Weliba waxaa ka sii daran kuwo badan oo had iyo jeer Ku caan baxay kicinta bulshada, been Abuurka Iska hor-keenka beelaha walaalaha ah,Fiyuuskii waxaa laga raadiyaa Fidnada,oo beentu Kow ka tahay Acuudubillahi .ilaahay ummadda Xaqa ha garansiiyo,Qofkii geeriyooday xitaa la Amaan gelin maayo,wayba ilowsan yihiin Mayd socda la wada yahay.
@@fatimahashim5596 naaa amus doqonyhy reeraha afka kala bax Aduunka waxa ugu daran dad 2025 qabiil baranaya dadkiii jaahiliintiiii ayaaa social media ku batay
Markasey qabiil ku cararan somalidaa subxanalah labada qof wey dhiinten ilahy haw naxariisto wexey usarnayen ilahy baa og 😢😢😢😊
Ilaahayow u naxriiso😢
Weliba waxaa ka sii daran kuwo badan oo had iyo jeer Ku caan baxay kicinta bulshada, been Abuurka Iska hor-keenka beelaha walaalaha ah,Fiyuuskii waxaa laga raadiyaa Fidnada,oo beentu Kow ka tahay Acuudubillahi .ilaahay ummadda Xaqa ha garansiiyo,Qofkii geeriyooday xitaa la Amaan gelin maayo,wayba ilowsan yihiin Mayd socda la wada yahay.
War sug ayaad tidhi waxna maad sheegin alla ha uxariisto
KULI NAFSI DAA IQTUL MOD JANATUL FARDUAS ILAAHAY HA GEEYO AMEEN. DAD KA WAR KA BEEEN TAHA BAHI NAYA WAR ILAAHAY KA BAQA MANTA WA ADUUN BARI WA AKHIRO
ALLAYA RAXAMA MARXUUMINTA KUWALEH LABADUNA QOYS BAAY AHAAYEEN WAA DAD DAD DHINTEY BEEN.KA SHEEGAYAA KUWAA HA LA BAADHO INEY KA DANBEYN DILKA
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Daaldka qaarkood ilaahay Ha ka baxaan diidnaa iyo Gabadhaa midna Reer muu lahayn😂😂😂😂😂
Iidooroow cuqubadii aad soomaali inteeda kale ka gelayseen ayaa idinku qarqarxaysa kamaa tudiinu tudaan diinta ma waxaad soo xasuusataan markii idinka wax idinku dhacaan?
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Idoor inay ku ciilen ba ka muuqta halka huno ax😢😂😂😂
Dadka inta la dilo ha la qariyo. Waa arin wanaagsan inoo wada. Walaahi oo bilaahi in dad badan oo maanta nool oo wax ismoodaya ay u dhiman.
Tuhun waxba laguma dhiso ee dhakhtarka baadhitaankiisa ha laga war sugo midda kale ayaad u hanjabeysaa?
Waxa cusub dhaqan xumada idoorka
Muxuu yahay dhaqan xumida aad sheegeysaa ee aanay Somaliyi la qabin?
Idoor intu saas ku kala qabto kuwase khanisyahow
Maxaa isku keney Hargeysa waa meel fasaqa uu ku badanyahey
WAA ILMAADEER WAA SUBEER AWAL MADAXTOOYADEY USHAQEYNAYEEN CIIDAGALE CIILQABE AYAADILEY WAALAISAGADANBEYN
HARGEISA MAAAHA MEELE FUUSUQA WAA MEELE DIINTE ISLMAKA AADA LOOGAGA DHAQMO
DAADKU EHEEL IYO MACRUU INANT WALALKAD BAA AROSANYE REERKU ABABULE AROOS BEEYE KUU JEERYN
@@fatimahashim5596 waxan ku weydiyey gabadha ad u jawabaysa waxay weerartay hargeisa adiguna reer bad cayaysa maxa ka siya marka
@@fatimahashim5596maxaad ku cadeyneysaa eedeyntaa? Allah ka cabso
@@fatimahashim5596 naaa amus doqonyhy reeraha afka kala bax
Aduunka waxa ugu daran dad 2025 qabiil baranaya dadkiii jaahiliintiiii ayaaa social media ku batay