Yaxye Cabdi Qaadir Heesta Caydh Iyo Caashaq HCTV 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 212

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +38

    Ninkaas Yahyeh ee codkii raga leh baa la dhageysan Karaa, qaar xabeeb dig ah iyo kuwo codkii dumarka leh baa na wareeriyey. Viva Yahye fanaanka sanadka 2018.❤👏👏

  • @yaxyecabdulqaadircusmaan
    @yaxyecabdulqaadircusmaan 6 ปีที่แล้ว +206

    Wad mahadsantihin walalahayga qaliga ah, kuwa kalee oo aduu macaana way idin soo socdaan inchaalh

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +9

      yahyeh abdoulkader osman, soo dedeji aboowe, cod liaahay waa kugu maneystey, xageyga taaageero buuxda 100%, ku bishaareyso waxaad tahay fanaanka fanaaniinta oo dhan 2018ka

    • @theabdullahifamily7233
      @theabdullahifamily7233 6 ปีที่แล้ว +2

      Best Fanan manshallah keep going 👏👏👏👏

    • @liibaansahardiid8918
      @liibaansahardiid8918 6 ปีที่แล้ว

      fanaan hibada rabi ku siiyey ayaanu ku raxaysanaa sxpe noo soo dadaji sxp

    • @naimaomer7178
      @naimaomer7178 6 ปีที่แล้ว

      hore usoco brother
      waan ku taageraa runtii

    • @arahmanfaysal7235
      @arahmanfaysal7235 6 ปีที่แล้ว

      Fananka kaliya ee si quman u heesa xag wadani iyo xag jacaylba ayaa tahy
      Hanbalyo hanbalyo hanbalyo wlal

  • @asmaabubakar627
    @asmaabubakar627 6 ปีที่แล้ว +66

    Waxaas aa heees lagaa dhahaa wlhi fanaan jira ❤️❤️❤️💯 inta igu raacsan gacanta taaga

  • @burcaiibnuburcawi4180
    @burcaiibnuburcawi4180 6 ปีที่แล้ว +44

    woow hestan waa marki imisaad aan ku soo ceshceshto fananjira yahye axyaa jabutian welcm Hargaysa bro

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 6 ปีที่แล้ว +1

      salo burcai anba waan iska kari LA ahay caawa waan ku walacay ilahay amarkii

  • @mustaphecasse4770
    @mustaphecasse4770 6 ปีที่แล้ว +21

    Best song of 2018 Yahye from Djibouti wllcome hoyga fanka hargiesa somaliland bro

  • @munobashiir6768
    @munobashiir6768 4 ปีที่แล้ว +43

    Dadku waxay jecel yihiin heesaha mala yacniga iyo dadka iska boodbooda heestan kamaba daalo❤

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana sidoo kale kama daalo heestan!

    • @Asmamalapo226
      @Asmamalapo226 ปีที่แล้ว +1

      Sharmo boy aya loo Dagalamya 2023 kun ka shilin kamsaro caleen kuso Gado hees ahan u qadey😢

    • @BarakoShop
      @BarakoShop ปีที่แล้ว +2

      Alahayow nin caydha iyo cashaq maxa haysta waa run

  • @moustaphamousco9568
    @moustaphamousco9568 6 ปีที่แล้ว +8

    masha allah waa fanaan culus sxb yahye . Sanadkaa cusub waa yahye vive bro nolow waa fananka cusub ee reer jibuti . nous les assajok nous sommes prés de toi avance toi bro . belle reprise sxb yahye

  • @Sacad784
    @Sacad784 ปีที่แล้ว +3

    Alahayoow nin caydhiyo maxaa caashaq kala haysta 2023 😔❤️‍🔥

  • @najiibhami3560
    @najiibhami3560 4 ปีที่แล้ว +10

    2020 haddaaa daweyneso likata igu qabo

  • @mohamedabdulqadir2917
    @mohamedabdulqadir2917 4 ปีที่แล้ว +23

    Heestan qisadeda Waxan dawaday 13 April 2020 inta dawatay Like

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 6 ปีที่แล้ว +67

    Lyrics ama erayada oo qoraal ah :-
    -ceebiyo LA yaab maleh nimuu caashaq hagayaaye
    -markay tahay cishaa'igga midii calanka loo saaray
    -mar hadaanu LA cawayninoo laga cashiimeeyay
    -fikir baa cusleeyoo wax kale uma cuntamayaane
    -cadhadaa darteed bay naflaha wada coloobaane
    -cidli'iyo waxay ugu baxdaa caynta kaligiiye
    -sida ruux casilan bay dadkuna wada canaantaane
    -Allahayow Nin caydhiyo maxaa caashaq kala haysta
    -caadada dadkeeniyo jacayl waaba kala cayne
    -nimaan cuudka dhiibayn hablaha uma caroosaane
    -waana xaajo LA cadeeyayoo caaddil naga reebye
    -caqli xumo hadaan loo falayn camalka qaarkiiye
    -cilmi baahiduu hodan uqabay laguma caayeene
    -Oo waa cibaare wax badan lama canaageene
    -cadradaha Nin magacliyo intii loo carbini naalka
    -- Allahayow Nin caydhiyo maxaa caashaq kala haysta .
    Waaw heestii sanadka godka laga sameeyay arayada waa gabay laxan macaan lasaaray iyo muusig

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 6 ปีที่แล้ว +2

      Laasgeel Man haa sxb erayada unbaan iska jeclaaday waa afsomali fasiixa cid walba fahmi karto adaa mudan

    • @nimcomohmedsaid5298
      @nimcomohmedsaid5298 6 ปีที่แล้ว +1

      nin qurbaha ku bayhoofay wlhi magaca ka helay horta wa run qurbaha ku Wada bayhoofan

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Mohmed Said haa walaal
      Nin nasiibku qadiyoon lahayn qaran wax taaraaya
      Oo qurbaha ku bayhoofsanoo qaawan baan ahay

    • @nimcomohmedsaid5298
      @nimcomohmedsaid5298 6 ปีที่แล้ว +1

      nin qurbaha ku bayhoofay wan oghy runti malaha somalidu nabsii bay qarankodi ka galen waxn daremay inan ahy Qof ana qiimo lahyn inan ay wayo marka dadk wadanka kale ka imad ado lagu xadgudbo safardado uu dooda lkn somali waa cagsii allayow nabd iyo qaran ban ka tuugaya

    • @nimcomohmedsaid5298
      @nimcomohmedsaid5298 6 ปีที่แล้ว

      nin qurbaha ku bayhoofad wax qarankii xalak dhagay waa raagu somali oo qabiil uu xadka xidhan ilahow somali quakingoga buurcad isku mari

  • @apdizhakuraadan789
    @apdizhakuraadan789 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alahayow Nin Caydhiyo Maxa Caashaq kala Hayssta 💔😫

  • @dayax1411
    @dayax1411 4 ปีที่แล้ว +12

    Heestan inay qiso taHy xanuun badan CIDa og like isaar

  • @yaxyecalicaalin8145
    @yaxyecalicaalin8145 3 ปีที่แล้ว +7

    2021 July 5 hbn ey isniin soogaleyso 12:50 saqdhexe kampala Ayan kudhageysanaya allahayoow nin ceyriyo maxaa caashaq kalaheysta😭😭😭😭💔💔💔

  • @shukrishacni8002
    @shukrishacni8002 4 ปีที่แล้ว +7

    Qisada heestaan intii soo dhagaysatay wiilkii ay ku dhacday oo ka sheekaynaya farta soo taaga.

    • @hassanyuunis3902
      @hassanyuunis3902 4 ปีที่แล้ว

      Shukri Shacni 👆

    • @suldanxaskisa4974
      @suldanxaskisa4974 4 ปีที่แล้ว

      Wll ii sheeg an so dawade plz

    • @shukrishacni8002
      @shukrishacni8002 4 ปีที่แล้ว

      @@suldanxaskisa4974 Dayax films kasoo daawo barnaamijka qiso iyo qiiro.

    • @AyaanitoAxmed13
      @AyaanitoAxmed13 8 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ku qoran wll

    • @shukrishacni8002
      @shukrishacni8002 8 หลายเดือนก่อน

      @@AyaanitoAxmed13 dayax show barnaamijka qiso iyo qiiro 3years ka hor raadi sis😇

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 7 หลายเดือนก่อน +1

    What a amazing song.!😮
    Legend yaxye Abduqaadir
    Allahayoow nin caydhiyo,
    Maxaa caashaq kala haysta.
    Still listining 23/03/2024
    12/Ramadaan/1445.

  • @nadirdacadwanaagjecle53
    @nadirdacadwanaagjecle53 6 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah fanankeena jabuutii viva🇩🇯iyo somaaliweyn🇸🇴will ❤️ love

  • @zadiikgahayr453
    @zadiikgahayr453 4 ปีที่แล้ว +3

    Qisadii heesta markan so dhamaystay ayaan heestan daawanaya markii labaad😥

  • @hooyomacan4974
    @hooyomacan4974 6 ปีที่แล้ว +2

    yahye wlhi heesahaga waan ku hystaa hno horay u soco nolow intay nolal jirto waAaaaaaaaw nin raga iga dhe mnsha Allah love music

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 5 ปีที่แล้ว +3

    Yahye abdul kaadir osman waxaa tahay nin ilaaah cod ku maneestay bro hestaan kama daalo habeenkaa qaaday ilaaa hada keep going bro

  • @Muniirpoi
    @Muniirpoi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Song 😭💔

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 6 ปีที่แล้ว +18

    -- Allahayow Nin caydhiyo maxaa caashaq kala haysta
    Eesh Calaa hees

  • @baddiex2092
    @baddiex2092 3 ปีที่แล้ว +13

    Fav song😭💔

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 6 ปีที่แล้ว +8

    Allaylehe HeesTii Iyo Codkii Sanadka Sidaasu Ku Qaaday

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 2 ปีที่แล้ว +1

    Nolada fananinta rer Djibouti

  • @SirtaJaceylkaby
    @SirtaJaceylkaby ปีที่แล้ว

    Wad mahadsadsantihin walalahayga qaliga ah kuwa kalee oo aduu muacaana way idin soo socdaan inchaalh

  • @idmanahmed984
    @idmanahmed984 6 ปีที่แล้ว +4

    Yahye abdi viva my country Djibouti ❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 6 ปีที่แล้ว +1

    💞💞💞💞💞
    Cadhadaa darteed bay
    Naflaha wada coloobane
    Cidlada iyo waxey ugu baxda
    Caynta kaligiiye 😢
    Sidii ruux casilanbay dadkuna wada canaantaane .....Axyaa Hees

  • @axmedAreeye
    @axmedAreeye 3 หลายเดือนก่อน +1

    team 2024 ❤

  • @mohammedBille
    @mohammedBille 6 ปีที่แล้ว +6

    Heesta maalintii 8 sideed jeer wx kbden ayaan dhgysaa waa hees kasoconeysa fanaanka yaxye ALLAhHAYOW NIN CEYDHIYO MXAA CASHAQ KALA HEYSTA.

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 ปีที่แล้ว +1

    Heestan kuwa tik tok ka soo raacay like 😂❤

  • @hamdahassan8976
    @hamdahassan8976 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan qisadeeda dhabtaa mnta ayan dawaday axax 14 April 2020

  • @nuuryareofficial8738
    @nuuryareofficial8738 3 ปีที่แล้ว +3

    Hees wey dhafty 😥😥

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +4

    Yaxye❤❤waagii jabuuti kusoo baxayay wan garanayay❤❤🔥

    • @its.Mohamed443
      @its.Mohamed443 4 ปีที่แล้ว +1

      Anigu cabdilaahi baan tageerzana lkn ninkana la guuleyztay🤣

  • @dhaladkasomaliland1277
    @dhaladkasomaliland1277 6 ปีที่แล้ว +14

    Wooooow ninkanbaa heestii SANADKA qaaday

    • @moudfardoussa2322
      @moudfardoussa2322 6 ปีที่แล้ว +1

      Je sai ps kw dire tellement k ell es magnifique félicitations yahya abdoukader

  • @Zamzamadem123Zamzam
    @Zamzamadem123Zamzam 11 หลายเดือนก่อน

    Ninki kaliye daacad heesay alahayow nin caydhiyo maxa caashaq kala haysta😂😂

  • @AxmedReermiyi-jf1px
    @AxmedReermiyi-jf1px ปีที่แล้ว

    Aduun waaxnu jognaa qofka lagu qiimeeyo aduun😪😪

  • @drshacaybcateye6935
    @drshacaybcateye6935 6 ปีที่แล้ว

    heestan markii aan dhagaystay ee igu horaysayba waan saxay cod,iyo .midhaba way saxanty hees iga dheh

  • @mahamedwacays6164
    @mahamedwacays6164 4 ปีที่แล้ว +1

    machaa alllh yahya bro go forward fanaan jira

  • @dhalad_2200
    @dhalad_2200 6 ปีที่แล้ว +5

    waw yahyeeeeeeeeeeeeeeee noloww. sidi rux casilan bey dadkuna canantaneh. allahayow nin caydiyo maha cachag kala haysta

  • @amiinlixle2853
    @amiinlixle2853 4 ปีที่แล้ว +4

    Xaga jeebka 2020 🔥🔥🔥

  • @omarupdirahman8681
    @omarupdirahman8681 10 หลายเดือนก่อน

    Wanku tabcaya lacageey hadaad qofnimadeyda ma wanagsanatey oo leyga kaa doortey😎💔

  • @meeloadan4412
    @meeloadan4412 หลายเดือนก่อน

    Favorite song 🙏

  • @LaakoTv
    @LaakoTv 6 ปีที่แล้ว +12

    Heestii sanadka 2018 ya ku haysta

  • @Akram_112
    @Akram_112 ปีที่แล้ว

    Allahayow nin cayriyo maxaa caashaq kala haysta

  • @naasirgaas288
    @naasirgaas288 6 ปีที่แล้ว +11

    WaaaR ninkaa Anigu sanadka Koopki waan siiyay
    Sidaan ugu Cel ceshaday KaalaY arag
    Odayga Waa acceptable codkiisu iyo waliba midhihiisuba

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 6 ปีที่แล้ว

      Naasir Gaas waa midho macaan oo misaankii gabayga leh kamaba dhargo

    • @AhmedAhmed-jv9hp
      @AhmedAhmed-jv9hp 6 ปีที่แล้ว

      Nice song really i like it macha allah no comment our yahya abdi

  • @safiyaabdillahi7481
    @safiyaabdillahi7481 6 ปีที่แล้ว +8

    Wawww plus des chansons mon frere tu as vraiment une belle voie!😍😍

  • @daahirdayrabdi3595
    @daahirdayrabdi3595 ปีที่แล้ว +1

    Heestan markan maqlo waxaan dib ugu noqdaa xili Adag oo ii soomaray
    Sorry Noolasha qaar waa Qadhaadh

  • @shukrigaraad2177
    @shukrigaraad2177 3 ปีที่แล้ว +1

    Qisada heestaan waxaan dawaday 2021

  • @Freezekazaboy
    @Freezekazaboy หลายเดือนก่อน

    My fav songs ❤🎉

  • @ahmethofficial1453
    @ahmethofficial1453 ปีที่แล้ว +1

    YaHyE apdiQaDir The Legend❤

  • @amounnour271
    @amounnour271 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hees iyo badh dheeh

  • @halabuurcarte8639
    @halabuurcarte8639 6 ปีที่แล้ว +5

    Top Song fanaan Yahye

  • @abdikaniahmett836
    @abdikaniahmett836 6 ปีที่แล้ว

    "Allahayow nin Caydhiyo maxaa Caashaq Kala Haysta"
    Heesta Sanadka wn u codeeyay kolay aniga 👍👍👍👌👏

  • @NabiihaJamac-hz7ub
    @NabiihaJamac-hz7ub 9 หลายเดือนก่อน

    See iyo badh 2024😢

  • @jiipkastudio
    @jiipkastudio 6 ปีที่แล้ว

    waaaaaw wakan hees waxa kale waa ciyaar [nin caydh iyo caashaq maxaa kala haysta[

  • @susan5750
    @susan5750 ปีที่แล้ว +1

    Yahye dadka iska hesha uun mahin ee cod iyo murtiba udaa

  • @khadarhaybe2435
    @khadarhaybe2435 6 ปีที่แล้ว +3

    Ina caadi ma aha cod iyo heesba sanadka cidi kumahaysato

  • @sahaltitanic2343
    @sahaltitanic2343 6 ปีที่แล้ว

    Waaaaw waan ku haysta heesta VIVE YAHYA ABDULKADIR

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 หลายเดือนก่อน

    Fanaankan waa heer sare

  • @safiyacabdi5770
    @safiyacabdi5770 5 หลายเดือนก่อน

    Camizon❤❤ 🎉❤🎉❤ wanna hyaa aapo

  • @adamali2035
    @adamali2035 4 ปีที่แล้ว +2

    waar ninku cod macaaanaa

  • @khad0z6
    @khad0z6 5 หลายเดือนก่อน

    Who is here 2024😂

  • @rudwaanismaciil2315
    @rudwaanismaciil2315 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo abheed ❤

  • @nimeomohamud2491
    @nimeomohamud2491 6 ปีที่แล้ว

    allahyahow nin caydh iyo maxaa caashaq kala haysta

  • @bukharicadde8703
    @bukharicadde8703 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy waa fanan tagay oo talaabsaday

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 4 ปีที่แล้ว +2

    Nacala jacayl iyo shaydan ku yaal

  • @warsamesheikh8246
    @warsamesheikh8246 6 ปีที่แล้ว +3

    waa godkii ama waznigii gabayga ...waa gabay laxan l saaray.

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 6 ปีที่แล้ว

      warsame sheikh sxb gabaygaaba ku MCN in lagu heeso heesaha miisaanka gabayga leh ee lagu luuqeeyo inta laxan lasaaro waa macaan

  • @hamzamouminibrahim3763
    @hamzamouminibrahim3763 6 ปีที่แล้ว +2

    hees wali ah wan dhalay sidan uu dhagaysanayay
    saxibaday ka cadotay baa hhh

  • @abdoukaderhousseinabdi4065
    @abdoukaderhousseinabdi4065 6 ปีที่แล้ว

    Brava mon cousin Yahye Abdoulkader tout djibouti est derriere toi. Horo usoco

  • @salmakhader3001
    @salmakhader3001 3 ปีที่แล้ว

    Inta 2021 daawanaysa liketa 👍

  • @SirtaJaceylkaby
    @SirtaJaceylkaby ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @oumalkairemoussadjama1334
    @oumalkairemoussadjama1334 6 ปีที่แล้ว +1

    yahye abdoulkader Nice songs mon chanteur préféré

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 10 หลายเดือนก่อน

    Caadada dadkeeniyo jacayl waaba kala cayne 😢

  • @youssoufnasra9244
    @youssoufnasra9244 8 หลายเดือนก่อน

    Une chonson véridique 😂❤

  • @Cadde1432
    @Cadde1432 4 ปีที่แล้ว

    Aad baan u jclaaday haddane aad bey ii taabatay heestaan markuu dhahaayo allahayow nin ceydhiyo maxaa caashaq kala heysta wale waa runtii

  • @amiirkaahmet8365
    @amiirkaahmet8365 2 หลายเดือนก่อน

    2024❤

  • @morashiid
    @morashiid 5 หลายเดือนก่อน

    1/5/2024 maalin arbaco ah🎉🎉

  • @nimcoaxmed1072
    @nimcoaxmed1072 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow nin cadhi iyo caashaq kalahayta

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 5 ปีที่แล้ว +1

    runtii caawa mrxlda aaanku jirro waa heez itabaneysa runtii
    allahayow nin caydhiyo maxaa caashaqa kalla heysta

  • @ugbadosman
    @ugbadosman ปีที่แล้ว

    Wx kle uma cuntamayne 🥺

  • @inagoole3499
    @inagoole3499 6 ปีที่แล้ว +15

    Codkii raga waka halkaa kaga hay fanan tgero buxda wlhy

  • @apdirahmn
    @apdirahmn 3 หลายเดือนก่อน +1

    2024 still h😢❤

    • @yaasirfaisal446
      @yaasirfaisal446 หลายเดือนก่อน

      🎉 🎉 🎉🎉🎉🎉 🎉h🎉🎉🎉🎉🎉 🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢

  • @AbdiahmedHubeeq
    @AbdiahmedHubeeq 11 หลายเดือนก่อน

    Yaah😢😢

  • @munobashiir6768
    @munobashiir6768 4 ปีที่แล้ว +1

    Kamaba daalo wlhi miiji wxy thye🌹❤

  • @hamsiklacibsojabay925
    @hamsiklacibsojabay925 5 ปีที่แล้ว +2

    2019 je suis la

  • @abdiwaliofficial8764
    @abdiwaliofficial8764 4 ปีที่แล้ว

    who else is watching in 2019

  • @mohamedkhalif1198
    @mohamedkhalif1198 5 ปีที่แล้ว

    Waa runtii maxaa kala haysata

  • @abdiahmedrobleh573
    @abdiahmedrobleh573 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax😘😍

  • @nasriinmaxamuud8830
    @nasriinmaxamuud8830 9 หลายเดือนก่อน

    2024 ❤ waw

  • @dekaemarate2559
    @dekaemarate2559 6 ปีที่แล้ว +4

    Sidi ruh casil bay dadkuna wada canantane

  • @abdirahmandiri4203
    @abdirahmandiri4203 6 ปีที่แล้ว +1

    star yaxye cabdiqadir nice song

  • @dabecomedea7099
    @dabecomedea7099 5 ปีที่แล้ว

    allhyaw nin cudha iyo mxa cashaq kla hysta runti xaqiiq ayay ka hadlsaa hestani

  • @nuuhsomaliland6738
    @nuuhsomaliland6738 5 ปีที่แล้ว

    Wa hees lax an leh yaxye nolow

  • @princesscadey7227
    @princesscadey7227 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxasa kaa hees ah

  • @XudayfeHajji
    @XudayfeHajji 11 หลายเดือนก่อน

    What a song 😢☝🏻

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 6 ปีที่แล้ว

    alahayoow nin caydhiyo maxaa caashaq kala haysa

  • @ko7366
    @ko7366 10 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @hamzedugsie4086
    @hamzedugsie4086 6 ปีที่แล้ว +2

    viva yaxye Abdi qaadir ✌✌❤😙

  • @__mohamet_idriz_5312
    @__mohamet_idriz_5312 4 ปีที่แล้ว

    Waaw my song ku hyztag