HTML FULL COURSE IN SOMALI ( FROM ZERO - TO HERO)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 50

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalimadii 1aad ee aan ka fahmay basic ga, mahadsanid wllo sharaf 🎉❤

  • @JamiilahCabdirahmaan
    @JamiilahCabdirahmaan 16 วันที่ผ่านมา +1

    Maadhaala mahadsanid kuma ilaawi doono walaaol❤❤

  • @naimanalka4458
    @naimanalka4458 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh si fiican baad u sharaxday
    Lkn buuga xagaan ka Heli karaa.

  • @WOLYON-x4
    @WOLYON-x4 5 หลายเดือนก่อน +5

    All tho I don't understand SOMALI but BIG LOVE TO THOSE PEOPLE FROM THE HEART 😍😍😍😍

  • @TahaamAbdalla
    @TahaamAbdalla 2 หลายเดือนก่อน

    Wll codka mar marka qaar lama fahmaayo oo go,go baa ku jiraa lkn cashirkaaga masha Allah ❤

  • @abdiazizisseabdi5127
    @abdiazizisseabdi5127 3 หลายเดือนก่อน

    maasha alaah aad ayaan oga helay qaabka sharaxada aad ayad u mahadsantahy ano dhigty html ayan hada u bogay qaabka u sharaxeyso chanelkaga wuxu mudanyahy 1M
    thanks alot

  • @engsuwaa
    @engsuwaa 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Coach Hoodo, Waad ku mahadsantahay Waqtiga iyo dadaalka aad ku bixisey diyaarinta koorsadan bilaashka ah, Hope you keep uploading more useful courses insha allah

  • @GuuleedAhmed-abdirahmaan
    @GuuleedAhmed-abdirahmaan 14 วันที่ผ่านมา

    thank you ustaad hoodo

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah macalin warda hoodo,
    Si fiican baad noo gacan qabatay macalin. Ilahay hakaa jazaai siiyo.

  • @sharafdiin
    @sharafdiin 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'Allah! runtii sharaxaadaadu waa cajiib.
    Waxaan rajeynaa in ardayda ay ka faideystaan Insha'Allah!

    • @HoodoTechnology
      @HoodoTechnology  5 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wlo sida i dhiiri galisid

    • @AdamIbrahimOsman-ug2sq
      @AdamIbrahimOsman-ug2sq 5 วันที่ผ่านมา

      @@HoodoTechnology Assalamu alikum walal illhay ajar hakasiiyo sida wacan ee ad nogu sharaxday please bookan xageen kaheli karaa adoo mahadsan

  • @Racist112
    @Racist112 5 หลายเดือนก่อน +1

    و عليكم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    All love from Yemen 🇾🇪 🇾🇪

  • @khaliddayp
    @khaliddayp 5 หลายเดือนก่อน

    Abid sharaxaadii uga fcnhy een aan daawado thanks ustaad baahidayda wad haqab tiraty ❤

  • @zakiboy-3592
    @zakiboy-3592 4 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay wll💯👍📕

  • @Moshifycode
    @Moshifycode 2 หลายเดือนก่อน

    waw manshalah wa marki igu horaysay an arko inan somaliad oo dhigaysa ama baratay cilmiga progariminka

  • @gaaldile22
    @gaaldile22 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aad io aad ugu farax sanahay gabar soomaaliyeed oo developer ah waayo way ku yaryihiin wadankeena , i just say you keep up ❤

  • @F06r
    @F06r 5 หลายเดือนก่อน

    Welldone horu socod wanagsan walalo

  • @Khaalid_Pro
    @Khaalid_Pro 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa furaha web development not programingka ig. Thanks ustaadii

  • @yahyedhaqanemadey1285
    @yahyedhaqanemadey1285 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sis❤❤

  • @ramzanmaanka1697
    @ramzanmaanka1697 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ustaad hooda

  • @k1chris1
    @k1chris1 5 หลายเดือนก่อน

    JazakhAllahu khair ukhti

  • @AdanAbdiAdan-rx5pu
    @AdanAbdiAdan-rx5pu 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @mowlidnour
    @mowlidnour 2 วันที่ผ่านมา

    Ustaad buuga isagoo PDF ah manoo heli kartaa plz

  • @ngabalaax
    @ngabalaax 5 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 🎉

  • @masasbasas
    @masasbasas 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you and i hope you make them in Arabic or English.

  • @ben10xman92
    @ben10xman92 5 หลายเดือนก่อน

    Maanta waa ku cusbahay walina madawan waxaa rajenaa in aa wax badan kaa fa iidi dono I.a❤😊

  • @Elyasishack
    @Elyasishack หลายเดือนก่อน

    Huudoy wll macaan buugga ila wadaag aad kasharhaysid mahadsanid ❤

  • @ibrahimabdirashid741
    @ibrahimabdirashid741 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha Allah
    Macallim Warda Hoodo
    Guuleyso macallim

  • @Dadirowww
    @Dadirowww 5 หลายเดือนก่อน

    mcha alh wlshei horay keeep going inzh wxan ahan donna mid cilmi ka faida

  • @AbdisamadMaxamed-d1j
    @AbdisamadMaxamed-d1j 4 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsad ustaadi aniga waxa aan jeclahay in barto culuumta it gaar ahaan programming ka . ustaadi resources course intee ka helaa like PDF YADA COURSE KA

  • @AdamIbrahimOsman-ug2sq
    @AdamIbrahimOsman-ug2sq 6 วันที่ผ่านมา

    adigoo mahadsan boogan aad kadhigayso casharka link ahaan hoos masoo dhigi kartaa

  • @SidikAbdilahi
    @SidikAbdilahi หลายเดือนก่อน

    Waxaan ahay arday barta ICTga, channelkan search baa I keenay, muuqaalkani wuxuu ii noqdey muraajaco web-desingka, mahadsanid teacher, lkn networking ayaan raadinayey, playlistigaagana waan ka waayey, malaga yaabaa casharo inaad kasoo diyaarizid teacher? Sidoo kale playlistigaaga waxaan ka waayey wax ku saabsan technical support ee xirfadaas malaga yaabaa inaad iyadana muuqaal kasoo duubtid, waan jeclaan lahayn teacher hadii aad labadaas cashar noosoo duubtid

    • @HoodoTechnology
      @HoodoTechnology  หลายเดือนก่อน

      @@SidikAbdilahi mahadsnid wlo , wlo networking ka wn duubay wxu ku jira website ka hoodotechnology.com ba ka helaysa

    • @HoodoTechnology
      @HoodoTechnology  หลายเดือนก่อน

      casharada technolical aha wn ku rajo waynay inan so duubo insh ala

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaal DATA BASE sida loo sameeyo soo samee

  • @AbdillaahiAlli2006
    @AbdillaahiAlli2006 4 วันที่ผ่านมา

    Walal Course ka noosoo badi Html coding waanu ubaahnayn please soo badi

    • @HoodoTechnology
      @HoodoTechnology  2 วันที่ผ่านมา

      @@AbdillaahiAlli2006 mahadsanid wlo website ka ku jiraan ayago intan ka badan 252637554244 kan nagala so xidhidh

  • @mohamedmunyejeilanishair504
    @mohamedmunyejeilanishair504 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dear Sis, next CSS3 if Allah says😍👍

    • @HoodoTechnology
      @HoodoTechnology  5 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/video/EkJOPVG1KTg/w-d-xo.htmlsi=0cpzRttFOqZjubsa

    • @HoodoTechnology
      @HoodoTechnology  5 หลายเดือนก่อน

      Way ku jirta channelka css3 wlo , link ku dhufo

  • @Elyasishack
    @Elyasishack 4 หลายเดือนก่อน

    Wll qaali ma isoo tuuri kartaa pdf ka html kheer helide.❤

  • @ayaanle-f9t
    @ayaanle-f9t 5 หลายเดือนก่อน

    Mcalin group whats up inoo samee aan wax ku kala qaadano

    • @HoodoTechnology
      @HoodoTechnology  5 หลายเดือนก่อน

      wak wlo ksuo biir
      chat.whatsapp.com/J5VEScfNpaH96V3BbhbUfX

  • @updikarimahmed1285
    @updikarimahmed1285 5 หลายเดือนก่อน

    Paython so same wll

    • @asadmahad2003
      @asadmahad2003 5 หลายเดือนก่อน

      pythonka ka fudud wlhi