DEGDEG: Xasan Sh oo qiray awoodda Somaliland iyo heshiiskii Itoobiya oo Somaliya ogolaatay kadib dag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 21

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i 14 วันที่ผ่านมา +7

    Waar waad huruudaan.
    Cidaanka ethiopia waay imanaayaan seylaac, iyaado aan amaar lagaqadaan somaliland !
    Kacaa, Kacaa, Kacaa !
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AyaanlecabdiHasan
    @AyaanlecabdiHasan 15 วันที่ผ่านมา +2

    Guul

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 15 วันที่ผ่านมา +2

    Cirro diplomacy baad nagu wereriseen wuxu yahaay majirto waa nacaas tuliyaa ninka wadahadal somalia fudhi rabaa somalia iyo jabuuti oo caddow aah halku masar iyo mareykanka soo daweeyn laaha oo Berbera uu saldig ineey kasameystaan buu kuleyhayaay wadahadal somalia tulli foqool tulli weyan nacaas aah

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 14 วันที่ผ่านมา +1

    HADUU ADNA AADAN KUDARO GUDIDA AQOON RAADINTA WAANU KU HANBAL YAYNAYNA waxanu aminayna inu wadanka aqonradintisa dacad kayahay somali wayna anlagu xaman jarin dacadna qadanka ugu yahay ala mahadle

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 15 วันที่ผ่านมา +1

    Abiyee axmad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 14 วันที่ผ่านมา +2

    Waa beentii oo maraweyn huwan wuu saxeexay khidmadiina wuu qaatay hakayaabin guuleed baabacadaa miyey timo kasoo baxayaan waa maya Dee hoo ifisada kusoo dhawow cadaabta naar ololaysa

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 13 วันที่ผ่านมา +1

    Somalilnd dalalka ma tuugsato sida xasan dhiiqo

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 14 วันที่ผ่านมา +1

    OGI OGI SI XUN U SHEEG SIXIR WAA KA DARAN YAHAY, HUBSIINO NA HALBAA SIISTAAYE MARNABA WAA WAXAAN HABOONAYN IN XUKUUMADDA LOXOSKA AH MW CIRO DURBA LAGU DHALIILO MELE AWAAL IYO WAXAAN LA HUBIN OO KU TIRI KU TEENA.

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ma run baa warkaagu Jaalle?

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 15 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 15 วันที่ผ่านมา

    Waa warkii dumarka reer abaarso

  • @NadiiraMaxamud-z7i
    @NadiiraMaxamud-z7i 8 วันที่ผ่านมา

    Asc. Asc Asc

  • @samiirmaxamuud675
    @samiirmaxamuud675 14 วันที่ผ่านมา

    Waxa.uu.aha.madaxwayne.dalkisa.jecel.lana.rabay
    Dalkiisa.horuma

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 13 วันที่ผ่านมา

    Somalia nabad noqon mayso intay ku dhagan yihiin wallalahod reer somaliland oo ay walipa xasuq ba.an ugaysten amaan nasiya alle nabad haydin siiye

  • @AyaanlecabdiHasan
    @AyaanlecabdiHasan 15 วันที่ผ่านมา

    Runle

  • @sakiyaresakiyare4600
    @sakiyaresakiyare4600 14 วันที่ผ่านมา

    Haddii xasan sheekh uu saxeey madaxaxweyna Ciro waxa la gudbon inu diido goaanka s'y wsda gdhen xasan sheekh iyosbii axmad

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 15 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa warka aad sheegeyso siilkii hooyadaa u sheeg.
    2.0. Waxaad ku hadleysaa afkii muuse dayday isagaana kuu soo dhiibay farriintan aad sida carruurta wax ugu sheegeyso dadka caqliga baddan.
    3.0. Heshiiskaasi wuxuu ka baxay hawada marnaba waxba kama soconayaan.
    4.0. Waxan dhahayaa heshiiskaasi wuu burburey mana soconayo.
    5.0 Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay xaq ugu leedahay inay ka siiso berriga iyo badda hobiyo iyo marka caddey.
    6.0. Atto abbii ahmed ali wuxuu dadka somalida ah iyo somaliland u haystaa carruur aan waxbaba kala garaneyn.
    7.0. Waxan dhahayaa uma hayno berriga iyo badda lughaya iyo saylac marnaba ma siineyno mana aqbaleyno.
    8.0. Waxan dhahayaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac marnaba kuma beddel doono hadal aan meel uu gasdhayaa aysan jirrin.
    9.0. Waxa xassan sheekh laga doonayey inuuna marnaba ka hadlin somaliland iyo arrimaheeda.

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 15 วันที่ผ่านมา +1

    Hadlaayo ma oromo ayaan istiraaf
    Kadoonaa oo aan badayda iyo dhulkaya ayaan xaraashaa taasi
    Umaanaa dooran 64% inuu diido
    M O U INUU DIIDO FITOO
    1.WAA TAA BERBERI WAX KALA SOO DEG CASHUUTANA ISKA BIXI
    WAX KALE KUUMAHAYNO
    ADUUNKA ICTIRAAF KUMA IIBSADO CIIDIISA MUUSE BIIXIN
    XAGGA MASKAXDA AYUU KA JIRANAA WAAR WAA FIITOO
    OROMO 12 1 2025 allaa mahad leh