Xilguntade bal adiguna iska illaaliya meelaha laydiinku martiqaado.dadka xaasidnimo iyo cadaawad ayaa ka soo hartaanval.haddaba ha foojignaado alla ka cabsidii wey dhamaatay.oomaar allaha caafiyo.iyo inta xanuunsanba aamiin.
Aniga mar hore aan sheegay in Oomaar drugs 💉 la siiyay hospital ka aan ku arkay dad asaga oo kale ah. Maskiin ka waxaa ku dhacay chemical unbalance. 😢😢😢 I'm sorry I'm Canadian isku magaalana waa deganeyn walaalkey caafimaad buuxo Allah ha siiyo Ameen yaa Rabb 😢🤲🤲🤲
ANIGA HADAN WADAN ADAYO WAXAN IJARTA HOTEL WAXAN WAX KA CUNA MAQAYADAHA MA AMIINO SOMALI MANA KU DEGTO HADEYSAN DHALIN WALIDKEY GURIGEYGANA MA KENO XATA HADEY JIDKA JIIFAAN WA DAD WATA DIINTA QABIILKA BEENTA DHACA ISKU DIRKA CEYDA XASIDNIMADA
Police waxba ma balan qaadaan ind hahaha haddaad Europe taqaanid marka hore waa la baadhaa ka dibna Haddii danbi lagu helo maxakamad baa la geeyaa wax aan la hiban police kuuma balan qaadi karo hahahaha
War cumar balwad malaha habeenkii wax lasiiyey buufinka waa kii sheegay
Allah hacaafiyo Omar barbar iyo intii
Bugta
Walaalle raage oomaar maahan. Omar-barbar
Ninyahow Nasab baa tahay daacad 💯Nooloow👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
Illahey hakabadbaadiyo shirqolka lodhigay 🤲maskinka waagaadeen 😡😢
Illahey xaqiisa hausoo dhiciyo dowlada norwey cadalad baab ka rabnaa insha Allah allaha caafiyo maskiiinka reer yurub qeer malahan sorry oomar ❤🙏🏼🙏🏼
Xilguntade. Nin aqyaar
KUWA NORWEY KUSO DHAWEYEY WA IN LAGA RAFO NORWEY
Subxaanallaah walaa xawla walaa quwata illaa billaah 🤔🤔🤔
Drugs qatar ah oo sixir ka daran baa jira illaahey swt umadeena ha soo hanuuniyo
Allah so qabto kuwii walay. Oomaar wa nin qalbi nadiif ah.allah caafiyo
Beeenaale hawiye fiiyuski maa meesha kula galay.
Allx illaaheyba u hiiliye maskiinka
Kama jirto xabisi daaina norway🎉
Xilguntade bal adiguna iska illaaliya meelaha laydiinku martiqaado.dadka xaasidnimo iyo cadaawad ayaa ka soo hartaanval.haddaba ha foojignaado alla ka cabsidii wey dhamaatay.oomaar allaha caafiyo.iyo inta xanuunsanba aamiin.
Alaha caafiyo
WA IN LA BARO INTA TEL KULA HADASHEY
WA QASAB IN MANDORIYE EY SIIYEEN
Waa warey wala washey hada in drug la isa siyo subxanallah .
walee waan aragnaa in la waalay wiilkaan
MUXU HOTEL UGU DEGI WAYEY
WA waxa farxiye fiska logu guriyey cunug yar I am dadisu xata uqalmjn WA marka laga tago qabil
Kulahaa waa waxa farxiyo fiska lagu gurayey😅😅😅😅😅😂😂
Haaaa
Waan ka naxay
WAA RUN DRAGES QAAR WAA QATER WAA WAXA LOO MABNUUCAY WAA TAAS IS ILAALIYA
Aniga mar hore aan sheegay in Oomaar drugs 💉 la siiyay hospital ka aan ku arkay dad asaga oo kale ah. Maskiin ka waxaa ku dhacay chemical unbalance. 😢😢😢 I'm sorry I'm Canadian isku magaalana waa deganeyn walaalkey caafimaad buuxo Allah ha siiyo Ameen yaa Rabb 😢🤲🤲🤲
WAX SIXIR LA DHAHO MA JIRO WA NIN CUNA MANDORIYE AMA JOJIYEY KANINIGI DADKA WALAN LO QORO
Waa Drugs
Axsan Hala Qabto Wixii Ka Dembeeyey Shirqoolkan Halista Ah. Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil. Soomaali Wey Waalatey.😡
Waa sax❤❤❤
Buufin mise xashiish
PRANK mj oil 🛢 daarood inaga cilmi badan
Xilguntade please baro far soomaali marka hore
"Horse Tranqualizer" may siiyeen, Omar waa reer tabareed, hoolaha qaarkeed inuu Ku saqajaamo ma aheyn.
ANIGA HADAN WADAN ADAYO WAXAN IJARTA HOTEL WAXAN WAX KA CUNA MAQAYADAHA MA AMIINO SOMALI MANA KU DEGTO HADEYSAN DHALIN WALIDKEY GURIGEYGANA MA KENO XATA HADEY JIDKA JIIFAAN WA DAD WATA DIINTA QABIILKA BEENTA DHACA ISKU DIRKA CEYDA XASIDNIMADA
Xilguntadoow soomalidu
Hada allahooda kama baqaan igeey
Nasixreen 6sano dhib lanool adugu is ilaali ina deer
Buufinku waa maxay?
BUFINTA XATA DADKA CABA WEY WASHAN
Drugs ruuxii isticmaalo ayaa sidaas 😣
Isaga idoor muxuu u aminry kulsha naag mj ah ba dhdhy ifoor dhalasho mayaqanin
MAAVIYADAA WAA MAAVIYO CAAN AH ILAA 80DEETAMEYADII GABDHAHA SOOMAALIYEED KUFSAN JIRAY WAXA LACABSIIYEYNA WAA BUNJI SIDA NORWEY LAIIGA SOO SHEEGAY TAATIKADAANA WAA RAGII CEELKA AAKHIRADA UGU QODNAA MOGADISHO
INU HOTEL DEGO AYA LA QATEY
Waxaan u malaynaa in Kö trubfen lagu daray cabiraan
KAN MA FANANA😂😂😂😂😂😂
Cuqubo idin kudhacday nimankii iyo nagihi casumay badhib ugeytey fanamka barbar😂😂😂😂😂😂😂😂
aaqiro ayaa dhibyaal hadey saas thy kuwii kusameyey dalalkaas halaga tarxiilo
Police waxba ma balan qaadaan ind hahaha haddaad Europe taqaanid marka hore waa la baadhaa ka dibna Haddii danbi lagu helo maxakamad baa la geeyaa wax aan la hiban police kuuma balan qaadi karo hahahaha
Beenta jooji booliska wax macesho maxkmada wax celise
DAD CUNA MANDORIYE AMA KANINIGA MASKAXDA AYA LA LEYAHEY WA SIXIR😂😂😂😂😂