I missed Marka Cadeey minin aw ismaan..leeleefoow,hiraan,muufo kuukuuseey,hawadii meceed,shacabkii baraanbarka ahaay..Illaahay ha u sahlo aabaheed.team ilintir jzkl khairan.
Mohammed hashim is my father and she's not her daughter she's lying I called her she didn't answer my question back even and she said that she's not 45 even
Waxaad leedahay channel oo aad leedahay dad badan oo raacsan, waa in aad hubisaa in hadalkiisa uu yahay been abuur ah oo aan lahayn caddayn dhamaystiran adigana waayo qof baad caayaysaa oo ma ogid inuu daacad yahay iyo in kale waxaan ka dalbanayaa kan iska leh channelka ayaa iga codsaday inaan la xidhiidho si aan runta hadalkayga u caddeeyo sida ugu dhakhsaha badan.
Asc cabdicaziis waa kuugu hambalyeeynaa barnaamishka baafinta iyo sida aad ugu adeegto ummada kala habawsan laakin waxa xooga xanuun iila muqatay in aad weydiiso maxaad markaan mar ka horeysay aad u baadi goobi waysay abahaa caruurta hoyadood looga tago masuuliyadooda maaha in ay baadi goobaan aabbe markii horaba ka tagay oo masuuliyadii ka sarneed ubadkaas gabay hooyadana maaha in aykadaba meereysato aabbe aan ogoyn dadkii uu dhalay sidaas badelkeed hooyoyinka waxay la kufaa kacaan sidii ay ukorin lahayeen ubudkaas lagu beylihiyay ooay mararka badankeed lasoo koriyaan hoyoyinkood iyo wiilasha ladhashay marka hooyo allaah ha u kalmeeyo aabba yasha caruurta ay hoyoyinkood furaan in ay ogaadaan allaah ha ku soo duwo oo aan mar walbo la raadin aabbo maqan kuwa dhalinta yar oo hada iyagana hoyoyinka iyo caruuraha ay aabaha u yihiin isaga taga haku waana qaataan xanuunka ay la kulmaan kuwa hada waalid kood radinaya kana sheekeynata waayaha xanuunka badan oo ay soo mareen damiirku ha shaqeeyo
Mohammed hashim is my father and this woman re lying I called her and even she's said that she's not 45 and I asked her a question and she didn't answer me she need money we know her real father living in sudia Arabia
Marka hore ASC. Gabadhan ehelkeedii waa la yaqaan. Dhammaan aabeheed oo hadda ku nool Saudi Arabia, saddexda wiil ee ay ka hadhashey midka u wayn wuxuu ku nool yahay isla Saudi, eedaded waa sida ay u sheegtay oo hadda waxay deggan tahay Netherlands. Labada wiil ee walaalaha ay yihiin waxay hadda ku nool yihiin Jigjiga. Telehone-ka whatsapp ayaa ka xiran.
Way been sheegtay oo lacag ayay taleefashka kaga soo muuqatay, intuu la hadlay ayuu ka codsaday in ay runta ka sheegto hadalkeeda, laakiin wax jawaab ah igama ay bixin. 😂😂😂😂😂😂
السلام عليكم انا بنت بكر لي محمد هاشم وابري ادريس جالسة اشوف مسخرة الي جالسة تقولها هاذي يعني ابوي خلفها وهوا عمره ١٢ سنة انا رح اتواصل معا جهات معنية وارفع عليها قضية تشهير هل كذابة حتى ماتعرف تلفق قصتها كويس انا وراها وزمن طويل
She's lying I called her she didn't give me any real answer and she said she's not 45 even Mohammed hashim is my father we know her real father @@JaferAhmedin
It is Never Too Late ! Allah ha U Sahlo oo Allah ha U Sakhiro Bi Idni Allahil Cazzizul Jabbar, Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Ilaahay hakuu soo sahlo reer aabe inkastoo dad ay soo qorayaan waa la yaqaan marka inaad dhakhso ku hesho baan rajayn
I missed Marka Cadeey minin aw ismaan..leeleefoow,hiraan,muufo kuukuuseey,hawadii meceed,shacabkii baraanbarka ahaay..Illaahay ha u sahlo aabaheed.team ilintir jzkl khairan.
Wll jigjiga iyo dir dawa geri koombe ka buuxa imow dad kle no sheeg❤
Alaah haininkulmiyo adiga iyo aabaha
illahaya ha ku sahalo Abaabo ah rabina ha ku saqir inshallaha faraxda waye ku dabesa
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
Rer marko qabiil uma bahna mesha ku dhalatay marka joogto mashaallah allaha ku sahlo aabo
Illheyoow u sahalo
Allha u sahlo aabaheeda
allaahay ❤ hakuu soo fudideyo walidkaa❤
Allaha u sahlo
Waan garanayaa qoyska gabadhan dhalay
Please U raadi haddaa taqaano
Masha Allah isku xiro bal hadaad meel loo raadsho gareyneyso.
Fadlan gaarsii inta aad ogtahay walaal
Mohammed hashim is my father and she's not her daughter she's lying I called her she didn't answer my question back even and she said that she's not 45 even
@@enjoy704what are you serious???who is her father??
Alaha u sahlo aabo
Allaha kuu sahlo ehelkaaga
Brother Abdulaziz Marwalba Xusuuso Shaqada U heysid Umadda Somaliyeed Ajerkeda Allah kaaga Baryeynaa
Ilaahay hakuu soo dhaweeyo abahaa amiin
Waxaad leedahay channel oo aad leedahay dad badan oo raacsan, waa in aad hubisaa in hadalkiisa uu yahay been abuur ah oo aan lahayn caddayn dhamaystiran adigana waayo qof baad caayaysaa oo ma ogid inuu daacad yahay iyo in kale waxaan ka dalbanayaa kan iska leh channelka ayaa iga codsaday inaan la xidhiidho si aan runta hadalkayga u caddeeyo sida ugu dhakhsaha badan.
Ilahay hakuu soo fududeeyo ehelkaaga insha allaah ❤
So dhowow edoo
Allaah ha u soo sahlo.
ALLAHA USAHLO ABAHED OO NABAD QABO
Allah ku sahlo
Dna uma bahna wala yaqana
ALLAHUMMA aamiin yaarabbi Aalamiin
Asc sxb intee lagaala xariiraa
Asc cabdicaziis waa kuugu hambalyeeynaa barnaamishka baafinta iyo sida aad ugu adeegto ummada kala habawsan laakin waxa xooga xanuun iila muqatay in aad weydiiso maxaad markaan mar ka horeysay aad u baadi goobi waysay abahaa caruurta hoyadood looga tago masuuliyadooda maaha in ay baadi goobaan aabbe markii horaba ka tagay oo masuuliyadii ka sarneed ubadkaas gabay hooyadana maaha in aykadaba meereysato aabbe aan ogoyn dadkii uu dhalay sidaas badelkeed hooyoyinka waxay la kufaa kacaan sidii ay ukorin lahayeen ubudkaas lagu beylihiyay ooay mararka badankeed lasoo koriyaan hoyoyinkood iyo wiilasha ladhashay marka hooyo allaah ha u kalmeeyo aabba yasha caruurta ay hoyoyinkood furaan in ay ogaadaan allaah ha ku soo duwo oo aan mar walbo la raadin aabbo maqan kuwa dhalinta yar oo hada iyagana hoyoyinka iyo caruuraha ay aabaha u yihiin isaga taga haku waana qaataan xanuunka ay la kulmaan kuwa hada waalid kood radinaya kana sheekeynata waayaha xanuunka badan oo ay soo mareen damiirku ha shaqeeyo
Mohammed hashim is my father and this woman re lying I called her and even she's said that she's not 45 and I asked her a question and she didn't answer me she need money we know her real father living in sudia Arabia
@@enjoy704oroma ayay u egtahay allahu aclam
Baafinta inta badan waa ogaadeen,ninmanka ogaadeen waa dhameyeen gabdhaha.
😂😂😂
Gerikoombe ogaaden ma ahan lkn waa is xigaan.
Runtaa waaye Ogaden iyo kuwa ladhashay marka xaataa waxay ooga tageen
Waxa la yidhi ogaadeenku ma lumo xataa hadii hooyadood axmaar tahay marka sidaa ahaan bay ragaasi meel walba dhashooda ugaga tagaan😅
@@Farah-ek1vpgekoombo harti maaha ee waa walaalo gerikoombo iyo harti koombo
soodhawaw wllo❤
Marka hore ASC. Gabadhan ehelkeedii waa la yaqaan. Dhammaan aabeheed oo hadda ku nool Saudi Arabia, saddexda wiil ee ay ka hadhashey midka u wayn wuxuu ku nool yahay isla Saudi, eedaded waa sida ay u sheegtay oo hadda waxay deggan tahay Netherlands. Labada wiil ee walaalaha ay yihiin waxay hadda ku nool yihiin Jigjiga. Telehone-ka whatsapp ayaa ka xiran.
Wll la xiidhidhi hada
Way been sheegtay oo lacag ayay taleefashka kaga soo muuqatay, intuu la hadlay ayuu ka codsaday in ay runta ka sheegto hadalkeeda, laakiin wax jawaab ah igama ay bixin. 😂😂😂😂😂😂
Isku xir Walaal khayr hele
0:23 Naya madina edab Darda joji@@momymohammed3944
السلام عليكم انا بنت بكر لي محمد هاشم وابري ادريس جالسة اشوف مسخرة الي جالسة تقولها هاذي يعني ابوي خلفها وهوا عمره ١٢ سنة انا رح اتواصل معا جهات معنية وارفع عليها قضية تشهير هل كذابة حتى ماتعرف تلفق قصتها كويس انا وراها وزمن طويل
Yeah I feel u because the same happened to me
Sue herrrr
She's lying I called her she didn't give me any real answer and she said she's not 45 even Mohammed hashim is my father we know her real father @@JaferAhmedin
Mohammed hashim is my father and this woman she's lying we u can't post something without hearing both side