Muuse Biixi Oo Cirro Kaga Guulaystay Sumcad Wayn iyo Dhaxalka uu Kaga Tagay Xilka Oo La Qiray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 11 วันที่ผ่านมา +5

    Shaqo iskumalah labadaa Nin muuse biixi ayaa ah siyaasi bisiL, maanta wuxuu muujiyey muuse bisayl siyaasadeed

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 11 วันที่ผ่านมา +1

    Hadduu ka dhabeeyo muse walle geesi. ciro na waxa laga sugaya wax qabad wanaagsan iyo daacadnimo dalka iyo dadka ba ilaahay na wax ummadda ku faraxdo oo khayr ayaano waydisanayna .

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 11 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah nin ragga dheh ❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉

  • @CabdiJabar-o1n
    @CabdiJabar-o1n 11 วันที่ผ่านมา +2

    Gonta iyo gobta ayaa kala baxa xiliga adag m.weyne hore muse biixi ayaa maanta gobonimo ku faanaya

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 11 วันที่ผ่านมา +1

    Muse waa Geesii Qaraan,

  • @lit7189
    @lit7189 11 วันที่ผ่านมา +2

    Beebad shegayas muse waa geesiga gaa afarca iyo adunakaba

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 11 วันที่ผ่านมา +2

    Waar hays barbar dhigin kanuise ahi.waa geesi qaran.muuse.halyay

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 11 วันที่ผ่านมา +1

    Wali ba xiliga ciro waxa u samayeya markii laga helay mudahardyo waweyin oo sababay dhimasho iyo dhawacyo oo week socday inta ugu dar

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 11 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 10 วันที่ผ่านมา

    Muuse waa loo wada quushuucay ka daa walaalo ha ka xumaynine😂😂😂

  • @sahraismail-dp2gx
    @sahraismail-dp2gx 11 วันที่ผ่านมา

    ❤😂😂

  • @aliismael585
    @aliismael585 11 วันที่ผ่านมา

    Waagas waa la dhacay 80 cod laga keenay gebiley waa la isku fahmay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 11 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 10 วันที่ผ่านมา

    CIro masha nina waxa gashadaye qaranka markii xasuuqii isaaqa Ruushkuu iska joogaye markii mushaharkii xamar ka goayana qoxootu noqodaye xaalkiisu waa Hilibayo ku cunaya ama ku ciideeye waa mooriyaan

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 10 วันที่ผ่านมา

    Muuse waa.mujaahida dalka iyo dadka lexejacolo kaleha una tanaasulaya jiritaanka qaranka Ogana wixii loosoo marayan een nafa iyo maala ba lagu waaye

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel 11 วันที่ผ่านมา +1

    MADAXWAYNE BIIXI
    WAAYO-ARAG MUDO-BADAN SOO JIRAY OO MADAXU BOOSAYSTAY,
    NINKII INAN RAG MAAMULI YAQAAN WAA KU MAAN-GARAN.
    GEESI SHACABKU CODCOODII SIIYEY OO LA KHIYAAMEEYEY,
    GEESI WAAYEY DAACAD LA SHAQAYSA.
    ( XIL-BAAA KAA WAREEGEEE
    NABSAAN XAYNKA U SUDHNAY
    IYAGAA GODOB XANBAARTEE
    QOFKII LIBINTA XAASIDA XAASHA E MA FIICNEE!!!!!!!
    ADIGU WAAJIB KAAGII GUDATAY OO LAGUMA EERSADO E
    KU HOYO NABAD MADAXWEYNE DAACAD AHAW!!!!!!!
    !!!!!!!

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 10 วันที่ผ่านมา

      MohamedGabgreil
      Maanshalaah gabay duca ah ayaad u tirisay ilahay ha kaa aqbalo

  • @AidDjamaabwaan
    @AidDjamaabwaan 11 วันที่ผ่านมา

    Waa
    Mean
    Grab
    Ciiro

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM 11 วันที่ผ่านมา

    GOB IYO GUUN AYAA IS HESHEY

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 10 วันที่ผ่านมา

    Alleh ka baqo madaxwayne muuse biixi ma soomaaliland darteed ayaad been ugu sheegaysaa marnaba wuxuu ogollaa muuse biixi in laga guulaysty xisbiga kulmiye sharaf illahay u dhaliyay madaxwayne muslim ah oo dalka bulsho ahaana iskugu xigtaa ayaad siinaysaa sharafiisii nin gaal ah

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 10 วันที่ผ่านมา

    War 2 nin isku kati maha wayo wa miskiin in uu isaka be koogo hurigiis nin subeer awal geesi

  • @AhmedIbrahim-kd3gt
    @AhmedIbrahim-kd3gt 10 วันที่ผ่านมา

    Muxu sameenlaha oo kale 64% aya laga guuleyste? Daal iyo dunyaba muxuu ka tagay? U kuu qasbana inu sida u haadlo oo u dadka ka dhuunto saxane daan baa ugu jiirta. Mee dalkii iyo dadki saxiib? Mee xududi dalku? Ma Oog baa? Away cidaanki qarankaan iyo sanadiisi? 😢😢😢

  • @KAFARAH1
    @KAFARAH1 11 วันที่ผ่านมา +1

    Boogaha aad qodayso qudhun ayaad ugu dhacaysaa
    Hadalkaaga u meelday
    Dad ayaad tusaale u tahay

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 11 วันที่ผ่านมา

    Juuudan habalyo kama rabnee fiilada hasoo dhafo

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 10 วันที่ผ่านมา

      Faqash ka ahaaw faqash oodhan baa yaabtay Awel dagaal baa dhic bay is lahayde kkkkkkkkk

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 11 วันที่ผ่านมา

    Qofkaan ma nadhaafinesan mise meedka waan sooo jiidnaa

  • @abokorfaarax4241
    @abokorfaarax4241 11 วันที่ผ่านมา

    Beenaale benaale dhaly

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 11 วันที่ผ่านมา

      Yaab maxaa dhacay war hee waxase waa dhamaden ee ha fag farin wax lador dhafay mafogeeyanayo

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 10 วันที่ผ่านมา

      Obokor waxa labaxaqadaadwayn kuuma arimaha somaliland

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 10 วันที่ผ่านมา

      @@fadumahasan1080 taariikhdu ma dhamaato