Daawo Riwaayad Cusub Wacan Hodan Oo Cabdishugri | Part 52

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Daawo Riwaayad Cusub Wacan Hodan Oo Cabdishugri | Part 52

ความคิดเห็น • 95

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow Xafsa oo hodon hooyadeed ku metelysa zaaid bn uga helaa🥰😍

  • @aaminomoalimosman8285
    @aaminomoalimosman8285 2 ปีที่แล้ว +5

    Xafso masha allah

  • @katraismail5893
    @katraismail5893 2 ปีที่แล้ว +5

    Caawa cabdishugri iyo hooyadii waa laga badiyey kkkk team qasaal go forward

  • @xafsocumarnur1125
    @xafsocumarnur1125 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mamo xafso wan tagersanahay samidey 🥰🥰🥰

  • @raxmocabdullaahiaxmed2500
    @raxmocabdullaahiaxmed2500 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa wareey caawa waa la isku baxay maasha Allaah walalahay horay u socod wacan guul mar karta

  • @anfacxshisheeno1242
    @anfacxshisheeno1242 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayyyy cawa hodan waa is adkeysay bilacaleg sas aya lo bahanyahay abdishukri iyo sagal naso qurxiya hadi kale buqa nagala taga hee😝 team xafsa ismuja 🙏

  • @ubaxaxmed1656
    @ubaxaxmed1656 2 ปีที่แล้ว +7

    Kusali rasuulka scw scw scw

  • @fortunemoalim5274
    @fortunemoalim5274 2 ปีที่แล้ว +3

    Team xafsa iyo hodan wan idin wataa abdi shugri iyo hooyadiis hurguf cayayaanka mama xafsay

  • @anfaaldugsiye419
    @anfaaldugsiye419 2 ปีที่แล้ว +5

    guurka iyo gacansigaba geesinimo ayey ubaahanyihiin dhaqaaq oo mid uun si geesinimo leh ku gal Rabbigaagana Talada udhiibo hadaad jeebkaaga wax ku ogtahay.
    Wllky Abdi shugri Horey usoco iyoh Dhaman Teamkaaga wllo

  • @anfaaldugsiye419
    @anfaaldugsiye419 2 ปีที่แล้ว +6

    Abdi shugri Dadka maxaa ugaXaraabaysataa kulahaa Naa Hodonay Guri laga Jecel yahay imow hhh ❤❤❤❤❤

  • @shukrimaxamed8025
    @shukrimaxamed8025 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi hodan meshaa ka rawey hadey imadey is adkey quruxey

  • @sumayocqadir2684
    @sumayocqadir2684 2 ปีที่แล้ว +2

    dadkeygii dolkeygi wan idn salamey 💋❤💯

  • @farxiyocali53
    @farxiyocali53 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow Cawaaa waa dhamaca

  • @hashimhashim4563
    @hashimhashim4563 2 ปีที่แล้ว +2

    Hodan oo libis ama baati qurxon wadato hada iigu horeeso

  • @nasriinabdi8565
    @nasriinabdi8565 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh reer sagal cawa waa lagu ciyaray hodan tayda cashaqa wlhi waan idinjeclahy adi iyo xabsa 🌹🌹🌹🌹🌹🌹⚘⚘⚘⚘⚘

    • @zainabahmed3706
      @zainabahmed3706 2 ปีที่แล้ว +1

      1️⃣🙏👨‍❤️‍👨👩‍👩‍👦‍👦💞🤲

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 2 ปีที่แล้ว +2

    I like markay abdishukri hooyadii ookiyaalaha hood udhito ilqodhka waxa ka eegto

  • @samiyoqalanjo1364
    @samiyoqalanjo1364 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdishugri qosol miiran🤣🤣🤣😀😃😄😁😁😁

  • @xalimomaxud639
    @xalimomaxud639 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alaah

  • @aminatubeh6866
    @aminatubeh6866 2 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkkk Allah jecliya cawa way ku dhacday Sagal af cas iyo duulki ay dhashay 🤣🤣 sagaal baan idinku qabaa ee ii dhaafa good job team Xafso keep going 👏 👍

  • @cabdifitaax8764
    @cabdifitaax8764 2 ปีที่แล้ว +2

    Hoyo xbaso saas baalgrawa gulest ❤100❤

  • @dahiregal3443
    @dahiregal3443 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abdi shugri iyo hodan inolaada walanan kadhargin dawashadina hhh hodan waaa is adkaysay Caway Ala qodbo siro Dholkay lagaleeen abdi shugri nooo kordhiya rawayada plz

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +3

    Cumar shukri waa lagu adkeeyay hawshii 💗💗💗

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 2 ปีที่แล้ว +9

    hodaney guuriga cabdi shugri wax kaga horeya oo ilhy ogyahy Mahad iyo awoowe laga reebo inta kle oo cabdi shugri iyo sagal kow ka yihin waa umad ilhy cirkas kaso ridey 😂🤣ha isku tagin hadad naftada jaceshahy Sahro maskinta xeegey ku danbeysay ayado wil bajaj wado raceyso ogaye halaga wardono 🥺

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 ปีที่แล้ว +3

    Maanta dagaal culus baa dhacaye good job xafsa iska celi family ga gabdhaha bahdila 👍🏻👍🏻👍🏻

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 2 ปีที่แล้ว +3

    🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍😍 I love ❤ 😍 xafsa and hodan

  • @awilfarah6375
    @awilfarah6375 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Manta dabarka ka jabantihin

  • @zeitunibrahim9000
    @zeitunibrahim9000 2 ปีที่แล้ว +5

    Walahi hafso dar Allah Kugujeclhy mcney♥️

  • @sumayocqadir2684
    @sumayocqadir2684 2 ปีที่แล้ว +2

    keep going

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 2 ปีที่แล้ว +9

    Mama Xafsa hadaladeeda iska jeclahay sida abdishukri loo bahdilay, anaa sagaal kugu qaba😂😂

  • @aniishxikma2785
    @aniishxikma2785 2 ปีที่แล้ว +4

    Hodaney sheekadu haday macaantahay reer qasaal2 karaamo lahaada 😄

  • @maaidaabdullahi787
    @maaidaabdullahi787 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a hodon sidaa u hadashay ku adkeyso

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤🎉

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +2

    xafsa degen keep going💗💓

  • @ikhlaascayduruusosmaanikhl8378
    @ikhlaascayduruusosmaanikhl8378 2 ปีที่แล้ว +5

    Inta ilaa part 52 soo daawanaysay🤣🤣

  • @ismahanabdulahi2113
    @ismahanabdulahi2113 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going qasaal❤️

  • @ubahabdiub7636
    @ubahabdiub7636 2 ปีที่แล้ว +2

    Good job

  • @Selena_Gomez31
    @Selena_Gomez31 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayyy 🤍9 idunku qapaa😂😂

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 ปีที่แล้ว +2

    sagal seey oo kiyaalaha dhahdaaa jclhy 🤣🤣🤣👌
    caawa xafsa iyo hodan gantaalo rideen kabax
    xafsa cida casharka u dhig reer sagal 🤣🤣🤣
    hhhh xafsa caawa lee c/shukri ahaaa meel saartay
    see layeelay 🤣

  • @maryanfarxaan3931
    @maryanfarxaan3931 2 ปีที่แล้ว +2

    Hayay wasidan rabay in sagal iyo cabdi shugri saslogalo

  • @idilmohamed6735
    @idilmohamed6735 2 ปีที่แล้ว +1

    Jecliyaa jabkiisa c shukri

  • @sakariyemohhamett5201
    @sakariyemohhamett5201 2 ปีที่แล้ว +2

    Part 53 soo sameya 💯

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +3

    xafsa way ku akaysay sagal kkkkkkkkkkkkk

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 2 ปีที่แล้ว +3

    Xafasoo waa fariida waxasii rere mahan

  • @amranhaashimhaashim2075
    @amranhaashimhaashim2075 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhh cabdishukri iyo hoyadis cawa cahirba lo dhigay Hodan iyo hoyaded wani wataa

  • @abdimohamoud6730
    @abdimohamoud6730 2 ปีที่แล้ว +6

    Let's see how it goes with our new place that is not the best for ♥️🌹💕

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +3

    maxaa kala haysta Xafsa iyo Sagal kkkkkkkkkkkkk

  • @comewecook2668
    @comewecook2668 2 ปีที่แล้ว +1

    Riwayadan meshan mey ku dhamaatay

  • @bilana289
    @bilana289 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi Shukri iyo hooyadii waxa ku dhacay wixii ay iyagu wadeen.
    Hodan iyo hooyadeed laga barayba laga badi
    Reerkii is waalwaalayey maanta indhahaa loo caseeyey 😂
    Iska celiya reerkii is waalayey 😂

  • @ayananuur9294
    @ayananuur9294 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo mama haso ka arso sagal iyo wiilkeda qofku halmar buu qaldamaa hodon haday mar doqon noqotay haday aqliyay see wayna dhacdaa hambalyo qasal tifii

  • @goodhibo2119
    @goodhibo2119 2 ปีที่แล้ว +2

    Mamo xafza wan kahelay marwo fican

  • @mohamedkerow6115
    @mohamedkerow6115 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going 🤩

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk abdi shukri hakugu taagnaato

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +3

    iyadaa Riman kulahaa kkkkkkkk

  • @anfaaldugsiye419
    @anfaaldugsiye419 2 ปีที่แล้ว +2

    Abishugri Hodon maxaa ubeer laxowsanaysaa markii horeba Xaysaye
    Hodonay In lagu beer laxowsadoh Hayeelin ninka u adkee isaga is Dhiibi doonee

  • @sabaahxasan4280
    @sabaahxasan4280 2 ปีที่แล้ว +1

    akhas cabdi shukri wuu ceeboobay sodohdii buu la tirsanaya

  • @nuritacarita1806
    @nuritacarita1806 2 ปีที่แล้ว +1

    Arr filimka madhamathi ee

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 2 ปีที่แล้ว +2

    Sagaleey gabdhuhu ma rimaane. Uurbay yeeshan ee xoolaha Rima .

  • @xalimomaxud639
    @xalimomaxud639 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi shukri waa lamaydhay

  • @saadiasiman6793
    @saadiasiman6793 2 ปีที่แล้ว +1

    Mac sokor Abdi shukri iyo sagal,Mama Hafsa iyo Hodan Hormar wcn.

  • @aliyaheiz7897
    @aliyaheiz7897 2 ปีที่แล้ว +6

    Jah keep going ✨️❤️

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk waa sida habarti borsada watay war Sahra doona

  • @adenmuse1615
    @adenmuse1615 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo waasmo ya kumcntahay

  • @nihaalgelle7832
    @nihaalgelle7832 2 ปีที่แล้ว +2

    sagal xafso ma reer mudug baa taloow

  • @carabinappe1113
    @carabinappe1113 2 ปีที่แล้ว +1

    Hafsa,mante weey hadashay sasa kaaraba

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว +1

    Jabki abdishukri jecliyaa

  • @sumayocqadir2684
    @sumayocqadir2684 2 ปีที่แล้ว

    m.a xararat bey ledahay

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +3

    boolashaa lagaa bedelayaa furfur kulahaa xafsa kkkkkkkk

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe6208 2 ปีที่แล้ว +1

    War Abdishukri iyo hooyadii waa ka daba dhacday islaantan waa gaajimo

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 2 ปีที่แล้ว +2

    Cidii manta waxbaa kudhacy

  • @abdimohamoud6730
    @abdimohamoud6730 2 ปีที่แล้ว +1

    Let's see how that happens and if I should go to bed I am not going to do it with your lunch 5 or something that is the best way to

  • @suadohussein1320
    @suadohussein1320 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhh Sagley nabsigi sahro idin ka so baxay adi cl shukri

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 2 ปีที่แล้ว +1

    Caydhi yay guriga kaga dhiman sagal

  • @idil3956
    @idil3956 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdishugri siwacan balogalay baga wan uciil cunay 😡😡😡😡😡😡😡

  • @shariffmohamed2215
    @shariffmohamed2215 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga madhalin kulahaa

  • @abdimohamoud6730
    @abdimohamoud6730 2 ปีที่แล้ว +1

    WmHMw I have no doubt that it 6 the way that it does work

  • @abdimohamoud6730
    @abdimohamoud6730 2 ปีที่แล้ว +1

    Let's see how it worksA your own if you'd be able to get it to work for to be a big help in the process of getting the most

    • @abdimohamoud6730
      @abdimohamoud6730 2 ปีที่แล้ว

      Fadumo Hassan and a good one for you and the kids and I have no doubt that you will be able WMNBb for the most important in life for a while and how I could have you in my life for the فادومو حسن ومحرر نصوص جيد واحد وجيد بالنسبة لي هو أن يكون مساعدة كبيرة في

  • @axmedmuxumed748
    @axmedmuxumed748 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 2 ปีที่แล้ว +1

    Lkn Ani waxaa ku qoslay ma anoo saa daba ukala hayaa la i masawiray waa maxay sawir baan kaa hayaa?

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 2 ปีที่แล้ว +2

    Meel fiican bay maraysaa haruu socda

  • @abdimohamoud6730
    @abdimohamoud6730 2 ปีที่แล้ว +1

    W WNH IS a great place for a while back to je sve tu je bio u zatvoru zbog radova na serveru na kojem se nalazi u ulici Alije i da su se na to

    • @abdimohamoud6730
      @abdimohamoud6730 2 ปีที่แล้ว

      WwWWwNHMmWwwHN is a good one for you to do so if you're still working on it at work and 78 it up for a coffee table and you are interested and we can use it for any occasion that we would like to have you on and that we are not sure what you mean about it on your site that will show you how to use the internet with

  • @cabdinaasiraanaa6586
    @cabdinaasiraanaa6586 2 ปีที่แล้ว +1

    M

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwww

  • @hoyokamco1487
    @hoyokamco1487 2 ปีที่แล้ว +1

    0

  • @abdimohamoud6730
    @abdimohamoud6730 2 ปีที่แล้ว +1

    Let's WNM a little bit će vraćene ponuđaču and talk about how it is a good one for you and the kids are going through the most popular and popular topic of the article that is the best way for the next few days to get a good one Text to get you in the future 6 and then I can make it 8

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala ciil weynaa hodan waa miskiin waxa dhirbaax girigina ayuu joog