somsat sheekh xasan xusein oo laga wareystay dilkii Sh. C/qadir Nuur Faarax,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 81

  • @isseali4614
    @isseali4614 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto sheekh c/qaadir gacamey dadka dilayna maxkamada Allah ayaa lees hor istaajin doontaa insha Allah.

  • @CaliMaxamud-k5v
    @CaliMaxamud-k5v 5 หลายเดือนก่อน +1

    حفظك الله ياشيخنا الغالي

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb หลายเดือนก่อน

    Alaw sheekha barakee

  • @cirrotiif
    @cirrotiif 11 ปีที่แล้ว +3

    {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ كُونُواْ قَوَّامِينَ لِلّهِ شُهَدَاء بِالْقِسْطِ وَلاَ يَجْرِمَنَّكُمْ شَنَآنُ قَوْمٍ عَلَى أَلاَّ تَعْدِلُواْ اعْدِلُواْ هُوَ أَقْرَبُ لِلتَّقْوَى وَاتَّقُواْ اللّهَ إِنَّ اللّهَ خَبِيرٌ ...

  • @ibraahimjamac2168
    @ibraahimjamac2168 2 ปีที่แล้ว +1

    alla hasoo naooniyo xassan xuseen hadii kane alla uumada haka qabto fitankiiza

  • @ismahancabdullahi7026
    @ismahancabdullahi7026 9 ปีที่แล้ว +1

    Bismi-LLAAH Raxmaani Raxiim waxaan Umadda Soomalida u sheegaya in marka hore Diinta ALLAAH Kutubka (JAAMACA) ah ay bartaan si fiicana loo fahmo, teeda kale ALLAAH uma uusan baneynin in Walaalaha Muslim ka ah ay dhiigooda Xalaaleystaan (Subxana-LLAAH) Iskana ilaaliya inad Sharciga ALLAAH si khalad ah ugu dhaqantaan. ALLAAHU--ACAM.

  • @أبوليثالصومالي
    @أبوليثالصومالي 11 ปีที่แล้ว +5

    sheekh xasaan xuseen adan xafidahullaah abusalmaan waa sheekh kamida culimada rabaniyiinta oo allaah diintiisa ugu gar gaarey oo kamida culimada rabaniyiinta oo manta dunida ku yar wana sheekh ilaahey ku bad badiyey umada somaliyeed ilaah hano xafido oo dhagarta cadowga allaah ha garab mariyo kuwii nacebna ilaah hakudilo caradooda waxey ku naceen waa xaqa allaah sheegidiisa

  • @alimohedosman3147
    @alimohedosman3147 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaha sheikh allaha xifdiyo runtii aqonta oo sisax ah

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 7 ปีที่แล้ว +1

    M.a mbrk geesinimo allow nagu deeeq aan xaqa kula badeedno uaa kareeem

  • @salmaanhassan3023
    @salmaanhassan3023 9 ปีที่แล้ว +3

    maashaa allaah ilaahay ha ku xafido

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 6 ปีที่แล้ว +9

    warkaagu waa cadyahay, ninkii wax garad ahna uu fahmayaa, ilaahy hakaa abaal mariyo dadaalka ummada uwadid.
    ilaahy anaga diinta hanafahamsiiyo xaqana hana waa fajiyo

  • @maryanabukahasan741
    @maryanabukahasan741 9 ปีที่แล้ว +3

    mansha allla allah yahfaduki skeikhunaa

  • @ahmedabdikadir7743
    @ahmedabdikadir7743 8 ปีที่แล้ว +2

    madxaa ha jiro sheekh

  • @anticulumaausuu545
    @anticulumaausuu545 11 ปีที่แล้ว +5

    Ha iloowin Akhi, Sheekh Xasaan Xuseen XafidahULLAH, ardaydiisa caalamka o dhan ayeyku kala baahsan yihiin, mana aha arday gambata.

  • @mohamedabdulahihassan289
    @mohamedabdulahihassan289 11 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah sheek

  • @axmedmaxamuud772
    @axmedmaxamuud772 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha aalh

  • @haniabdi1114
    @haniabdi1114 11 ปีที่แล้ว +1

    ilahay ayaah og xaqiiqada isagah ayana aminsanahay kan baah galaah kanah islama ilahay ayaaaah og jidka wanagsan allaha naah wafajiyo

  • @somalisalafi915
    @somalisalafi915 11 ปีที่แล้ว +5

    Khawaarij dhagaha unbaad ka maqashay lakiin waxey tahay ma taqaanid
    Hadaad rabto inaad ogaato khawaarij waxey tahay waxaad booqataa profile keyga, akhi ma ogtahay hadaad qof ku tirahdo khawaarij iney noqon karto inaad qofkaas gaaleysiisay, subxanALLAH ILLAHEY haku so hanuuniyo

  • @somalisalafi915
    @somalisalafi915 11 ปีที่แล้ว +5

    Hadaad rabto inan Jihaado, ku jihaad gaalada soomaliya haysta o baybalka qeybineysa, Sheekh Xasaana rag difaacaya ayu leeyahay

  • @hdsas1345
    @hdsas1345 11 ปีที่แล้ว +3

    Asc dadkan waxan usheegaya iney Qur'an bartaan. Iska dhaafan. Wadadan qilaafkoda. Wadankiina difaacda sidaad sharaf kuyeelatan. Hadiikale kenyati iyo ethopian uraayo ayaaa idin xukumi doono. Kudhinta wadankiina.

  • @dekali6198
    @dekali6198 4 ปีที่แล้ว +5

    Sheikha inta an kafahmay muxadari yinkisa.labo Shay ayu utageera alshabab oo ah in cidamada shisheya laga saro dalka iyo in kitabka Lagu xukumo umada.

  • @Asturne
    @Asturne 11 ปีที่แล้ว +2

    Wiil maraykan ushaqeeya waan naqaan daba dhılıf dıınta gatay oo cadow dıınta ıslaamka ah.Oo jecel ın aqoonyahana ıyo culımada soomaalıyeed ladhameeyo waa la ogaaday waxa uu yahay xasaan.

  • @IbrahimKhalil-rm4li
    @IbrahimKhalil-rm4li 9 ปีที่แล้ว +4

    Geesinimada waa lodasha nolow akhi

  • @munaibrahin7628
    @munaibrahin7628 2 ปีที่แล้ว +1

    All in all alshabab ban ahay bad afkaga kala xishotay oo aad la gabatay 11:04 13:59

  • @AhmedMohamed-bp6kd
    @AhmedMohamed-bp6kd 11 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar qilaf siyasaded ayan isku lenay in mudo ah sanadahan dambena diintiya iskulaynayna anago muslim ah hadanana banesaneno dhigena ilah haso hanuniyo inta diinta sida qaldan ufahantay Allahna dintisa xaqa garab hasiyo

  • @alashcariyyahchannel4302
    @alashcariyyahchannel4302 4 ปีที่แล้ว +2

    Kan asagaaba shabaab ah dibkiisa umada Allaha ka qabto

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 10 ปีที่แล้ว +3

    13:50 --- 13:59 WUXU LEEYAHAY WIXII ISKU ARAGTI AH XISBI AYEY ISKU YIHIIN MARKA ISNA WAA SHABAAB, SHABAABNA WAA QAWAARIJ IYO TAKFIIR IS BIIRSADAY,,,

  • @nasrohaji9022
    @nasrohaji9022 10 ปีที่แล้ว +2

    Ictizaamka waxuu ka wadaa, waa umal,idiris. guruubkooda Ex Alitixaad muslimka seey udilaayeen,ayagaa isku bilaabay

  • @somalisalafi915
    @somalisalafi915 11 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Xasaan XafidahULLAH waa caalim rabbaani ah o diinta ka run sheegay, mana jiro sheekh isaga la mid ah o Soomaali ka dhashay
    Waana sheekh lagu badbaaday sanaadkaan oo ay fitnada jirto
    Culumada intooda badan wey amuuseen, weyna ka hadli wayeen
    Gaalada nagu so duushay

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว

    Sh. Xasaan waa uu hadlay waliba waxaa uu ku hadalay hadal rageed

  • @atube0
    @atube0 11 ปีที่แล้ว +1

    xasan xusein wa al shabaab alshabaabna wa khawaarij khawaarijna wa kalaabta naarta.

    • @smaliwolf
      @smaliwolf 4 หลายเดือนก่อน +1

      11 sano kadib waan aqriyay hadalkaaga. tollow ma dhimatay hadaa dhimatay tollow maka towbad keentay hadalkaan. kolley nolol kugu tuhmi maayee hdaa nooshahay shekha waaad u gaftay

  • @suldaanyare.kd.6199
    @suldaanyare.kd.6199 2 หลายเดือนก่อน

    jamacada ictisam xagay kuhubeysnayen ookulayen rer qansaxa shegayo 2bada culimo dhigoda baneystay ilahy haka hadal siyo hana kufidneyo

  • @realsalaficiyow6683
    @realsalaficiyow6683 11 ปีที่แล้ว

    fircoonba cabsi la aan ayaa ku keentay in uu sheegto ilaah. allaah wuxu la farayaa inaan cabsanno

  • @adamali6252
    @adamali6252 6 ปีที่แล้ว

    1:20

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh cabdulqaadir aun
    Waa axadka keliya ee diiday
    Dagaalki alitixaad ku qaaden
    Gobolka bari

    • @cabduwelicabduqadirnur4287
      @cabduwelicabduqadirnur4287 ปีที่แล้ว

      Haa shiikh c.qaadir nur aun asagaba u weyna ururka itixaad oo la hoos imaanaya ee odeygii xunka aha e xasan daahir aweys oo taliyaha ciidanka ahaa baa dagaalka asago la amrin qaaday isir naceyb iyado ka tahy iyo majeerten aad tir tirtid

  • @sahra9055
    @sahra9055 5 ปีที่แล้ว

    Ala ninkan sheikha sheganayo waa qabiileste ween illahey umada haka qabto

  • @ilyaas-sh-aadanaldabaqeyni6532
    @ilyaas-sh-aadanaldabaqeyni6532 9 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله عجابا لك ايهالاسد هصور اليث مقوار صدعت بالحق في الزمن قنوع والقطوع

  • @sahra9055
    @sahra9055 5 ปีที่แล้ว

    Adiga ka danbeyo duuli qofki qofk muslim ah dilay se ku tagertay

  • @Akhfashtube
    @Akhfashtube 10 ปีที่แล้ว

    God sireed ha qodin hadaa qodane ha dheereen ayaa la yiri odaygaan la dilay iyo kii ka horeeyayba waxaa ka dambeeyay ilmihii oo soo bartay caqiidada qaldan oo asiga iyo odayaasha la midka ah ee keeneen soomaaliya.

  • @kediye2001
    @kediye2001 11 ปีที่แล้ว

    Oo marka haddii culumo hore ay dad banneysteen dhiigooda anna waan banneysan miyaa doodiisu wadaadku cajiib?

  • @xalimamahamud577
    @xalimamahamud577 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahow ferej noofur

  • @fatxicraxman8178
    @fatxicraxman8178 4 ปีที่แล้ว

    Shiekh Xassaan Wuxuu Dhahey Ururka alshabaab Kama Mid Ihi Hadana Waxa Uu Lee Yahey, Urur Hadii Aad Isku Fakar Tihiin Isku Urur Unbaa Tihiin, Shiekhu Miyuu Khalkhaley Maxaa Ku Dhacey....!

  • @MrFarshaxan1
    @MrFarshaxan1 11 ปีที่แล้ว

    Xassaan sidaan ku aqaannay waligayba Arrimo aan isku dhawayn buu isku xidh xidhaa uun adeer ictisaam iyo adiguba Ilaaahay wad u simantiin haddii fatwadaada ama fatwadooda qof aaan xaq loogu lahayn ku dhinto ee Dhiigu Maaah wax sahlane is ka jira

  • @cabdulaahiaxmed2123
    @cabdulaahiaxmed2123 4 ปีที่แล้ว +1

    13 daqiiqo iyo 53 sikin wuxuu isku cadeyay in uu shabaab yhay sifcn udhegeysta shekha

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 11 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh waxa tiri dhiiga muslika wa banan yahay ani kuma caynayo lakinse ilahy uga tawabad keen

  • @maxamedfish360
    @maxamedfish360 10 ปีที่แล้ว

    ma fahmin ninkaan ma qiranayaa mase ragii uu sheekha ka tirsanaa oo umul iyo leh ayuu danbi ku og yahay ragga aygaa is yaqaan ninkaan dil dil un buu lee yahay wax diinana ma heegin ma afkiisa ayaa diin ah yaab badanaa maxaa dadka dhib haysta kan oo kale ayaa heekh sheeganaya

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof waliba cida uu taagero
    Ayuu ka mid yahay
    Iyagaadna ka mid tahye
    Ku adkayso

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin5472 4 ปีที่แล้ว

    Hadaadba fikir ahaan u taagaareeto shabaab aadna dhahday waa muslimiin dhiiga muslimka ayay banaysteen shabaab adna waad la qabtaa soo maaha

  • @dekali6198
    @dekali6198 4 ปีที่แล้ว

    Lakinse Kuma dhaleceyo dadka shacabka ay leynayaan.

  • @maxamedfish360
    @maxamedfish360 10 ปีที่แล้ว

    maxaa ay kula tahay ninkaan in uu yahay aniga waxaan u arkaa dayuus tuug ah oo diinta ku qaraabta walaahi waxaan diin ma aha waa iin ku cayaar

  • @realsalaficiyow6683
    @realsalaficiyow6683 11 ปีที่แล้ว +1

    Shabaab waxaa tanaaqud iyo is burin ugu filan, hadalkii Xasaan"halla waxaan qabaa dadka kasoo horjeeda Manhajka Shabaab In Aduunka la dhaafiyo"markii ladilay Sh Dr xaaji Cabdiraxmanna wxuu ku jawaabay " allaha u naxariisto fidnadaasna umadda allaha ka qabto" waxaa layaab leh, sh cabdiraxman wuu kasoo horjeeday fikirka shabaab waana ladilay,muxuu ugu adkaysan waayey hadalkiisii hore oo ahaa, aduunka halla dhaafiyo, maxaa keenay waa fitno nin aad rabtay in ladilo oo ladilay.

  • @abdiali2478
    @abdiali2478 4 ปีที่แล้ว

    Sheekhoow wa fahmay hdl kaas but Shabaab umada eey xamar ku qarxiso disho yaa ubaneeyay adiguse raali miyaad katahay

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 5 ปีที่แล้ว

    Wow. So blunt.
    I guess he said it well in the last minute. They are the same and they created havoc in our country. I hope Ictisaam apologize to all of us so we can shutdown Shk. Xassaan’s media and send him back to his original hometown.

  • @abdiqaniqanciye1483
    @abdiqaniqanciye1483 8 ปีที่แล้ว +2

    walee waa daacad ninkaan

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 10 ปีที่แล้ว +2

    HOOYADA WAS XASAN GAAL HADUU JIRO WAA ADIGA WLH KENEYA HADAA KUGU ARKO WAAN KUDILAYAA BAASTARYAHOO

    • @alialihasseh3874
      @alialihasseh3874 9 ปีที่แล้ว +2

      Subxaanallah war marka hore soo ogaw waxa uu yahay sheekha iyo wuxuu aamin sanyahay ka bacdi ka dhiibo fikirkaaga lkn In lacaayo dadka laga wacan wllo Ogaw maxay tahay Ictisaam???

    • @muxyadiincabdulaahi4895
      @muxyadiincabdulaahi4895 7 ปีที่แล้ว

      beentaa

    • @fahmoali8129
      @fahmoali8129 7 ปีที่แล้ว

      moha yare aà

  • @mohamedabdulazizshafie559
    @mohamedabdulazizshafie559 11 ปีที่แล้ว +1

    Hadaynu nahay reer shicibkii uu waxbaray Sheekh Abdulkadir meel kasta aynu kugu aragno waynu kugu jihaadin

  • @somalimuqdisho4782
    @somalimuqdisho4782 8 ปีที่แล้ว

    sheekhu ilayn alshabab ayuu ahaa

  • @abdullahigaryaqaan7413
    @abdullahigaryaqaan7413 11 ปีที่แล้ว

    xaasan shabaab ardadi ıyo dadkı masaakııntaa oo muslimııntaa ey meelwalba kulaayaan dhııgooda adı maqaadee waa adıga fıkırkooda dıfaacaye maku taageersantahay ficiladoodo guracan ee bahalnımada

  • @mahadabdulqadir955
    @mahadabdulqadir955 8 ปีที่แล้ว

    gfs

  • @herzi40
    @herzi40 11 ปีที่แล้ว

    Qofkaasi wu galoobay + dhiigiisa banaan
    ictisaam waa gaalo = dhiigooda banaan
    shiikh xassaanow markad leday miyanad ka filayn in qof kosta oo iftagaga qata oo qof u ku dila iftaga daradii miyanad dusha u qadnaynin ama khalad ha ahado ama sax ama danbi ama ajar fadlan waxba yan laga meralysan ... xaquna wa wadax ... ilaahyna ha soo celiya dawladii islamka

  • @kaysesaleebaan2156
    @kaysesaleebaan2156 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar waa nin rageed warkiisu cad yahay

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin5472 4 ปีที่แล้ว

    Xasaanow fidmo ayaad abuurtay waayo hadalkaadu ninkii wax garada wuu fahmay

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 ปีที่แล้ว

    Ninki dilay dilay dr axmed wuxu shegay in fatwada xassan khariji oo kstirsan alshabab lakin isqariya dalil loga dhigay markay shekha dilayen

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 10 ปีที่แล้ว

    NINKANI WAA QAWAARIJ AAMINSAN INUU ISAGA IYO KUWA QAWAARIJTA LA AHI AY MUSLIM YIHIIN OO SOOMAALIDA KALE OO DHAN AY GAALO YIHIIN ANIGA AYAA KENYA KUSOO MARAY MADARASADA UU JOOGANA WAXA DADKA LAGU BARAA IN AYSAN CUNIN HILIBKA DADKA KALE AY QALAAN DUMARKANA WAXAY UGU SHEEKEEYAAN IN MAR KALE DIB LOO MEHERSADO OO AY IYAGU U MEHRIYAAN HADDII NIN KALE UU HORAY U QABANA AY MEHER LA'AAN ISKA GUURSADAAN OO AY ISKALA DAGAAN, WAXAYNA KA FAA'IIDEYSTAAN DHALLINYARADA AADKA U DA'DA YAR IYO DUMARKA MASEYRSAN KUWA LAGA DHOOFAY IYO KUWA AN CAQLIGA LAHEYN AMA AANAN DIINTA SI WANAAGSAN U GARANEYNIN, FIKIRKAN QAWAARIJKA AHI WAA MIDKA GODANE IYO KU LA MIDKA AHI AY SOOMAALIYA KU HAYAAN WAANA QANDARAAS YAHUUDI AH,,, LACAGTANA YAHUUDA AYAA SIISA DIINTANA QALAD AYEEY U FASIRAAN,,,, CULIMADANA IYAGAA LAAYAY,, WAXAY DOONAYAAN IN ISLAAMKA WAJI XUN LAGA FAHMO LAAKIIN DIINTA ILAAHEY AYAA ILAASHADA OO WAAD ARAGTAAN IN MAALIN WALBA AY SOO ISLAAMAAN DAD FARA BADAN,

  • @sahra9055
    @sahra9055 5 ปีที่แล้ว

    Xasan shabab xasaan shabab wecel

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 10 ปีที่แล้ว

    Doqonkan ma OGAADEN baa horta?

  • @carsanya
    @carsanya 11 ปีที่แล้ว

    Beenaale

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 11 ปีที่แล้ว

    Wadadkan wa jaahil ee yan waxba la dhageysan

    • @alisirat7276
      @alisirat7276 3 ปีที่แล้ว

      Adiga Aya kajahilsan sheqa afka kajeedi