KHAALID KAAMIL | SOOMAALIYA HANOOLATO | New Somali Music Video 2021 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2265060459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:C/RISAAQ AXMED XAASHI
    LAXANKA :KHAALID KAAMIL
    MUSIC : MUSTAF KARAMA
    EDITED: CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusm...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,

ความคิดเห็น • 3.8K

  • @musadempelle788
    @musadempelle788 3 ปีที่แล้ว +1670

    Waxaan ahay askari qaran guutada 2aad ee gorgor wan ilmeeyay markan arkay muqalkan wlh waxaan diyaar uahay iney xabadka.iga dhacdo xabad uu cadowga soo riday mar un somaliya oo is raacday waa arkeynaa insha alah niyada qeyr ushega walalaheyga soomaliyeed🇸🇴💜💜😥 soomaliya hanoolaaato

  • @losname2166
    @losname2166 3 ปีที่แล้ว +173

    Wan Ilmeeyay Walahi Heestan Qalbiga Bay Caadi U Taaban 😢😢 Alle Ba Ka Baryay Dalka In Uu No Hagoojiyo🇸🇴🥰🇸🇴🥰🇸🇴 From Garowe Puntland Somalia 🇸🇴

    • @youngmoney7555
      @youngmoney7555 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameeeen ameeeen bro Allah natuso wadankeena oo nabad ah 😢😢

    • @mejorcade6905
      @mejorcade6905 3 ปีที่แล้ว

      @@youngmoney7555 somaliya i love

    • @RoodoAhmed-it9pq
      @RoodoAhmed-it9pq 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤somaliyaa Hanoi laaato

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 3 ปีที่แล้ว +375

    From HARGEISA wlhi heestan waan iga ilmaysiyay waxanan dib u jecelaada midnimada somaliya😓😭💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hani1457
      @hani1457 3 ปีที่แล้ว +7

      🥺🥺🥺sixirki madoo ba samayr bay ku dhaftay somalia hanolato wll qaran dhise noqo

    • @ayuubricardo6587
      @ayuubricardo6587 3 ปีที่แล้ว +3

      😥😥😥😥😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @feylanmohamet4990
      @feylanmohamet4990 3 ปีที่แล้ว +6

      Yaahuu Alle Naguma Soo celiyo Midnimo baas Ma Rabno 🙈🙈🙈

    • @bilexusyn3601
      @bilexusyn3601 3 ปีที่แล้ว +3

      Maye waxan dib u jeclaaday qaraxi iyo madaaficdii🤣

    • @muhiibalul8578
      @muhiibalul8578 3 ปีที่แล้ว

      ❤️🤍💚✌🏾💙🤍

  • @xavzaabdilaahi7709
    @xavzaabdilaahi7709 3 ปีที่แล้ว +828

    Waan ilmeeyey 😢😢 Khaalid Kaamil nin gareed
    From Somaliland 💚⚪❤ somaliya waan jecelhy wlhi somaliya hanoo laato

    • @jannokhadargaani7186
      @jannokhadargaani7186 3 ปีที่แล้ว +11

      Soomaaliya hanoolaaato😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว +9

      Mashallah wax garad ba thy walalo allaha noo kaalmeeyoo😪😪

    • @sucdimuuse5236
      @sucdimuuse5236 3 ปีที่แล้ว +5

      Ilmeeytaan ilmeeynay allha naga cafiyo hestan wan la qiirooday wlhi😥😥😥😥😥😥😥❤🇸🇴💪🏽

    • @nafsahassan3592
      @nafsahassan3592 3 ปีที่แล้ว +3

      Nolaada adınka 5ta somaaalıyed

    • @sahrowardheere9427
      @sahrowardheere9427 3 ปีที่แล้ว +3

      Run ahaantii waxaad ka mid tahay dadak garaad u zaaxipla aha ee ku nool Somaliand noolow wllo mcn❤❤💋🇸🇴

  • @karimaqli9410
    @karimaqli9410 3 ปีที่แล้ว +814

    From borama ha sareyo calankenu ha sabeeyo farxadenu somalia ha nolato wan jeclahay wlhi 😭😭 Allah nabad ha idin siyo hun

    • @eidali3960
      @eidali3960 3 ปีที่แล้ว +3

      Borame somaliya ayan gift uga dhigayna hh

    • @jecliyadalkayga3346
      @jecliyadalkayga3346 3 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid wll karima allaha noo hagaajiyo dalkeena😥😥

    • @karimaqli9410
      @karimaqli9410 3 ปีที่แล้ว +2

      @@jecliyadalkayga3346 amiin huuno

    • @fayuusad-h2020
      @fayuusad-h2020 3 ปีที่แล้ว +4

      Mxa adiga soomli mtihid afsomliga M brtay wll amiin

    • @karimaqli9410
      @karimaqli9410 3 ปีที่แล้ว +4

      @@fayuusad-h2020 wn ahay somali

  • @nihaalamohamed6956
    @nihaalamohamed6956 3 ปีที่แล้ว +205

    Walalahay reer somalilanow walahi la'aantiin waxba manihin waxaad tihiin quwadeena waan idinjecelnahay ♥ walashiin oo galkacyo idinka soosalamaysa

    • @mustafeshalle5732
      @mustafeshalle5732 3 ปีที่แล้ว +2

      Maydaan kaligiin wax noqon karin

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 3 ปีที่แล้ว +6

      naa ayaga waye kuwa noo baahan ee anaga maaha hadalka kala saar
      🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙 somaliya ha noolato

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว +1

      Angaba sidoo kale 💙😍

    • @apdirahmansalepan3107
      @apdirahmansalepan3107 3 ปีที่แล้ว +11

      Wn Idin Ognahay Somali ma kala Maranto Ilahay wxn ka baryaya Inan Mar un Arko Somalia Konfur io Waqoyi o MidobaY mar kle from Borama Awdal😥🤲

    • @nihaalamohamed6956
      @nihaalamohamed6956 3 ปีที่แล้ว

      Waan isubahanahay labadayadaba waxbayaana been iskusheegin aan qalbiyadeena iskunadiifino

  • @user-jn7nj6el4k
    @user-jn7nj6el4k 3 ปีที่แล้ว +118

    الأغاني الصومالية جميلة وحلوه والصوماليين أهلنا وربعنا وانا جدتي والدت امي أصلها من الصومال ونحبها كثير ونحبكم انتو أيضاً ونتمنى لكم الأمن والأمان والاستقرار والازدهار والتقدم في المستقبل انشاءالله واللغة الصومالية مفهومه كثير وجميلة وفيها كلمات عربية كثيره ماشاء الله والفنان مبدع ويشعر حبه لوطنه الصومال واستعراض العسكرية والجيش القتال والشواطي الصومال صراحةً الفيديو جميل جداً ومناظر الصومال جميلة 💚🇸🇴🇸🇦💙

    • @maxamadcabdulahi4993
      @maxamadcabdulahi4993 3 ปีที่แล้ว

      ✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤

    • @tabiyemedia4562
      @tabiyemedia4562 2 ปีที่แล้ว

      ماشاءالله

    • @user-me1oq7vx4w
      @user-me1oq7vx4w ปีที่แล้ว +6

      انا من اليمن ووالدتي من الصومال ❤️❤️🥰🥰🥰

  • @mohamedhussein2172
    @mohamedhussein2172 3 ปีที่แล้ว +221

    From Hargeisa 💖
    Somalia 🇸🇴 ha noolato 🤲🏼🤲🏼

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 3 ปีที่แล้ว +101

    This is not only song it's equally with 3 or 4 songs may Allah protect our country peace and love Somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💪💪💪💪

  • @shukrimuse1751
    @shukrimuse1751 3 ปีที่แล้ว +479

    From hargaysa 💚🤍❤
    Somalia ha noolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @mahamedabdiaziz1844
    @mahamedabdiaziz1844 3 ปีที่แล้ว +80

    Somali Hanolaato 🇸🇴🇸🇴🇬🇲💯
    Form Jijiga

  • @naasirbashiir3246
    @naasirbashiir3246 3 ปีที่แล้ว +166

    From Burco Somalia Hanoolaato🇸🇴💪😭
    Qaranimadii mar way soo noqon somaliyeed wali rajo ayan qabnaa in alle naga furfuro siyaasad xumada maalin ay ahaataba aan arko somalia oo mid ah🇸🇴😭

    • @teamiskufilan5896
      @teamiskufilan5896 2 ปีที่แล้ว +7

      Waa inalagu yaqaanaa gobaninmo hadayn reer burco nahay

    • @maxamedmowliid5114
      @maxamedmowliid5114 2 ปีที่แล้ว +3

      Reer burco dadka ugu nasabsan uguna calool furan somaliya Madaxda dalka idinkaa kuwacan

    • @deeqmaxamed8378
      @deeqmaxamed8378 2 ปีที่แล้ว +1

      🙏🙏🙏🇸🇴 xaqiiq walaal waad mahadsantahay

    • @caalinentertainment8874
      @caalinentertainment8874 2 ปีที่แล้ว +3

      Tolow ninkan maha reer soomaliland eee ma soogalatigiba waxs kuma hadaleen haduu tarikh haye ✍️

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh Rajadu qofka wa u gaar xaqiiqduna waa mid aanu wxba ka badali karin mrka sxb ama burco shego ama bosaaso xaqiiqdu wxy tahay ayaa qsb kgu ah lkiin wd iska rajaysan krtaa wx aan dhcyn mrkaa ogow somali midaysan wllhi wniga dhaartee inaand arkyn wligaa ilaa qiyaamuhu dhcyo wyo somali raggii mar isku dayay iny mideeyaan ee u huray xitaa qrnimdodii waa kuwii ku noqday munafiqiin khayimiin cdw cuqdad ka buuxdo ilaa dhegta dhiiga lysu daray mrkaa mnta kuwa ku hadaqa midnimo beena oo afkuuna wllhi baany dib oo dnbysa u arkyn somali midaysan wyo dee munafaqiin wligood qawlkooda iyo ficilkoodu isma laha wligodna aaminaad malaha wligoodna ma smyn krn wng kliya wxy ku fiicanyihiin beenta khiyaamda dhca xsdka dulmiga xaraanta uurkoo mariiday afka malab kuso marsanyn !!

  • @AAMUSANE63
    @AAMUSANE63 3 ปีที่แล้ว +213

    Ha siyaado quwadeenu
    Ciidankuna hasaadnado
    Somalia hanoolato 🇸🇴✊🐺🖤
    From gobolka raga 🥺

  • @sidilyas2683
    @sidilyas2683 3 ปีที่แล้ว +303

    From hargiesa city back home but 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calanka waligeey ma dhigoo anigoo .. .. 35 yrs born and bred abroad but my country is in my heart ❤️... Somalia ha noolato..

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 3 ปีที่แล้ว +3

      ❣❣❣❣❣❤❤❤❤❤🙏

    • @faraxcisman5636
      @faraxcisman5636 3 ปีที่แล้ว +7

      Mahad sanid somali nimada aa kugu weyn

    • @farhiyalyrics5537
      @farhiyalyrics5537 3 ปีที่แล้ว +1

      👑💯💉❣️❣️

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 ปีที่แล้ว

      MASHALLAH

    • @jesusteama6523
      @jesusteama6523 3 ปีที่แล้ว +1

      • Maanta waxaan hayaa wax aad muhiim u ah inaan kuu sheego
      • Eebbe waa xaq, waa xaq oo wuu neceb yahay xaqdarrada, dembigu waa xaqdarro, Ilaahna wuu neceb yahay dembiga. Natiijada dambiilayaashu waa cadaab.
      • Laakiin Ilaah, jacaylkiisa weyn, wuxuu siiyay Wiilkiisa Ciise Masiix, inuu dunida yimaado, inuu noqdo sida aadanaha, inuu u dhinto aadanaha oo uu cafiyo dembiyadeenna.
      • Si aan u helno fursad labaad oo aan kula heshiin karno Ilaah oo aan ku badbaadi karno Ciise Masiix, oo isagu naftiisa u bixiyey innaga maxaa yeelay isagu wuu ina jecel yahay.
      • Ciise wuu i jecel yahay, Ciise wuu ku jecel yahay, Ciise wuxuu jecel yahay aadanaha oo dhan, waana sababta uu isagu ugu dhintay iskutallaabta dusheena, Ciise waa sara kacay, wuuna kaa badbaadin karaa xukunka weligiis ah wuxuuna ku siin karaa badbaado weligeed ah. Ciise wuxuu ku laaban doonaa raadinta kuwa isaga ku aqbala qalbiyadooda.
      • Waan qiran karnaa dembiyadeenna isaga, maxaa yeelay isagu waa aamin iyo caadil inuu naga cafiyo dembiyadeenna kana nadiifiyo dhammaan xaqdarrada.
      • Haddaad afkaaga ka qiratid inuu Ciise yahay Rabbi, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad badbaadi doontaa.
      • Ciise waa ku jecel yahay oo Ciise ayaa doonaya inuu ku badbaadiyo, waad badbaadi kartaa! Rumayso Ciise Masiix!
      Allaha ku barakeeyo! 💓

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 3 ปีที่แล้ว +62

    Wlhi heeskan marka dhagestay wxn goansaday inan ka mid noqdo ciidanka xooga i.a mar uun dareska wan xiran wana difaci dalkeyga hooyo allow na tus somali o is raacday

    • @JfjfjfjdjKcjcjfjfjdj
      @JfjfjfjdjKcjcjfjfjdj 2 หลายเดือนก่อน

      Wll hada daresska maxiratay 3 Sano kasoo wareegtaye

  • @Ayni88
    @Ayni88 3 ปีที่แล้ว +155

    Ayyyy a gift from us(💚🗯❤) to walaalahayo(🇸🇴)
    Soomaliya ha nolaato
    Walaaltinmadeeno ha noolato❤

    • @ayannna5473
      @ayannna5473 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaalnimadeenu ha Sareyso🙏🥰💚🗯❤

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland wali wa somalia xasusnow 😂😂 ninkana hesta dalkiso u qaday cadi iska dhig

    • @Ayni88
      @Ayni88 3 ปีที่แล้ว

      @@mariamufs2023 jaamka iga daa dee adeer mid lahayne
      Midnimo dhimatay baad kusi dhagantee
      Walaaltinimadu haa ku deeqdo haja!!!

    • @nimcusha
      @nimcusha 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mariamufs2023 😃😃😃waad laheshay wllh🇸🇴🇸🇴somalia hanoolaato🇸🇴🇸🇱🇸🇴💋

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 3 ปีที่แล้ว

      @@Ayni88 midnimada ma dhiman ilaheyna ma dilo qeyb isaaq kamida na ma dili karan midnimada inta badan isaaq xita midnimada ayey tageran saa 30 years wax bo madan qabsane intina xun hana qarxiyan intina wanagsana hano heesan 😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 3 ปีที่แล้ว +151

    Ilmada waan ceshan waayey 😭
    Ha siyaado quwadeenu
    Soomaaliya ha noolaato🇸🇴❤️🤲

    • @Mahiryare
      @Mahiryare 3 ปีที่แล้ว +3

      Dadka dhiiga leh ee qadiyad somali kujirta tahay Allaha nokadayo wll mcn

    • @unknown-je3ql
      @unknown-je3ql 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Mahiryare mhdsanid wllo

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 3 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @habulasief780
      @habulasief780 3 ปีที่แล้ว

      Somalia Allah nabat noga diga

    • @ajaj6201
      @ajaj6201 3 ปีที่แล้ว

      Hees dareen Wadata oo qof walba oo diir iyo damiir leh tabanysa

  • @dekafarah1505
    @dekafarah1505 2 ปีที่แล้ว +40

    Ça me touche vraiment Proud to be somali😍🇩🇯🇸🇴

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 3 ปีที่แล้ว +217

    Soomaaliya ha noolato inta igu raacsan Like isaar🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @sacdiamohmud9965
    @sacdiamohmud9965 3 ปีที่แล้ว +145

    somaliya ha noolato gabdhayda yar oo 4 jira swedan🇸🇪ku dhalatay ayaa markasta dhahada markay argto calanka soomaliya ama heeesta calanka maqasho,soomaliya ha guulayisto 🇸🇴❤️😭

    • @fuaadfamous1355
      @fuaadfamous1355 3 ปีที่แล้ว +2

      Somaliya hanoolaato Somali Somalia baa leh 😥😥

  • @uprightmuhsin1883
    @uprightmuhsin1883 3 ปีที่แล้ว +26

    From Garissa the headquarter of North Eastern..
    Love somali🥰❣

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 3 ปีที่แล้ว +2445

    Heestan qof wadankiisa jecel wuu ilmaynaya
    Somaliya hanoolato

    • @sucaadnoor1012
      @sucaadnoor1012 3 ปีที่แล้ว +65

      wlhi waan ilmeeye markan dageyste heestaan🇸🇴

    • @Abdisalan22
      @Abdisalan22 3 ปีที่แล้ว +25

      @@sucaadnoor1012 wadani dhabaad tahay

    • @safiyomaxamedaadan3903
      @safiyomaxamedaadan3903 3 ปีที่แล้ว +18

      Haaa runti waan ilmeyey qiiro awgeed illahow nabad warta ayaan ka barinay aamiin

    • @Abdisalan22
      @Abdisalan22 3 ปีที่แล้ว +7

      @@safiyomaxamedaadan3903 maahallah wllk wadani dhaba

    • @ArafatAli.
      @ArafatAli. 3 ปีที่แล้ว +5

      😥😥

  • @ashraffilmsvlogs5781
    @ashraffilmsvlogs5781 3 ปีที่แล้ว +132

    Waxaan ahahY wiil somalilander ah wlhi waan jecellhy Somali oo dhan insha allH Guul somli weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @jesusteama6523
      @jesusteama6523 3 ปีที่แล้ว +1

      • Maanta waxaan hayaa wax aad muhiim u ah inaan kuu sheego
      • Eebbe waa xaq, waa xaq oo wuu neceb yahay xaqdarrada, dembigu waa xaqdarro, Ilaahna wuu neceb yahay dembiga. Natiijada dambiilayaashu waa cadaab.
      • Laakiin Ilaah, jacaylkiisa weyn, wuxuu siiyay Wiilkiisa Ciise Masiix, inuu dunida yimaado, inuu noqdo sida aadanaha, inuu u dhinto aadanaha oo uu cafiyo dembiyadeenna.
      • Si aan u helno fursad labaad oo aan kula heshiin karno Ilaah oo aan ku badbaadi karno Ciise Masiix, oo isagu naftiisa u bixiyey innaga maxaa yeelay isagu wuu ina jecel yahay.
      • Ciise wuu i jecel yahay, Ciise wuu ku jecel yahay, Ciise wuxuu jecel yahay aadanaha oo dhan, waana sababta uu isagu ugu dhintay iskutallaabta dusheena, Ciise waa sara kacay, wuuna kaa badbaadin karaa xukunka weligiis ah wuxuuna ku siin karaa badbaado weligeed ah. Ciise wuxuu ku laaban doonaa raadinta kuwa isaga ku aqbala qalbiyadooda.
      • Waan qiran karnaa dembiyadeenna isaga, maxaa yeelay isagu waa aamin iyo caadil inuu naga cafiyo dembiyadeenna kana nadiifiyo dhammaan xaqdarrada.
      • Haddaad afkaaga ka qiratid inuu Ciise yahay Rabbi, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhintay, waad badbaadi doontaa.
      • Ciise waa ku jecel yahay oo Ciise ayaa doonaya inuu ku badbaadiyo, waad badbaadi kartaa! Rumayso Ciise Masiix!
      Allaha ku barakeeyo! 💓

    • @mohamettkhuburo1924
      @mohamettkhuburo1924 2 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland wa qeyb ka.mida somalia ee dadka caacda Kala tag nio

    • @ashraffilmsvlogs5781
      @ashraffilmsvlogs5781 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamettkhuburo1924 Wlee 🚘

    • @ashraffilmsvlogs5781
      @ashraffilmsvlogs5781 2 ปีที่แล้ว

      @@jesusteama6523 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever 3 ปีที่แล้ว +35

    I cried each time I watched this song. Somalia hanoolato forever 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jannokhadargaani7186
    @jannokhadargaani7186 3 ปีที่แล้ว +52

    Alla illahayow intan videogan dawanayy wadaniyada an daremayy igu wad 😭soomaaliya hanoolato😭😭🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻

  • @idirismaxamed6496
    @idirismaxamed6496 3 ปีที่แล้ว +217

    Somalia 🇸🇴 ha noolaato ala jecliyaa dalkayga allow nabad nooga dhig dhulka from boorama 😭😭😭

    • @aragsanmohamed6545
      @aragsanmohamed6545 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲

    • @nadakaltuun394
      @nadakaltuun394 3 ปีที่แล้ว +1

      Boorama ma somaliyay kamid ahayd tolow.

    • @saynabjibriil417
      @saynabjibriil417 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nadakaltuun394 haaa wa somalia

    • @kingolich4943
      @kingolich4943 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @maxamedsiciid969
      @maxamedsiciid969 3 ปีที่แล้ว +1

      Borama ma somalia ayey u digarogato wayap

  • @ahmedibrahim5427
    @ahmedibrahim5427 3 ปีที่แล้ว +28

    Somali hanolato from NFD Garisa we love somali la,antedu Halkn kuma nolan laheyn One people one nation 🇸🇴

  • @zakarieabdalle7158
    @zakarieabdalle7158 3 ปีที่แล้ว +28

    Wadankeena soomalia
    ha noolaato🇸🇴✌🏾
    From Borama

  • @mohmedboootaan1890
    @mohmedboootaan1890 3 ปีที่แล้ว +198

    Quluubta umada soomaliyeed alle ha isu so jeediyoh 😥😥😥
    From Hargysa

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 3 ปีที่แล้ว +5

      Hhhh bro Somali waa lawada yahay lkn qiirada maxa waaye somalilnd hanolaato 💪❤️

    • @naajiyare3797
      @naajiyare3797 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin

    • @nimco5032
      @nimco5032 3 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @hodanahmed5648
      @hodanahmed5648 3 ปีที่แล้ว

      Ameen yaarabi 😭😭

    • @shukriabdi5446
      @shukriabdi5446 3 ปีที่แล้ว

      Amin 😢

  • @suhaybisguji301
    @suhaybisguji301 3 ปีที่แล้ว +16

    From Hargeisa guul walalaha koonfur🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻

    • @seniorzaul4564
      @seniorzaul4564 2 ปีที่แล้ว

      Somalia koonfur keliya maaha

  • @apdirahmansalepan3107
    @apdirahmansalepan3107 3 ปีที่แล้ว +69

    Somalia Ha Noolaato Qofki Wadani ah Uun Dareen Galinysa From Borama🇸🇴♥️💯

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 ปีที่แล้ว +49

    Sixirki madooba samir bey ku dhaafty soomaliya hanolato big respect khaalid kaamil 🙏🙏🙏

  • @seniorzaul4564
    @seniorzaul4564 2 ปีที่แล้ว +15

    Heestanoo kale ayaa 17million u qalanta
    Thank You Our Singer Khaalid Kaamil libaaxenaa tahay
    I LOVE MY COUNTARY 🥰😍🤩

  • @umaldekaismacil1448
    @umaldekaismacil1448 3 ปีที่แล้ว +96

    ilahow waxan ku waydiistay somaliya oo nabad 😢😢

    • @Zxntixe_xyz
      @Zxntixe_xyz 3 ปีที่แล้ว +2

      Insha allah wey iman donta somalia oo nabada ah wan arki dona insha allah ilahaya idinkisa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘

    • @caaishadayib706
      @caaishadayib706 3 ปีที่แล้ว +2

      Insha allah way imaan

  • @mucaadcabdiraxmaan5194
    @mucaadcabdiraxmaan5194 3 ปีที่แล้ว +172

    Soomaaliya hadaad jeceshahay ❤ saar. Khaalid kaamil my singer❤ from gaalkacyo puntland

  • @lightsideguide893
    @lightsideguide893 3 ปีที่แล้ว +9

    Wxn kashaqeya 🇹🇷 Turkey Nin Turki ah aya iladawday .Asago arkayo ayn ilmeyay wle wuu igudaray ,Mrks ayu iguyiri"SOMALIA WXA KADHOCO DHAN WN DHAGEYSTA ,HANOLATO SOMALIA 🇸🇴 ♥ MY BELOVED, MY BLOOD .

  • @guulliyogobonimom.a8103
    @guulliyogobonimom.a8103 3 ปีที่แล้ว +78

    Khaalid kaamiL upaxa fanka keep going like i raaciya walahayga soomaliyeed

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 ปีที่แล้ว +207

    Somalia Ha nooLato from dalkiina labaad Somaliland🇮🇹🇮🇹🇮🇹

    • @shariif_abu
      @shariif_abu 3 ปีที่แล้ว

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 3 ปีที่แล้ว +14

      U mean italy 🇮🇹 😂😂 dalkeyga wa hal wana somalia 🇸🇴 waqoyi iyo kofur ba

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 3 ปีที่แล้ว +3

      @Aniisa Muusa 😂😂😂 waligin ba calacala inta calosha ka mugto inta fiyow na wey u hesayan calankan 🇸🇴🇸🇴💙🤍 cawaale cadawgisa ha jabo mamul goboled ayad no tahin adinka wadan is moda moye

    • @zakiesmail4231
      @zakiesmail4231 3 ปีที่แล้ว +11

      @@mariamufs2023 cuqdad idinka buuxda wllhi somaliya isbadali mayso waligeed inta idinkoo MIDHAN ka buxdan somaliland waa dad tashaday wadankodana nabad ka yeeley form Dajubti 🇩🇯💚🤍❤

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 3 ปีที่แล้ว +3

      @@zakiesmail4231 dadka cuqdadeysan wala yaqaaan calanka jabuutina amaan sii nacasow waad naxsantahe cadi iska dhig somalia guul insha allah waqoyi iyo koofur ba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🤍🤍🤍🤍😂

  • @talyekbacade8430
    @talyekbacade8430 3 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi heestn qalbige iga tabatey kh kmil jiro joog from Norway 😔😔😭🥺🥺

  • @Xildhibanada390
    @Xildhibanada390 3 ปีที่แล้ว +786

    Ilahay ban kudhartay hadan awood u leyahy 10mlyn waan garsin laha hestan malinwalbo waan dhageysta🇸🇴🇸🇴😰😭😭😭👏🏻

    • @cabdulmuncimamaansheekhcal1882
      @cabdulmuncimamaansheekhcal1882 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlh byo heestasn bil 3 million u qalantay ma aqaan soomalida waxa kasi ah

    • @alidalmar6674
      @alidalmar6674 3 ปีที่แล้ว +1

      Adi in aa dhegasanid un ba ku filan

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 3 ปีที่แล้ว +2

      Walahi anigaa kaa daran jecliyaa soomaaliya iyo calanka blue 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

    • @bundukiman1949
      @bundukiman1949 3 ปีที่แล้ว

      Wadani nimo aya kugaarte heerkaas noolow sister

    • @Mo_Amiin16
      @Mo_Amiin16 3 ปีที่แล้ว +1

      Bow

  • @zabrinasaid685
    @zabrinasaid685 3 ปีที่แล้ว +76

    Thanks wll Khalid kaamil

  • @shirefarah2275
    @shirefarah2275 3 ปีที่แล้ว +19

    Somalia iyo Somaalida oo dhan Ha Noolato From Bajuni Island Somalia 💚🇩🇯 💙🇸🇴

  • @asli3420
    @asli3420 3 ปีที่แล้ว +265

    From hargeysa waxan rajynaya in aanu midnoqono maalin uuun inshallh 😪
    Somaaliya hanoolaato🥳❣🇸🇴😭😭😭😭

    • @abdikafiabshir9088
      @abdikafiabshir9088 3 ปีที่แล้ว

      Inshaa Allh hdii Alle yiraahdo

    • @abdinuurhaashi2620
      @abdinuurhaashi2620 3 ปีที่แล้ว

      Insha allah

    • @miskimire8415
      @miskimire8415 3 ปีที่แล้ว

      Inshallah Allah noo rimeeyo🤲😭😭🇸🇴✊

    • @farduusaxmed6750
      @farduusaxmed6750 3 ปีที่แล้ว +5

      😁😁😁😁cadi iska dhig adigu dalka ma xukuntide ragbaa leh😆😆amaan jclidaa wll

    • @sanaadi_qurux
      @sanaadi_qurux 3 ปีที่แล้ว +2

      bax naya heheh👊

  • @xaajiofficial4602
    @xaajiofficial4602 3 ปีที่แล้ว +559

    Somaliya wan Jecelahay inaY Nabad hesho Form bUrco somaliland♥️✌

    • @wdphotogarphy8012
      @wdphotogarphy8012 3 ปีที่แล้ว +3

      Guul io gobanimo

    • @Youtubecreato472
      @Youtubecreato472 3 ปีที่แล้ว +3

      Adba soomaali ayaa tahay

    • @xaajiofficial4602
      @xaajiofficial4602 3 ปีที่แล้ว +8

      @@TH-camcreato472 wLL WLLhY Cuqdadna Uma wapO NaFTeyda wan ka JeceLahY wLLhixxaTa sOmaLi wa mIdun♥️

    • @Youtubecreato472
      @Youtubecreato472 3 ปีที่แล้ว +4

      @@xaajiofficial4602 sxb qaali calanka iyo diiga way naga dhaxeyaan wll qaali

    • @mohaburcaawiofficial871
      @mohaburcaawiofficial871 3 ปีที่แล้ว +7

      Somali hanolatoh
      From burco zomalilnd

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 3 หลายเดือนก่อน +3

    From Hargeisa alle nabad iyo naruuro haydin siiyo walaloyaal siyaasiga aan idin matalina ee danta shacabka ku dheelayana haydinka qabto idinka iyo anagaba.
    Khalid Kaamil indr waad mahadsan tahay adna🇸🇴💙

  • @maleek_cade7584
    @maleek_cade7584 3 ปีที่แล้ว +149

    From wajir north Eastern kenya🇰🇪, thanks Khalid kamil for the song, i love Somaliya 😭

    • @kenyans_study
      @kenyans_study 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlalayaloow wadanka mxa ucidleyseen. Shisheeyuhu aya qabsanooya. 😭😭

    • @wadajirshow7779
      @wadajirshow7779 3 ปีที่แล้ว +7

      Sxb aragtidada ha dherato dhulkas somali ba leh kenya ma leh

    • @abdulshiabdi4299
      @abdulshiabdi4299 3 ปีที่แล้ว +2

      @@kenyans_study dulka somalia ba leh Kenya aya hog kuheysata siti ethiopia

    • @somal_lad676
      @somal_lad676 2 ปีที่แล้ว

      Watu wangu wa Wajir mko kila mahali😂😂🤣

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 2 ปีที่แล้ว

      Wll wajiir wa sidii jigjiga nolaga qabsaday shasheyuhu so wa somali danbo afkaga yan laga maqlin 😎🇸🇴

  • @nimcohassan4261
    @nimcohassan4261 3 ปีที่แล้ว +100

    Wiilkaan muxuu idinka mudan yahy dadkeygoooow😭😭😭 somaliya hanoolaato

  • @mohaasbulle6185
    @mohaasbulle6185 3 ปีที่แล้ว +212

    I'm from NFD wajir from Kenya i love Somalia more than every other country i Always ask myself when will be Somalia became peaceful so country so that i can able to visit this beautiful country

    • @saciidsuleiman1355
      @saciidsuleiman1355 3 ปีที่แล้ว +25

      Wll NFD ha dhihin hadii.aad dhahdo waxay ka dhigantahay inad usaxiixday kenyati
      Dhulkena mar uun waynu ka qaadaneynaa

    • @mohaasbulle6185
      @mohaasbulle6185 3 ปีที่แล้ว +7

      @@saciidsuleiman1355 inshaAllah

    • @salmanpalle1632
      @salmanpalle1632 2 ปีที่แล้ว +5

      We love you back

    • @MrHaaroun
      @MrHaaroun 2 ปีที่แล้ว +4

      Somali hadany nahay waan jecelnahay dhulkeena somaliyeed ee keenya haysato naf maal iyo muruq ba diyaar baan u nahay inaan u hurno .
      Somalia oo sidii ay ahayid intuusa gumaystuhu kala jarjarin ku soo noqota waa riyada aan ku noolnahay ay ku dhinteen awoowayasheen in sha alaah maalin baanu arki doona great somalia dhul dad iyo dawlad qur ah intaan noolnahay .
      Waan arkaa wayna soo dhawaatay somalia da jamhuuriyada ahna way hana qaadaysa cageheesay ku istaagaysa gumaystayaashii keenya iyo itopia na way sii galbanayaan saxan saxadii great somalia na way soo uraysaa masha alaah .

    • @haajimouse5646
      @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว +5

      Sidaas ha odhan somali waa mid goor aya noqotana Dhulka somaliyeed ee cadowgu haysto wa soo dhicinayna

  • @zackvaandhe090
    @zackvaandhe090 3 ปีที่แล้ว +397

    Reer MuqdisHo aad pan idin jeclaHay maY dhigayga From sooL ❤🇸🇴❤ somaLiYa Wa HaL mid ❤🥰

    • @mohamedomar6320
      @mohamedomar6320 3 ปีที่แล้ว +3

      Sido kle Zhp we love Somalia

    • @aeshaaa1
      @aeshaaa1 3 ปีที่แล้ว +2

      ✨🇸🇴✨💪🏽

    • @mohamedomar6320
      @mohamedomar6320 3 ปีที่แล้ว

      @@aeshaaa1 McnY😅

    • @aeshaaa1
      @aeshaaa1 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedomar6320 ya igu qaladeeysa 💀

    • @zackvaandhe090
      @zackvaandhe090 3 ปีที่แล้ว

      @@aeshaaa1 🥰🇸🇴

  • @hussenhaashi8063
    @hussenhaashi8063 3 ปีที่แล้ว +62

    Jigjiga from German Somalia 🇸🇴 ha noolaato as really 🇸🇴❤️❤️😭🥰❤️

  • @zerpgang8896
    @zerpgang8896 2 ปีที่แล้ว +12

    I cried 😭 when I listen this song my country become a peace full one day💙💙✊🏾🙏

  • @muhiimibrahim5214
    @muhiimibrahim5214 3 ปีที่แล้ว +559

    Walalaheen somalia'🇸🇴 Guul ayan u rajaynaya 🥰. From somalilinder 💚💚🗯️🗯️❤️❤️

    • @qaasimismaacil878
      @qaasimismaacil878 3 ปีที่แล้ว +8

      Adba soomalitahy wlo mcn

    • @amranhussein7631
      @amranhussein7631 3 ปีที่แล้ว +8

      Thanks 👑❤hadii ay sidada o kle ay noqon lahayen wlalahena somaliland 😭😭wxaba inagama halaben 🤲inan midowno rajeyneyna 💯👑🇸🇴❤😊💚🤍❤

    • @5honey367
      @5honey367 3 ปีที่แล้ว +10

      Midnimo somalay from Djibouti

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 3 ปีที่แล้ว +6

      @@TH-camcreato472 hhh qadadwaynta aqligeeydu wakasa soomali hadu yahay waayo calankan wadanbu calan yahay isna calankisu waka tawxidkle midklana mayaqaane wxay isku qasabka inta leeg bisinke😂

    • @xamdamaxamoud4386
      @xamdamaxamoud4386 3 ปีที่แล้ว +5

      @@shaadiaofficial7006 😁walal nimdu nagaa badan ku dheh walal somliland hanolto 💚💬❣

  • @abdishine
    @abdishine 3 ปีที่แล้ว +65

    Silic wixii lasoo maray
    Siriqdii mar loo dhigay
    Gumeysigii Sumeysnaa
    Sixirkii Madoobaa
    Samir beey kudhaafte
    Sooomaaaliya Hanoolaaato🇸🇴♥️

  • @naimabarood8880
    @naimabarood8880 3 ปีที่แล้ว +51

    May Allah swt bring peace and prosperity to our country.! Happy Independence week!
    Love, Lasanod🐎🇸🇴

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 3 ปีที่แล้ว +55

    Codkiisa kaliyaa farxada walahy ilaahow naga qabo cadowga somaliya hanoolato🇸🇴

    • @ifraaxcismaansalaad7830
      @ifraaxcismaansalaad7830 3 ปีที่แล้ว

      Jaw de ha nooLatao
      AnagaNa hana dayso somaliland💪🌹🙄

    • @Mariamm34
      @Mariamm34 3 ปีที่แล้ว

      Means somaliland yaa ladhahana afdheeridana waxano kala iska jooga adunka

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 3 ปีที่แล้ว

      @@ifraaxcismaansalaad7830 waligeen idinma deyneeno iciraafna ma helesiin anaga idin dhahnay

    • @ifraaxcismaansalaad7830
      @ifraaxcismaansalaad7830 3 ปีที่แล้ว

      @@intisaardahir4345
      Doqon naaa citirafku idinka idinkuma xidhna doqoney 🤨

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 3 ปีที่แล้ว

      @@ifraaxcismaansalaad7830 kkk haa walhi anaga ayu inagu xeran yahay maxa nila aqoonsan waye 31 sano hadey ictirafka anagu nagu xerneen😂😂😂😂🙌🏾

  • @odaychipo6852
    @odaychipo6852 3 ปีที่แล้ว +347

    heestan marka dhameste ilin baiguso istagte wlh😢dhiig somali nimo inu igujiro hadaleba dareeme🤕...inta ilamidka ah like👍🔥

  • @ibnuarteh6331
    @ibnuarteh6331 3 ปีที่แล้ว +79

    Reer somalia mid kale ku darzadoo fananka heesta qaadaya wa fanaan reer somaliland ah💚🤍❤wan idin jecelnay somalia ha noolaato from hargeisa

    • @mohamettkhuburo1924
      @mohamettkhuburo1924 2 ปีที่แล้ว +5

      Ma anaga u dirsaney anagu xoolaha War somaliland waa 3 gobol oo somalia ka mida

    • @deeqmaxamed8378
      @deeqmaxamed8378 2 ปีที่แล้ว +3

      Sido kale walaal wan idin jecelnahay from muqdsho Somalia ♥️♥️❤🙏🙏🇸🇴🙏🙏

    • @harithturab
      @harithturab 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamettkhuburo1924 kkkkkk maxaa saas kuugubayo somaliland waa sax waa part ofsomalia but no buuq Relax man

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamettkhuburo1924 adon yahow kuwa SL ku Gumesano thy miya Sool iyo sana wa SL wase adon yahow

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 3 ปีที่แล้ว +76

    Soomaliya ha noolaaato
    Nabad ha hesho Ha sarayso
    From hargeisa 🇸🇴❤

    • @nimcusha
      @nimcusha 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin nasab kaamila nolow🇸🇴💋

    • @kingolich4943
      @kingolich4943 3 ปีที่แล้ว

      Hadananad odhan jmhuryada somaliliand wad rontahy

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 ปีที่แล้ว

      Hargaisa jamhuriyada barakaysan manay kmid ahyn🙄

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว

      @@nimomohamed8941 haa lkn somalia waa dad somaaliyeed
      5 somaaliyeed ha noolaadaan

  • @ahmedsakiabdirahmanali5404
    @ahmedsakiabdirahmanali5404 3 ปีที่แล้ว +1032

    Hadyad ka timi walaalihiin somaliland.
    We love you 🇸🇴🇸🇴

    • @nunuissa6376
      @nunuissa6376 3 ปีที่แล้ว +34

      Somaliland is Somalia

    • @mariahassan2905
      @mariahassan2905 3 ปีที่แล้ว +17

      @@nunuissa6376 haysku kaaya nabin wll manihine

    • @mascadeofficial4920
      @mascadeofficial4920 3 ปีที่แล้ว +27

      Somali waa Somali ee calanka Iran 🇮🇷 faraha ka qaad ♥️♥️ anoo afhayeenka qadadweynta iyo yamyamta 😀🤭😂

    • @hooyomcn7923
      @hooyomcn7923 3 ปีที่แล้ว +5

      Somalia hanoolato

    • @shacnidhaladkiiboorama5783
      @shacnidhaladkiiboorama5783 3 ปีที่แล้ว +14

      @@mascadeofficial4920 wllo Calankan dad baa iska leh ay tawxiidka iskaga qorteen marka maxkamad lagu so qaadi lahaa baa dhow wlhi I’m in Boorama🇸🇴💙 Somalia🇸🇴💙💪🏾

  • @Jiggalo252
    @Jiggalo252 3 ปีที่แล้ว +33

    From Saylac to Ras Kamboni long live Somalia 🇸🇴 💙 💪🏿🤝🏿

  • @xaajiqalpi2724
    @xaajiqalpi2724 3 ปีที่แล้ว +48

    Ha sareeYo caLaNkeenu
    SomaLiYa Ha Noolato 🥺
    From somaliland ❤

    • @hani1457
      @hani1457 3 ปีที่แล้ว

      Somalia hanoolato🇸🇴🇸🇴🥺🥺🥺💚🤍❤🇩🇯

  • @waailchanal5455
    @waailchanal5455 3 ปีที่แล้ว +33

    Ilmo ayaa indhahyga buxisy ilahow itus hal mar somalia oo mid ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @imranmurzal5883
    @imranmurzal5883 3 วันที่ผ่านมา

    Ha sirnaado Nacabkeenu
    Ha sabayso farxadeenu 😢
    Ilahayow Somali Mid kadhig oo Qalbiyadooda midee yaa Rabbi 😢😢😢😢

  • @gofar4566
    @gofar4566 3 ปีที่แล้ว +51

    wxan daremaya in aan wllo nahay wxan u hambalyeynayaa tusmo films oo nasoo garsisay hadiyada wllhen somaliland khalid shukran wll nabad ku joos muqdisho 😭😭😭😭 wey itabatay heestan

  • @nadiramohamed3490
    @nadiramohamed3490 3 ปีที่แล้ว +178

    From burco
    Somalia ha nolaato😭❤ ilahay dhibta haynaga dulqàdo insha aalh

  • @makibafarahabdi9824
    @makibafarahabdi9824 3 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi ano somali ku dhalan an ilmeyay😭😭😭 somaliya🇸🇴 ha nolato❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

      Like me ameen yaarbi soomaaliyo nabada inaan aragno waan jecelahay allow nawaafaji all soomaali oodhan oo isku dhana

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

      Allow nab idin siin 🇪🇹 calkan ku hoos dhasow allow nabad idin wada sii

    • @warda96
      @warda96 3 ปีที่แล้ว +2

      Isku dhig ayan nahnay ❤️ umada somaliyed waa hal

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว

      @@warda96 kudhex waali madaa isku dhiig kadhigay waad riyootay

  • @mustafeabukarmahamedmustaf7660
    @mustafeabukarmahamedmustaf7660 3 ปีที่แล้ว +54

    Dadku waa wa dad wlalo ah plse dadka siyasad baa kala dilaysa ilahow midey somalia amin amin

    • @rahmaupdulahi8300
      @rahmaupdulahi8300 3 ปีที่แล้ว +2

      Amiin Amiin wll 🤲🤲🤲💚💬❤🇸🇴💉

    • @jsl3850
      @jsl3850 3 ปีที่แล้ว +1

      Dheh somali weyn

    • @amiiraaragzan487
      @amiiraaragzan487 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @abdirizakhassanabdullahi444
    @abdirizakhassanabdullahi444 3 ปีที่แล้ว +685

    Intii halmar ka badan ku ceshatay heestan like iisaar wll❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

    • @Abdullah_akabe
      @Abdullah_akabe 3 ปีที่แล้ว +1

      Markii 20tanaad😂

    • @MohamedIbrahim-dx7ub
      @MohamedIbrahim-dx7ub 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliya hanoolato💖💖💋💝

    • @sowdaabdiofficial5473
      @sowdaabdiofficial5473 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalia hanolata

    • @xiirmuse1401
      @xiirmuse1401 3 ปีที่แล้ว

      Wllhy inan xisabin karin malinkii ugu yaran 5 mar dhagystaa

    • @salmaomar3325
      @salmaomar3325 3 ปีที่แล้ว

      Sheekada halyeeyga Soomaaliyeed, Samia Omar, oo nolosheeda ku dhammaatay inay ku qaraqmaan badda ... waxay ka mudan tahay walaalaheen Soomaaliyeed inay uga mahadceliyaan iyada oo daabacday sheekadeeda.
      th-cam.com/video/YqZ-_Ou7-WA/w-d-xo.html

  • @yahyeabdimouse3142
    @yahyeabdimouse3142 3 ปีที่แล้ว +13

    From #boorama heestan wan la qiirooday aad enshllh wxn jecelahy inay 5ta soomali isku biirto wayna dhici doonta enshllh✊💪

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 3 ปีที่แล้ว +331

    Somalia hano lato

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 3 ปีที่แล้ว +25

    Legend boqorkii codka khaalid kaamil👏💕hees cajiiba oo dareen leh
    Somaliya ha noolaatooo oo ha samaato❤

  • @cmkstudio1161
    @cmkstudio1161 2 ปีที่แล้ว +12

    I love this song from SOMALILAND 🇸🇴❤️

  • @ssm3933
    @ssm3933 3 ปีที่แล้ว +690

    I’m crying 😭 my first time I listing this song 🎵 so amazing I’m from Sland but I love my Somali ppl peace ✌🏽 and love my Somali Mate .... we are one ☝🏿 Fam ❤️🇮🇹🇸🇴🤝

    • @mohamedjama5238
      @mohamedjama5238 3 ปีที่แล้ว +13

      We love you bro

    • @faizali5182
      @faizali5182 3 ปีที่แล้ว +18

      Italy flag and somalia flag

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 3 ปีที่แล้ว +11

      What’s up with Italian flag did you mean to mention your tribal flag

    • @ismailabshir5125
      @ismailabshir5125 3 ปีที่แล้ว +4

      Wtf isn’t he somali?

    • @jimcaaleadan8334
      @jimcaaleadan8334 3 ปีที่แล้ว +4

      @@ismailabshir5125 same question I’m asking. They acting like he speaks lander😂😂

  • @dhamme0
    @dhamme0 3 ปีที่แล้ว +196

    Somliland(Jamhuuriyadda barakeysan )hadaanu nhay #somalia guul iyo gobanimo ayan u rajeynaynaa

    • @ibrahimlixlecikrama6139
      @ibrahimlixlecikrama6139 3 ปีที่แล้ว

      Cayto Cayto🙌🏻

    • @apdirazakalta7090
      @apdirazakalta7090 3 ปีที่แล้ว +5

      maamul gobaled somalilad not country 🤪 somalia internernational country

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland jamhuuriyadda barakeysan nolada idinkun walal yal

    • @mariahassan2905
      @mariahassan2905 3 ปีที่แล้ว +1

      @@apdirazakalta7090 hhhhh u hayso haday meel ku bugta kuu bogsinayso

    • @mohamettkhuburo1924
      @mohamettkhuburo1924 2 ปีที่แล้ว +1

      War jumhuuriyadi ma.jirto wa gobol ka.mida somalia xooloyhy

  • @ChristopherAdams123
    @ChristopherAdams123 ปีที่แล้ว +6

    Soomaaliya Hanoolaato From Khaatumo State 🇸🇴❤️.

    • @Mayaah87
      @Mayaah87 ปีที่แล้ว

      Khatumo ha noolato. The heart of somalinimo and Somalia ❤

    • @husseinapokor6195
      @husseinapokor6195 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣😂😂

  • @barwaqomohamed452
    @barwaqomohamed452 3 ปีที่แล้ว +159

    Waxan urajaynaya inu ilahy cadowga ka dulqado.umada izlamka ee zomalia waa islaame illahay haka dulqaado 🇸🇴😧😭
    from burco🟩⬜🟥

  • @lakiali2253
    @lakiali2253 3 ปีที่แล้ว +43

    Khalid kaamil iyo wadnkii aanjeclaa noolda ❤️🇸🇴from Somaliland❤️❤️

  • @abdullahiissack9302
    @abdullahiissack9302 3 ปีที่แล้ว +21

    I am watching it the hundredth time and I still love it.

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel8646 3 ปีที่แล้ว +35

    Toban mar ka baan daawaday Somalia ha noolaato🥺🇸🇴❤️ cadawga somali Ilahy ha jabiyo

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 3 ปีที่แล้ว +124

    From Somaliland Abwaan Iidoor Iyo Fanan Khalid Kamil Heestan Hadyad Uga Dhigeen Somalia Inanta Sidaa Og Ee Somali Ahi Liketa Yaan La Isla Dhaafin👍🏽

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 2 ปีที่แล้ว +5

    Somalia ha noolaato
    from Burco ♥️
    Heestan waxa qaadey wiil reer Burco ah ♥️💙💗

  • @ayuubluunge5363
    @ayuubluunge5363 3 ปีที่แล้ว +17

    inta Somalinimda ku waynthy somalia hanolato🇸🇴❤️❤️✊

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 3 ปีที่แล้ว +97

    *Wan qiirooday, ilin pa iga timid wlh 😭😭 waxa igu jajabtay jiririco, Somaliya hanolato, wadanka ilaahay napad hanoga dhigo qurbaha dhip pa lagu qabaa, Diin la'aan iyo dhaqan keenii oo lumay*

    • @najmamaxamed1099
      @najmamaxamed1099 3 ปีที่แล้ว +4

      Ameen inshaallah true Somalia will be back soon
      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🇸🇴💙💙

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najmamaxamed1099 insha Allah wlshy thnk u 🙏🙏🙏🙏

    • @safiyomaxamedaadan3903
      @safiyomaxamedaadan3903 3 ปีที่แล้ว +4

      Insha Allah illahay hana tuso somalia oo isracday aamiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @GorGor2023
      @GorGor2023 3 ปีที่แล้ว +1

      @@safiyomaxamedaadan3903 Aaamiin wlzhy

    • @miskimohamed3617
      @miskimohamed3617 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilahy nabd waa noga dhigay alxm inta no dhiman rabi hano dhamys tiro somaliya ha noolto 😭😭🇸🇴💙💙💙💙💪💪💪💪💪💪

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 2 ปีที่แล้ว +3

    From hargeisa somaaliya ha noolato inshallh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌❤❤❤❤

  • @footballstarts1557
    @footballstarts1557 3 ปีที่แล้ว +58

    Old lagend Khalid kamil 🤞🤞✋

  • @sscnaima
    @sscnaima 3 ปีที่แล้ว +92

    Haa noolato!!! Sending love from lasanod 🇸🇴to all Somalis everywhere.

    • @Mayaah87
      @Mayaah87 3 ปีที่แล้ว +3

      My sister 🙌🏽
      My mother is born in Bali Cad and my grandmother in Gambadhe illahey ha unaxaristo who died recently 🙏🏾❤️

    • @sscnaima
      @sscnaima 3 ปีที่แล้ว +4

      @@Mayaah87 Yasss Sool🇸🇴!!! So sorry for your loss, walalo. May Allah grant Ayeeyo Jannah Al-Ferdowsi. Sending you a lot of love and light 🙏🏿❤️

    • @mohamettapdinasir1901
      @mohamettapdinasir1901 11 หลายเดือนก่อน

      Wll laba sano ka Hor baad xornimo Doon ahaYd
      Hada alle Hamigeenii waa inoo RumeeYeY inaadeer❤
      Somalia HanooLaato🤝🤗

  • @kenyans_study
    @kenyans_study 3 ปีที่แล้ว +4

    Somaliya hanoolato. Wlh ilinta igadaeysaa. Waxa ihaysaa isla cawa amawa aadha somaliya. Wlalayal dalku halo istaago. Anago Somali weyn ah ah iskaleh. Love from Russia

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 3 ปีที่แล้ว +133

    From diredawa
    Somalia somali baa leh 💪
    Came back

    • @gashaanleguureeye4779
      @gashaanleguureeye4779 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliya somali baaleh itobiya iyo kenya waa cadow inasugayo intaan dhulkayaga kabursaneyno🇸🇴💪

    • @muparikmedia8894
      @muparikmedia8894 3 ปีที่แล้ว

      @@gashaanleguureeye4779 soomaali way soo laaban doontaa inta ay gaaladan hadda maamusha ka tagayzo
      Shacabka hadda noolna ay dhamaadan
      Garawsadaana in ayaga wax iskaga dhow aysan jirin

    • @mostafeawilmohamed7680
      @mostafeawilmohamed7680 3 ปีที่แล้ว

      Diredawa ha xorowdo ashawa ha nolaato somali dire waan idin jecelnahy idinkana

    • @shinenuur1185
      @shinenuur1185 3 ปีที่แล้ว +1

      Ree shekhabib maa thy lipax

    • @muparikmedia8894
      @muparikmedia8894 3 ปีที่แล้ว

      @@mostafeawilmohamed7680 thanks mataan

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 3 ปีที่แล้ว +1369

    Wllh Billahi tallhi waad dhaaratee like-ta ii saar wll👇

    • @yahyeabdi4922
      @yahyeabdi4922 3 ปีที่แล้ว +6

      Heesta faraxada darted kugu saray

    • @Mohaabdi1122
      @Mohaabdi1122 3 ปีที่แล้ว +2

      Habartaa Dhaaarate😡

    • @therealwalaal7771
      @therealwalaal7771 3 ปีที่แล้ว

      Mxa dhartada naga galey sheekh LoL Wku sarey

    • @shukriaomer186
      @shukriaomer186 3 ปีที่แล้ว

      Ma dharanin🙄🙄🙄🙄

    • @abdullaahimuuse4262
      @abdullaahimuuse4262 3 ปีที่แล้ว

      Xarami inaaa thy wx kle miyaa like ku weysey waa adiga naga dhariyee kkkk wx walan baaad thy kkkkkk guleyso pro

  • @misshappy8306
    @misshappy8306 3 ปีที่แล้ว +10

    Somalia one love walalahen qalbiga idinka jecelnahay wlhy🇸🇴💚⚪❤️ inta somalimimadu KU weyntahy ismujiy

  • @abdiahza1561
    @abdiahza1561 3 ปีที่แล้ว +22

    Sixirki madowwa samir bey ku dhaftay somalia hanolato 😭😭😭🤲 💪❤️🇸🇴👑❤️

  • @5starchannel974
    @5starchannel974 3 ปีที่แล้ว +105

    I'm amazed by the editing part of it . I'm crying, I can't wait to see my motherland prospering just like any other countries. Another message gift from Kenya . One love Somalia. Somaliya Honolaato 😊❤

  • @Zharka17
    @Zharka17 2 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan waxa dhageysanaya iyado malinta xuriyada so dhawdahay 26jun kana hartay 2 cisho ilahow waxan ka baraya in dadkena qabyalada ka madoweyso somaliya hanooato😢🇸🇴🇸🇴✊

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 3 ปีที่แล้ว +17

    I am from muqdisho ✊M.eelo badanoo dalkeyga ka mid ah baan ujeeda allow na midee Somaliya Hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰✊❤

  • @machit6670
    @machit6670 3 ปีที่แล้ว +31

    Somalia Ha noolaat🔵
    From Sanaag😍

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 3 ปีที่แล้ว +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xaakimmohamud7311
    @xaakimmohamud7311 3 ปีที่แล้ว +25

    Heesuhu khaalid kaamil qaaday
    Heesta kaliye aan ugu jaclahay
    Dal jeceel aawgiis guuleyso wadaniyow🇸🇴💪

    • @jabirmohamed635
      @jabirmohamed635 3 ปีที่แล้ว

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 3 ปีที่แล้ว +112

    From sool Calan aan kaa ahayn wallahy banan ulahayn❤🇸🇴

    • @malvajr7909
      @malvajr7909 3 ปีที่แล้ว

      ʕ•ᴥ•ʔ

    • @salmanpalle1632
      @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว

      My ina adeer I I love 💕 you

    • @Hamda_Aseyrrr
      @Hamda_Aseyrrr 3 ปีที่แล้ว +1

      @@salmanpalle1632 Love u too😊

    • @salmanpalle1632
      @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว

      @@Hamda_Aseyrrr quruxeey ina adeer E-mail keeyga waa Palle2022@gmail.com isoo qabo thanks 🙏

    • @barwaaqoabdirahman6099
      @barwaaqoabdirahman6099 3 ปีที่แล้ว

      Yaaaab walhi

  • @somalidentist4131
    @somalidentist4131 3 ปีที่แล้ว +108

    My best friend and my childhood city. Burao Khalid Kamil I'm da first one of all Ur fans, I'm standing to you bro🧍‍♂️
    Reer Muqdisho big greeting from gobolkii ragga

  • @Maankoriye.
    @Maankoriye. ปีที่แล้ว +25

    From hargeisa :Ilove somalia🇸🇴❤My country
    Heestani waxay i jeclaysiisay muhiimada Ay leedahay Midnimada Somaliyeed

    • @bashiir121
      @bashiir121 ปีที่แล้ว +3

      Qiira jabaan

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 ปีที่แล้ว +21

    Awooda waxaa iska leH illahay guushana waxaa leh kuwa xagiisa ahaada hadaynu si walaaltinimo ah isugu calool furnaano waynu guulaysanaynaa inzhaa allah from burco 🇸🇴❤️

    • @yaasirtikle.
      @yaasirtikle. 3 ปีที่แล้ว

      Waa sax bro Wadajir batnu wax ku nahy i.a wax waliba way dhamaan donan 2025 sida ma sii ahan donno