AQOONYAHANKA SOMALILAND OO SOO BANDHIGAY XOGO XASASIYOO SHEEGAYA TALAABYIN KALE OO SOMALIYA QAADAYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 145

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 หลายเดือนก่อน +4

    Thank you so much for your in-depth knowledge Abt the prevailing situation in Somaliland. May Allah bless Somaliland.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน +11

    LACAGTA HA LOO WAREEJIYO BANGIGA SOMALILAND

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 2 หลายเดือนก่อน +6

    Insh Allah khayir guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 2 หลายเดือนก่อน +4

    Fikir qaaliya sax waanu garaney nin raga

  • @mahednajiibshmahamud7853
    @mahednajiibshmahamud7853 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllo sida aad wax noogu iftimisey qof aqoon ahaan dhisan iyo wacyi ahaan

  • @CabdiraxmanMustafe-y5u
    @CabdiraxmanMustafe-y5u 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaalil and 2024geesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Isha. Allh. Waanu. Aarasaan. Doonaa. Isha. Allh. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. Soomaalilands

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 2 หลายเดือนก่อน

    somalia laundry job is shaking up the vermin well done viva Somalia.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน +3

    Premier bank waa in laga eryaa wadanka iyadoo lagu eedeynayo in Hassan sheekh wax ku leeyahey iyo shuftada xamar

  • @CabdiMohamet
    @CabdiMohamet 2 หลายเดือนก่อน

    Tank you

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 2 หลายเดือนก่อน +4

    anigoo hooyo somalilander ah waxan jeclaan lahaa in hormuudka somaliland shir isugu yimaadaan doorashada ka hor waayo uma arko sedexda nin ee tartamayaa halka aynu marayno inay inaga saari karayaan

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waan kugu raacsanay

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

      Raga hadlaya nin wadani u hadlaya markiba waan fahmay siduu u hadlayey in uu wadani yahay waa caadi xaqbuu u leeyahay cambaaraynta lkn wadani anagu huwan ayaanu u aragnaa

  • @craxmaanaxmed9125
    @craxmaanaxmed9125 2 หลายเดือนก่อน +3

    Adigu ma waxad xal mooday dhaliisha iyo ku qosolka S/land waar xal keen

  • @CabdiAxmed-w5x
    @CabdiAxmed-w5x 2 หลายเดือนก่อน +3

    Arintani waa arin macquula mad xukuumada u bandhigtaan

    • @warss11
      @warss11 2 หลายเดือนก่อน

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

      XUKUUMADA RAGA HAYAA MAAHA RAG WAXAN SOCDA INAGA SAARI KARA INAGU AYNU DALKA BADBAADINO QURBAJOOG IYO QOL QOL JOOGBA

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mucaridad ha latagnina xisbiga wadani layskuma halayn karo iyagaa cadawga ayay la shaqaynayaan

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 2 หลายเดือนก่อน

      Huuu haa huu ha da iskda waxaaas kulmiye wa lgu fahmee

  • @KhaderSheekhyuusuf
    @KhaderSheekhyuusuf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa badbaado qaran

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan.run.ayuu.sheegaya

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 2 หลายเดือนก่อน

    Mujahid wax la hadh❤

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Somaliand lacagtiina kala baxa Electriolic ga kaash ahaana u isticmaala

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 2 หลายเดือนก่อน +1

    252 waa furihii somaliland ka hor 1960 waa asadka reer somaliland

  • @Qalanbawi
    @Qalanbawi 2 หลายเดือนก่อน

    Ethopia airline way ku so celisay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Haada. Door. Weyn. Maada. Doowaada. Ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa ka horeya reformka in shicibka la isukeno o la heshisiyo

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabkaad dowlada kudiraysa hadalkaga maha sax waxba kujira

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน +2

    War maga aamu koodka waa hore ayay gacanta kudhigeen kan internetka ayaa ugu danbeeyay waana heleen.

  • @zahraibrahim6236
    @zahraibrahim6236 2 หลายเดือนก่อน

    Waa shekoo mirqaan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Waa. Kaa. Fudaada Ku. Idiin. Geeyry. Moorayaan. Maafiiyo. Iyo. Qiiro. Jabaan. Waxa. Waalaba. Dadka. Gacaamta. Kaa. Saaray

  • @asmaqaali1807
    @asmaqaali1807 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cidarabtaa.
    Koofur
    Waa
    Isaag

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 2 หลายเดือนก่อน

    Somali way israacday warka badan jooji

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 หลายเดือนก่อน

    ictiraafku markuu yimaado waxaan oo dhan daaqaday ka baxayaan ee shanqadhooduna way yaraan ama waa lawaayidoona.hawbixina.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 หลายเดือนก่อน

    Hadad caditay dowladad lashirilaed bablig maad ka hadasheen

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 2 หลายเดือนก่อน

    Intaa aad xukuumada la wadaagto uun baad ku deyn lahayd

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 หลายเดือนก่อน

    This is trade war. Dahabshiil waxa gaadha Amal iyo Salaam Bank ayuu gaadhayaa

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hada. Kuwani. Masoomaaliyay. Wax. Usheegayaan. Mise. Soomaalilan. Waar. Ordoo. Rag waawaynbaad. Tihiine. Waxlataabankaro. Qabta. Ama. Naga. Aamusa

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 2 หลายเดือนก่อน

    Somali somali baa leh. Dagal majiro

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 หลายเดือนก่อน

    Cidkastaynu ka quruxbadanay adaaraba wax aanaan garanatn

  • @mohamedhaybe
    @mohamedhaybe 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka reer Somaliland ee debadaha joogaa diyaarabo ha guulaan oo ha Soo iibsadaan kow

  • @sweetcomofficial9817
    @sweetcomofficial9817 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haka abaalmariyo halyayga umadiisa utudhaya

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sida ugu dhaqso badan haloo badalo number cusub ,waar waxqabsads waa bilow arimuhu,waa sakaraad soomaaliya,

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 2 หลายเดือนก่อน

      Side lo badala😂

    • @Cabdiraxmanka
      @Cabdiraxmanka 2 หลายเดือนก่อน

      Haku riyoon soomaliya- waa saladad mar dhaw wax badan reer somaliland iyaga iska iman doono markii ay runta ogaadan imisa- ka jooga idin niri- oo aad joogi weydeen --

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 2 หลายเดือนก่อน

      @@Cabdiraxmanka warun wlhi waydalayan wakhtiga ayay iska ridayan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Maraka. Hoore a. Dadk. Waxaaga. Laamawaads. Siiyo. Waxii. Aada. Haasat een Oo. Dhaanba. Faafiiyo. Gacaants. Ugeeliiseen. Haadaba. Xaab. Xaabasha. Xamar. Waataa. Ceejadii. Inta Ada. Bay. Ku. Daar een. Moorayaan. Awaalaba. Isaaqa. Baa. Ilbaxiisay

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 2 หลายเดือนก่อน

    Banging dawlada ayaa ina huran inan hantideena dhigano

  • @cabdimaxamud8318
    @cabdimaxamud8318 2 หลายเดือนก่อน

    wr ninka cabdi qani wa nin co badan haya lkn somaliland weli mays ku dayday inay radsato code number +25

  • @ahmedjilal8285
    @ahmedjilal8285 2 หลายเดือนก่อน

    Goluhu qodobo badan oo dhaxal gala ayu doda badan keeda lagaga Hadley waxan se hada maqlaya dad raised ah wixii qaldamy Malagasy gar naqo

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 หลายเดือนก่อน

    War hogamitaha imika wa nin adag wanaagsan ragu calool adayguulaha leh allaah baa ka danbeeya somaliya dulmigu mawaaro lakin wa in ladigtonado manta ninjileec haduu ina hogaaminaayo sida doonidaynu dagilay

  • @faqiabdullahi9304
    @faqiabdullahi9304 2 หลายเดือนก่อน

    Wa run somaliya guuuuul

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Maaraqaanka. Yaada. Ku. Caayaya. Soowa Taan. Soomaali. Oo. Dhan. Diyaraado. U. Kenaan. Qaaday. Misakiina. Dooro. Weyn. Marakay. Yirahadaan. Idoor. Iyagaaba. Magaca. Cusuub. Waa. Dooro. Weyn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdilahiGurey
    @AbdilahiGurey 2 หลายเดือนก่อน

    Qoladani ma soomaaliland baa mise waa munaafiqiin

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 2 หลายเดือนก่อน

    Argagixisada SNM waa fashilantay umada Somaliyeed wax laqabsada.

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 2 หลายเดือนก่อน

    Wasaaradaha smaaliland inta badan guryo shacab ayay ku jiraan oo kiro ah, qabiil idoor qarana noqon karo

  • @deeqyasin3881
    @deeqyasin3881 2 หลายเดือนก่อน

    Waa khalad

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    MARKAA KOOXDA WARDHIIGLEY WAA MAFIA CAADIYA

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 หลายเดือนก่อน

    Madax waynahaad ky qafilantay intood calanki xumaan nasoobar bardhigtay

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 หลายเดือนก่อน

    Sadaka kalabaxa

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg 2 หลายเดือนก่อน

    Political muscle waa laga xishoonayay mudo dheer in la idin saaro sababtoo ah doodiina ayaa macquul aheyd laakiin wixii ka dambeeyay january 2024 waxaad ku dul jòogasteen red line oo aan marnaba laga fikirin in ay dhici karto ethiopia ayaan siinayaa seylac adinka iyo abey ahmed mar dambe ma la idin aamini doono

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 หลายเดือนก่อน

    Inagoo intan katamardaran baynu noolayan beenvaad sheegtay somaliland way hilaacday

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan hubaa ina anagu hada koofur nahay idin ma necbin idinka waan idin dul qadanay- wax badan waxa xaq aadan ilaheyn- bay dowladu idin qabatay markan waan ku saxanahay oo dowladena-xasan u weyn yahay waa leydiin- tusayaa- waxa lagu ku sameyn karay ee leydinka- sameyn waa in leydin- xanuujiyaa- markan wax badan baa idin haray

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Waar. Siir. Tina. Adacaadat. Oo. Gacaamah. Qaabasada

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wuxuu yiri,, airportka Hargeisa waxaa lugu dhisay 17m kan Zimbabwena 5m, iska daa kan Zimbabwe wallah kan Hargeisa waan ka dagay kan maamul beleedka Garowe waa ka dagay,, waxaan maqlay in kan Garowe 5m lugu dhisay hadana 100% waxaa fiican kan Garowe, ,, runway ahaan waa ka casrisan yahay .

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 หลายเดือนก่อน

    Fariid walee in eynaan is ogeyn wali fadhiga halaga kaco ninkani waa runtaa waxaa aad ka hadashey oo dhami

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    Suldaan iyo rag kaloo fikir wanaagsan waa in la register gareeyaa si loo helo wax garad xal keena marka lagu jiro xaaladuhu cakarin yihiin

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    May Aadanow diyaaraduhu caadi ha u yimaadaan waa sida ay rabaan cadowgu in aynu diyaaradaha joojino magaca wevsiteku wax wayn maaha

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Waaryaahe WIXII DHLIIL AH LOOMA FADHIYO E CIDDEY KHUSEYSO HOOS UGU SHEEG

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    XAALADAN WAXAYNU KU QASBANAHAY ISKU DUUBNI AYUUNBAA LAGAGA BIXI KARAA

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia inay cadow tahay horeba waa loo ogaa lkn wixii ay qarsan jireen ayay debeda u soo saareen.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    3 MILYAN OO QOF MA FIKIR IYO XAL AYAA LAGA WAAYEY

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    17 milyan maxamuud xaashi ayaa guryo kaga iibsaday uk iyo imaaraadka

  • @AhmedismailAli-r2n
    @AhmedismailAli-r2n 2 หลายเดือนก่อน

    Waa xikmad waxaana loo baahan yahay in sharciga lagu dagaalamo oo international court la geeyo lana weydiiyo in koonfurta maanta joogta ay xaq u leedahay inay somaliland sidan ula dhaqanto.

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 หลายเดือนก่อน

    Adaba tilmaamaya maad dadkaga hoos ugu sheegtid caaaaac kuwan sir male

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    WAA IN COD GOONIYA LA SIIBDIYAARIYAA TUSAALE KAN ETHIOPIA AMA I N AYNU KA FIKIRO COD LA AAN

  • @housseinhaajitanzaani4788
    @housseinhaajitanzaani4788 2 หลายเดือนก่อน

    Waaba waaliba taladani kakkakakakka

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax. Codka waa inay dawlad. Hagsaaa.
    Wadanka waxa gacanta. Ku shirkado, aaraan ah iyo kooxo maamulo sheegta.
    Iyo Alshabaab iyo. Mafia.
    Midda. Kale. Hargisa Airport Somalia ayuu ku diiwan yahay.
    Xasaaladuhu Somalia. Ayay. Ku diiwan gashan yihiin Dadka ayaa. Been loo sheegjjjray.
    Maj jiro wax KU DIIWAAN GASHAN SOMALILAND. DADKA AYAAA. BEEN LOO SHEEGGIJIRAY..

  • @hassanhersi5760
    @hassanhersi5760 2 หลายเดือนก่อน

    Wadami Ma jecelyahay JSl Iyo jiritaankeeda??

  • @MohamedElmi-e8j
    @MohamedElmi-e8j 2 หลายเดือนก่อน

    Arinta waxa ay kashaqaynasaa oo kaliya km 4 ,xalane awoodeeduna waxay ku ekanaysaa muqdisho

  • @da8660
    @da8660 2 หลายเดือนก่อน

    Suaashu waxay tahay Isaaq muxuu samankaraa.....waxaan umalaynayaa salaxii sonaliya ay salaxasay somaliland way dhamaatay
    😮

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa la calacalayasaan cidan jabay ma jiro ee cidanka ka daya niyad jabka

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 2 หลายเดือนก่อน

      Waar ma aha niyad jebis ee waa TALOOYIN DHAXAL GAL AH.

  • @AxmedAhmed-y5n
    @AxmedAhmed-y5n 2 หลายเดือนก่อน

    Koodkuwaahal

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    DALKOO OO DHAN AYAA U BAAHAN DIB U EEGID

  • @mohamadkaariye7437
    @mohamadkaariye7437 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ragadkii u dambeeyey

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtaa Aqoonyahan waa kugu raacsanahay taladadaa✅🙏👍✅
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️

  • @abdillahisalah5872
    @abdillahisalah5872 2 หลายเดือนก่อน

    WAR cad wadal hanoolato Ah kuyimaadaba jeebkiisa yo fmaligiisa xaraan daqsiinayaa

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 หลายเดือนก่อน

    Dahab shiil wadarurta

  • @Mohamedhasan-p7d
    @Mohamedhasan-p7d 2 หลายเดือนก่อน

    Arinkaa waanu ka warhaynaa

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkeenu waa in ayanu aamino bangigeena oo lacagahooga ay dhigtaan intii ayanu ku dhicilahayan khataro kale ama waa in dawaldu ay la kaashato dawalda imaaradka oo ay ka shaqaysaa sidii dalka loo keenilalaha bangiyo caalamiya iyo sidii loo heli lahaa fure ma koodh salayadka ah oo inoo gaar ah iyo interned inoo gaar ah

  • @mohiyadinmohamoudhussein780
    @mohiyadinmohamoudhussein780 2 หลายเดือนก่อน

    QDW kollay waa kuwii Fashilmay uun

  • @abdikowden1375
    @abdikowden1375 2 หลายเดือนก่อน

    Kani cadow xaasid ah

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 หลายเดือนก่อน

    Telesom buu ninkanu dagaal kula jjra waxuu is leyahay iska dhig nin reet somalilnd u digaya

  • @KhaderSheekhyuusuf
    @KhaderSheekhyuusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Waain lofir sadaa hadaladan waa nuxur

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk dad wada marqaansan oo amxaar dabada kafuulayo war iidooroow dowlad matihiine edeb yeesha😂😂

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 2 หลายเดือนก่อน

      Amxaar adu cimri dusha kaa saarnaa car sheeg dhul somaliyeed oo anu amxaar joogin somaliland wa meesha anu adkari ethiopian snu joogin

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 หลายเดือนก่อน

    Waar. Ciiro. Mahee. Miidakasle. Oo. Dhaama. Keena. Hy. Oo. Doorashada. Ka. Qaab. Gaala.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tawanagsan

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland hala soo wareegto codka Ethiopia Inta ay kooda heleyso .

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 หลายเดือนก่อน

      Haayaay kuwi dibiyada beeraha ku qodeyey miya umada waalaya naa iska aamus Wadanka ragbuu leeyahey huuno

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 หลายเดือนก่อน

    keena ayanu samaysan calamka ma yeelayo intas million oo qof in laga xidho wax shaqynaya maha weligaa waxba lama sharaysto khayr inu ku yahay baa laga yabaye iyagu malahayn waa waxii la wadalaha hday sas noqtona in khayr noo thay baa laga yaaba maxakamda aayan u gaynayna dadkan

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 หลายเดือนก่อน

    Somali cagli aan dagaal aheyn sow malaha wayabe maa lawada hadlo sidii duurjoogta in aan kala guuleysano kaliya miyaan garaneynaa

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

    Rawaahu ree gabilay qaranka

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 หลายเดือนก่อน

    Inshallaa maba dhacaysee ka waran

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 2 หลายเดือนก่อน

      Wazno bilaash ah oo waxtar kuu leh.

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 2 หลายเดือนก่อน

      @@KhadaryYusuf REER TUULO KA AHAW

  • @GuushaDhabtaah
    @GuushaDhabtaah 2 หลายเดือนก่อน

    Code waan rabaa in laga bedelo

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 2 หลายเดือนก่อน

      koodhka somaliland baa leh

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 หลายเดือนก่อน

    00252 code yaa lahaa ma taqaan labada code ee ay somaliland lixdankii ingiriisku siiyay codhka hawada waxa ina siiyay ingiriiska waxana lahaa hargaysa Airport kodhkii wadan ee somaliland ee lixdankii waa kan ay somaliya ilaa midowgii la isticmalaa waa code of somaliland of independent koofur hawo iyo mid wadan midna talyanigu uma samayn

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 2 หลายเดือนก่อน

      Ingariis code nooma suubin anagoo gobolada waqooyi buu inaga tegey meel dowlad ku noqoney mamaba laysa gaarin calenkanu geyney Waa calan bulugle dadka reer miyiga ha dhegeysan

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    Kan you lah hadlayah kk

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 2 หลายเดือนก่อน

    Just empty rhetoric