ABEERA iyo FAADIL BUUFIN CLOURKAAGA AH BAJI KONTON DOLLAR IN 2GAMES

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 800

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +183

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 2 ปีที่แล้ว +45

    Guusha abeera guul ka farxad badan wali lama ciyaarin hambalyo bro
    Never give up

    • @abdikarimabdi9674
      @abdikarimabdi9674 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi zxpkasi abeera le caadi u tagera guul io guuldaropa abeera wa nin daacad ah big respect legend 🤚🤚🤚

  • @liibaansalaad3705
    @liibaansalaad3705 2 ปีที่แล้ว +51

    *Asad hagio* Abeera haka Soo tagin game walba guushiisa io guul daradiisa waan wadanaa funny man😎😍

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +53

    Qofki ugu fiicna, uguna kheyrka badnaa, uguna udgoona, uguna qurux badna,uguna akhlaaqda badna, uguna xishoodka badna uguna wanagsana dhaman dadka uu eebe abuurry wa NABI MAXAMED ﷺ KU SALI SUBANAHEENA ❣

  • @djhamza6775
    @djhamza6775 2 ปีที่แล้ว +46

    Abeera comeback is complete wlhi 3 second 4 goal wax kale 😂🤣👊💪

  • @zackdiamond9130
    @zackdiamond9130 2 ปีที่แล้ว +36

    GulesytAha saxda ah waa abeera swb tooha buufinta meel dheer aa sartay uusa gaareynin asad game kan ku celis ayuu leyahy ✊🏽

  • @shukrielmi718
    @shukrielmi718 2 ปีที่แล้ว +61

    No Cadaalad Asad Cadaalad masameen Wiilka waaa gaari waayey 😭😭😭😭😭😭

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar 2 ปีที่แล้ว +29

    INTA ALLAH JECEL IYO DIINTIIS ISMUUJIYA LIKTA HABAQIILIN WLL
    ❤❤❤❤❤

  • @lifelessons3933
    @lifelessons3933 2 ปีที่แล้ว +7

    Omg😱 obera saan ugu ducaynayey game kii 2aad wllhy halmar afka kamajarin duco 😂😂 obera never give up we are with you

  • @naimafariido3719
    @naimafariido3719 2 ปีที่แล้ว +71

    Abeera another level✌

  • @halimomuqtaar3949
    @halimomuqtaar3949 2 ปีที่แล้ว +38

    Part 3 next Arimaheena iyo iamk plz❤

    • @malyunmaxamud4617
      @malyunmaxamud4617 2 ปีที่แล้ว

      Soo dadaji saaxiib arimaheena iyo lamk waa sugila ahay thank you brother

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 2 ปีที่แล้ว +26

    Abeera funny wlhi 😂❤️
    Asad the best TH-camr 🤴🏾🔥

  • @prencesscaishosoodaan7063
    @prencesscaishosoodaan7063 2 ปีที่แล้ว +42

    Asad wllky qalad ayaa sameysay wilka mesha wuu gaari wayay meel xun ku dhajisay kgag sii daran asaa hor arky asaa lcgta xaq u leh 😪🙏

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 2 ปีที่แล้ว +30

    Yes abera cawa wan dabal dagayayee wa dabal dagayaa🥳🥳🥳😅

  • @26.salman88
    @26.salman88 2 ปีที่แล้ว +17

    Abeera aso laqiyaane xitaa he still happy never give up brother 🔥🔥🎉

  • @ayanamohamed5645
    @ayanamohamed5645 2 ปีที่แล้ว +11

    Libaax qoye bisad ha modin team abeera 😻🥰

  • @chizzymate3221
    @chizzymate3221 2 ปีที่แล้ว +26

    Love ur videos Asad hagio wishing u all the best brother🥺🥀💖

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +11

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔💔❣

  • @amiishaabdi4601
    @amiishaabdi4601 2 ปีที่แล้ว +8

    Abeero guul every game from Badweyne ❤❤🥰🥰⚘🙏

  • @nabaoonelmi5654
    @nabaoonelmi5654 2 ปีที่แล้ว +25

    Next Arimahena iyo I am kay 😂😂Big game 🤦‍♀️

  • @nasrachannel3431
    @nasrachannel3431 2 ปีที่แล้ว +9

    Abeera wala qiyaamay 🥺 Asad we are not happy with this 🤦‍♀️ Abera wu gaari wayay asaga hor arkay wuna jabin laha hadu gaari lahaa 😩

  • @cazkahero9990
    @cazkahero9990 2 ปีที่แล้ว +23

    Waa arin wanaagzan in qof kii guulesta aa abaalmarin adi siiso laakiin marnaba macquul ma ahan in lacag la isla dhigto oo la kala cuno waa xaraan
    Muftiga ugu weyn suuqa xoolaha waaye nin ka commentigaan soo qoray🤣
    Jaw jaw🤣🥱

  • @Cayuuni4449
    @Cayuuni4449 2 ปีที่แล้ว +39

    I like This challenge❣🥀...wll asadow🤴💚

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 ปีที่แล้ว +6

    8:12 opera best came back aan caadi aheyn aad sameysay sxb hhhh maasha allaah
    Waan idin salaamey dhamaantiin dhalinyaro

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad Hagio Thanks Zhp Go forward Zhp 💯💯💯👏👏👏👍👍👍🔥🔥🔥

  • @asma75
    @asma75 2 ปีที่แล้ว +7

    Waaa laqayaamya abeer 🥲🥲🥲

  • @fantasticfamily.
    @fantasticfamily. 2 ปีที่แล้ว +3

    Abeera was the winner but he was shorter than fadil thats why he won

  • @abdiraxmantobtechannel9873
    @abdiraxmantobtechannel9873 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a asad waa dadashy qimar ayu iskubala hadi lawada quf lagac dhigan keep brother we love you from garissa kenya

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar 2 ปีที่แล้ว +3

    M.A wll asad ilahey haku xifdiyo imaan ayaa qalbigaga ka buuxa rabigaa wad xasusataa xaalad walba aad ku sugan thy, Dhowr mar ayaan ku arkay adigoo diidaya wx alle xarimay in la sameeyo dhalinta manta joogtana ay caaadi la thy♥️♥️♥️♥️
    الله يسعدك في الدارين أخي الحبيب🥰🥰🥰🥰

  • @superglad3069
    @superglad3069 2 ปีที่แล้ว +4

    Abeera wow 👌 👏 amazing 👏 😍 🙌 absolutely 💯 👏

  • @qameyofficial6871
    @qameyofficial6871 2 ปีที่แล้ว +15

    Comeback is complete 💪💪💪

  • @updirahmanhajar1103
    @updirahmanhajar1103 2 ปีที่แล้ว

    Keep goin proh from Mogadishu somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @miskiabdi7300
    @miskiabdi7300 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaartan wuxuu obeera tusaale ficil ah uyahay odhaahda ah"" never give up ""daqiiqadihi u danbeeyay ayuu come back sameeyay 👏

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +6

    Asad hjio best youtuber ♥ inu Yahay hada ogtahay like 👍 ha ila dhaafin.

  • @safiyohassan1383
    @safiyohassan1383 2 ปีที่แล้ว +3

    Abera wlhi will dacad ah keep going inder qali ❤️❤️💯

  • @najeebabdulle2606
    @najeebabdulle2606 2 ปีที่แล้ว +2

    Maya maya maya abeeraa raayay 🥲miskiin wuu gaaban yahy faadil asagaa tusay saan cadaalad maaha

  • @munamustafe
    @munamustafe 2 ปีที่แล้ว +2

    Lkn abeera ayaa raayey hadii xaq loo fiiriyo 💛💛💛💛💛💛

    • @munamustafe
      @munamustafe 2 ปีที่แล้ว +2

      Gamega buufinka abeera ayaa raayey, wuu gaari waayey maskiinka

  • @bushraabdirahman9829
    @bushraabdirahman9829 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayyyyy abeera m.a ciyarta xigta inuu guleystaan rabay wuuna guuleystay😁🥰

  • @naajicade4700
    @naajicade4700 2 ปีที่แล้ว

    Yes abeera waabood boday wlhi--wakulasocdy--yes yes💪💪

  • @ikraanapdirihmaan9275
    @ikraanapdirihmaan9275 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeera zaa ugu farxy lee m.a guul mar walipa🤴🙏🏿♥️

  • @bashixidig1147
    @bashixidig1147 2 ปีที่แล้ว +4

    PART 3 iamk & armaheena plz plz wll

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah 😍 asad xajiyo challenge caadi maahan soo badi dhalinyarada shaqo abuur ayaa u samaysay thanks 😊 nin culus 👏❤✌

  • @suhuurcabdi6246
    @suhuurcabdi6246 2 ปีที่แล้ว

    Wxn filya inad iso jawbi donto wllky hore uu zoco khyr alle haku siyo🥰🥰

  • @ShafieMohamed-oe9vk
    @ShafieMohamed-oe9vk 2 ปีที่แล้ว

    Manshalah asad qof aaad u feejigan baad tahay diinta ilaalinaya wixi ay ka xaaraantinimeysey ilahay haku barkeeeyo

  • @decocogirl
    @decocogirl 2 ปีที่แล้ว

    Y’all I’m first 🦋🌸 keep moving abtio asad🦋

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +13

    The one N only Legend AsaD Hagio keep going pro 💯
    Winner is abeera & Faadil 🎊

  • @abdirahimmhussein1109
    @abdirahimmhussein1109 2 ปีที่แล้ว +1

    TH-camrka ugu jeclahy somali noolow śxb 😍👌🏻

  • @lastqueen2501
    @lastqueen2501 2 ปีที่แล้ว +1

    100k ee ugu horese ee subscribe ku sartay ayan kamid aha 1M ina kugula dabal dago Icant wait wllhi☹♥️♥️♥️

  • @sawdamohamed174
    @sawdamohamed174 2 ปีที่แล้ว +1

    Abera congratulations 🎉❤ninkan gme wlpo haku jiro qosolkisa io guldaradisba wan wadanaa❤❤

  • @fadumoahmed4023
    @fadumoahmed4023 2 ปีที่แล้ว

    Abeera guuul iyo guul daraba wan wataa
    Lkn asadow wad khaynty abeera isgaa hor arky bufinka

  • @fadumoahmed6874
    @fadumoahmed6874 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeero tageer mar kasta maqni sababt guul🥰

  • @pharizdayib644
    @pharizdayib644 2 ปีที่แล้ว +2

    🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️ Abeera maxd sameysay 🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️unbelievableI

  • @FowzDerow
    @FowzDerow ปีที่แล้ว

    Congratulations abeera 🥰🥰

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw waan kuu cabsaday abeera cade wlhi another level 🤩🤩🤩🙏🇸🇴💪

  • @dptrolls3745
    @dptrolls3745 2 ปีที่แล้ว +12

    :اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲🤲

  • @IbrahimAli-kw9wj
    @IbrahimAli-kw9wj 2 ปีที่แล้ว +2

    Abeera is back!

  • @abdihamiidmohamedhassan5400
    @abdihamiidmohamedhassan5400 2 ปีที่แล้ว

    Abeera hambaliyo waa marka ugu horeesay aad guuleesatey

  • @mascuudcade8984
    @mascuudcade8984 2 ปีที่แล้ว +3

    FAADIL DUM DUM KEEP GOING PRO 😊🤗👍

  • @hamdihalane8829
    @hamdihalane8829 2 ปีที่แล้ว +4

    Ma sha allah ASAd Hagio walal aan Aad u tageero ayaa thy waqtikastane waan kula socdaa marka bisha ramadan Challenge ka waxa kugu dhira galina in dhanka diinta loo weeciyo si guuleysta lacg iyo ajar u hello adna aad sadaqo u niyesto waxa bixiso bishas oo adan nala wadagin misanka xasanadka allaha ku saaro walal oo mar UN Alle lixaadkaga ga ku soo celyo in sha allah Ramadanka wax noowada wngsn ayaan ka sugna in sha allah

  • @najeebabdulle2606
    @najeebabdulle2606 2 ปีที่แล้ว +12

    Abeera 💪🏾keep going

  • @isseelmooge8545
    @isseelmooge8545 2 ปีที่แล้ว +1

    What a com back Abeera waan ku wata ugaaas

  • @amazinganimalsvideos3097
    @amazinganimalsvideos3097 2 ปีที่แล้ว +4

    OMG really wlhy good game waye waxan la yabay siduu u badiyey abeera👏👏

  • @siciidmahad6551
    @siciidmahad6551 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeera is legend

  • @maryamaaxmedaadam5268
    @maryamaaxmedaadam5268 2 ปีที่แล้ว

    WOw hampalyo wll faadil never give up hhh kulgaa ma izka taagnaa ma ariyaan ahy hhh wow idishi hadalkiiza ay ku dheehanthy kalzoonida m.a isha alle allga kaa xijjaapo wll mcn

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 ปีที่แล้ว

    Ayyyy hamplyo cwo abeera wa gulesaty next game arimahena io iamk I.n😀🙏

  • @Abdishakurabdi-ci4fp
    @Abdishakurabdi-ci4fp 2 ปีที่แล้ว +1

    First comment keep going pro💯💯💯💯

  • @sooranyare7234
    @sooranyare7234 2 ปีที่แล้ว

    Ar waxa ah qofki ugu horeye Brother asad rebley

  • @boqorkalagadanbeyo2163
    @boqorkalagadanbeyo2163 ปีที่แล้ว +1

    I love this video can you bot mor video 😍😍😍😍😍

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 2 ปีที่แล้ว +1

    What a come back abeera 👍 wlhi wan kufarxay good pro

  • @nasraibraahim2345
    @nasraibraahim2345 2 ปีที่แล้ว +7

    Part three kasoo samee funny wllhie 🥰 abeera iyo Ceyda

  • @sadikfarahsadka242
    @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว +14

    Legend of legends asad hagio walal aan tagero
    Asxabta nocimamada oo subscribe nadhaha mahasanidin🥰😍😇

  • @hibaqismail2445
    @hibaqismail2445 2 ปีที่แล้ว +4

    Abeera legend tageero lambar wan❤

  • @haarahonasti7489
    @haarahonasti7489 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeera qosalkisa kuheyta por i.n 1M allha

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeera😂
    Asat tha best TH-camr😍

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 ปีที่แล้ว +1

    Channelka ayaniita su aalo ayan kugu soo qoray insha allah video ga xiga noga soo jawaba dhamanti keep going

  • @manchesterunitedchannel7215
    @manchesterunitedchannel7215 ปีที่แล้ว +1

    Hanbaliyo abeera and faadil dumdum

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 2 ปีที่แล้ว

    I like this talented🥰🤴🏻🤴🏻

  • @craxmanabubakar1723
    @craxmanabubakar1723 2 ปีที่แล้ว

    Love my asad pleas mid kale noosoo dub arimaheena vs muniir

  • @cayniabdukadir9339
    @cayniabdukadir9339 2 ปีที่แล้ว

    Congratulations fadil congratulations abera Gym qurux badan Abera come back fiican ayaa sameysay ✌️👌

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 2 ปีที่แล้ว

    MASHALLH GUUL BAAN KUU RAJEYNAA WAXAN ALLE KAAGA BARYAA INUU ALLE KUU KASO SI DHAQSI AH INAAD LUGAHAGA UGU SOCOTO HABO MCN KEEP GOING

  • @ifrahmohamedsahal9409
    @ifrahmohamedsahal9409 2 ปีที่แล้ว +4

    Faadil guul darada qaado hadiidin adba markaga wad guleysataaye obeera 😄 🤣 😂 😆

  • @boy_win0232
    @boy_win0232 2 ปีที่แล้ว +9

    Keep going asad love u ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @imaranabdi7367
    @imaranabdi7367 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xafadallah wll asad
    Qamar waye midka danbe ❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰💯

  • @mahadahmedali8373
    @mahadahmedali8373 2 ปีที่แล้ว +1

    Yasmada wey xuntahy wlhi yeeeeeeeeeeees abeeeeeeerra caade

  • @haninuux1553
    @haninuux1553 2 ปีที่แล้ว

    Ayyy fadil wu guranyhay🥰jcliya dadka bidixlayasha😘

  • @ciise7849
    @ciise7849 2 ปีที่แล้ว +2

    Saas wye brother waa qamaar Thanks abeera gabinta ciishay lkn soo lsbasho qatara sameyay gadaal

  • @rahmahassan7074
    @rahmahassan7074 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeera wakuhesta funny waye walhi 😂😂 markasto aad challenge sameeneso hakasootagin yqy

  • @kafeyoabdi1755
    @kafeyoabdi1755 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeera guuleysa rabay waa gari wayay

  • @HonCaynanshe
    @HonCaynanshe 2 ปีที่แล้ว

    *Asad nin diinta ku adadag aa thy keep going pro i hope you success*

  • @farxiyoxasancabdi2640
    @farxiyoxasancabdi2640 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a cawa waxaa noqday qofka ugu horeeyy ayaa noqdy farxad m.a 🥰🥰🥰

  • @zeinababdihafid3280
    @zeinababdihafid3280 2 ปีที่แล้ว +1

    Asadow prt 3 abeera iyo ceyda plz

  • @shaaficiabdihasan4453
    @shaaficiabdihasan4453 2 ปีที่แล้ว +1

    Always i’m faadil fan💪💪💪 Faadil mar wlpa waanku wataa💪💪

  • @maxamedaadan6279
    @maxamedaadan6279 2 ปีที่แล้ว +1

    Yeeeeeeeeeeeez abeeera cadde keep forward🥰🥰🥰

  • @ayuubomar2096
    @ayuubomar2096 2 ปีที่แล้ว

    abeera i soported you.walahi

  • @maamecade2126
    @maamecade2126 2 ปีที่แล้ว

    Hambalyo abeero guusha waan kufarxay pro
    Part three arimaheena

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 2 ปีที่แล้ว

    Mash.alh wey wangsnthy asad sidaa qamaarka iskga ilaalisy🥰🥰🥰🥰👌👌👌❣❣❣❣❣

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 2 ปีที่แล้ว +9

    Hampalyo Hampalyo Abeera iyo FaadiL 👏👏👏🔥

  • @inaapdirizakahmed8754
    @inaapdirizakahmed8754 2 ปีที่แล้ว +6

    Cadalada hadaay jirto asadow wllo buufinada abeera badiyay wayo isga hor arky suu uboday waad arkaysey ee abuurta alla reebtay isaga saa iskama dhigin alla gabiyay qofku tusay inu ka badiyay xaqmha sni war yaa ila qaba raeyiga🥺

    • @rayaanaxmed8470
      @rayaanaxmed8470 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaa sax lkn wuu cal fan waaaye

    • @inaapdirizakahmed8754
      @inaapdirizakahmed8754 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rayaanaxmed8470 abyo mxuu calfada in loo qiro somha mida kle alla wxu ku qoray io abuurtisa miya isku xiran wxzi wa qalad abuur reebty abeera intee jeer yiri ana guleesan lhye waa gari wayay ay u jojin wayeen

    • @mariammahamed4016
      @mariammahamed4016 2 ปีที่แล้ว

      Sax

  • @shablesbestmedia128
    @shablesbestmedia128 2 ปีที่แล้ว +1

    Abeera is the winer

  • @usaaameaadan5814
    @usaaameaadan5814 2 ปีที่แล้ว

    M.a zxb hore usoc caafimaad ayaakuurajeenaa