masha allaha allaha isukiin barakeeye weriyaha weyn hareeri iyo xaaskiisa walaal madax asturo adigoo igaraaliya si aad aduunka iyo aaqiraba u guuleysato from muqdisho
Naagtii nin fiican guursado ma duqowdo waayo dumarka waxa duq ka dhiga waa buuqa iyo baahida hadii faraxad la siiyo streeska laga ilaaliyo waligeed isma badasho hanbalayo abdisalaan rago dhan adi camal alaah k dhigo
Masha Allah tabarakalah, what a beautiful family. She is soo beautiful and aged gracefully. May Allah grant you all many more blissful years together😍🌹
Masha ALLAH .. My old Friend C/Salaan hereri Ex student of Faarah Oomar Secondary school in Hargeysa .. The Legend news anker .. wish you the best Mr Herere, I assure you that all Somalis like you cause of your personality and wisedom .. NOOLOW
🎉MaashaAllah brother Allah will be rewarded those who are keeping their family together ❤️ love you all long life inshaAllah watching from the United Kingdom 🇬🇧. Thanks again 😊.
masha Allaah tabarikaalah guulysta jacaykiina ha guulaysto sodoan sano ciyar maha somalida badan beryahan laba sano ma gaadho jacaylkooda ilahay ha idin barakeeyo
Masha allaah wan ku farxaa familada noloshoda ku gulestay kabadan wan u rajeen ileen hareeri waa nin yar hilib iyo laf baa qaaday wakaa xaskiisa markey yarayen wax weyn lama modo iney kala weyn yihiin hadana waka nin weyn lamoda ninka marku mas'uliyada rerkiisa sidey tahay uqaado wu weynada gabadhana yari kasi qada .
Whilst Abdisalan Hereri was aging naturally over the years, Mrs Hereri decided to stay put and reversed the growing process. Masha Allah. Years have been very kind to her. I know Abdisalan and he is a giant gentle. That is why she is at peace.
Masha allah Mr. Hereri. What a beautiful family. Your wife is gorgeous! Take care of her. May Allah forgive your sins and extend your life with health and happiness and accept you into paradise. Ameen.
Ilaahey ka baq xaaskaaga astur dayuus janada ma galo ayuu yiri nscws ayadana waxaan leeyahaay walaal allihi ku abuuray oo caafimaad iyo quruxba ku diiyey hadalkiisa maqal intaan lagu xabaalin oo talo fara aysan ka bixin
Wow wow wow: reporter Abdisalan hareri what a big picture and so beautiful life…….. I was not even born at that time, but I ❤️ to see legend hareri his legacy and of course his life as well……. No doubt bro that you have a brilliant life… “keep in your mind mr hareri that your wife is more than beautiful”
The best reporter of somalia media especially he worked in BBc time and universal tv Mr hereri legend reporter keep going of anniversary you and your family together
Wa masha Allah markad say wanaagsan hesho anigo 16jiran guursaday wiil anu isku facnahay waxan dhalay 11caruura nolol noockasta waanu somarnay alxamdu lilah maanta waxan ahy maamo kunool 🇸🇪 caruurtaydana anaka dhaban yar ma modid wlhy inan dhlay waxasina waa isfahanka iyo inlaysu wacnaado ❤❤❤❤ilahy lamaane kasta haysu hagajiyo
Maasha allah isku waara ubadka na alle haydiin barakeeyo farxad ku dhamaysta inta nolosha idiin hadhay iinsha allah allahuma aamiin ❤❤❤❤❤❤ gabadh somaliyeed oo faraxsan iyo wiil soomaaliyeed oo farax san waa qaran ka soomaaliyeed oo faraxsan 🎉🎉🎉❤❤
Aamin❤
@@ilwaaddegan4564 aamin qali amin yaa allah ❤️❤️❤️❤️dhaman umada islamka ilahy haysu saqiro lamane wll iyo waalidba
Wa mahad illahi....mashallah
Wa nimco ...Allah mahad isga leh illahi ha ku syadiyo...Farxada...madhalllah.. ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍
@@Sabah-g1v mahadsanid wllo dhamantenba 🤲🤲🤲❤️
masha allaha allaha isukiin barakeeye weriyaha weyn hareeri iyo xaaskiisa walaal madax asturo adigoo igaraaliya si aad aduunka iyo aaqiraba u guuleysato from muqdisho
Naagtii nin fiican guursado ma duqowdo waayo dumarka waxa duq ka dhiga waa buuqa iyo baahida hadii faraxad la siiyo streeska laga ilaaliyo waligeed isma badasho hanbalayo abdisalaan rago dhan adi camal alaah k dhigo
WA SAX WALLAHI
Intaas aad sheegaty oo lagu daro in miisaanka layska ilaaliyo
😂😂
Abdisalaan hareri waa nin qiimo leh family qurux badan allah ha xifdiyo aamiin
This song gives us an expression of high appreciation and devotion.
A glimpse of true love.
May you continue to be blessed.
Masha Allah tabarakalah, what a beautiful family. She is soo beautiful and aged gracefully. May Allah grant you all many more blissful years together😍🌹
Masha ALLAH .. My old Friend C/Salaan hereri Ex student of Faarah Oomar Secondary school in Hargeysa .. The Legend news anker .. wish you the best Mr Herere, I assure you that all Somalis like you cause of your personality and wisedom .. NOOLOW
Gabadha,mar,hadey,farxad,kunolato,iyo,bilaa,buuq,waligeed,,ma,isbadaleyso,qurux,umbaa,u,kordheysa
🎉MaashaAllah brother Allah will be rewarded those who are keeping their family together ❤️ love you all long life inshaAllah watching from the United Kingdom 🇬🇧. Thanks again 😊.
MashaAllah isku Wara Rabiyow Mid wanagsan oo raxmadleh Nolosha inta iga hadhay igu arzaq qalbikeygu waxbu tabaya😔🙏🏽♥️
Allahuma amiin amiin hunno ❤️
Aamiin 🤲🤲🥺
Amiin
Amiin yarabi
😢😢😢😢😢😢😢😢
Quruxdu waa asturnaanta. wabillaahi tawfiiq.
quruxdu waa u dhalasho
MashaAllah quruxley waye wlhi ayago yar yar ayey isguursaden asagaba hilibka qaaday mahe kama weyne hadu ka weyn yahayna 4 ama 5 waye
@@sofieguleed2447 adiga mxa galay oo kuso gubaya weligey anigo MashaAllah idhihin wax ma sheegin MashaAllah na waba ka bilaabay ee sifican ufiri qoralkeyga
Subxanalah waa maxay xaaskaan aan madaxa astureynin ilaahey hasoo hanuuniyo
Hambalyo Hambalyo mudane iyo marwo
Allah ha idin xafido oo idinka iyo ubadkiinuba cimridheer iyo caafimaad ku waara abid.
Mohamed Dahir
Toronto,
masha Allaah tabarikaalah guulysta jacaykiina ha guulaysto sodoan sano ciyar maha somalida badan beryahan laba sano ma gaadho jacaylkooda ilahay ha idin barakeeyo
Masha Allah Baarakumu Allah sidaas waye sida la rabp in lamaanuhu isu ahaadan Allah ha idin saaidiyo waan ku farxaa markaan arko lamaane is jecel
Maaashaa allah allow isku barakee❤️🥺🙏🏼still she’s young manshaa allah ❤️🔥markaa dad isfahmey tihin 30yrs gaarasaan 🥺❤️beautiful couples
MashAllah Abdisalan Hereri in uu Masuul Fican oo Xaaskiisa ilaaliyay Waxaad ku Garan Quruxdii Muna maalintii uu Guursaday wali ay Haysato Taas Waxay Cadayn u Tahay Marwada nin Fican Haysata oo Strees Laga ilaaliyo Sida Muna ayay ahaaneysaa inta Aad Dunida Joogtaan Wada Nolaada Aamiin 🙏🙏
Baraka Allah Allah ha idin xafido idinka iyo ehelkiinaba amiin halyay weeye qaali ku ah umada soomaaliyeed weeye Cabdisalaan Herreri iyo marwadiisa sharaf baad leedihiin 😘
Maasha Allah Beautiful family
Isku waara
Cimri dheer iyo Caafimaad
Allah haysku kiin daayo. Aamiin
Masha Allah isku barakeyo isku waara wadajira weligina gabar weliba Somali hdi ninkeda jecelyahay wejigeda wa farxad miiran dhabankeda Wu dhalaalayal qalbigeda murugta Ka dheer
Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Isku Keen barakeeyo inshaa Allah Guul Iyo gobonimo
mashalla hambalyo reer aad u quruxbadan illahey ha idin dhowro from gabiley
Masha allaah wan ku farxaa familada noloshoda ku gulestay kabadan wan u rajeen ileen hareeri waa nin yar hilib iyo laf baa qaaday wakaa xaskiisa markey yarayen wax weyn lama modo iney kala weyn yihiin hadana waka nin weyn lamoda ninka marku mas'uliyada rerkiisa sidey tahay uqaado wu weynada gabadhana yari kasi qada .
Maansha ala Cabdi salaan ibraahim Herari iyo marwadiisa ,ilaahay ha isu kiin dhawro
Manshallah hambalyo suxufi cabdisalan barakoba adiga iyo marwadaduba ❤🎉
Masha Allah marwaqaaliyoo loomahad naqaad muunay tahoo haa mahadnaqaa waad mudantahee
Waw❤ m.a cajiib❤❤ allow noo badi raga ragah❤❤❤ heesta ma cabdisalaan ba ku luuqeynaya🎉
Maansh’allah cabdisalaan hereri isku xaafad baan ku koray walaalkey bayna saaxiib ahaayeen maansh’allah weliba dadiisa iyo wajogiisu isma laha waxaa la moodaa in uu dadiisa aad uga wayn yahay nin kii garanayaa garanayee
Walaley hareeri xaaskisu yeey tahy allaha iskubarakeeye
Mashallah ilaahayow barakeey❤❤
Markii ilaahay calaf kuugu daro nin raxmadleh oo nolosha isku fahantaan waa sidaan mashallah
HAYE HAAYE HAAYEEE 🎉 MASHALLAH BEAUTIFUL PICS
WARIYE QAALI AH.
Masha Allah intaa iyo in ka badan isla jooga insha Allah beautiful people
abdisalan hereri waa nin nolosha wax ka yaqaan, alle haku xafido
Whilst Abdisalan Hereri was aging naturally over the years, Mrs Hereri decided to stay put and reversed the growing process. Masha Allah. Years have been very kind to her. I know Abdisalan and he is a giant gentle. That is why she is at peace.
Herari is just typical Faarax Soomaali. Not taking care of themselves and health is their legacy.
Masha Allah tabarakallah Allah yaxfidakum walaaladay Cabdisalaam iyo Muna.
Masha Allah, Allah ha idin xafido ❤
Gabdhaha somaliyeed naftiina iyo quruxdiina ilaaliya si aydaan u cimri degdegin 😂
Masha allah Mr. Hereri. What a beautiful family. Your wife is gorgeous! Take care of her. May Allah forgive your sins and extend your life with health and happiness and accept you into paradise. Ameen.
Mansha Allah tabaarakallah Alle hayskukin barakeeyo famli Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi
Mashaa allaah, rabbi ha idin dhowro, dhamaan tiin.❤❤❤
Masha Allah quruxley marki horaa yaran lagu aroosay that is why she is yang and pretty. She is not aged
Very true
Man sha Allaah hanbalyo hanbalyo hanbalyo barakeeba inkabadana jira oo jooga 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻✅✅
Mashalaa Mashalaa tabaarak alaa abti c/salaan hereri waxaan ilaahay kabaryayaa inaydin noqotaan kuwii lamaano barakaysan rabi kayeelo oo uu isu kiin daayo oo aduunka intaydin wada joogtaan rabi idinma kala reebo aakhirana janada idinmakala reebo aamiin aamiin,anigaba alxamdulilaa ooridayda waxaanu wada joognaa in kabadan 30 sano
MANSHALLAH 2 MIDOBAA INTAA IYO INN KAA BADAAN KUWEE JANADANA ISKU JECLADA ALHUMAA AMIIN ABTII
Masha Allah wariye aan aad u jecalahay barnaamij,yadiisa
Isku waara waligiin ❤❤
Wariyuhu si aanu dayuus unoqon waa inuu xaaskiisa uxijaabo mahdsanidiin
Xaaska Ciyaal maahan Ayaddaa go'aanka leh not wariyaha.
Maansha Allaah reer qurux badan sidaas baa lagarabaa reeraha is qaba ❤️❤️
Mashallah Alle ha isku kiin deesto oo ha idin Barkeyo Aamiin yaa Rabi Sanad guuro wacan hamblayo hamblayo
Maashaallaah isku Waara Qoyskeena Soomaaliyed Ee Quruxda Badan 🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allah tabarakallah ilaahay ha isukiin daayo hana isukiin xafido allahuma amiin Allahuma amiin
Jacaylku ha waaro familykaan quruxda badanna Allah ha isku barakeeyo❤🤲🏿
Abdisalan Herari iyo Xaaskiia Salaam from Beledweyn
Hanbalyo sanadkuuradiina arooska Masha allah markuu yaraa qurux harari hadaba waa qurxan yahay Lakin Markii hore saaid uu ahaa murwo shidan uu qabaa hees macaan 😍👈👌👍👏🏼👏🏼👏🏼allaha nisku kiin xifdiyo
Masha allah tabaaraka allaah alf mabruuk both of you two.you did a great job .insha allah many more years of love and respect between you.
Mansh familj reer sheikh issaq qaranka reer Somaliland ❤️❤️❤️❤️💯
Sharftu waa ta Allah amray oo asturaada.
Allah ha soo hadeeyo waa aakhiru cumriye
Ma shaa Allah inadertay muna jama yusuf keep going 💖 all the best you and your husband
Mansha allaah cabdoow wll way mudan tahay dumashiday hees u qalantana Waad u qaaday
Ilaahey ka baq xaaskaaga astur dayuus janada ma galo ayuu yiri nscws ayadana waxaan leeyahaay walaal allihi ku abuuray oo caafimaad iyo quruxba ku diiyey hadalkiisa maqal intaan lagu xabaalin oo talo fara aysan ka bixin
SCW❤
Guur kooda iyo ictiraaf radintoda waba isku fac masha allaah barakal allaah
waad iga qoslisay lkn hada ictiraf maradinayane alle ha barakeyo
😂😂😂😂
Balaaya ku ictiraaftay, Iidoorow riya maalmeedka joojiya
MashaAllaah iskuwaara Allaha idiin xafido walaley astur jirkaga si Alle kuu asturo
Maansha Allah...Soddon kalena badhaadhe caafimaad Ilaahay ha idinku gaadhsiiyo.
Asturo xaaskaaga xasbiyallah wanicmal
Masha Allaah lamaano wanaagsan ku dayasho mudan Allaah cimri dheer inoo siiyo Hareri iyo Marwaddiis.❤🙏🏽
Mashaa alllah❤nooolaaada oo isku waaaaraaa❤
ما شاء الله تبارك الله الله يسعدكم ويحفظكم آمين يا رب العالمين ❤️👍🎉💋😘
Masha allah what a beautiful couple 💑 isku waara oo waayo badan wada jooga isha Allah. May you live life with health and happiness forever isha 💜💚💚💙
Allaah Ha xafido waa 2 Qof O Somali Tariikh Iyo Qiimo Badan Ku Dhe Le
Maashaa Allah isku gabooba farxad nolashiina oo dhami rabi haidiinkaga dhigo Aamiin yaarabi
I love the song can someone tell me where can get this song
Ilhaan cumar baad moodaa inay u soo egtahay qurux badan ma gabowdo hambalyo walaallahay
mzha allah 30sano ma yara rabow nolol saas uqurxoon bn ku wydiisanya
MashaAllah ilaahay ha isku kiin daayo adiga iyo marwadaada ba
Qoftu cajiib weeye ismaba bedelin maansh Allah
Waanba u bogey e tolow gabadheeda xagee ka helaa
Wow wow wow: reporter Abdisalan hareri what a big picture and so beautiful life…….. I was not even born at that time, but I ❤️ to see legend hareri his legacy and of course his life as well……. No doubt bro that you have a brilliant life… “keep in your mind mr hareri that your wife is more than beautiful”
Jacaykiinu ha waaro guri baraaqo ayaan kuu rajeynaa ❤❤❤
Maashaa allah qoys qurux badan isku sii waara intaas iyo in ka badan nolol caafimaad leh illahay ha idin siiyo aamiin aamiin
Masha Allah, the greatest documentary maker ever in our somali journalists ❤️🤍
ماشاء الله مكانك جميله .. كنت جيران امك عاشه ليباح
❤❤❤انتي اللي رحتي اميركا
@@munajama4208 ايوه
Mashaa alaah ilaahay wax xun idinma tusiyo aamiin family KU dayasho mudan habalyoo ♥️♥️♥️♥️📍📍📍📍📍📍💋💋💋♥️♥️♥️♥️
Alle ha isku barakeeyo waa wax lagu farxo wlhi 30 maashallah inbdn oo kle wada jiroo nbd gala.
Macha'allah my allah bless I like abdizalan wa oday somaliyeed oo wanagsan
Mansha Allaah tabarakalaah Alle HA idin Xiftiyo idin ka iyo Caruurtinaba Mansha Allaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maasha Allah.🌟🌟🌟🌟🌟🥰
Hadasba sii Qurxan tihiin.
Miisanka yareey Handsome ayaa tahaye.🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
MaanshaAllah Illahy ha isku kiin wariyo abid Congratulations 🎊🎈 ❤
Maansha allaah. Isku waaraa, ubad khayr qaba. Beautiful couple
👏👏👏👏👏👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹maasha Alaah Hambalyo Hambalyo Hambalyo waan idinla farxeynaa 30 guuradiina Soomaali role models
masha allah masha allah alle ha isu kiin daayo hana idin barakeeyo aamiin amiin
Mashallah isku waara abidkiina ader cabdi salan iyo marwadiisa sharafta leh
The best reporter of somalia media especially he worked in BBc time and universal tv Mr hereri legend reporter keep going of anniversary you and your family together
Masha Allah Hereri iyo Asli, waa tusaale iyo wax lugu farxo.
May your love continues many More years to come Ameen❤️❤️🙏
Masha Allah Looking beautiful
Masha allaah farxadu hawaarto cimriga allaah haidiin dhereyo caafimaadka allaah haidiin siyadiyo
Masha Allah saxib anagana taaso galee no gu so ducee amin thanks
Masha Allah Abdisalan wa Nin Yar de shaw
Masha allah tabarakalaah isku wara muna iyo cabdisalab
Waayo waayo sawiro xusuus ah ayu keydiyay wariyaha beutifull pictures ⚘⚘⚘⚘⚘🌹🌹🙏🙏
Manshaa Allah Tabarakalaa famliga quruxda badan farxad Ku waara 💑👍🙋♀️
Mashallah aderro❤❤❤❤❤adeero
Awalan assalamu calaykum masha ALLAH cabdi salaan hereri iyo qoyskiisa quruxda badan ALLAH haydin xafido cabdi salanaw waxan rajaynayaa in aad aragto comment gayga waxan wararkaga iyo barnamijyadada ku xidhnaa mudo la odhan karo 20 sano iyo dheraad hada ayaana iigu horaysa qoyskaaga masha ALLAH ayan leyahay mar labaad wll nimcooyinka ALLAH ku siiyey qarso marka hore tan labaad rasuulku scw aad ayuu uga hadlay ninka caarkiisa ku eegta waxaan rabbi raali ka ahayn dayuus ayuu yidhi weeye dayuusna janada alle magalo rabbi inagama dhigo oo kaama dhigo wll waxa jirta maanta inaan sidii hore diintu ahayn ee meel walba waad ka heley haku sifoobin kuwii rasuulku scw sheegay ka toobad keen dibna uga feejignow kan gacan tada wuu kabexee wixii danbe inoo qari wll sheekooyin kaka iyo dawshadaada ayaa naga badan reerka iyo xaaska quruxdabadan inoo qari wll ishuna waa xaq ayuu yidhi nebogi nnekhaht ALLAH dhamaanteen hayna sugo ALLAHu ma ammiin
Mashallah tabargalaa inta IDIIN hadhay cimirgiina ku dhaysta bash bash iyo Barwaqo ilahay Hay dinka hayo waxa IDIN dhiba ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍