AJ FAMILY RUNTII WAATAN WALASHIIS MAJEERTEN AH IYO WALAASHIS KALE EE RAXANWAYN AH IYO XAQIIQDA ABTI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 5 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah Asma Daauus si fiican ayey u hadashay 😢 Waxaan Aad uga Naxsaney Hooyadan Wiilku Kamaqan Yahay 😢 Illaahay Xaqa Haso Saaro Insha Allah 😢

  • @jmmh6274
    @jmmh6274 4 วันที่ผ่านมา +1

    GABADHAN WAXEY SHEGEYSA WA RUNTA WALAAHI BILAAHI IYO TALLAHI WARKAN WAXA WATA DAHIR CALISOW IYO HUSSIEN JAMAC

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 5 วันที่ผ่านมา +3

    Ninka Naagta Waraysanayaa Mar kasta wuxu ku CelCelinayaa idiley Aj waa wiil ina Adeerkaa Ah iyadana Waxay Tiri waa Walaalkay Marka Waa ka Beentood waxay Sheegayaan ❤

    • @fataxsaid2372
      @fataxsaid2372 5 วันที่ผ่านมา

      Inaader iyo wll mxay kala yihiin doqonoow? 😂

    • @fataxsaid2372
      @fataxsaid2372 5 วันที่ผ่านมา

      Ninkaan waa mj gabar kale oo xitaa saan sheegaysa waa lahadlay oo way iisheegty😢 ilaahay kabaq

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 5 วันที่ผ่านมา +1

      Runta Hadii Larabo Hooyadan somaliyed wiil baa kamaqan Xaqeeda illaahay ha siiyo Ninkan Waa Qof weyn waxa fiican inuu illaahay kabaqo Aduunya laba beri Waaye DNA Ha ogolaado

  • @TheAdoonAlle
    @TheAdoonAlle 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asmaa Aj way jeceshahay waana ku waalatay. Naa nin baa ku qabee xishoo

  • @AnabYussuf-b7y
    @AnabYussuf-b7y 5 วันที่ผ่านมา +3

    Islaantii waxay tiri xasan baan ula baxay gabadha leh waan la dhashayna waxay leedahay hooyadsy iyo aabahay maxamed bay ula baxeen waxbaa qaldan

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkan waa waalid Caasi Waana Qof Weyn Subhanallaah illaahay haka Cabsado Aduunku waa laba beri Waa Hooyadiis Aniga Siday ila tahay 😢 miskiina Hooyadaas illaahay Xaqeeda Hasiiyo 😢

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 5 วันที่ผ่านมา +2

    Gabadhan madax qaawan si fariid nimo ah ayeey u hadashey.

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 5 วันที่ผ่านมา +6

    Allahuma sali wa salim calaa nabiyanaa muxamed

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 5 วันที่ผ่านมา +2

    Naagtaan waa Diyano bey u Eg tahey.War illahey ka xishooda.Xasardu ma fiicano.
    Laakiin dad baan noolaan karin in ay xasard wadaan mahe.??????

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 5 วันที่ผ่านมา +3

    Inkastoo clays saaranyahay hooyadii waahooyadii sikastaba reerha ugu abtirsado,hadana hooyadii hakeeda ha ugutago oo habaashiro, hakasaaro miidhiyaha,waxkastaaba way uhagaagi,cadaamada haloo fekero

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 5 วันที่ผ่านมา +1

      Haa waa runtaa illaahay ha siiyo xaaeeda hooyadaas 😢

  • @idilahmed9092
    @idilahmed9092 5 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂 Soomaali doon Hasheeg taan MJ😂😂😂😂😂 Hasheeg taan Family IJ❤❤❤

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 5 วันที่ผ่านมา

    Sheekadaan waa Alle ka fogaasho.Cidaan Jareer qaatey.Carbsaala qaatey.Gaalgale qaatey.Hada mawaxaad jaagtaan.Dad caruurihiis aruursi.Reer Abtigeey. Illahey ka xishooda.oo Nasab nimadiisa ilaalia?????

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 5 วันที่ผ่านมา

    Xasbunallaah qoftaan idil ah madaxeedaba barbarba uma xiirmee yaa Allah

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 5 วันที่ผ่านมา +6

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 5 วันที่ผ่านมา

    AJ iyo gabadha abtiga u yahay wey isku egyihiin.

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 5 วันที่ผ่านมา

    Horta wagii abti liban wagii tiktok soongali jiray sax dahir waa ku diray majerten waa wagii hawiye iska dhiibay abti liban. Waxaan ilahay ayaa og ay

  • @BosteyoFarah
    @BosteyoFarah 5 วันที่ผ่านมา

    War yaa alle yaqan soo taad lahed abbahay iyo hooyadey baa dhalay oo gabaru dhalay baa heesan oo hooyadey keen meeno social media oo aniiga iyo isaagey nagu nacaday

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 วันที่ผ่านมา

    Cimraan alle kabaq AJ idilbuu u egyahay

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b 5 วันที่ผ่านมา +3

    Aj wuu is hubaa waa nin shalafd waa nin mj ah ee ha is wareerin😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @summer21570
    @summer21570 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waa sax

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 5 วันที่ผ่านมา +1

    Naagtan Hada Ayaa lacag lasoo Siiyey Waa Naag Xaaraan Ah ❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 วันที่ผ่านมา

    Ciyaal madiino dadkii hore dhan iyo buulo xuubeey afraxanweyn waa bartaan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 วันที่ผ่านมา +1

    Naayaa beenleey hooyadu ka maysheegin ilintir far go'an

  • @sahrojamayusuf3045
    @sahrojamayusuf3045 5 วันที่ผ่านมา +1

    Been bay sheegaysaa maxaa yeelay hooyadu waxay tiri saddex wiil iyo Hal Gabargabadhuna waxay leedahay saddex gabdhood iyo wiil bal hadalka dhagaysta

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 4 วันที่ผ่านมา

    Meesha waxa ka jira waxaa ka sax San abt liibaan waxa waxaay u eg tahay game la ciyaarayo

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 4 วันที่ผ่านมา

    Waryaa illahay yaqan mamada wiileda waa xasan bay tiri midna waa maxamed bay ledahay waxa kadar mida ragbaa lacag qaado igu yiri leh raga haday isqawi ,yirahdana ,ma isqawin lahayd ileyn kuwa waa,la, dubay dhaha waa tanoo kale war mamada iyo wiilka kadhex baxa haday isdhalen si kale ha isu raadsadan miskintan wiilkeda ka maqan dadna way kabariseynayan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 5 วันที่ผ่านมา

    Sheeg umalisadiisii.Waa la helayaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 วันที่ผ่านมา +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 5 วันที่ผ่านมา

    Masha allah 👌

  • @billadhaji
    @billadhaji 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asma buuqaay naayaa hadaduu AJ yidhi waan arkay anaguba waanu aragnay baafintee AJ waa qof asaguba daawan karo ilintir ee maxaa ka khaldan haduu miyuusik shitana AJ waa qof ku koray amaba kusoo weeynaaday qurbaha dhaqankiisa iyo xishoodkiisa waa normal because people are talking about him and he even confused the situation when you have your family you don’t care what other people are saying or want he doesn’t care because he knows what he is because he have his on biological family piss off what others want or talking about 😂😂😂😂😂😂

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 5 วันที่ผ่านมา

    Warkaba oday iya so af jaray oo walhiya sawiro xita bur hakabo lagaga qaaday iya la so ban dhiya

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 5 วันที่ผ่านมา +1

    War ninkaan rajo maleh waa Caasi.
    Intaas Hooyadiis maxaa ilowsiiyey.

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 4 วันที่ผ่านมา

    Wlkay there’s nothing has to it sharcigiisa haduu dhaho maamadan waa hooyadey waan dhumay aniga ma agoon just DNA ayaa laga qaadayaa oo family gan ayaa I soo kaxeystay oo aan u maleynaayay inay I dhaleen USA imisa hooyo ama Aabo islaameed keenay hadana sheegtay Cunug uu dhalay iyo waalidkii only DNA ayaa laga qaadayaa kaliya cidna sharci ka qaadi meeyso unless isagu ahaa qofkaas qof nolosha ka dhacay dowlada mareykanka ma ahin dowlad xun qof ku ma ahay qof shaqeysto dambi galin waligiis so waxaad xaq u lee dahay cidna kuma oraneyso been baad sheegeysaa walahi yes may be hal caqabad wey dhici kartaa AJ gabadha ajnabiga uu qabo inay cilad ugu timaado waa laga yaabaa teeda kale gabadhiis ajnabiga she’s looking so miskiin haduu si hoose ugu sheego may be inay ka yeesho waa hadey jeceshahay gabadhaa cadaanta ah laakiin inuu AJ sidaas uu ku inkiro hooyadii dhashay waa hadey run tahay DNA uu ogolaado una naxo maamadaas somali

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 5 วันที่ผ่านมา +1

      😢 waa runtaa Ehlu Naarka Ayaa Badan 😢 Subhanallaah illaahay xaqa hanagu hanuuniyo insha Allah 😢

  • @billadhaji
    @billadhaji 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War horta dadka isaaq isku sheega oramada ah daarood waa ku mameen war colaada weey iska dhamaane daarood asagaa dadka idinka soodhaweestay magac iyo macnana idiin yeelay abeesooyin yahoow dadka kahadha

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 4 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhh aj famly taqaan kulahaa nikka miyaa waarid laheen aaway hooyo iyo aabe abti adeer maxaa qaldan somali manijin miyaa masomali aan abtirsi lajeen baa jira war masjidka ciyarta kadaaya somalaay

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waxas into is ka dayo DNA ha maro hoyadas ha qanciyo into mesha nicda kala tago

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 5 วันที่ผ่านมา +1

      Masha Allah illaahay Caqliga kuu siyaadi waa runtaa

  • @billadhaji
    @billadhaji 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AJ he even show you people he’s biological brother which they are copyright he’s mum talk to other mum and she still want DNA if you know who you are why do you give your DNA others I wouldn’t do either

  • @zakariadahir8893
    @zakariadahir8893 5 วันที่ผ่านมา

    War nin yahow si fican bad u hadashay

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 5 วันที่ผ่านมา

    Markad dal dal maysid yaa xabad kugu yahay war aqliga ha laga shaqaysiiyo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 วันที่ผ่านมา

    Ina adeer kaa ah maxay tahay waaba walaalkay ayay KU leedahaye adna fuusto inadeer ah ayaad riixaysaa waar waa walaalkay iga yar ayay kutiri

  • @muslim8194
    @muslim8194 4 วันที่ผ่านมา

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @hawohasanmohamed1128
    @hawohasanmohamed1128 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qof walbo veyus ee radinee😂

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 5 วันที่ผ่านมา +1

      Wuu leeyahay waa taajiriin qaarbaa maraakiibleh saanbiya walaalihi lacaglaadagan odayga iyo adeeradii waa madax

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 5 วันที่ผ่านมา

      Saxiix waxan ka maqlay yacquub siyaad oo you Tuber ah ninkan haku wareerina ayuu yiri waa nin majeerteen ah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 วันที่ผ่านมา

    Asma daa uuseey adiguba waagii ugu horaysay gabooyaad meediyaha ka sheegatay hadana isaaqbaa sheegatay

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 5 วันที่ผ่านมา +1

      Asma Daauus Waa Reer Sheq isixaaq Dhalad ah Masha Allah 😊

    • @SaraUsama-o6n
      @SaraUsama-o6n 5 วันที่ผ่านมา +1

      Soo bro

  • @billadhaji
    @billadhaji 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asma buuqaay naayaa hadaduu AJ yidhi waan arkay anaguba waanu aragnay baafintee AJ waa qof asaguba daawan karo ilintir ee maxaa ka khaldan haduu miyuusik shitana AJ waa qof ku koray amaba kusoo weeynaaday qurbaha dhaqankiisa iyo xishoodkiisa waa normal because people are talking about him and he even confused the situation when you have your family you don’t care what other people are saying or want he doesn’t care because he knows what he is because he have his on biological family piss off what others want or talking about 😂😂😂😂😂😂