CUNTO + LACAG AYAN SIYAY ASAGO OGEYN AMA IJEDIN ( Helping Homless )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 868

  • @Zaki_somaali
    @Zaki_somaali  2 ปีที่แล้ว +215

    Waxan Usodubay Oo TH-cam Usogaliyay In Laa iga Copyeyo wanaga Dadka Soqorayo Sadaqada Maxa Udubeysa Waxan Baxsadat Madan Arage Qalbiga Allah Kuqabojiyo walal

    • @abdallacumar2680
      @abdallacumar2680 2 ปีที่แล้ว +3

      Waan dhameystay
      Wllhi waan qiirooday pro

    • @asioaxmed2256
      @asioaxmed2256 2 ปีที่แล้ว +1

      M.a saas kusoco zakiyow

    • @abu_asa1188
      @abu_asa1188 2 ปีที่แล้ว +2

      M.a zxp tunx pro alaha ka awal mariyo

    • @abu_asa1188
      @abu_asa1188 2 ปีที่แล้ว +2

      Waan damestay wlhi xaqiiq m.a

    • @caaishocali5833
      @caaishocali5833 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlh wiilkii kowaad mrka siinese waan la ooyay😭😭

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 ปีที่แล้ว +40

    😭😭😭😭😭Waan ooyey Zakiyoow Mam wiilkii ugu horeeyey markaad siinaysay cuntada, Illahay wax ka qayr badan haku ugu bedelo. Waan ku raaxeysanay Mam kheyr fara badan Illahay hakusiyo

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 ปีที่แล้ว

      Muuqaal argagax Ah
      th-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/w-d-xo.html

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 2 ปีที่แล้ว +6

    Aan Ku sallino nabiga scw

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 2 ปีที่แล้ว +57

    The difference between zaki Somali and other Somali TH-camrs is he puts the time and effort to bring you great quality content, Saxib keep going.

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 ปีที่แล้ว

      Muuqaal Argagax Ah
      th-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/w-d-xo.html

  • @hadaayaxasan3499
    @hadaayaxasan3499 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a Allah tabaraka Allah wllkay saki somali alle haku Sharfo wllkay

  • @deeqomaxamed8522
    @deeqomaxamed8522 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll zaki qalbi wanagsan aya ledahay ilahay hku gargaro sidaa ugu gargantuan dadkaas aduunka lagu wari maye alhiro aan ushaqaysano dhanteen kuna saliya nabigeena MUXAMED Salalahu calayhi wasalam ❤💯 👍

  • @cabdinasir9929
    @cabdinasir9929 2 ปีที่แล้ว

    Waaa dhameystay sxb makinta aakhiro ayaa ku faaiideysaaa I.a ❤❤❤❤❤❤

  • @maandeeqali9083
    @maandeeqali9083 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Ilaahay haka jizaaisiiyo

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 ปีที่แล้ว +10

    I have been watching for your channel for so long without SUBSCRIBING but today I subscribed because of this video 🙏 MashaAllah tabarakallah ❤️
    Wlahi few will will feel this.
    Congratulations 🎉 brother

    • @Babayaoo
      @Babayaoo 2 ปีที่แล้ว

      I also did the same bro…. I watching this guy for so long but tonight he won over my heart ❤️ and i can do was to subscribe for him! JazakAllah walolo illahay ajar iyo xasanaad hakasiyo

  • @borkenmohamud5931
    @borkenmohamud5931 2 ปีที่แล้ว +9

    May Allah Help you the way you are helping others brother 🙏

  • @RAHUL.17543
    @RAHUL.17543 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll Zakarye mid xusoosnaaw hooyo xamdi ajir badan ayaat o sha qeesay thanks for that

  • @xuriyo8532
    @xuriyo8532 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ALLAH aya mahad iska le marka kowad marka xigta intan muqaladada arkay cawa waxan dawaday abid muqalkii ugu wanagsana hambalyo walal zaki waxad sameysay wax ku dayasho mudan ALLAH ajar ka siyo walal markad wax bixiso ka badan aya kuso gelaya same marar badn in sha Allah RABI haku wafajiyo ciwinta bini adanka mar walba wlhi waa qiroday ALLAH an uga mahad celino nimcada uu nasiiyay islaamka cuntada hooyga dharka cafimad ka imaanka nimca kasta oo ad ka mahad celineyso ku bilaaw islanimadada ALXAMDULILAH YAA RABI

  • @suldaankaraamamusic3154
    @suldaankaraamamusic3154 2 ปีที่แล้ว +37

    Keep going my pro ✌👋

  • @nafisomire7071
    @nafisomire7071 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha alaah alaah kaa abaal mariyo aakhiro iyo aduunba aamiin yaarabi fidiyoowgana waa dhameestay wall

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 ปีที่แล้ว

      Muuqaal Argagax Ah
      th-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/w-d-xo.html

  • @zakihanadbishaar9961
    @zakihanadbishaar9961 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Zaki Somali keep going bro waan dhamestay😢

  • @garbocumar1935
    @garbocumar1935 2 ปีที่แล้ว

    Ku saliya nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💝

  • @nimcomohamed8141
    @nimcomohamed8141 2 ปีที่แล้ว +30

    Masha Allah ❤ wax fiican ayad samaysay

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 ปีที่แล้ว

      Muuqaal Argagax Ah
      th-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/w-d-xo.html

  • @dahirhussein5037
    @dahirhussein5037 2 ปีที่แล้ว +11

    Bro we are ready to make an organisation that help homeless people in Nairobi we know the difficult situation that are now in Nairobi God bless u brh

  • @AliMohammed-kn2pe
    @AliMohammed-kn2pe 2 ปีที่แล้ว +1

    Zaki I am your fans and you make me a good person that can help the homeless people and save them thank you uncle 😊 🙂

  • @rashkaboy5401
    @rashkaboy5401 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a illhy haka ajar siiiyo pro

  • @abdirahimhyder5975
    @abdirahimhyder5975 2 ปีที่แล้ว

    wlhi runtii waa ku qiiroday oo oyay Allah kula Garab Galo Jazakallah kheir Aloow Docodayda u aqbal Amiin

  • @nuuradiinabdirasheid6478
    @nuuradiinabdirasheid6478 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku barakeeyo wlhi vedioga markan daawanayay naxariis io dareen binu aadamtinimo ayaa dareemasa waxan rajaynaya inaad sii wado barnaamijka walal thnkx

  • @kinnur8398
    @kinnur8398 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wax fican ayaad sameysay hore u soco akhro iyo adun waad libaneysa insha alkah hore usoco.
    Shaqada aad qabatay waa xadiskii rasulkena scw oo ahaa anfaca nas waa dadka dadka ugu fican guul iyo shaqowanagsan.

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 ปีที่แล้ว

      Muuqaal Argagax Ah
      th-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/w-d-xo.html

  • @faadumocabdi5567
    @faadumocabdi5567 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaan sameeyo ayaajirto arimahaan oowalaalkeey sameeyay,❤✌

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a abowe wan dhamaystay videoga Wllhi wax fican baa samaysay illhy haku barakeyo Illhyow dadka durufaha io bahida ka dul qaad yaa Allah🤲🤲🤲😭😭😭

  • @mohamedabdi4769
    @mohamedabdi4769 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla yu barik fiik

  • @baahjacabdi4299
    @baahjacabdi4299 2 ปีที่แล้ว +2

    walahi muqal kasto aad so dhigto onad faraxsanay waan iilmeya wllo mcn ilahay waxa khayr qaba haka siiyo wllo mcn waa muqalkii labaden ee an ka qirodo wll mcn ❤️❤️❤️❤️

    • @iftiimiye4745
      @iftiimiye4745 2 ปีที่แล้ว

      Muuqaal argagax Ah
      th-cam.com/video/nfhd3u7HAxQ/w-d-xo.html

  • @nasser_dheeg1488
    @nasser_dheeg1488 2 ปีที่แล้ว +4

    #Humanitarian is helping poor people those haven't food and hut #Zaki somali really you did something absolutely good the people never do before congrats may Allah forgive you.

  • @shaficimaxamed2974
    @shaficimaxamed2974 2 ปีที่แล้ว +1

    masha alaaah sxb mahadsanid waxaan kuurajeynayaa cimri dheer iyo cibaado

  • @rumandaudi5594
    @rumandaudi5594 2 ปีที่แล้ว

    Manshll tabarakallah wllkey zaki sida ucawisy wallaha dibatesan allaha kugubadalo farhada ayaga ee farsanxiin mid kheir qabto ajir iyo sanad allaha kagadigo jannada nee allaha niwadakulansiyo aad baan ugu farhey sida uawisey wallka muslimka dibadeysan mid lagudeydo aya muteysanxy wlhi aad badn uqirody wanna ilimeyey runtii

  • @abdikadirchannel280
    @abdikadirchannel280 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah allah kuhafido walal

  • @samasalim808
    @samasalim808 2 ปีที่แล้ว

    Omg that's my dream and I wish one day will come True inaa dadka caawiyo
    Waxa rajayn qof inuusan gaajo kuseexan iyo gurri la aan because everbody deserve inuu nolol qurux badan ku noolaàdo wa ka helay videogan dhiirigalin inuu dadka u noqda rajayn

  • @umuifraax3019
    @umuifraax3019 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha aalla tabarakala aalla wll qali guul guul guul guul guul guul guul zaki Somali

  • @amdidhussein3604
    @amdidhussein3604 2 ปีที่แล้ว

    M.a zaki somali shukran my brother wahafiayn wayi bro

  • @jey.qanciye101
    @jey.qanciye101 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakalahu kheira elfu jazza

  • @Robertson126
    @Robertson126 2 ปีที่แล้ว +2

    Zaki Allah Hakusharfo sxb our promise is 1m

  • @nalihalinalihaji9398
    @nalihalinalihaji9398 2 ปีที่แล้ว

    Walai my brother I have never seen you channel before this is my fast time to wach your channel but you have done a good work may almighty Allah reward you inshallah

  • @cabdiraxmaanrooble9882
    @cabdiraxmaanrooble9882 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah zxb sida uka farxisay alle hakaga farxiyo bro

  • @hassantimajilacofficial7519
    @hassantimajilacofficial7519 2 ปีที่แล้ว

    Sxb zaki wax aad uweyn ayaad sameysay wlhi wan qiiroday muqalkan markan daa wady somalidu waxey jeclyihiin qof quraac heysta in ay qada ugu daraan gaajadu waa cadow ajar alle hakaa siiyo saxibkey

  • @fahadali9570
    @fahadali9570 2 ปีที่แล้ว

    Thanks saxiba wan dhamsa video thanks saxiba waxa walbo Allah ha ku dhibo saxiba😪😪😪😪

  • @maxamudcabdulle9239
    @maxamudcabdulle9239 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ajar Allah ha ka siiyo waxa thy qof lagu dayankaro

  • @munas3659
    @munas3659 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah I finish this video makes me cry is the best thing keep going I am happy also sent million people at throwing food every day in a sept thank you brother keep going my love protect you

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllhi maalintaad qof maskiina aad waxsiiso ama aad maalintiisa sabab u noqoti wllhi farxadeeda ma qiyaasi kartid masha allah wllkey zaki Somali❤🙌

  • @mahadhoabdirahman6260
    @mahadhoabdirahman6260 2 ปีที่แล้ว +4

    May God help u brother❤️u r such a role model to me💗

  • @bintizailah5670
    @bintizailah5670 2 ปีที่แล้ว +4

    So emotional 😢 may Allah make it easy fr uh

  • @mukhtaargaxnuug7153
    @mukhtaargaxnuug7153 2 ปีที่แล้ว

    Masha allhh wallky saki waandhpamysdy alle hakaa ajar iyo xasanad kahaasiyo

  • @iqromaxamedcadawe2643
    @iqromaxamedcadawe2643 2 ปีที่แล้ว +1

    Nolow my brother saki

  • @qusamojr3881
    @qusamojr3881 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a 💗💗

  • @ayuub2123
    @ayuub2123 2 ปีที่แล้ว

    M.a.wall mcn.Allah.kaa.farxiyo.sida.Aad.ugu.farxisay

  • @wll__amiid207
    @wll__amiid207 2 ปีที่แล้ว +1

    wad___mudantahy_____in_in lagugu daydo_____MY__brother zaki

  • @nahwaabdiaziz604
    @nahwaabdiaziz604 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah wall waandhamestaye huno

  • @nazerzheikh5507
    @nazerzheikh5507 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Allahu akbar
    Allah kaga abaal Gudo wallkeyga

  • @ilhanhussein3585
    @ilhanhussein3585 2 ปีที่แล้ว +3

    OOH MY DAYZZ
    ALL THE WAY FROM UK 🇬🇧
    I FELT IT FAM 😪
    KEEP IT BROO INSHALLAH 200K SOON

  • @AishaOmar-oz4dp
    @AishaOmar-oz4dp 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah barikiwa bro

  • @umurayaan297
    @umurayaan297 2 ปีที่แล้ว +2

    zaki wiil ku dayasho mudan wll jasaaka allaah khayran🥰🥰

  • @cabdishakuurmohamed1657
    @cabdishakuurmohamed1657 2 ปีที่แล้ว +2

    Wall waan dhameeystay hori usoco wlall

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว

    Alx waan dhamaystay waan jeclahay muuqaladan oo kale waxaanan kala socon jiray muuqalada dadka lagu cawinayo chanelka dhakhtar chanel masha allah wll soobadi muuqaladan ookale hno mcn 🙏

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa aduunyo iyo xaalkeeda abwe allaha kaa ajar siiyo waa dadka kaliya oo duco laka helo

  • @sumayacismanmumin8378
    @sumayacismanmumin8378 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a allaha ku xifdiyo Wallkey horey usoco hormar wcn 👍👍👍😭😭😭

  • @rukiabintiissack6429
    @rukiabintiissack6429 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a walal zaki ilaheey haka abaal mariyo Ajaar iyo xasanat alaaaha kasiyo runtii 😭

  • @zantoshyt
    @zantoshyt 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahy hkaa farxiyo pro 👏👏👏👏👏👏👏

  • @cabdiraxmaanmaxamud2249
    @cabdiraxmaanmaxamud2249 2 ปีที่แล้ว

    M. Alaah. Zakariye. keep going. Walal qaali

  • @azmaabdi9356
    @azmaabdi9356 2 ปีที่แล้ว

    My bro m,a Allah will bless you

  • @UmmSamra
    @UmmSamra 2 ปีที่แล้ว

    Weligey comment masoqorin lkn muqalka ugu fican waye MashaAllah tabarakallah Allahuma barak

  • @sabnaaasaabiriin8954
    @sabnaaasaabiriin8954 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wlky waa dhamastay wlhy waana ka naxay wlky alaah kagu barakeyo iyakana ilahy islamkisa ha u sakhilo

  • @munitaginiyoofficial2358
    @munitaginiyoofficial2358 2 ปีที่แล้ว

    Wan dhamaysatay abowe Allah haku xiftiyo 🥰🥰

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 ปีที่แล้ว

    Thanks ❤MashaAllah 🎉

  • @FadumoAxmed-w2u
    @FadumoAxmed-w2u ปีที่แล้ว

    Allah hakaa abal mariyo dadkaas aad kafarxisay❤❤❤❤❤

  • @andreaswalite9110
    @andreaswalite9110 2 ปีที่แล้ว +1

    Alx waan dameeystaay zakaria waat mahasantahay

  • @x__6885
    @x__6885 2 ปีที่แล้ว +2

    WALALA QALBI WANAG ZAN ZXP MCN HURAY USOCO WALIGAA HA NIYAD JABIN LPH 😪😪😪😪🥲

  • @birimoluulaqamarmohamud842
    @birimoluulaqamarmohamud842 2 ปีที่แล้ว

    Ax😭😭😭😭walhi waan dhameyatay walahi waad nasiib badan tahay wada daa heyso kusoco aqiro iyo aduunba wey kuu toostay walahi ilove u qabigaga iga gaarsii saki

  • @hassanhassandahgo4790
    @hassanhassandahgo4790 2 ปีที่แล้ว

    Machallah zaki Allah kobarkeyo

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame 2 ปีที่แล้ว

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @ciizesiyad8529
    @ciizesiyad8529 2 ปีที่แล้ว

    Maasha ALLAH waan qiiroday wlhi Ajar balaaran Alle ha ju siiyo

  • @cabdulahiyare1222
    @cabdulahiyare1222 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a bro he who helps the poor people allah will help him 🙏

  • @quuenismo1189
    @quuenismo1189 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wlhi waxad adunyo labaxdid aya akhiro kaka horaynaya wlhi ale ku xiftiyo wllo😭

  • @abdirahmanhassanabdi3434
    @abdirahmanhassanabdi3434 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ajar haka siiyo walal

  • @Cabdimaaalik
    @Cabdimaaalik 2 ปีที่แล้ว

    Bedelkeda alle haku siiyo 👍👍👍👍👍👍👍👍🥰

  • @faadumocabdi5567
    @faadumocabdi5567 2 ปีที่แล้ว +1

    You are leaned zaki Somalia❤💓✌💯

  • @hodanhaji8373
    @hodanhaji8373 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah sxp zaki allaha kubarakeyo inta aat bixisey.
    Sadaaqo xagga raabi aat digaato allaha kasiiyo

  • @mustafibrahim4029
    @mustafibrahim4029 2 ปีที่แล้ว

    MASHᴀ ALʟᴀʜ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ʙʀᴏᴛʜᴇʀ 🥰✊

  • @ifrahhassan9628
    @ifrahhassan9628 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah tabrakalah I hope inay inaad tusale u noqoto kuwo badan oo lacagata iyo cuntadaba ku ciyaara sida walalkay babajey wiil yar oo qalbi fiican yaa tahay You are doing great job 👏

  • @mohasaid2765
    @mohasaid2765 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh shaqo fiican baahaysaa siiwad wll
    Ilhy ajar iyo xasanaad hakaa siiyee
    Saki soomali respect my brother 🙏

  • @lionalmessi1422
    @lionalmessi1422 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalh wll ilahay haka barakeeyo cimri dheer iyo cibado suban

  • @idankajean2583
    @idankajean2583 2 ปีที่แล้ว

    Il support you from jabuti bro nolow ô cadowgaga cagtada hosti

  • @ayaandeeq9543
    @ayaandeeq9543 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aboowe saki

  • @nuuraabdiismaail815
    @nuuraabdiismaail815 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazaakaLaahu khayr

  • @raabiamigane7348
    @raabiamigane7348 2 ปีที่แล้ว

    Macha Allah walalgey zaki Allah kher ha ka siiyo runti waxa tahay qof qalbi fican waxad jeceshahay o jano u ku horeyso Allah ha ku geeyo sida u ka farxisay Allah ha kaga farxiyo

  • @Asmar-x-n3t
    @Asmar-x-n3t 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan dhamesaney video qurux badan waa wanaag baad samesey ❤❤❤

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 2 ปีที่แล้ว

    Maa Shaa Allah may Allah bless you Ameen keep going

  • @samiromohamed7288
    @samiromohamed7288 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllky allah ku xifdiyo wax aad sameysey wax dadka qar aan garanin

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 2 ปีที่แล้ว +1

    Ajar iyo xasanaat alla haka siiyo Wllkey Masaakiinta aad caawisay 🥺🤲

  • @sabriincabey14
    @sabriincabey14 2 ปีที่แล้ว

    Alle ajar io xasanad hakaa siiyo wll mcn waad ka farxiseee Rabi raxmn hkaa farxiyo

  • @abdulqadirliyo1149
    @abdulqadirliyo1149 2 ปีที่แล้ว

    Waan dhamaysta zxp horay. Usoco zxp qaali 🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💥💥💯💯💥

  • @qadrocabdixaajiibraahim5633
    @qadrocabdixaajiibraahim5633 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ziki soomaali wallhi waan oyay miskiin

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allh ❤ Ajar alh ka siiyo wllow zakiyow m.a

  • @queenumiira7775
    @queenumiira7775 ปีที่แล้ว

    M,Azxp dhibaatada Allaha kadhul qaado wanaaga na waaloo baahan yahay ❤

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 2 ปีที่แล้ว

    M.a zaki somaali qeer badan allah haku siyo aamiin

  • @Daania4911
    @Daania4911 2 ปีที่แล้ว

    M.a allaha abaal barinka hkaa siiyo wllky
    Wllhi wax fcn ayaad sameese
    Waad ka farxise allaha hakaa farxyo wllky zaki I.a
    Hor Mar wacan wllky qaaliga ah 🥰🥰🥰🥰🥰😘

  • @maxameddeeq1083
    @maxameddeeq1083 2 ปีที่แล้ว

    M a pro wan dhameystay muqaalka adna allah wax fican hakugu abaal mariyo wll jasaakallah qeyran shukran waaxd uqabatay walalhen m
    A oo anìgaba aaan kamid ahay igu Jura dhiig bil aadan nimo