CANADA Daaci Kirishtaan ah oo aad u amaanay Ardayda Muslimka ah ; Soomaalida iyo Dadka so Muslimay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sax waa run walee inanad meeyn sheegin❤️❤️🇸🇴☝️👍

  • @fartuunali4070
    @fartuunali4070 3 หลายเดือนก่อน +2

    Arimaha yaabka ah weeye, dadkeenee suu u badnaa maalaayacni iyo dacaayad ayeey hawl ka dhigteen, khayr Allah haku siiyo wax run ah ayaa nagu waanisay.

  • @AMElmi-oo3iz
    @AMElmi-oo3iz 3 หลายเดือนก่อน

    Shikran ustaad mustafa

  • @saidaSalah-q7g
    @saidaSalah-q7g 3 หลายเดือนก่อน

    I always appreciate your wacdy (speech)

  • @najiipahmad44
    @najiipahmad44 3 หลายเดือนก่อน +13

    Shiiqow gabdhaheena Uma rabno ajinbi muslin haduu yahay xitaa mxaa nagalay gabadhenaa mageeyo waa ajinabi 👍

    • @alishirwa1453
      @alishirwa1453 3 หลายเดือนก่อน

      *Adeer. Marki Marooko la aaday maxaad ku diideydeysaa in la guursado gabdhaheena.?*

    • @Manzuri94
      @Manzuri94 3 หลายเดือนก่อน

      Oo hadii aanay diinta islaamku diidayn adigu maxaad ugu diidi

    • @Lilyvlogs3.1
      @Lilyvlogs3.1 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaas qof kaa yeela majirto😂 she will be married by christian too nothing you can change on it.

    • @LatifaBintuomar
      @LatifaBintuomar 2 หลายเดือนก่อน

      Diinta islaamka aya kawayn wax walba

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน +6

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jazkallah

  • @shamissalaad2440
    @shamissalaad2440 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @z-1il
    @z-1il 3 หลายเดือนก่อน +1

    Very true brother

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 3 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay ha so hadeeyo Sheekh

  • @ZeinabIbrahim-v9i
    @ZeinabIbrahim-v9i 2 หลายเดือนก่อน

    Alaah hakubarAakeyo sheikh waa ruuntaa

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 หลายเดือนก่อน

    Masha'Allah sifiicanbaad Udhigtay Jasakallaah khyr, sheekh, well Said ❤💕👍

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah haku.xiiftiyo wallaal Amiin sheikh❤

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 หลายเดือนก่อน

    Haka hadhin kuwaas sheekh جزاك الله خيرا يا اختي العزيزة

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ina astur muslimiin oodhan 🤲🤲🤲☪️

  • @najmahassan6651
    @najmahassan6651 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlalo you are rite May Allah bless you .

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 3 หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 3 หลายเดือนก่อน

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 3 หลายเดือนก่อน

    Waa nasiibdaro wax somalidu samaynayso

  • @BarlinDhiblawe
    @BarlinDhiblawe 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Bro sax waaye warkada Allah Ku xafido Somalida kharkood mental waaye Allah so hanuuniyo 🤲

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa social media ceeb baa taalo nin naag is qabo Subxaana llaah

  • @ahmedmahdi88
    @ahmedmahdi88 3 หลายเดือนก่อน

    Thank yo bro.

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 หลายเดือนก่อน

    كل إبن أدم خطء وخير خطاون أتوابون

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa jazaakallaahu qeyr allaha kubarakeeyo

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 3 หลายเดือนก่อน

    Wa sax sheikhquna

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa walaalo

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 3 หลายเดือนก่อน +4

    Runti shacabka leh xusmaynta baniaadmiga wa shacabka muslimiinta
    Micnaha sadax sano jirka waxa loo geeya dugsi quraan wa (discipline)
    Wana dhaqan islaamka leeyahay

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 หลายเดือนก่อน

    Fadlan adigoo raalliya Noo soo gudbi Doodda dhex martay ardayga iyo Macallinkiisa waliba iyadoo dhamaystiran.
    Ma ahayn inaad ka tagto soo gudbinta doodaas ku kalliftay daaciga kiristankaa inuu Ammaano Diinta islaamkaa iyo Ardaygaas muslimkaa.
    Mahadsanid.

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh arintaa inbadan ayay dhacday gabdhaheenuna haka diktoonaadaan ajaanibta gaar ahaan madowga waa wax aan goob joog u ahaa

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runta ayagu ha isa saxaano meeqa oo hadana meeqa rag somali ah oo dhibaato ù gaystay badi waxaa òlolahan wadaa waa raga runtii waa wax laga naxo tiisa daryeela tukale ku ďara ,maya walalkay diin kama ahan ee waa midab takoor ayagiiba qabiilku diinta ka hormariya dàlkeenina aan uga noqon la,anahay ha joojiyaano xag xagshada 😢😢😢

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 3 หลายเดือนก่อน +3

    Falastine Golaysda insha Allah 😢

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 3 หลายเดือนก่อน

    Aad oo weyn brother

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runta arinta

  • @LuulLuulmohamed
    @LuulLuulmohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Ma Somali Buu umuslimey maxuu Muslim kale uguursan waayey naagaha raqiiskaa ayey arkeen reer gafuur weyne

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    Awalba Muslim iyo kirishtan isku mid maaheyn

  • @fardosamuuse4091
    @fardosamuuse4091 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Mustafow anigaa qaba yaan diinta la inuugu soo gaban ka taxadara oo Anna godkaas ku dhacay nin soomaaliyaana diinta igu dulmiyaya

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwo badan oo nagu dhex jiro ayaa gaalo ah.

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey markaad guursanaysaa kafiirsada guurkiina inta taladu gacantiina kujirto

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalkey mustafa I approve this message walaahi wan kuugu racsanahay. You know let me tell you one thing yesterday I was helping my 7yrs old girl and and almost 6 yrs old boy cashiir dugsi markaas ayuu Wilki yaraa wuxuu iweydiyey hooyo why 🌈 is in the sky doesn’t Allah not there why he let rainbow appear in the sky? And I was like that 🌈 is the original halaal and this community steal the sight of the halaal in order to brainwash young kids ok and he was like oooh!!! So walaahi only Almighty can protect us

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman4279 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh asalamu Aleykum please link hoos so dhig

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 หลายเดือนก่อน

    👍💯👏👏👏

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Maya

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh anaa kugu racsan ragii soomali in an baa gabdhaha xumeeyen oo carurtisi ka cararay

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 3 หลายเดือนก่อน

      Wiligin nin somali wax ka sheegtan abalkina heshen oo doro laydinku mehersanayo wa kuu ficantihin anagu daad raqisa ma geyno hada kadib

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 หลายเดือนก่อน

    Hadaad aragtid qof caayaya khamiiska gadhka ama caalaamadaha islaamka waa munaafaq ama gaalnimo ayuu qarsanayaa

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 3 หลายเดือนก่อน

    WCS Wrx Wbr Sheikhanaa

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 หลายเดือนก่อน

    Horta dumarkeena markay qurbaha soo aadeen iyagaaban joogin qiimihii ay soomaaliya ku lahaayeen! Nimanka soomuslimayana waa in marka hore la fiiriya sidii uu diinta u qaatay,la dersa qofnimadiisa,la baara qoyskiisa! Haduu soo muslimay ma yeelan karo isla markaaba dabeecadaha anbiyada.

  • @alishirwa1453
    @alishirwa1453 3 หลายเดือนก่อน

    *HADII MAROOKO LA AADAY MAXAA LAGU DIIDAYAA IN LA GUURSADO GABDHAHEENA*

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน

    Gabarta guur sata qof shisheye ah maha somali

  • @MohamoudJamaMohamed
    @MohamoudJamaMohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Dhaqanka oo lagukala duwanyahay waxaa ka imaan karo fikrado kala Duran taas ogaada

  • @laaska0014
    @laaska0014 3 หลายเดือนก่อน

    shiikhow waa kadhacsantahay nimankaan diinta ayay kuqaraabtaa inaad dadkii Arintan kanaxay oo ukacay inay waxkaqabtaan aad dhaleecaynayso waad kuqaldantahay imisa gabdhood baa ladhacay mise Adigaa kamida

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 หลายเดือนก่อน

    Wll Dadku isma saarnee maxaa Gabdhaheenii kuwa laleeyahay way soo muslimeen ku saliday please Gabdhaha Soomaaliyeedow Ragiina ku ekaada Ragowna Gabdhihiina ilaashada idinkoon ku gefayn Dadkale

  • @mushaanitv7675
    @mushaanitv7675 3 หลายเดือนก่อน

    Ragga somaaliya 2% ayaa xun dumarka dulmiya

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 3 หลายเดือนก่อน

    Nimanka somalidu ma ayaga gabadha wanaajiya no

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 3 หลายเดือนก่อน

      Maya ma wanajino orod doro halagu mehersado nimanka soamlida lacagta ka dhamaysen abalkina cuna

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337 3 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid sheikh musdhaf

  • @ceegsane
    @ceegsane 3 หลายเดือนก่อน

    qaraa guursaday niman cadaan ah iyo kirtaan ah

  • @XuseenXuseen-fz6qk
    @XuseenXuseen-fz6qk 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 3 หลายเดือนก่อน

    Ismalku ma u baneeyay in ay gabadhu guursato nin islam?

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 3 หลายเดือนก่อน

      Haa ninku muslim ah gabar muslimad wuu guursan karaa hadii gabadhu muslim tahayna nin muslim ah wey guursan kartaa

  • @Alleyesonrafah10
    @Alleyesonrafah10 3 หลายเดือนก่อน

    Sh ninkii gabdhaheena wax ku sameeya ilaahoow muu ahaado imamka masjidka waaa feeraynaaa qalad kasta ooo ay ayadu leedahay waaan cunaymaaa
    Wixii dhexdeena ah waaa dhexdeena

  • @wm9669
    @wm9669 3 หลายเดือนก่อน

    You are using other people picture !
    You are should fear Allah

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 3 หลายเดือนก่อน

    Ya ayuha ladina amanu idI ja akum fasiqun binabain fatabayanuu

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 หลายเดือนก่อน

    gabdhaheena uma rabno ajaanib sababta ah wiilasheenaa rabnaa iney gabdhaha no guursadaan

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 3 หลายเดือนก่อน +1

    ma'adigaa dadka wacdinaaya mise pastor wuxuu sheega ayas fasireysaa

  • @wabaxa
    @wabaxa 3 หลายเดือนก่อน

    ADIGA XADIISKA AKHROHAAYO WAX KHEER MAAD SHEGTA
    XADIISKA ADIGA AYUU KU QABANAYAA DULI FOQAL DULI
    E UMADA MUSLIMKA AH AFKA KALA BAX

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 3 หลายเดือนก่อน

    Hada hadalka YOU TUBE lacag ku bixisee. Waxa rabtid sheeg lacsgna shawayso

  • @thewariah
    @thewariah 3 หลายเดือนก่อน

    Ragu waxay kasoo horjeedan 10 xabo chicken ah gabadh somali ah lagu meheriyo