soomaali hadaan nahay waxaan ku duceysanaa ilaahoow awlaada baarri nooga dhig laakiin kuma darno ilaahoow waarid baarri ah iga dhig. Caruurta ha loo baarrinimo sameeyo oo ha loo dabciyo ha loo sabro. Aakhiro waa nala waydiinaa ammaanada nalaku nicmaystay
soomaali hadaan nahay waxaan ku duceysanaa ilaahoow awlaada baarri nooga dhig laakiin kuma darno ilaahoow waarid baarri ah iga dhig. Caruurta ha loo baarrinimo sameeyo oo ha loo dabciyo ha loo sabro. Aakhiro waa nala waydiinaa ammaanada nalaku nicmaystay
Wllhi qisadan aan so gudbiyay ayey ka tarjume gbdhan xlkeda
Alow wlid xun hangu salidin
Ha ooyin habo waa imtixaanka aduunka ilaahay ha ku xafido
Soo boqda asxbta shrfta bdan chnlka gbdhana allha qalbiga hau qabojiyo
Habaryar Insha Allah dhib walba waad Kabixi Gulayso
Waalidka huuduu xumaado
Laguna dayan karo waa imtixaan
Hbo ilaahay swt hooyada xaqa ha fahan siiyo wax walba oo culus fudey ba ka danbeeya
Waalid xun waa jiraa oo xasada adunka fhan way joogaan laakiin waa inad Fahamto waalid xaasida ood is dhaafisid waxay wado kana gaabsatid
Gabadh fiican bad tahay
Waalidka wuu ku dhalay sabir duceyso waliba hooyo ciyaar ma aha
Sabir ilaahay swt talo saaro isagaa caadila❤
Ilaahay ehel fiican ha kaaga dhigo
ALLAAHUL akbar
Waalidka malaaig maaha way qaldanan karaa ka fogow yay maskaxda kaa dilin anaga aragny waalid xaasida
Waalid xun waa jiraa waa laga fogadaa adon usheegin inaad iyada ka cararayso dushana kala soco si aanad caasi unoqon
Ilahow Habraha caruurta dhibay kaqabo
Quxbadanay Qaliyey Qalbi wanagay Waanu Ku jecelnahay
Anagoo dhan baa ku jecel
aniga hoyadee wax walba igu samesay hadana bari an uahy Walid casi ah ayaa jiro naxaris lahen adunka sabar larabaa sabar
Hadaan xumayn maxaa kajira waalidka marka
Miskiin Caawina cidii wax u tari kara
Wax ala waxay ka hadlayaan maan fahmin. Xitaa titleka videoga waxba kama fahmin
Hooyadaa la heshii hana meel ku gayn maysee
Sory 😂
Hawalwalin waad farxiye
Ilaahw. Dhexdooda dhig. Maslaxo. Hooyadaa. Qalbigeeda. Wanaag ugali.
Hooyo. Ilmaheeda saa is u oynaaya. Aan unaxeyn. Hooyo noocee.
Timahaaga qarso ku dheh
th-cam.com/video/MpRRVoPxc0E/w-d-xo.htmlsi=URUTkGLvs0mHR4NW