Wa naxdin allahu aclam qatyadas ilaah aan udhafno yn lafara gelin ayado yar dhimaty 20 jir ah side naar ugeshy nabiga risaladisi maso gaarin diinti nbi ibrahim heysty😢😢😢
Waan jeclaan laheen inay jano galaan balse axaadiista ayaaba sheegtay in aanay ehlu jano ahayn alle islaamnimo ha inagu dilo aamiin. Arin xadiis ku cad yahay in dood la galiyo maaha.
Xadiis ku cad sownagan hayna oo nabiga laga warinayo inay naar ku jiraan siiba nabiga aabihii warka nabiga halkaan ka marnaa mise warka daa'ifo ama firqo sheegtay ayaa Kula wayn oo warka nabiga oo xadiiska ah maba kuu muuqdo???
ولو أنا أهلكناهم بعذاب من قبله لقالوا ربنا لولا أرسلت إلينا رسولا فنتبع أياتك من قبل أن نذل ونخزى. ممالاخلاف فيه أن أبوي الرسول صلى الله عليه وسلم ، فى الجنة لانهم من أهل الفترة ولم يبعث إليهم رسولا فلاتغتروا بأقوال أهل البعدع أبعدهم الله تعلى.
@@mrprince7062 Sida aad ugu jawaabtey ayaaba Jahlinimo iyo Aqlaaq xumo lagu tilmaami karaa wll adigoo raali ah, kama wanaagsaneynoo in aad u sharaxdo oo ka jaahil bixiso si Akhlaaq ku jirto ileen Rasuulkeena suuban salalaahu caleyhi wasalim waxuu dhahay dadka iga gaarsiiya Aayadba ha ahaate بلغوا عني ولو آية Xadiis kale ayaa Rasuulkeena suuban salalaahu caleyhi wasalim dhahaayo hadalka wanaagsan waa sadaqo, كلمة الطيبة صدقة Qofkii qaldan Lama sii dudiyo ee ha dhuminin dadka diinta waa naseexo ee ma aha seef la boodnimo u tartiibi dadka akhii ama ukhtii.✋ magac la fahmaayo in aad rag tahay ama dumar meesha ku qoro🤣 hadalkeyga hadii xanaf lahaadana ka raali noqo.👍
وما كنا معذبين حتي نبعث رسولا
Aabaha iyo Hooyada Nabiga waa Ehel jano.
Wa naxdin allahu aclam qatyadas ilaah aan udhafno yn lafara gelin ayado yar dhimaty 20 jir ah side naar ugeshy nabiga risaladisi maso gaarin diinti nbi ibrahim heysty😢😢😢
Diimihu waa idku mid tawxiidka ayey ku wada baaqayeen diimihu ha u qaadan inay kala duwanaayeen diintii nabi ibraahim iyo tan nabi muxamed.
اسنعفرالله العظيم الذي لا إ له الا هو الحي القيوم وأتوب إليه ❤
Waan jeclaan laheen inay jano galaan balse axaadiista ayaaba sheegtay in aanay ehlu jano ahayn alle islaamnimo ha inagu dilo aamiin.
Arin xadiis ku cad yahay in dood la galiyo maaha.
Cheikh shaydan
❤❤❤❤❤
الله اكبر
Kaddaab waa kaddaabe alle ka furtay oo jaahila indha adag
Nususta haku ciyaarin jaahil yahaw
Hadaad inyaro caqli iyo cilmi leedahay
Aayadasad fahmi lahyd وما كنّا معذّبين حتى نبعثَ رسولاً
Ehlu sunnuhu al ashaacira waxay qabaan inay dhamaan ehlu fatruhu oo dhan badbaadayan
Nebiga scw hooyadi iyo aabihi waa ehlu janno insha allah waana naajiyin
Xadiis ku cad sownagan hayna oo nabiga laga warinayo inay naar ku jiraan siiba nabiga aabihii warka nabiga halkaan ka marnaa mise warka daa'ifo ama firqo sheegtay ayaa Kula wayn oo warka nabiga oo xadiiska ah maba kuu muuqdo???
Xasaan yaahuu war kaaga +
Haddii soo dirista Rasuulka ay ka horreeyeen siday wax u jiraan.
OO HADDAAN DIINBA SOO GAADHINGBA SIDEE NABIGA SCW WAALIDKII UGU SHARIIK YEELEEN ALLAH ,MIDA KALE ALLAAH MAANU DHIHIN ,DADKA MA CADAABO HADAANU RASUUL USOO DIRIN,SHEIKHOW WAA NAXDIN ,
الله أعلم 😢😢😢😢😢😢😢
War kani waa jaahil waxba haka dhegeysanina
ولو أنا أهلكناهم بعذاب من قبله لقالوا ربنا لولا أرسلت إلينا رسولا فنتبع أياتك من قبل أن نذل ونخزى.
ممالاخلاف فيه أن أبوي الرسول صلى الله عليه وسلم ، فى الجنة لانهم من أهل الفترة ولم يبعث إليهم رسولا فلاتغتروا بأقوال أهل البعدع أبعدهم الله تعلى.
ASC WALAAL WARKA SHEKHU WAA SAX ARINKA NABIGAA SHEEGEY CSW MEELODHAFO MALAHAN 2 NABI MAHAMED NNKH INTAAN LASOO SAARIN DADKA KU DHAQNAA KHALIIJAL CARAB AMA QUREESHTII REER MAKKO WAXAY XARAMKA DHEXDIISA DHIGTEEN 360 SANAM OO AY CAABUDI JIREEN OO QABIILADA DHULKAA DEGEN BAA KALA LAHAA 3 MARKAA NINKII SANAMADAASI CAABUDI JIRAY RAG IYO DUMARBA WAA MUSHRIG 4 GAAL IYO MUSHRIGNA DAKHALA NAA ILAAHAY HANAGA KORIYEE 5 HALKAASI DOOD KAMA FURA 6 NIN WALBOW NAFTAA NABIYOW UMADAA NNKH WABILAAHI TOOWFIIQ
Sabatu Hoyadi Intaan rasuul laga dhiigin Ayy dhimatay Diinti Horana way Haysatay maxa Qaladan
Hdana ayado yar dhimaty 20 jir 18
Wlhi ilaaha og Anna waa yaabey
Nabiga awoowgi muxu ku dhintay tolow
Nabaga Hoyadi Gaalaba😂 maynan Aheyn e ninku miyu walan yahay
Diinta baro.. Jaahilnimada waa cudur saraadanka iyo kansarka ka xun!
@@mrprince7062well said bro❤
@@mrprince7062
Sida aad ugu jawaabtey ayaaba Jahlinimo iyo Aqlaaq xumo lagu tilmaami karaa wll adigoo raali ah, kama wanaagsaneynoo in aad u sharaxdo oo ka jaahil bixiso si Akhlaaq ku jirto ileen Rasuulkeena suuban salalaahu caleyhi wasalim waxuu dhahay dadka iga gaarsiiya Aayadba ha ahaate
بلغوا عني ولو آية
Xadiis kale ayaa Rasuulkeena suuban salalaahu caleyhi wasalim dhahaayo hadalka wanaagsan waa sadaqo,
كلمة الطيبة صدقة
Qofkii qaldan Lama sii dudiyo ee ha dhuminin dadka diinta waa naseexo ee ma aha seef la boodnimo u tartiibi dadka akhii ama ukhtii.✋ magac la fahmaayo in aad rag tahay ama dumar meesha ku qoro🤣 hadalkeyga hadii xanaf lahaadana ka raali noqo.👍
War kuwaan maxaa nabiga dabadhigay walaahi kuwaan shia ayaa ka saxan
Jahligu dhibkaasu leyay wllhi shicad leday way saxan ty iyago nabiga cirdigisa hadh iyo haben cayaya asxaabta caayaya kula fududa hadalka afkaga kaso baxaya