"Baadiyaha Garowe ku dhashay ,Waan diiday Yurub inaan iska dhiibo " Macalimad Ruqiya Aw-Maxamed .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Xog waran - Asaasaha Dugsiga Gambool MACALLIMAD RUQIYA AW-MAXAMED
    Waraysiga waxaa qaaday Abdi Farah Juxa

ความคิดเห็น • 117

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 ปีที่แล้ว +2

    Wa hooyo wanaagsan , laakin somalida xasid ,cuqdad , quursi ,iyo horumarka wll ka on lagu farxin ama laga fai'deysan subxanallah , insha allah kheyr urajeyn Miss hbo Ruqiya guul kurajeyn wbt

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 2 ปีที่แล้ว +8

    Maanshallah Ruqiyo waaa fariid nolasha runta ah taqaano.keep going

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว +5

    DR juxaa iyo Ruquyo sharaf baa mudanyihiin guulaysta.

  • @wiilwaalarawelo5795
    @wiilwaalarawelo5795 2 ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllah Macallimadda nolosheeda buug in Laga qoro ayey ku fiiclaanheed.

  • @izakimusdaf281
    @izakimusdaf281 2 ปีที่แล้ว +7

    Allahayow dumarkena no dhaa .their resilience is another level

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 2 ปีที่แล้ว +1

      Faan waynaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlh this is funny. Madumarkan "cheap and easy" looyaqaano baad ilaahey kabaryeesaa in uu kuudaayo? Camuu waa qiirootay miyaa mise aduunba lamasocotid. Bal google ka kuqor adaa arkidoone. Faan badanidaa 🤏👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @hiboahmed4791
    @hiboahmed4791 2 ปีที่แล้ว +1

    Manash Allah tabarak Allah ilahay ha ku barakaayo tariiqi wangaasan inadeer

  • @risaalebashiir6791
    @risaalebashiir6791 2 ปีที่แล้ว +4

    Mamo allaah kabaq oo xijabka xiro

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 ปีที่แล้ว +6

    gabadhan sheekadeeda waa mid xiiso badan..... dadka waxaa walaaleeya waa cadaalada somalida hogaamiye wanagsan may helin ilaa waqtigan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว +8

    Ruquyo waa qof qiimabadan.

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว +12

    CONGRATULATIONS AIRPORT PARKING BOSASO WAA GUUL USOO HOYATAY REER PUNTLAND! !!!!!!!!!!!!!!!

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 ปีที่แล้ว +2

    Inantani waa majeerteen baan u malayn

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    INSHA ALLAH. 👉
    Don't Forget salatul layl
    🎧 Listening To The Holy 📖 Quran Calms The Heart
    khair The sake of Allah Remind me I remind you
    Barakallahfikum 🎁

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 2 ปีที่แล้ว +4

    Da,deeda maxaa idinka galay war kuwaan dulmi badanaaa ilaah ka baqa !! Waa inoo sheekeeyneysaa taariikhdeeda !! Shukran MAAMA

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      Magacaaga baaba yaab igu riday. Weliba waad hadlaysa

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 2 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 nuucaga oo kale day dayga lama hadalno facaa raadso edeb iyo akhlaaqelaq xuma aa kaa badatay

  • @Pinky..pie06
    @Pinky..pie06 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa tariikh qadhaadh iyo macaan isugu jirta, lkn waxad haleeahay talada wanaagaan markii aad Ciidda hooyo iimaansatay oo aadan qaxin. Dhul shisheeye dheef ma le habeen dhaxitin moo yaanu!!!!!!!!

  • @thebenevolencechannel3975
    @thebenevolencechannel3975 2 ปีที่แล้ว +7

    Alaah wax badan baad I xasuusisay maashalaah, dadii waxaan nahay shalfta laheed, quality is a quality, thank you my sweetie ❤️❤️

    • @habibamalat3230
      @habibamalat3230 2 ปีที่แล้ว

      Mmmm 89⁸i9oo⁹òòooopp⁸⁸ìioopp8⁸oqqqqqqooqo999iiq8qimqhqqpvfg1111i4iororo848q

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh 2 ปีที่แล้ว +11

    Walaashan maadaama eey baadiye kusoo kortay hadana cimri joogto waxaa fiicnaan laheyn ineey astur sameeyso

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 2 ปีที่แล้ว

      Jini qooqan Maa kugu jiro meesha ka qaawantahay maamadaan hooyadaa ka weyn see ku aragtay

    • @filsanomarabdi5884
      @filsanomarabdi5884 2 ปีที่แล้ว

      Dantaadaku mashquul. Iska amaan gali umada

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax waa inleys Astura lkn
      Isku taga oo dalki Somali wax u qabta

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 2 ปีที่แล้ว +2

    Hel macluumaadkan congregação cristã no Brasil

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 2 ปีที่แล้ว +3

    Full raba plz

  • @dhaladali5320
    @dhaladali5320 2 ปีที่แล้ว +3

    aabahay sheekh buu ahaa waana qaawanahay waa laba kala fog ee waalidkaa ha ceebayn ee is astur walaaleey.

    • @elmimuhiyadiin7746
      @elmimuhiyadiin7746 2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad waa runtaa sxb

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 2 ปีที่แล้ว

      Dhagaxow malaha micnaha qaawanashada maba fahansanid mideedakale hadii aad wax xun raadiso waa heleysaa. Mamadaan waaba xijaabantahay. Tan aan kaagayaabay ayaa ah intii ee taarikh kahadleeso adigu wayba kudhinac Martay oo waxaaba kumashquushay maamada qoorteeda kkkkkkkkkkk wlh Ani maba arag ilaa aan comments kaaga arkay. All and all. Dhagax waa dhagax aad baan uga xumahay magac somali sheegatid adiga iyo Kan dhagaxa kale ah oo been kuugu nacamleenaayo.

    • @nabiilacali7074
      @nabiilacali7074 2 ปีที่แล้ว

      adigu futadaada qarso

  • @abdi1502
    @abdi1502 ปีที่แล้ว

    Gabadhan nin diinta kuxun baa calaf allaah ugu daray

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว +3

    Naagta islan sheekada waa dhamaystay si fiican ya daawaday waa mahadsanid tahay

  • @SomUNITE
    @SomUNITE 2 ปีที่แล้ว +4

    Amazing to see Such benign Gifted somalis still exist and yet reman powerless and overtaken by MORYANISM in SOMALIA… I wonder when SOMALIA exit round the bend and transcend with its hidden germ of resources …?

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว +4

    Waraysi qiimabadan.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว +2

    Never again never again never again.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa taariikh iyo hadalo is khilaafsan

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      Maskaxdaada baa rogan. Xaasidad baad tahay qabyaalad ka dhex fiirsanaysa

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +5

    Waar boowe illeen Gadhoowe waa Tuulo. Oo ilaa shalay bay laxooxda iyo canjeelada barteen. Annaga Shiikh Isaxaaq baa laxoox beed lagu sameeyey ku quraacan jiray. Waar illeen baddu shalay waaye boowe

  • @jamaawarsama6210
    @jamaawarsama6210 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadaad badiyaha ku dhalatay maxaa ku qaawiyay adoo intaas leeg???

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Beryahan wareysiga
    JABHADIHII JAAN
    BAA BATAY

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +1

      Faqash faqash dhashay baad tahat. Xaaraan ku kortay iyo Boolli qaran. Somali baaba'shey. Guul SSDF. Guul USC. Guul SNM guul SPM. Gobta Somalida waa kuwaas

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi waxaan xasuustaa anagoo fasax iskuul tagnay magaalada buurtinle oo habeenimo lasoo dul dhigay 3000 oociidan ah oo dadkii musqulaha loo diiday sakeele iyo beeshino ayaa caruurta loo xareyn jiray si loogu kaadsho

  • @fahadabdi5361
    @fahadabdi5361 2 ปีที่แล้ว +1

    Away qaybtii labaad

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 2 ปีที่แล้ว +2

    196 dii iyo xoogaay cajiib waa garan waayey sababta da'da looga cabsanaayo ama looga cararaayo

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 ปีที่แล้ว +1

      MABA GARANAYO WAX MAHIIM KA DHIGEY DADA WAXA DHUUXENA WARKA
      QIIMIHISA.

  • @ahmedadde1226
    @ahmedadde1226 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadalladeeda qaarkod wa ay hal'abuurtay o waxba kama jiraan .

    • @mohamedabdiali6809
      @mohamedabdiali6809 2 ปีที่แล้ว

      Sheeg hadalka ay hal-abuurtay Ruqiyo? Ruqiyo waxa ay ka wara mayso waa taariikhda dhacday oo run ah.

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 2 ปีที่แล้ว +3

    ILAYN BALADA WAANALOOGA HOREEYAY WAXAN MOODAYAY ANAGA IN IIDOORNIMO NALOO XASUUQAYAY
    LAAKIIN MAJEERTEENBA DAAROOD BUU AHAA
    HAYDAAYO QABIILNA

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 2 ปีที่แล้ว

      U sheeg dadkaa kuna wacyi gali in Somali

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 2 ปีที่แล้ว

      Somali dhan is gumaaday ee aan cid gooni loo gumaadin

    • @sareedocabdi6129
      @sareedocabdi6129 2 ปีที่แล้ว +1

      @@husseinabdul8290 MAHADSANID MAAMO ALLAH QALBIYADEENA HAMIDEEYO MASIIBOOYINKII BADNAA EEN USOO JOOGAY ALLAH MABADO UBADKA SOOMAALIDA

  • @loolan01
    @loolan01 2 ปีที่แล้ว +3

    Mamada ma wayday qof dhaha is astur

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilbaxnimo miyigay kasoo bilaabataa

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว +2

    Ee walaashey maa is asturtid

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa habar dawakhsan

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      Mareexaan ka Jabhaddaha bay ka xanaaqaan. Dacartiina ku noqda oyo quulaha

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +1

    Weligay gabartan hore uma arkin haddana 20 seconds markaan dhegaysanayey waa gartay inay qof sharaf leh oo dabeecad wacan oo aqoo leh tahay. Runta ka hadlaysa. Bal eeg meesha aabbaheed ka bilaabay iyo sidii u tabcay. Maantana Mo Farah oo miidhan weeye dadkeenu. England baa la keenay oo colaad iyo gaajo laga soo qaaday. Markaasuu ku leeyahay well dhaq baa la dhahay.

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว +1

    Tabaruc waa carabi waa samafal, iskaa wax uqabso

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว +2

    Itobiya kulaha... na wa Somali galbed DDS...

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +3

    Habartani 1950 AYAA dhalatey Waxey leedahey 1966 ayaan dhashey 720sano AYEY jirtaa

    • @fatimazahramahmoud7647
      @fatimazahramahmoud7647 2 ปีที่แล้ว

      War isku xishood 720 qof jira xagee ku aragtay da' baad ku walatee

    • @abdifatahali428
      @abdifatahali428 2 ปีที่แล้ว +1

      44 neef bixi aad rabto in aad guursato.
      Da'deeda waxba haku mashquulin .

    • @nimosuleiman
      @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว

      Oo dadeeda maxaa kaala socda

  • @maryanigal3349
    @maryanigal3349 2 ปีที่แล้ว

    Waa naag mahbaradnimo door dhamaysay

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan fahmi waayey sababta da'da looga cabsanaayo ama looga cararaayo yaahuuu

    • @dsf9824
      @dsf9824 2 ปีที่แล้ว

      Da da waaba lagu faanaa
      Waayo waxba dhibaato
      Kuma jirto in cimrigaaga
      Haad sheegto

  • @zakiapdiyasif7002
    @zakiapdiyasif7002 ปีที่แล้ว

    masha allh mamada cilmi ayey barty rer growe ilaa hada waa tuulo yar growe maalin dhexdaasa tagay 5 daqiiqo kusoo afmeeray gabi geedaba 🤣🤣

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 ปีที่แล้ว

    DULMIGA HADUU JIREY MUXUU ILAA MAANTA LA IS DULMINAYAA ? KAN KU WARAYSANAAYA SOW MAXISHOODE BUUGUU QOREY EE FOOLXUMADU KA BUUXDEY MUXUUSA PUTLAND TAREY ? WANAAGA SOOMAALI WAA GARAB MARSAN YIHIIN RAFAADNA KA BIXIMAYNO HADAAN KU JIRNO MAALINTII QAAXO MAANTA BAKHTIGAA UMADAYADA DALKA JOOGTA U XALAAL AH KAN IYO DANI YOGO FAROOLE AARAN JAAN IYAGAA DUL NOOL BELO KU DEGTEY RAFAADKA AAD SHEEGANAYSEEN MAANTAAN HAYNAA 30SANO OO TAHRIIB QAX QARXIN QAXOOTI QARAN JAB DADKA UGU LIITA DUNIDA 2022 MEELWALBAAN KU RAFAADSANAHAY DAL IYO DIBAD AFAR DHEREGSAN OO NAGU DHEREG DHACSANAYSA BAAN U JEEDAA OO XUMAAN WAY DHACDAA LAAKIIN SOW INLAGA BAXO MA AHAYN 30SANO MA SIYAAD BAA NAHAYSTEY WAAN RAFAADAYNAAYE DHIB MOOYEE KHAYR NOOMA KORDHIN HADANA SI LOOGA BAXO LAMA HAYO FALANKEEDA LAAKIIN BARI BAA WAXAA JIRI JIREY IYO XUMAAN AAN DHAMAAD LAHAYN.

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 2 ปีที่แล้ว

      war qof yahow bukaa kala tag meesha calaalacalka dhilaa kudhashaye juxa waxuu puntland taray anagaa ka markhaati ah adigana waxba kama ogide.
      maxoolo aad leedahay buu juxa cunay mise deni baa xoolo kaadhacay.
      xanuun baa kuhayee

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 ปีที่แล้ว

      @@digitalworld1haarin905 ma inuu putland ku danaystaan baad ku taageeraysaa ? Alaylahe haduu xanuun jiro adiga iyo Juxaa jiran oo xaqdaro ku taageeraysid iyo putland dadkeedu inaysan horumar gaarin oo iyagu ku dul naaxaan, Anigu ku caayimaayo laakiin akhaaqdaadaad na baraysaa foolxumadeeda kuwa xumaanta ku taageera oo dhan baa caytama sidaadoo kale ignorant.

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 2 ปีที่แล้ว

      @@boolocadey4661 ma noosheegi kartaa xoolaha uu juxa xaday.
      Ma sheegi kartaa hal mashruuc oo dowli Ah oo uu maamulo ama uu gacanta kuhayo.
      Mise qofkii magac bulshada kudhexlehba tuug baad utaqaanaa

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 2 ปีที่แล้ว +1

      @@digitalworld1haarin905 Hadaad ilaahaay ka cabsanaysid siyaasiyiinta 30sano na maamulaysey maxay noo soo kordhiyeen ? Masidaan uu dalku yahay baad horumar u taqaanaa? Dalka xaaladiisu gobolwalba ma ku faraxsan tahay burburka naf iyo dhaqaale? Iisoo sheeg siyaasiga aan qasriyo dalka iyo dibadiisa ka dhisan oo xalaal miiradka ah xoolo dadwayne? Maxaan khayrkeen naga reebey? MA iisheegi kartaa maamulgoboleed aan siyaasiyintiisu ku danaysan oo u daneeyey.? Allena ka cabso GAR eexna hanaqin.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@boolocadey4661 oooy waridkaaa wase mareexankii dhiiga mj cuni jirey baaad thy dib danbe soomali isagu imaan mayso intaas liq

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว

    Car identity shows she was born in 1963

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk maxaad ugu mashquleysan ceeb
      Wax ay da'i duba sheegi mashirto
      Caafimaadka muhiim ah kkkk sbxanallah

  • @fardewsafarah5315
    @fardewsafarah5315 2 ปีที่แล้ว

    Why somaalida dadooda u qariyaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah Habartani 80sano jir haddana WAA kala hadleysaa Marba sheeko da'deeda Markey timido WAA ISKU darsameysaa CAJIIB ilmaheeda 60sono jira

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 2 ปีที่แล้ว

      Said Musa
      Xoolaa tahay,dumar baad caayi ,hooyadaa baa caayan dulliyohow

    • @nimcosiciid1384
      @nimcosiciid1384 2 ปีที่แล้ว +1

      Gabartan waa.zaxsan.tahay.waana.qof.yar.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 ปีที่แล้ว

      HOOYADA AYA HABAR AH OO KA WEYN
      GABADHAN AA UMMADA ALLE ISKA DA.

    • @omarhussein4101
      @omarhussein4101 2 ปีที่แล้ว

      Wejigan maa 80 jira dad ma taqaaanid gabadhan 60ka xataa ma gaarin dhalin dhafoor KU taalaa

    • @nimcosiciid1384
      @nimcosiciid1384 2 ปีที่แล้ว

      @@omarhussein4101 wll.gabadhii.hadashaba.100.jir.bey.u.haystaan

  • @tollmanshow5514
    @tollmanshow5514 2 ปีที่แล้ว

    Qof muslim miyayna aheen maxaa laabta qaawiyay

  • @libansicid3911
    @libansicid3911 2 ปีที่แล้ว +1

    Laba qof oo sheekeeysaneysa in YouTub la soo gasho ma aqaan ujeedada laga leeyahay.
    Aabe xamar 7 jir ku soo galay.
    Hooyo canjeero reer garowe Bart at
    Abaar daba dheer
    Raashiin la qeeyb iyagu
    Macalin la xiray
    Bandow la soo rogay
    Warqado la daad ahay
    Iskuulka loogu yimid
    Wax loo yeeriyay
    Ma fahmin waxaas, juxaa wax kale ma haysaa sxb

    • @halimaomar9258
      @halimaomar9258 2 ปีที่แล้ว +1

      Ulajeedadu walaal waxa weeyaan inaan barano taariikhda laqora inaan barano waayo hadal bay yaqaanaan soomaalidu laakiin habayaraatee taariikhda in laqoro

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 2 ปีที่แล้ว +2

      This is call life story or History. Jaahil baad tahey ha inkirin qof dhan nolashiisa.

    • @libansicid3911
      @libansicid3911 2 ปีที่แล้ว

      @@amaladan5579 cafis baad iga tahay, Rabbanaa yahdiik.

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 2 ปีที่แล้ว

      @@amaladan5579 waa taariikh qiimo ugu fadhida ruqiya iyo inta wax garadka ah ee jecel inay taariikhda wax ka ogaadaan .

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 2 ปีที่แล้ว

      @@amaladan5579 taariikhdu waa dhaxal, dhaxalkuna waa waxtarka kuu diyaar gareynaaya waqtiga soo socda.

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 2 ปีที่แล้ว

    60 sano ka hor garoowe ma tuuley ahayd see cml

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 2 ปีที่แล้ว

    Ciise maxamuud waa reer baadiye xun haday is way diinayaan xoolo maraacday

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 2 ปีที่แล้ว

    Waa isla fiican tahay iyadoo dadaa joogta. Waa kuwii guntiinada naasuhu hareeraha ka muuqdaan xiran jirey. Weli may fahmin in madaxa sida siingaha loo duubtaa ayan xijaab ahayn. Aabbeheedna shiikha uu ahaa waa kuwa gunti jirey madiidada, jilibxirka, arbacuunka, toddoba magaadhada, nabaadiina xirka, birbirisada iyo anwaacda kale ee sixirka.

    • @reercaligamaan714
      @reercaligamaan714 2 ปีที่แล้ว

      Cabdullaahi, khayr Allaha ku siiyee, maxaad gabadhaan Soomaaliyeed ee sharafta badan u aflagaadeyn. Gabadhan Soomaaliyeed waxa ka muuqda dhammaan labiskii asturnaa, adaabtii iyo dhaqankii wanaagsanaa ee haweenka Soomaaliyeed.
      Haddii aniga la iga yeelaayo madaxweyne ayaanba ka dhigi lahaa si ay ummaddan kala daadstay u ururiso. Yaa heli kara quruxdeeda, asluubteeda iyo jaaheeda.
      Soomaali haddaan nahay waaba noo dhammaatee oo waxaaba nagu socota mashruuc Soomaali aduunyada looga tirtiraayo. Soomaali wayn isma oga. Bal taariikhda dib u jalleec. Waxan ahayn ummadda ugu dhul wayn geeska Afrika. Waxan nahay ummadda isku isir ah oo hal farac ka timid. Ummad luqad kaliya ku hadasha. Ummad xoog badan oo aan la loodin.
      Gumaysi baa yimid dhulkeena Shan ayuu u qaybiyey, seddex qaybood waa baxshay.
      Lixdankii la kaca kuf, dawlad xoog leh ayaa inoo dhalatay.
      Gumaysigii wuxu arkay in geeska Afrika quwad wayn ka soo socoto, qorshihii uu ku kala daadin lahaa ayuu la yimid isago isku sheegaaya Samafal, mashaariic horumarineed, la talilayaal iwm. Kuwo iimaan laawayaal ah ayaa la inga dhex helay oo loo adeegsaday iyo in ummaddii isku duubnayd lagu furfuro. Markii furfuriddii lagu guulaystayna jabhado ayaa la inoo sameeyey wadankii fidno ka bilaabay. Maxaa ka danbeeyey dagaalo sokeeye iyo qarankii Soomaaliyeed oo jilbaha loo dhigo, ummaddiina la qaxiyo. Malaayiin ayaa badaha iyo lama-degaanka Afrika ku dhimatay. Malaayiin ayaa macaluul iyo daawa la’aan u dhimatay. Malaayiin ayaa xabisyada asduunka ku xiran. Qaran jab aya innagu dhacday. Odeyaasheenii hogaanku kala roonaanwaa, isku dulqaadanwaa. Maba ay fahmsanayn in qorshe la innagu tirtiraayo socdo. Waxan warbixin ka maqlay in Soomaali adduunka laga waayo sannadkii 2000, laakiin Rabbi kama dhigan, oo xaggiisa ayaan ka noolayn.
      Hadana qorhsihii gumaysiga iyo shaydaanku dajiyey weli waa socdaa. Bal arag sida loo qaybshey wadankii wixii gumaysiga innooga soo haray, laan laanta la baxay, waa Somaliland, puntland, Jubbaland IWM,
      qoraalka badal, ducona qaado, Soomaalina ha noolaato. Inteenna hadhayna aan is urursanno oo iska wheshenno cadowga soo jireenka ah.

    • @abdullahihersi5394
      @abdullahihersi5394 2 ปีที่แล้ว

      @@reercaligamaan714 waxaad tahay kuwa dhibka arka laakin ay sababtu ka gedmantahay. Intaa aad ka sheekaysay oo dhibaato ina haysata ma fahamsanid inay dumarku qaybtooda ka lahaayeen. In dumarka intii laqaado oo talyaaniga iyo yurub lageeyo oo magaca dalka hantidiisa lagu kharash garayo lasoo bari jirey keliya sida afka loo gaduudsado, xaafiisyada hawsha ka socota loo afdhuubo, dumarka kale laysaga korraysiiyo illaa waa datoressa hebla. Kadibna ummadda lafasaqo. Maxay kuu sheegtay hadda oo aadku faraxsantahay? Maxay soo baratay oo aad ku taageeri ( in afka ingiriisku fiican yahay ayna gaalo u ahaan jidhey kaaliye) in hantidii waddanka lagu kharash gareyey laakin ay kuwii saa u galay ka abaal sheegan lahayd ay eedaynayso. In waxtarkii lageliyey ay weli iadu iskala fiican tahay waayo waxay ku dhalatay baadiyaha garoowe. In ay isku soo sawidhay buugaag aadan adigu aqoon waxay yihiin. In dad badanu sidaada u qabaan inay bela tahay. In madaxa siingaha hindidu kuula muuqdo sharafta soomaalida. In waxa kaa maqan ee aad dareemayso ay kaa gedmin karaan sida garoowe looga hadlaa.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 ปีที่แล้ว

    Maxay gus talyaani jaqday habar gabowdey oo majeerten ahi maxay boowe qaban jidhey hore iyo gadaal meel u fayow ma jidho

    • @drr6012
      @drr6012 2 ปีที่แล้ว +2

      Subxanalaah
      Aaqaro war jiraa markii lagu weydiido meesha wax ku sameyneysay

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 2 ปีที่แล้ว +1

      Xasbunalaah. Ilaah u laabo ee dulmiga daa

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 2 ปีที่แล้ว

      Walaalow adigu miyaadan dhimanayn waxan xumaan ahay maqortid mj nacayb iyo jacayl kuma oga shut up

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 ปีที่แล้ว

      Xasbunallah kkk

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 4 หลายเดือนก่อน

      Adiga wacel hadey hooyada uu saarneed talyanin miya uu maleysa gabadha walibo sidaas tahay cml

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib soomaali saw cidaan jabini may jirin waa la wada rogmaday

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +1

    War barnaamijka aaway qaybtii kale

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 2 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar walee waa Marwooyinkii sharafta lahaa ee Somaliyeed .