🎉❤حيهل ان ث 😢مرحبًا بك في حافظة Gboard، سيُحفظ أي نص تنسخه هنا.جز اك الله خيراجز اك الله خيرا يكون ث أن أكون معلمة جيدة ڢ😊ح ان ث دجح ان يكون ثم أبدأ إعداد
Aniga waligay hooyo iyo abo imasheegin waxa nahay allaha ha u naxariste hada ayan baranay cida anahay markan jabuti ka soo baxay xasbiyalah wanicma wakiil waxa la soo ceshay wakhtigii jaaliyada ee nabigu joogay
Reer jabuutigu lama mid aha soomalida kale ee bahalaha ah. Waa dad nadiif ah walahi Masha Allah oo qalbi nadiif ah leh. Afar cisho oon beri joogay wlaahi waanka soo mafsuuday. Reer aanan aqoon ayaan la joogay oo cir iyo dhulba iga qaaday. Rabi ha xifdiyo reer Jabuuti
Maanta ma guumayte ayaa jooga? Maxaan horta u jecelnahay inaan caqli xumadeena cidkale ku eedayno? Waxaan samaynayno inaga cid aan ahayn hore iyo imika toona masuul kama ahayn
Xaal haka bixiyo ninkeedu hadunan ka bixin xaal arinkaa ah inu xaaas kisi u qabey qabiil kaaganu dil. Nay u ku leeyahay iyadana u ku gubayo marka wu khaladan yahay ninkaasu
Reerkaas ALLAHA badbaadiyo ALLAHUMMAA AMIN.
Dumaashida in la la guursado ayaan aad u jeclaan lahaa.
Mahadsanid faadumo muna khayr ban ku rajaynaya
Axsan' walaal never ever mention Qabiil you're Amazing person Sisyer'Qabiilkan baas ee Diintiiba kalaweynaatey Soomaalida Waligiis isma bedelayo ee Walaashu Reerkeeda Haney dumin
🎉❤حيهل ان ث 😢مرحبًا بك في حافظة Gboard، سيُحفظ أي نص تنسخه هنا.جز اك الله خيراجز اك الله خيرا يكون ث أن أكون معلمة جيدة ڢ😊ح ان ث دجح ان يكون ثم أبدأ إعداد
@@farahfarah6180 ĺlplpp
Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď jasaakumullh
Alle haydin xafido adiga iyo qoyskaagaba aamiin aamiin
Hasbiyallah waa nimcal wakil
Illahow ciyaalkeyga aana saas dhihin yaa allah
Markii Wadanka Somaaliland uu joogay ingriisku Ayaa waxauu yidhi somaalida waxa Kuwayn Saddex qodob oo Kala ah
Diinta .Qabiilka iyo geela
Waxa uu yidhi marka u horeeysa waxay tuuraan Diinta marka xigana geela lkin waxay Ku dhagaan Qabiilka
".Sheekh xuseen Cali jabuuti
Aniga waligay hooyo iyo abo imasheegin waxa nahay allaha ha u naxariste hada ayan baranay cida anahay markan jabuti ka soo baxay xasbiyalah wanicma wakiil waxa la soo ceshay wakhtigii jaaliyada ee nabigu joogay
Reer jabuutigu lama mid aha soomalida kale ee bahalaha ah. Waa dad nadiif ah walahi Masha Allah oo qalbi nadiif ah leh. Afar cisho oon beri joogay wlaahi waanka soo mafsuuday. Reer aanan aqoon ayaan la joogay oo cir iyo dhulba iga qaaday. Rabi ha xifdiyo reer Jabuuti
Faadumo.alahakubarakeeyo
Asc fatma mouna waha tahay gabadh wanagsan
Oo dakiya waan kuu jeclahay somalida allow uu gargar
Asc walaalo aad & aad baan kuu salaamayaa xaqiiqatan aad baan ula dhacay garashadaada xeesha dheer iyo caqliga uu alle kugu manaystay wlaal waxaan ku leeyahay guulayso oo gobonimo ku noolow labada gurba balse caqligaaga yaa galiya raga somaliyeed
Salaan kadib
Anigu waxaan qabaa
In nimanku qaldan Yihiin
96%
Wcs wa sax walaalo side xaaskiisa loogu dira absolutely
Isagaa ka yeelaya famikiisa waxkasta waxba khaladka yaan dumaashida uun la saarin. Simple wuxuu odhan Kari lahaa walaal anigu arinkaas kuma jiro mana samaynayo cid khasbi Kari lahaydna majiri lahayn. Lkn isaga ayaanay kolkii horeba xaaskiisu qiimo ugu fadhiyin
Asc Fatima muna alaha ku xafido walashey
Somali waa somali waax kale baxsan majiraan isku af ayaanahay isku diin, isku jir ayaa nahay ciidi diida cirka ha iska soo tuurta marka europ liska dhiiba qufne ma dhah waxaan ahay hawiya,daarood, isaaq, dir iyo raxawayn laakiin waxay dhahan somali.
Fatuma muna waaku salaamay walaal adi iyo caruurta waxan rajeynayaa inaad ok iitihiin walaal
Asc fadima muuna
Soomaalida qabiilka waxay u caabudaan si aynan ilaahay u caabudin.
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah
A/c walaal dumaashida Bay kaga dhegtaye ninkeeda baa qaladka iska leh
Asc waan salaamey
Somaalidu waligeed ilbiximayso
Waan Ka soo darayaan barigii hore iydoo layslaynayo Ayaan loo firsan jirin qoysasaka
Ma ciyaalkisa qabil uga taagi miskine nin wanagsan maha
Mushkilada ina haysata gomeystihii ayaa keenay o inakala jarjaray ee umad kaliya oo hal meel dagta ayaan ahayn…
Allaahul mustacaan
Maanta ma guumayte ayaa jooga? Maxaan horta u jecelnahay inaan caqli xumadeena cidkale ku eedayno? Waxaan samaynayno inaga cid aan ahayn hore iyo imika toona masuul kama ahayn
Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna
Somalidu ayago dilaaya ayey is gursadaan waxaas waxba maaha
waku salamay walashay 😊
Wcs gacalooy walaalo soo dhawoow ❤️
wan ku jecelahay
Asagaa. rabo. Naagata. Wuxuu dhuhi. Karay. Xaas. Leeyahay. Kaas awalboo. Sii socday. Ama. Usabar. Ama ja sabar ninkaas.
Waarun nin cago ku taagan ma ahayn. Waa sheeko xariir inay cidkale wax ka duminayso. Awalba gabadhani qiimo ugumay fadhiyin.
Xaal haka bixiyo ninkeedu hadunan ka bixin xaal arinkaa ah inu xaaas kisi u qabey qabiil kaaganu dil. Nay u ku leeyahay iyadana u ku gubayo marka wu khaladan yahay ninkaasu
Hbbo mcn halke kalso xiriraa waxn raba ina qisad ku la wadago
Scw tel kayga whatssap ka fariin igu reeb fadlan mahadsanid gacalooy