Garoob Waa Inay Dh’Lo Noqoto Maahee Yaa Rabo’ Kuye🤣Dulayste Waa Ciilanyahay🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 249

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 11 หลายเดือนก่อน +7

    Haduu ogaan lahaa foolxumadisa mu uusan hadleen

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 11 หลายเดือนก่อน +8

    Ninkas waa lagu so dadiye qaraar ayana halkas keenay ilko badne😂😂😂 .
    Miss you fathiyay 😘

  • @Qaali12
    @Qaali12 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah. Gabadhan farxadeda, farxad bay i sisa. Mahadsanid walashey, meshan aan kunolahay waxay yirahdan mahadsanid inad jogto. Staqfurullah afku fool xumaa ninku😮

  • @nimcobarako
    @nimcobarako 11 หลายเดือนก่อน +9

    Men are meant to be protectors and providers, and when they realise they are not capable of fulfilling that role, some become bitter and tend to blame women. Many of them may not even be aware of their behaviour because it is subconscious.

  • @HaniApdi
    @HaniApdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin wad mahad santay duulayste waad maydhee😂😂😂

  • @mariamismael2437
    @mariamismael2437 11 หลายเดือนก่อน +8

    Fathiya madaxweynaha dumarland❤❤😂😂😂

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allh abaayo run dulayste dad ma ahan ee waa daciif garoob nimadu waa gobanimo wllhi anigu markii aan gabadha ahaa hadda ayaan dhan walba ka dhisnahay o aan garob ahay xbti qaali fatxiya waxa tahay gabadh karmeed❤

  • @Maaido740
    @Maaido740 11 หลายเดือนก่อน +2

    Odaygan hadlaya TikTok baan ku arkay dumarkoo dhan buu aflagaadeeyaaa markuu hadlayo walahay waan ka yaqyaqsadaaaa, isagaaba inuu naftiisa daryeelo u baahan.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 11 หลายเดือนก่อน +8

    kaasi wuxuu u leeyah qaraar Baa hay gabar buu soo furay in laguursado
    Buu diidanyaha 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @NHassan-v1b
    @NHassan-v1b 11 หลายเดือนก่อน +8

    Asc abaayo Fathia Absie waan kusalaamay adiga iyo Hooyo iso duceeyo plz waxaan haysta 2 gabdhood oo autism ah plz iso duceeyo inu Allaha swt i caafiyo❤

    • @mariamisse7572
      @mariamisse7572 11 หลายเดือนก่อน

      Allaha kuu cafiyo walal qali kuwa ku dheefsato allaha kaaka dhiko

    • @hindiali5033
      @hindiali5033 11 หลายเดือนก่อน

      Allah cafimaad degdeg oo waro rabbi ha kuu siiyo abayo

    • @Sacaada_Ali
      @Sacaada_Ali 11 หลายเดือนก่อน

      Allah kuu caafiyo wallaal waa jimce

  • @nasra0522
    @nasra0522 11 หลายเดือนก่อน +5

    Habo You Make Me Laugh May Allah Protect You

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed2237 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaasa foosh xun fatxiya romantic ay heeysto ayuu kamareeya😂😂

  • @drbarwaaqoabdurrahman6500
    @drbarwaaqoabdurrahman6500 11 หลายเดือนก่อน +3

    Arrinka qoyskaaga ama noloshaada gaarka ah fadlan ha keenin baraha bulshada

    • @hodanhibo6984
      @hodanhibo6984 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ma ayada keentay nolasha jacaylka ayey ka shekaysay wa cadi mansha allah u dheh

    • @drbarwaaqoabdurrahman6500
      @drbarwaaqoabdurrahman6500 11 หลายเดือนก่อน

      @@hodanhibo6984 adigu ha ii soo jawaabin walaal haday iyadu u aragto in talo bixinta aan siiyay anfacdo iyadaa qaadan doonta hadday dood ka qabtana iyadaa ii soo jawaabi doonta

  • @burco7626
    @burco7626 11 หลายเดือนก่อน +3

    Salaam, beautiful soul 💕
    Isku waara adiga iyo Chris insha Allah.
    You deserve to be treated like a princess 😘

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fathiya cabsiye walaal qiimo badan oo dariidnimo iyo aftahanimo isku darsatay hadalka hibo uu leh , dulayste runtaad uu sheegto ayaa ka cabadisay keep going loo joojin maayo

  • @hanajama1812
    @hanajama1812 11 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaan Allah, dad dhan buu caynayaa😮 may haystaan ciyaalkooda haday rabaan inay ilmihu hagaagaan😂

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 11 หลายเดือนก่อน +1

    Rasuulku صلى الله عليه وسلم Gabadhaha Garoobada ah wuu guusan jiray Gabadhii udhashay Caruurtiisana Garoob bay ahayd markan Jaahilnimaa haysa waa Bac madhan

  • @AnfacD
    @AnfacD 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mahadsanid sidaa markasta noogu taagan tahayFathiya Cabsiiye in aan dalbadaa rabaa talefanka isoo qor si aan kula soo xiriir.

  • @ubahali-be7ls
    @ubahali-be7ls 11 หลายเดือนก่อน +5

    90% are gorooob and we have good kids

  • @MariA-jh2qr
    @MariA-jh2qr 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah qaali
    Allaah ha kuubarakeeyo waad iga qoslisay kuwaas baan haynaa waa runtaa taleefan buu hoosta kuwata anigu waxaan intaan kula joogo meel iskadhig ilmaha iyo waa ismid
    Dhaha kabadi

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk necbiyaah nimanka talefanka inta ku hadlaya oo belaayo daba yacayso

  • @qayaash93
    @qayaash93 11 หลายเดือนก่อน +4

    Kkkkk saan uqoslaayay waan suuxay ilko badane afkiisa lagu soo dhaweeyay 😂😂😂

  • @leilaali9425
    @leilaali9425 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah farxiya runtaan kugu jeclahay❤

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 11 หลายเดือนก่อน +3

    Nimanka somaliyed waa inay macwiista iskadhafan

  • @6aaaaaaario4
    @6aaaaaaario4 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqtarka soomaaliga never kamashekeeyo xaaladaha ragas 40plus

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 11 หลายเดือนก่อน +2

    qof weyn oo faaruqa weeye kani caruurtisa meel ha ku sheego waa uraaye noloshu yeeg keenay 70jir media ku waashay😂

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 11 หลายเดือนก่อน +1

    Farxiyo cabsiye farxad ku noloow sister ❤️👍👌

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nimanka gabdhaha caaya nin buuxa ma ahan ciil baa haayo waa biriqle uf

  • @SelfishGirl-i2j
    @SelfishGirl-i2j 11 หลายเดือนก่อน

    Wa wax bila xikmada o duli duligis ah bal afku garoobada iyo ilmahoda ku cayayo su u egyahay akhas😂 garoobada nabiga scw u duceyay wana nago dulmi diiday iyo in la adonsado😂💃💃

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye xaqiiq baad kahadashsy ilaaahay hanoo kaa daayo samo noogu waar hbo aad baan kuujeclahy guuulayso xaraabaatahay waad iga qoslisaa saad hadlka uheli ogtahay kkkkk masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏

  • @hibaaqahmed8127
    @hibaaqahmed8127 10 หลายเดือนก่อน

    Maxaa ka qururufleeya 😂 Alla beerka, fadxiyaay salaad cishaayi ayaan doonaayay in aan tukado sidaan u qoslaayay ayaan tukan kari waayay.
    Allahuma barak walal.

  • @nuura81
    @nuura81 11 หลายเดือนก่อน

    Saan u qosley farxiya weligeen uma qoslin

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 11 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد 💚

  • @nimcosalad2342
    @nimcosalad2342 11 หลายเดือนก่อน +1

    Edo ilahay haku barakeyo reerkagag

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 11 หลายเดือนก่อน +3

    Odayga hadalkagiba gubaya habo fahan😂 dulayste ilka badane waye wlhi kan ala hapo ku jecliyaa hadalkaga gunta tabanayaa ❤😂😊😊

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah fatxiyo waa gabar aqli badan ragi waxa sharafta ka qaday kan oo kale waa nacas caacla

  • @ashaguluf8787
    @ashaguluf8787 11 หลายเดือนก่อน

    Akhas caleeg waxan nolosha kadhacay meeshuuku sookoray baa waxaas ku dhaqma waawax bilaa rabaayad ah uf waa dhaadhaan kani

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 11 หลายเดือนก่อน +1

    Farxiya masha Allh raliyo❤️🌹👍

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 11 หลายเดือนก่อน +3

    Fatxiyow dulayste iga soo karbaash rubtii waa na cebeyeen😂

  • @daganqaalimohamed
    @daganqaalimohamed 11 หลายเดือนก่อน

    Waa runta abayo Nin kan Waa walan yahay Whli abaayo Farxiyo. I love you bbe❤❤❤❤❤❤

  • @AninaHareed
    @AninaHareed 10 หลายเดือนก่อน

    Absolute masala that's beautiful

  • @hanaahmed8557
    @hanaahmed8557 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤️

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 11 หลายเดือนก่อน +4

    Asc walaashey salaan sare guuleyso ilaahey ha ku xafido kaas waa homeless waana dadka hada qurbaha ku cusub waa daawadey sanad ka hore isagoo koofur afrika jooga waa duli waxaan u maleynayaa inay gabar iska saartay walaashey nin naag ama garbar ceyneya aragtid waa nin dhintay oo duli ah waxaan u maleynayaa qeybta qaraarka 😂😂😂😂😂😂

  • @suleekho232
    @suleekho232 11 หลายเดือนก่อน +1

    Don't forget your sunscreen. It is more important than anything else.

    • @Zakplaysfooty
      @Zakplaysfooty 11 หลายเดือนก่อน +1

      Actually it can cause skin cancer

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 11 หลายเดือนก่อน

      You're right this is from a simple search "Substances like oxybenzone and octinoxate, widely used in store-bought sunscreens, have been linked to an elevated risk of skin cancer."

  • @amalomar3138
    @amalomar3138 11 หลายเดือนก่อน

    Ilhy farxada haku siyaado habo ilmiriqlayaasha ishooda alle hakaa hayo gacalo Love u❤❤❤❤

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dulayste guurkisu wa nolol ciila👌

  • @jibrilabokar9274
    @jibrilabokar9274 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka xun idinkaa buun buu biya oo Chance ka siiya waxanoo kale lama qiimeeyo dislike baa lagu qabtaa markaad soo qaadataan inuu isla quman yahuu u arkayaa

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mid walba oo duli ah marka lasoo naco.Ayuu cay caac la soo fadhiista.

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 11 หลายเดือนก่อน

    You’re the best Fathia so please stop Somali guys don’t even comprehend what you’re talking about but I wish the get the points. Thank you lovely

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim9014 11 หลายเดือนก่อน +2

    Candhufta la is waydarsanaya😂😂😂😂

  • @Anisa-coco
    @Anisa-coco 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fatxiyaay mcnto wallahi wan sugaayey inad kaso hadasho duleestahas fosha xun ee inkaartu ku dhacdey😅😅

  • @aishasharif2359
    @aishasharif2359 11 หลายเดือนก่อน +1

    Duleyste😂😂😂😂😂Dumarkii Somalie waytageen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 หลายเดือนก่อน +1

    Faarax isagoo foolxumo badan oo rifan ayuu rabaa gabdh dhalo u eeg yaahu

  • @kaltoumibrahimhussein3583
    @kaltoumibrahimhussein3583 11 หลายเดือนก่อน

    Fathia you make happy everyday

  • @falisabdi9492
    @falisabdi9492 11 หลายเดือนก่อน

    12:00

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waad iga qoslisay wlhi😂 ma adinkaa wax fura dheh 😂😂astaqfirullah you are right intey isku mashquuli lahaayen bey naaagihi kumashquuleen ayago iska maahinayo xanuunkoda

  • @AdilAli-uy7nr
    @AdilAli-uy7nr 11 หลายเดือนก่อน

    Fatxiyaay sister xageen labeen taan quruxda badan kadal badaa❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dulayste qooqay 🤮garoob waa dahab nabigeena scw❤ayaa u duceeyay

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 11 หลายเดือนก่อน

    Tell them darling tell them💕❤️

  • @ubah565
    @ubah565 11 หลายเดือนก่อน

    Tell them queen fathia💫💫💫💜.

  • @Fardawsa-kp1nk
    @Fardawsa-kp1nk 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 11 หลายเดือนก่อน

    Farxiya qaaxo wayn l loved ❤❤❤❤❤❤

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you fathiya

  • @farhiyamohamed1243
    @farhiyamohamed1243 11 หลายเดือนก่อน

    Reer kulbeyr qabasada odagaa walan oo afka jaqafa leh🌹

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 11 หลายเดือนก่อน

    Adigu dadka xun intaad soo qasdatto bad ragga Somaaliyeed u gaffee?
    Yaku yiri ummadda ha kale waa perfect!

  • @nuromohammud8808
    @nuromohammud8808 11 หลายเดือนก่อน

    Acuudu Billahi waa waxa waalan

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allh iskuwara 😊

  • @Qaali12
    @Qaali12 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan wuxu u’egyahay mid Ay gabadh ka ashtakonaysay oo Ay soo cayrisay marki dambe, inti video gas aragtay ayaa daremi donta 😮😅

  • @boqoratnaftedad
    @boqoratnaftedad 11 หลายเดือนก่อน

    You deserver alla love
    mansha allaha alle ha idin barakeyo🫅❤️🌹

  • @nasrohassan5795
    @nasrohassan5795 11 หลายเดือนก่อน

    @fathiya cabsiye😂This Man Asagaa Public Ka Sheegay Naag Baa Keentay Maraykan Markuu Is Waalayna Sharcigii Ka Qaadatay Dabeetana U Musaafurisay Canada Asagoon Kab Dacas Ah Wadanin He Was A Homeless In Your Country😂😂Marka Aaad Buu Caraysanyahy😂You Gave Him Befitting Reply🙏🙏🙏🙏

  • @oudbofouad7585
    @oudbofouad7585 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤ maschallah ,🎉🎉🎉

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 11 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygani canada buu joogaa muxuu ogyahay inaad ka hadasho wax weeyn u ah fathia yaay😂

  • @CabdidahiyeDahiye
    @CabdidahiyeDahiye 11 หลายเดือนก่อน

    Me iam dutch guy habo waad ku mahadsan tahay walahi heestaa

  • @rodaabdulahi9366
    @rodaabdulahi9366 11 หลายเดือนก่อน

    Todoba ayay ahayaan caruurtii rasuulkeena salalahu cayhiwasalam afar hablood iyo sadax wiil

  • @nagadaali545
    @nagadaali545 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha tabarakallah 😅😅😅😀😀😀😍

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 11 หลายเดือนก่อน

    Fatxiya ma maqashay islaanta taajiradda Americanka ee 70 jirka duleystayaasha guur ka wada dalbadeen bal tiktok ka raadi original videoga anigu waxaan ka arkay Zaki bin Xaaji channelkiisa. Ceeb ba dhacday 😂 😂

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 11 หลายเดือนก่อน +1

    I love you you are so funny ❤

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 11 หลายเดือนก่อน +2

    28:43 😢😢😢😢 walidkay baa iqasbay nolol aanan ku faraxsanayn markan ku kacana aakhiraa lagu cadabaya ninkaa sida uu yahay kama sheekayn karo malaaigtii baa ku nacladaysa ilahay ban faraj ka sugayaa

    • @muna6298
      @muna6298 11 หลายเดือนก่อน

      Ax wll qaali alle haku sahlo dhibkas wa lasowada maray😢

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 11 หลายเดือนก่อน

      😢sorry allaha faraj qeyr qaba Haku sahlo

  • @falisabdi9492
    @falisabdi9492 11 หลายเดือนก่อน

    , 12:23

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wayo marwalba alabtoda gacanta ayeykuwatan 40 hadugaro waabilaash

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 11 หลายเดือนก่อน

    video aan Instagram kaaga so direy hbo soo eeg oo ka soo hadal duleyste gabadhiisi oo foolanaysa duubaya

  • @raha8485
    @raha8485 11 หลายเดือนก่อน +1

    wixii wax qabi kara ayaa wax furi kara marka ayagaa la furi.

  • @ifrahmohamud4895
    @ifrahmohamud4895 11 หลายเดือนก่อน

    Hbo kan waa 60 jir nolosha ka dhacay oo single ah marka qaraar ayaa hayo

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 10 หลายเดือนก่อน

    Culeyska duleyste lagawada daal, wuxuu doono haku cabaado, laguma rabo ku dhe.

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 11 หลายเดือนก่อน +1

    NINKASTOO 100 ILKO LEH OO ILKO XUN WAA HADAL XUNYAHAY SIDA DULIGAAN OO KALE GO FIXED YOUR ILKO

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waa la yaqaan noocan qoyan baa soo ciishay. Kuye haddaan guursanayo inanyar oo aan yes sir mooyee erey kale afkeeda ka soo bixin baan guursanayaa😂waa narcissistic plus borderline personality disorder. Wuxuu gumeystuu rabaa bax dheh aabahaa w*see

  • @Aash179
    @Aash179 11 หลายเดือนก่อน

    Fathiyaaay xaliye oo taagan ma aragtay waa 1 mitir subxanallaah wuxu dumarka u caayoo soo wa nin cuqdad qaba

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk waalakibrey❤❤❤❤❤❤❤❤ Farxiya fariid

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo xagaa kahela

  • @nimcosalad2342
    @nimcosalad2342 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhh cadayga intas la Ogow

  • @hormarbuuxa7601
    @hormarbuuxa7601 11 หลายเดือนก่อน

    Dhilay weeyi dulayste marki la dhafu ooya qaar badana wanu furnay oo dulaystayala😂😂

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 11 หลายเดือนก่อน

    Naag baaka tagatay markii laguursaday ayuu Caye miciin ka
    Dhigtay wadtahay
    Agagas
    Agnan
    Agtilay
    Intinuur
    Aaraaf
    Udacun
    Madiqode

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 10 หลายเดือนก่อน

    Waxa kalaba yeelkoode nin kan waaba kaa qurxan yahay afxumana iskala mid baad tihiin maxaad noosheegin

  • @raha8485
    @raha8485 11 หลายเดือนก่อน +1

    aragxumo iyo afxumuu isku darsaday aqas waaba wiswis weji leh yaahuu.

  • @6aaaaaaario4
    @6aaaaaaario4 10 หลายเดือนก่อน

    Alarun badana Fadxiya naga celi odeyga ciilan uf

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 11 หลายเดือนก่อน

    Interagir dauunkal e. Horumr. Kashaqynayaaan. Iyagu nag iyodabadeeda. Aykashqeyan. Faiidokale. Male. Balwxulso shirtagaydy

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 11 หลายเดือนก่อน

    Fatxiya ummaddenna maaha ku teh ilko badane😂😂😂

  • @AwesomeExperiencez
    @AwesomeExperiencez 11 หลายเดือนก่อน

    Hahaaaa waa run anaga wax aragnay 😅😅😅😅😅

  • @nimam7846
    @nimam7846 11 หลายเดือนก่อน +1

    ilka badane caqli doqon gabadh garob ah ba diidey nacaska

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkk boqol ilkoole qaraar baahaya garoob baa kudaadsaty