DAAWO: Hooyo Sheegtay inuu Gurigeeda dhacay Aadan Madoobe & Xasan Sheekh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @muslimxusein3863
    @muslimxusein3863 3 หลายเดือนก่อน

    Aduunka iyo aakhiro aakhira badan

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 3 หลายเดือนก่อน +1

    MADAXWEENAHA MUXUU KASQABAA ADIGA ALLE KACABSO EE MADAXWEYNAHA ISKA DAA

  • @abdinasirbered1753
    @abdinasirbered1753 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mida kale adan madoobe la garay ee xasan shiikh maxay ku heysataa?

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 3 หลายเดือนก่อน

    ILAAHOOW HANA CEEBAYN . TUUG MADOOBE IYO GURGUURTE WAA BELAAYO

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 3 หลายเดือนก่อน +2

    Eedo faaduma suaal iiga jawaab, Lacagta aad guriga ku iibsatay Bangiga lagu soo shubay warqad caeyn ah ma ku siin kara,
    Suaasha labaad Dadka aad ka iibsatay maxx Talyaani ka dhigay?
    Markaad iibsanaysay Soomaaliya ma ahayd Dal madxax banaan ?
    fadlan ka J awaab su aalahan
    Aniga ku caawinayo
    Shiikh aadan Madoobe waa aabhay

    • @muslimxusein3863
      @muslimxusein3863 3 หลายเดือนก่อน

      Haydaha cadaalada la wadaag dadka si Public ah halogu sheego waxa khaldan waa soo baxayaan

    • @xaawo1
      @xaawo1 3 หลายเดือนก่อน

      Warqada soomaali iyo talyaani baa ugu qoran waxaa jiro guryo badan walaahi xitaa agoon ay leeyihiib buu walaahi bilaahi aadan madoobe iyo hassan shiikh haystaan combaniyo beey ja ijasrteen inteey davaqyo ka dhisteen walaahi bilaahi waxaa deriskeeyga ah hooyo caruur agoona haysato odaygeediina moiryaantaa ku dishay kismaayo gurigeedii 3mar beey caruurteedu aadeen beydhabo mar wyxuu yiri adeerij soo noqo 2maalin ka dibseriskii yaqaanaa ku yiri dad idin diluu ku naqan yahay we fakada idaacadeey timi hooyadaasne hooyadaan wiil reer baydhanbo ah oo shalay hadlaayay wuxuu yiri eedadeey deriskeenaey ahay byskudka iyo cuntadaan ja cuni jirnay gurigeeda oo waa la yaqaanaa ineey guriga leedahay

    • @xaawo1
      @xaawo1 3 หลายเดือนก่อน

      Walaakeey walaahi deriskii baa yaqaano ee aabahaa gurigaan keliya ma haysto caruur kaloo uk London dagan buu guri kahatstaa intuusan dhiman xaqa islaameed ha iska dhiibo haduu aabahaa yahay xitaa nareexaan guri buu ka haystaa

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 หลายเดือนก่อน

    Aduunyo Halkasa bay maraysa war miyan la dhimanayn?

  • @abdinasirbered1753
    @abdinasirbered1753 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maba aaminsana hooyadaan dawlad soomaaliyeed

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp 3 หลายเดือนก่อน

    21 wa hda mxy tahay talyaniga aad sheegyso warkaas dib ha lgu lbto

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน

    Danayoow ciidanka fasax

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah war nimanka watuugo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน

    Somali ilaa ay xoolaha ay kala haystaan lakala wareegaan dagi mayso.
    Si gaar ah hawiyo oo somali oo dhan dhacay