BIG MOHA | ISKU LEVEL MANIHI | FREESTYLE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Copy Righted ©️secret films Home of Somali Content Creators
    Don't Forget Subscribe - Like - Comment | Share Guys This Video
    Secret Films. is one of the most Professional Somali Production Companies for Commercials, Digital & Music videos. With offices in Mogadishu. We create best Documentaries, Advertisements, Short-films TV and other forms of Media "With actions behind words" Especial SECRET FILMS Mogadishu Somalia.

ความคิดเห็น • 788

  • @kashmusic7210
    @kashmusic7210 2 ปีที่แล้ว +413

    Somaliada fanka qabyalda bey ku wadan wlhi! Ninkan maxa leskaga indha tiraa waa legend ✍🔥!rapkisa fadhiyo!!!big moha Awoowe suga malintada dalkaga ku dakeey

    • @mubaarikmaxamed3429
      @mubaarikmaxamed3429 2 ปีที่แล้ว +16

      Wllhi waa run ninkan ani waan wataa

    • @luqmansheik8366
      @luqmansheik8366 2 ปีที่แล้ว +6

      Wallhi runta le kahada shay fanka qabyalad ayuu noqday moha wan huba malin in aat riyadada heleysid sugo le adi✊💪

    • @abdirisakhjeesto8103
      @abdirisakhjeesto8103 2 ปีที่แล้ว +5

      Saxb waaruntada ..heesaha oo denbi eh xita waxay kandhigeen qabyaalad😳

    • @muhanadkl2255
      @muhanadkl2255 2 ปีที่แล้ว +5

      Big moha🤘🤘legend banankisa fadhiya the one and only pest raap✌️black boy

    • @akramaxmedcabduqadir4148
      @akramaxmedcabduqadir4148 2 ปีที่แล้ว +6

      Haaa walhi taliye sharma boy xita ma soo garayo ninkaag waa lalegend wan wataa aniga waa rabarka somaliye Naba 1 weye indhaha aya liska tiraya mooyee

  • @faysalabdallah989
    @faysalabdallah989 2 ปีที่แล้ว +358

    Somalida markaa fiirisid waxaa moodaa in ay fanka cusuriyeeyeen sawabtoo ah fanaanka waa fanaan hami iyo tayo leh hadan cid reactions ka bixineysa malahan viva Big moha iyo Secret Films

    • @Life_Is_Not_Noise
      @Life_Is_Not_Noise 2 ปีที่แล้ว +4

      Tasaa been aheyn

    • @Life_Is_Not_Noise
      @Life_Is_Not_Noise 2 ปีที่แล้ว +2

      Lkn 🐐 wa 🐐✌

    • @dauudmohamedsaciid7487
      @dauudmohamedsaciid7487 2 ปีที่แล้ว +1

      Heesihiisa reaction somali kaliya ma ahan madow ilaa cadaan ka baxsho

    • @dauudmohamedsaciid7487
      @dauudmohamedsaciid7487 2 ปีที่แล้ว +3

      Heeso badan heesihiisa laga baxshaa tan way cusub tahay way ka bixinayaan

    • @Ak_jimcale
      @Ak_jimcale 2 ปีที่แล้ว +4

      Big moha best rapper wa wlhi
      Lkn intabadan waa liska indhatiraa
      Anyway Lagend wa

  • @amlilmo1114
    @amlilmo1114 2 ปีที่แล้ว +51

    Sharma boy anaa wazo big moha adaa jiro lipx ❤💫🔊🇸🇴🌍 from Holland🇳🇱🎉

  • @djshueibofficial7997
    @djshueibofficial7997 2 ปีที่แล้ว +156

    The Real Hip Hop G 🙌🏽

  • @cryptoinformation4978
    @cryptoinformation4978 2 ปีที่แล้ว +172

    Maalin ayaa noqon doontaa master hip hop in somalia legend keep going 🙏🙏

  • @rafiiid5321
    @rafiiid5321 2 ปีที่แล้ว +59

    Ninka Moqdisho Iska Leh Oo Moqdisho Mareekan Nooga Dhigay Big Moha 🥰🌏🌸🥰😍

    • @zzzzzzzzzzzz888
      @zzzzzzzzzzzz888 2 ปีที่แล้ว +2

      😘😘😘🥰🥰😘🥰😘🥰😘

  • @maxamedmuuse5773
    @maxamedmuuse5773 2 ปีที่แล้ว +59

    Mar horan shegay ninkan ino talented yahay 🥰☠❣
    Ciyal muqdisho hadanahay wanku wadana lph😍😍😍😍😍😍

  • @manker6445
    @manker6445 2 ปีที่แล้ว +86

    Asxabteyda inte jogan maba daali karo indeed. Has mastered his rap craft and still still remains humble,sounds like a recipe for scaling heights Greatest legend big moha for ever rapper🔥

  • @chenalkaarimahajeceylka2294
    @chenalkaarimahajeceylka2294 2 ปีที่แล้ว +18

    Real OG Bandz team mustaf sheno Big mohamaclimu jaaca NJ PPe zadak carick camirte maajid Apdala ahmed gardaro Bandz family 👏👏

  • @mohzinzhowizte7625
    @mohzinzhowizte7625 2 ปีที่แล้ว +20

    Somali music hada wa lagu raaxaysan karaa hada big moh an other level ❣️✨

  • @abomacan672
    @abomacan672 2 ปีที่แล้ว +11

    Hlka fanan dartiaa aan TH-cam uso galo wll big moha kep up adi io secret films ❤

  • @akshcb9276
    @akshcb9276 2 ปีที่แล้ว +13

    Waxaan hees ma ahan big mohaa sidan ee music top waye lkin erayada aad u lita nin weyn nin kasii weyn big mohaa back to remember bro big fun from Germany bro heesaha qoralka iska dhis sida 2pack dad hormarkaga jecel hakuu qoran hesaha cid kugu heysato malahan rnb hiphop rapper i fahan bro dhesha ciyarta kadaa hesaha yey soo dahin legen Sharma boy he make 7 days 10 videos if you want more dhaqale tell us big fun

  • @Zaisma7700
    @Zaisma7700 2 ปีที่แล้ว +53

    Big moha is a legend this guy deserves millions of views

  • @kingay0za125
    @kingay0za125 2 ปีที่แล้ว +37

    Inti hestan kuraxestay like sara✊💥

  • @updiasiisxilwa755
    @updiasiisxilwa755 2 ปีที่แล้ว +15

    DAD WAA DADKII HORE isha boy ayaaba arkaaa THE LEGENDRY DAD SOO GUBTEYN

  • @msmyoungg6951
    @msmyoungg6951 2 ปีที่แล้ว +2

    Big moha sheegis uma baahna walh rapper banaanka yaala boqortooyo wlh wax kugaaro ma arag oo raabo

  • @saidwarsame1170
    @saidwarsame1170 2 ปีที่แล้ว +17

    Haddii aad hal sano aad sii joogtid adaa xoraysanaya raabka Soomaalida. Codkaaguna waa dahab. Sidoo kale, beat-ku caadi ma aha balse ereyada nagasoo qurxi libaax👍

    • @Amiin-AA
      @Amiin-AA ปีที่แล้ว +4

      Waa sidaa Sheegtey Ugaas Big Mo hada Magalka asaa Shito🎉😍🙋🏾‍♂️Real Og💚🐍

  • @mohamedomarainte8103
    @mohamedomarainte8103 2 ปีที่แล้ว +32

    The real and only OG, Big Moh, my hats off to you!

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +28

    The one and only Big moHa 🐐🥷🥶
    The Real Hip Hop Rap 🐐🥷🙌🏿

  • @osmanmohamedmohamed5049
    @osmanmohamedmohamed5049 2 ปีที่แล้ว +9

    Ninka kaliya xamar baraf uga da.a ayado march lagu jiro real OG🤸‍♂️

  • @NomaRaage
    @NomaRaage 2 ปีที่แล้ว +15

    Big Moha waa Real Rapper waligey ayaan u qirsanaa.
    Secret Films inaba caadi ma tihiin runtii waxba niigalama qaban karo Underrated ayaadna tihiin.

  • @Lilwaara7
    @Lilwaara7 2 ปีที่แล้ว +20

    Legend 👏👏
    Big moha real o,g 🔥😋
    Crazy freestyle waye 💯

  • @hanathknaan2011
    @hanathknaan2011 2 ปีที่แล้ว +7

    Heestan Voice ahaYd WaQti Hore wan dhagaYsan Jiray wana JecLaa Lkn hda La Soo Cusbeeyy asxabta La Socda Not new song Big Moha Legend another Level Talented Big rapper Somali music heestan inaa Soo Qaadid wa Ku SaxnaYd Legenw Waba dookhaYga CalankYga Sxb Blue iYo Cadaan 💙🤍🇸🇴

  • @zuhaipck
    @zuhaipck 2 ปีที่แล้ว +10

    Big moha 🔥🤴
    Kan badalay
    Pop smoke 🔥
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamoudyally8025
    @hamoudyally8025 2 ปีที่แล้ว +22

    Somali music to the sky❤️

  • @kingmisow1858
    @kingmisow1858 2 ปีที่แล้ว +5

    Wax kale jawi kale mood kale adiga dhan wax wax kale😂😂..wan ku wata big moha keep going pro😎🇸🇴.

  • @sharma_nuur4354
    @sharma_nuur4354 ปีที่แล้ว +7

    BIG_MOHA big man maskaxdiisa kaa weyn

  • @cadnaanafgooye3665
    @cadnaanafgooye3665 2 ปีที่แล้ว +7

    Big moha and maxamed fuad shaqo wcn my brother's

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaan Banaankuu Ku Dhacay Real Hip hop Waa kanaa Waxa Kale Ee Qaadaan Waa Kakac Big Moha Markaa Arkay Hada Ma Eheen.

  • @yuyu9
    @yuyu9 2 ปีที่แล้ว +6

    Damn homei u kill it maxan qaban kara nacaska wabay nacde😱🤛👊💥 🔥
    Zxb love u from hargeisa

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 ปีที่แล้ว +8

    Big moha for ever rapper😎🤞

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 ปีที่แล้ว +2

    Big moha naga naga waal meesha raab cid kuguma haysto another level weeyi waxaagu

  • @shaakashaaka4180
    @shaakashaaka4180 2 ปีที่แล้ว +3

    WllkeY isha poi iyo mustaf Toni kurus mustaf sheeno Big moha Waa idin kufanaa maxamad fu aad secret filim

  • @abdullfatahmohamed6349
    @abdullfatahmohamed6349 2 ปีที่แล้ว +2

    Marki socdal isha lagu haayo may arkan big Moha ✅
    Nio wku wataa adig iyo secret films 🎥
    Malintada wey imane 😁

  • @omaraboubacar3977
    @omaraboubacar3977 ปีที่แล้ว +2

    adigaa ugu wanagsan ha niyad jabin walaal dalkeena ha noolaado MOHA weyne ha noolaato moqodisho❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ArmaanApthikathir
    @ArmaanApthikathir 4 หลายเดือนก่อน +2

    King of hip hop Rabber 1 Wlhi plhi Shaki Maleh From Somaliland❤

  • @dhiblowga5557
    @dhiblowga5557 2 ปีที่แล้ว +7

    Bro hees gang's nosoo qaad.🖐️ Because
    xamaroo dhan waa wada gangster ◽🏴‍☠️

  • @haaruuncalimacalin6980
    @haaruuncalimacalin6980 2 ปีที่แล้ว +2

    Caawo anoo hurdi iska waayey baan youtube soo galey big mohaa arkey waaba xariif shidan talented rapp wlhi soon lagu jiraa lkn bahashu wey diyaarsantahay
    Music waa top
    Laxanka waa top
    Codkana waa top
    Rapku iyo tembada isla socdaan wlhi

  • @ishaboy6374
    @ishaboy6374 2 ปีที่แล้ว +17

    Free my nigga 🤞🤞 Oyaa 👑 Gang real O.G🦅👑💯🙏

    • @ishaboy6374
      @ishaboy6374 2 ปีที่แล้ว

      Freestyle garbaash 🤞💯💯💯💯💯💯💯🙏

    • @jaamacabdi6972
      @jaamacabdi6972 2 ปีที่แล้ว

      Isha Boy Aabe Maad Soo Laabatid Ileen Fankan Wu Ku Baahan Thy Runti Dhanka Rapka

  • @iamzack9252
    @iamzack9252 2 ปีที่แล้ว +4

    Big moha Raberka geeska africa
    aabo cidna wxba kama qaban karto
    talent waa dhaafey waxaagu another level 👏🔥

  • @kinggaza3296
    @kinggaza3296 2 ปีที่แล้ว +4

    Somali pop smoke dadkii rabka loogu talagalaa tahay legend of the legend✌️

  • @teddyboy1517
    @teddyboy1517 2 ปีที่แล้ว +23

    A man who taught us foreigners is still with me ♿👌🏻

  • @dauudmohamedsaciid7487
    @dauudmohamedsaciid7487 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali music another level usii wadaa your number 1 fan ahay big moha noo soo badi heesahaga

  • @dauudmohamedsaciid7487
    @dauudmohamedsaciid7487 2 ปีที่แล้ว +3

    Isku xir bac iyo jawaan jawigii indhaha sida jakie chan way iga gadan tahay legend

  • @farhansaafi5295
    @farhansaafi5295 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend big moha dhiiga ayaan u hurnaa boqorow👑🔥🔥🏴‍☠️🥰🥰🥰🥰

  • @shimalishorts8899
    @shimalishorts8899 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Big Mo Uk Rappers Ka asagaa Far Dheer Ninkaan Haday Somali Fanan Wuxuu Yahay TaQaano Asagay Manta madaxa saraN lahayeen My bro BiG moha iga Gaarsiiya Wlhi Lagnd Goal Wanagsan Baa leedhay Keep going Wll

  • @Xmuudi68
    @Xmuudi68 2 ปีที่แล้ว +1

    Secret films lpx sare gacan fadhiyo Masha Allah ninka kaliya ajnabiga Naga bareyjeen karo

  • @azmarsports
    @azmarsports 2 ปีที่แล้ว +5

    𝘽𝙞𝙜 𝙢𝙤𝙝𝙖 𝙡𝙚𝙜𝙚𝙣𝙙 𝙬𝙖𝙖𝙮𝙚 𝙬𝙡𝙝𝙞🦾🦾🦾

  • @harunalikuukaay2234
    @harunalikuukaay2234 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheesh 🥶
    Beats %💯
    Rap %💯
    Somali pop smoke 🙌🏽🙆🏽‍♂️

  • @yahyeherro4688
    @yahyeherro4688 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi big mohan tagero numper one u ahay wllhi free stylekisa dhagysn jiry 201 ninkan waa laxriqaya lkin big drip wye cidna uma baahna ciyaal madax kabdan wllka wayn

  • @nouramin_
    @nouramin_ 2 ปีที่แล้ว +2

    Amazing this freestyle BiG Moha thr One Rapper Som HipHop

  • @yahyeabdirahman5099
    @yahyeabdirahman5099 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan 2million way gaari doontaa❤

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 2 ปีที่แล้ว +23

    The best rapper big moha go foward brother everytime 🙏

  • @ibnoomar88
    @ibnoomar88 2 ปีที่แล้ว +4

    War big Moha 100 hees xiriir so qaad waku wata 💯

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 ปีที่แล้ว +3

    Big Moha legand of the legends. Your the best rappers Wright now. Maradaada lama qabsan karo Sxb

  • @lipatogamer7067
    @lipatogamer7067 2 ปีที่แล้ว +2

    somali pop smoke wlhi you ddseve billion views

  • @kingak2531
    @kingak2531 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali music 🎶 🇸🇴🔟BIG MOH wiil weyne 💥💥💥💥💥💥💥💥💥✨✨🌟

  • @JiyaaofishiyalJiyaaofish-vj7bo
    @JiyaaofishiyalJiyaaofish-vj7bo ปีที่แล้ว +2

    Somalidaa waain eykusiiyan xaaqagaa abowe Wan kuuwadana kudakee dalkaaga Somaliiyed saxib

  • @hassanabdihassan6823
    @hassanabdihassan6823 2 ปีที่แล้ว

    Big moha realy gangs tliye wku wtaa hestan bilAw ilaa dhamad wey igA dhaadhacaday zxp Big moha nolow legend hal hees aa islA diyaarino 🇸🇴 somalia hees uqAADEENA AA KAA ARKO MISHAA JOGTID KASOO RAADINAA LEGEND

  • @kingboyofficial4644
    @kingboyofficial4644 2 ปีที่แล้ว +2

    Big moha respect my nigga reer muqdisho from Germany 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @armaanialiwehliye1851
    @armaanialiwehliye1851 2 ปีที่แล้ว +3

    Big Moha Big Man Maskax diisa ka Weyn✊💪🏋️‍♂️👊

  • @Kp_poductions
    @Kp_poductions 2 ปีที่แล้ว +4

    Video iga gadan vir3 secret films🔥

  • @arashidmoalimyahye2636
    @arashidmoalimyahye2636 2 ปีที่แล้ว +2

    secret films pro gacantada way fadhisaa updateka badi horey usoco kaabe✌✌ sido kle big legend somali pop smoke big moha wxaga wa another level✌✌👊🎵

  • @tafaatire1477
    @tafaatire1477 2 ปีที่แล้ว +5

    Hit song , music 💯🔥 , base 🔥💯 , video editing 💯🔥✊ big moha true rap singer ❤️🙏✊

  • @haloyelohaloyelo3150
    @haloyelohaloyelo3150 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninka diyasbarada naga buusey big moha💖💖👊

  • @ahmedowen7796
    @ahmedowen7796 2 ปีที่แล้ว +3

    freestyle wax kale ayaa ku thy sxb big moha 🥳🥳🥳🥳🥰🥰

  • @mahameddaahir7111
    @mahameddaahir7111 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq dii sxb. Raap yahan dhab ah baad thy 👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️ waana kuwataaa

  • @caliwaxkale621
    @caliwaxkale621 2 ปีที่แล้ว +22

    :Waligey 10 like mahelin😫😂

  • @abdallaciise7965
    @abdallaciise7965 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow lagend Big moha Poqorka raabka waku slmy keep hoing bro From 🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 11 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Xamar waxey dhahaan Liwaax lawo maahan og Big Moha ❤❤❤❤

  • @ayuubabdullahi2711
    @ayuubabdullahi2711 2 ปีที่แล้ว +7

    Qamriga iyo tubaco waa jawi big moha🔥✌️

  • @i7ex_q
    @i7ex_q 2 ปีที่แล้ว +3

    Rabarada iska seexda big mo Wuu iskeenay
    Wax kale 3 daqiqo rab le Somali new rap wallhi waxa an cadi aheyn aba keentay
    BEST RAPER 😍🔥👑

  • @wizzshagga302
    @wizzshagga302 2 ปีที่แล้ว +7

    Big moha in the building 🙏🙏 dadkena way hurtaan rap maba yaqanan u r number 1 bro

    • @tooshle3695
      @tooshle3695 2 ปีที่แล้ว

      Sixteen 😂😭

  • @Abdullahixeydar
    @Abdullahixeydar 2 ปีที่แล้ว +7

    From Local to international big Moha big Man. 🖇

  • @Qanja16
    @Qanja16 ปีที่แล้ว +5

    Maalin uun waad noqon doonta rapperka ugu fiican somalida waqtigaga wuu imaan doona insha'Allah ee waliga Riyadada daba soco sxp 🦁🦁

    • @Qanja16
      @Qanja16 ปีที่แล้ว +1

      @realwarya2868 waa xasuusta lph 🦁 Tupac Shakur cml aa loo rap gareyna wllka ninkan waa ka qeyliyay ani 🙆🏽‍♂️💪🏼

  • @jplifa70
    @jplifa70 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow it's so good song of the year

  • @ayuubluunge5363
    @ayuubluunge5363 2 ปีที่แล้ว +2

    Really OG anther 🔥🤞

  • @yuuali7886
    @yuuali7886 2 ปีที่แล้ว +2

    @zaki bin xaaji wasiir maa shaan gacanta gali legend big moh

  • @khadanabdillahiaden7690
    @khadanabdillahiaden7690 2 ปีที่แล้ว +2

    Love ❤ from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @kingkaptn8678
    @kingkaptn8678 ปีที่แล้ว +3

    Wa gerrad dhex ujoogo liverpool💪

  • @calidaahir9109
    @calidaahir9109 ปีที่แล้ว

    Raapka qabyaalada halaga dhaafo big moha legend raapka saxda ah asiga wye runtii 🤴✊️🔥🔥🔥💯💯💯💯

  • @abshirnuur7865
    @abshirnuur7865 2 ปีที่แล้ว +2

    Ad iyo ad taliye waaka haaya❤🇸🇴

  • @isma_dhibe5101
    @isma_dhibe5101 2 ปีที่แล้ว +2

    Uk 🇬🇧 drill type 🤩

  • @muhanadcade5423
    @muhanadcade5423 2 ปีที่แล้ว +1

    Big man isha boy waa ku wata legend wa cunaaye

  • @ZainOpthio-Mk
    @ZainOpthio-Mk 2 ปีที่แล้ว +1

    Big moha big lenged ise mujisaye zxp keep going zxp raber of Somali one Moha 🔥😜😋💯🔥👌

  • @yuuali7886
    @yuuali7886 2 ปีที่แล้ว +2

    Caanow waan ku wataa lipx Geezak Africa Big moh 🙏🙏🙏

  • @zaraatalewaaye4217
    @zaraatalewaaye4217 2 ปีที่แล้ว

    Legend big moha realy gang sharma iga soo canaano zxp 😜💪👑🙏🔰✅✈️✌️

  • @beonejogos805
    @beonejogos805 2 ปีที่แล้ว +1

    Homei wlhi waxagu way kacsanyihin keep it up bro 💪🏿💯🔥🔥🔥

  • @daanimuhyidin2990
    @daanimuhyidin2990 2 ปีที่แล้ว +1

    Big moha Moqdisho gang mafia team og last king 👑

  • @qubalagadali9703
    @qubalagadali9703 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuwiii horoo dhan zxp soo wada cusbo naysiii zxp T-OG

  • @amiicartanxuseen4071
    @amiicartanxuseen4071 2 ปีที่แล้ว +1

    Big moho ilkacase wax ma dhantid 🥰❣️😇

  • @mahaddaauud3207
    @mahaddaauud3207 2 ปีที่แล้ว +8

    Big moha is the best talented man 👨

    • @marwaancade9488
      @marwaancade9488 2 ปีที่แล้ว +1

      💥💥💥💥💥💥💥💥

  • @najmahussein899
    @najmahussein899 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow ninka rapka uguxaysta horay usoco wllkey 💞🤴🏽🤴🏽

    • @daahirmuxudin
      @daahirmuxudin ปีที่แล้ว

      Salan akutagay sxb❤❤❤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว +3

    Wiil Hoooog 🔥🔥🔥🔥

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 2 ปีที่แล้ว +4

    Isha boy wali manoolyahay weli isha boy wllka hdii aragtid commetikeyga kusoo laabo masaaxada fanaanimada isha boy kor

  • @MaslaxTiktok
    @MaslaxTiktok 2 ปีที่แล้ว +1

    Bick moha Moto baajti manacaday keep goin bro

  • @bashkabigmanofficial2677
    @bashkabigmanofficial2677 2 ปีที่แล้ว +1

    Big moha haye waryaa jaajaan jawigiina sida jeekeey jaan on luv big moha real OG✌️🥰

  • @shuurow558
    @shuurow558 2 ปีที่แล้ว +5

    I aamin bro Heerrkaa uqalantay makugaarsiinin balse waqtigaaga iska sugo intaaka bdn ayaa uqalantaa waaba aamini la ahy codka kuugu xeran somali inoo yahay m.a 🙏 👍

  • @somalia499
    @somalia499 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw lagand big moha

  • @suheibyare9461
    @suheibyare9461 2 ปีที่แล้ว +2

    Fanka somalida ninka qabsan doono wa kan legend big mohoo