannimohamed625 4 ปีที่แล้ว +1

    Hay khalada babay samasay gabdhasi nafaa ilhahy layaha ayayaya diishay

  • @Yousuf_mahad
    @Yousuf_mahad 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep goin

  • @istarlini
    @istarlini 4 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah subhanallah subhanallah very sad 😢

  • @ubaxali7570
    @ubaxali7570 4 ปีที่แล้ว

    Hodan qurux xafidullah xbbti

  • @hassanyasinali6183
    @hassanyasinali6183 4 ปีที่แล้ว +1

    Midasoo kalle allaaah illama kulmiyo ama qof leh dabeecadahaas

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax miskiin😥😥😥ilahay haka danbi dhaafo

  • @samiirashaale4442
    @samiirashaale4442 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @ayaanqurux6595
    @ayaanqurux6595 4 ปีที่แล้ว

    Hodon qurux keep going for everything Sister💋💋💋💋

  • @gobdeeq958
    @gobdeeq958 4 ปีที่แล้ว +4

    Queen hodan keep going

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 ปีที่แล้ว

    Subxaan allaah aduunka waxa wallabo waa llagu Arkaa😭😭😭😭

  • @سعادمحمد-ه6ز
    @سعادمحمد-ه6ز 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc Abaayo mcn

  • @nazrazead
    @nazrazead 4 ปีที่แล้ว

    Keep going jiidhkaygii allah keep you

  • @rahmaamahdi4637
    @rahmaamahdi4637 4 ปีที่แล้ว +2

    Taas hooyo maba noqon karto abaayo noso badi qisoyinka

  • @caaishdhoon7203
    @caaishdhoon7203 4 ปีที่แล้ว +4

    Wawax laganoxo runti lkn dhibwalbo haystay inay Allah unoqoto oo ilmeheeda iska haysata roonayd waayo xiliguu teenage noqonayo dunidu wayba horumartay cid wacal oranlahayd ba way yaraanlahayd

  • @samsammaxamed8598
    @samsammaxamed8598 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah Waa dhib

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallh subxanallh subxanallh subxanallh

  • @nafisaosman8808
    @nafisaosman8808 4 ปีที่แล้ว +3

    Subaxanallah 😭😭😭

  • @sacdiyosaeed7839
    @sacdiyosaeed7839 4 ปีที่แล้ว +1

    Bismi allaah

  • @batiicadaa4393
    @batiicadaa4393 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy dartii banku jeclahy ukhtii

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 4 ปีที่แล้ว

    Naagaha la guursaday anagaba ilmo kaligeena heysana waxii naga dhalay sooma raadiyan ayagoo nool

  • @خديجةبنتعبدالرشيد
    @خديجةبنتعبدالرشيد 4 ปีที่แล้ว +2

    Hada way kufaraxsan tahy lakin maalin bay kashalayni

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 4 ปีที่แล้ว +10

    Talo ayaa dhaaftay aaqirana weseegtay in ay meesha xanaano iyo meelaha agoonta geyso larabay sorry wa ciishootay maskiinta