ALLA XAAFADDAAN QURUX BADABAA GURYAHEEDA IYO WADOOYINKEEDA NASIIB AYAAD LEEDIHIIN WAXAN KAHAYA GURI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @Shaaficimaxamadmaxmuud
    @Shaaficimaxamadmaxmuud 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a walashena khyayr allha kusiiyo xogta fiican ee aad nala wadaagtayجزاك الله خيرا ayan kuleyahy

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 8 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 8 หลายเดือนก่อน

    MaashAllaah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ascww abaayo sacdiyo xasan waxaan rabay dhinaca afgooye deegaanka baqal iyo xawaaloow beeceeda inaad ii soo sheegto yacni goofaf ku leey ahay beeca soo ogoow a insha alaah asc

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 8 หลายเดือนก่อน

      Wllaashey Jaamacada lafoole miyey u dhawyihiin xaafadahaasi ?

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 8 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedahmed4511 maasha alaah anigaa dibadaba joogaa mana qiyaasi karo laakiin waxaa sabara looga ku qoran baqal iyo xawaaloow marka dhinaca afgooye baan lagu tilmaamay Waa dhul weyn dad badan baa is, wadaagno iisoo ogaada idinka ii gadaayo dad baan u soo wakiilan insha alaah asc

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 8 หลายเดือนก่อน

      @@maryamabdallah3904 wll dhul ayaa la iiga iibiyey jaamacada agteeda laakiin dhulalka meelaahas ku yaala murana iyo been ayaa la iska iibiyaa ayaa maqlay iska jir oo hubso intaadan iibsan insha Allah.

    • @fuwaascabdala9068
      @fuwaascabdala9068 7 หลายเดือนก่อน +1

      Maryan aniga iga iibi aniga kala waregayo hadan isku fahano dhamntis

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@fuwaascabdala9068 maasha alaah ok laakiin beeca waa in la soo ogaado fawaasow markaas diyaarbaan baa, u ahay insha alaah asc

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo sacdiyo gurigaan ma dhaam baa ku jira laba qiimuhu waa imisa
    Xageen kala soo xiriira

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 8 หลายเดือนก่อน +3

    Gurigaan darbigiisa biyo ayaa galay damp ayaa ku bilowday . Guryahaan si fiican uma aysan dhisin shirkada .

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 8 หลายเดือนก่อน

    Jecliyaa Dalkeyga

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 7 หลายเดือนก่อน

    cisman ciile cumar geelle baa iska leh baa la yiriye maxaa ka jira?

  • @ureyjiaden5949
    @ureyjiaden5949 8 หลายเดือนก่อน

    Meeqosanay jiran guryahan

  • @edebsanmohamed5036
    @edebsanmohamed5036 7 หลายเดือนก่อน

    It’s looks old

  • @HussienMohamed-j6n
    @HussienMohamed-j6n 8 หลายเดือนก่อน

    Lamiga macani no so dub