Asc wariye waydii ragga doodaya madaxweynuhu wuxuu aqbalay midnimada dal iyo dad ee itoobiya, innagoo og in dhul iyo dadba ay inaga haysato siduu madaxweyne soomaaliyeed u aqoonsan karaa dawlad dal iyo dadba inaga haysta waa khiyaamo qaran
Raga doodaya nin kamid ah baa yiri. Lama diidana Ethiopia in bad laga kireeyo. Maxaa loo diidiwaayey. Ethiopia hadalkeedu wuxuu u dhiganyahay hadiinan bad naga kirayn xoog baan isticmaalaynaa.
Asc wariye waydii ragga doodaya madaxweynuhu wuxuu aqbalay midnimada dal iyo dad ee itoobiya, innagoo og in dhul iyo dadba ay inaga haysato siduu madaxweyne soomaaliyeed u aqoonsan karaa dawlad dal iyo dadba inaga haysta waa khiyaamo qaran
Xagee lagaga haystaa anagu doonitankayaganu kunahay Ethiopian 🇪🇹
Mooryaan Alqushaashad tehee
Doonitaankada kuma tihide xoog baa lagugu haystaa.dalka ethiopia jabhado ka dillaacaye adiga maxaa meesha ku yuuririyay.midda kale yaa afti kaga qaaday inaad ethiopia ku biirto aqoonyare baad tahay.
Madaxweynaha Turkiga wa munafaq muxu Etopia Noga dawawada 😉😉
Xasan dhiiqo ha dhaco ha dhaco ha adhaco😂😂😂😂😂😂😂😂
Maxaa furariyay hassan horu ugu sujuuday maydkii kiiniya
Jigjiga Ragina lagu wasaa
Walaahi wuu khalay Hasan sh. Mahmud
Hawi wax dhaama keena
Waa Sawir la sameeye bal eeg gacanta hoose ee Abby Ahmed tiisa ma ahan, wax walba ha iska aamin wllo
Correction khalkhalay
NACALAA DHALEY XASAN MUNAAFAQ GAAALO U SUJUUUD
Hooyadaa u sheeg daaroodoow, Somalia idinka meeshaas dhigey
Qaabkaani halkaan ka muuqda waa ceeb weyn.
Marka dowlada somalaaliyo mawaxey olla heshiisey maamulada kasoo horjeeda in aay u isticmaasha
Waa qasab taas haddii xal kale la waayo qasab qasab iyo si Xamar loo badbaadiyo ileen waa meesha Keliya Somalia xor ka ah Dabo dhilif
Subxanalaa ninkan sawirkan shashad u saartey soo wasaqnimo maahan in uu saarto shaashada
War dadka soomaalida markaay hadlayaan maxaay erayo af ingiriis ah hadalka ugu daraan,wariyaha af ingiriis wuu yaqaanaa mana isticmaalayo erayo ingiriis ah,isku xishooda dadka aad la hadleysaan waa soomaali ee ingiriis ma ahan,mida kale ruuxii soomaali ah oo markuu hadlayo erayo ingiriis ah isticmaaliwaayo ma jaahil baa,yaad is tuseysaan markaad erayo ingiriis hadalka kusoo dareysaan,arintaas dadka soomaalida ha iska joojiyaan
Suaashaani maxaa loga jawaabi la'yahay oo ah maxay u diiday ithiopia
"dekedda tujora" ee jabuuti u ogolaatay oo aad ugu dhow?!!! Oo ay urabto badda soomaaliya
MA soomaalida aanan fahmeeynin shirqoolka loola damacsantahay?!!!
Hadda ayey goortahay hala diido
Wax yaabaha suluxa ah.ilmaha somaliyeecd ayaan loo qodin god!!!!
🙏🏻SUBXAAN ALLAH 🙏🏻🙏🏻😱🤔😂😂😂XASSAN SHEEKH GACANTU ABII AXMED KAA DHUNKANAYA💋💋UU BARYAYO SOOMAALIYA NOO DAAAA WAAN KUU TUUGAA💋
WAAR 🙏🏻
Waxaa kuu ANFACAYA👍🏼IIN AAD SOMALILAND IIS KAA ILLOWDAN🫵🏼🫵🏼XAASID-YOHOW👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽
Mesha dawlad kama jirto ee tuugtuugdhashay oo wadanka iibsanaysa meshaa laga tuuro oo dad qaran jooga xilka loo dhiibo
Ethiopia sfcn qobadeedii uhirgalay turkey ugu sharciyey Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay maamulkii muqdisho Lagu bahdilay unde turkey sawkuwii lahaa turkey wlohayo reer xamarku beentoodii soo afjaray
Beeni raad male!!. Waad arki doontaan xaqiiiqda ee liqa markaa!!.
Xassan sh imaraad ayaa xakuma Xassan sh dumarkii somalia yed🇸🇴 waxa uu ka iibshay saudi 🇸🇦 ciidankii wuu gumaday dalkii wuu iibshay BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN ALSHABAB QAWARIJ ROBOW TIKTOK KARATAY CALI WAJIIS BASHIR SALAD UMUL XISBU SHEYDAN WAHABI QAWARIJ ALSHABAB dalkii waa nadaayay somalia yery🇸🇴
Raga doodaya nin kamid ah baa yiri. Lama diidana Ethiopia in bad laga kireeyo. Maxaa loo diidiwaayey. Ethiopia hadalkeedu wuxuu u dhiganyahay hadiinan bad naga kirayn xoog baan isticmaalaynaa.