'' Beesha Habar jeclo dagaalka laascanood Waxa ay kala Mid Tahay Beelaha Somaliland ''

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 71

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 ปีที่แล้ว

    maasha allah beelweynta habarjeclo rag hiil iyo hooba leh oo allah cudud iyo maalba siiyey kii ka xumow ciil u dhimo❤

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂 habar jeclo futada isku xejiya idinkaa isasoo waal waalayey kuna dhamaaday markaad jilicdeen waxba ha calaacalina sifiican ayaa laydiin xasuuqayaa

    • @ummhudayfa2227
      @ummhudayfa2227 ปีที่แล้ว +1

      Miiskiin waar calaacal ma jiree habarjeclo waa diyaar wlhyi hadii talabo losoqdo ee dadka wada deega iinta wax kabadaan hawso jiidina cidwalba waay ku jabiy

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 ปีที่แล้ว +3

    Dad badanbu dhibaya magaca hj 😂😂😂

  • @fj1914
    @fj1914 ปีที่แล้ว +7

    Habar Jeclo Way Jabtay Muse bixi istacmaali Sida condom Ka 1,000 ragooda Ku dintay Dagaalka Lascanood 😂😂😂🇸🇴

    • @maxamedcawil-dd4zb
      @maxamedcawil-dd4zb ปีที่แล้ว +1

      habar jeclo war uma haye lkn hadaano nahay maxamed abokor waxana naga dhintey 20 nin oo kaliya oo kale ah 8 solomadaw iyo faarax cabddile 10(7 axmed faarax iyo 3 daahir faarax) 1 yeesif iyo 1 aadan madoobe total 20

    • @aidenhassan5116
      @aidenhassan5116 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcawil-dd4zb inadeer maxaad uga jawabaysa reerkan wa riyo ku nool waa loo daya hurdada ee mar waxay laso taagan yihiin waad na xasuuqdeen marna 1000 baanu idinka dilnay waa nooc waalida kamid ah

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 ปีที่แล้ว

      Huwanta Habar Xabuusheed waxey is lahaayeen Habar Awal baa wax idinka celinaysa

  • @somaliboyofficial6735
    @somaliboyofficial6735 ปีที่แล้ว +4

    HADALKIINU WAA SAAMBUUS LAGA EEDAAMAY WAA MARKAAD ARAGTEEN INUU MUUSE IDINKA DHACAY GUSJECLO FAMILY😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ummhudayfa2227
      @ummhudayfa2227 ปีที่แล้ว

      Tuugyahw wasakhii waxad sheegayso mala ada jecele ka bax meesha cadawga somaliland baax warya akha

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 ปีที่แล้ว

      waa markay arkeen in Muuse jabay bay nabad ka hadlayaan balse Darawiish baa ku soo wajahan Caynabo waa celis

  • @mahamoudali
    @mahamoudali ปีที่แล้ว +1

    Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa Allaahummaxfid ahlanaa wa.amwaalunaa wabilaadunaa min jamiicil aafaati wal.amraadi wabelaaya wasabit aqdaamanaa wansurnaa calal qowmil kaafiriina walmunaafiqiina walmushrikiin Allaahumma aamiin

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว +1

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤.

  • @xafsacabdiraxman753
    @xafsacabdiraxman753 ปีที่แล้ว +2

    Habar. Jeclo. Way. Isku. Duubantahay. Maasha. Alaah. Ilaahay. Haydin. Daayo

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 ปีที่แล้ว

      Reer dood yay yihiin shixisaxaaqa kumajiraane

    • @mahamedjamaahmed6405
      @mahamedjamaahmed6405 ปีที่แล้ว

      Waa dad Allah abuurey oo kugula nool Dulkaa Ilaahay...
      Waana Dad wanagsan oo Reer Sheikh Isaxaaq dheef iyo Dhibta ba la qeybsada..... Magtaa lagu Walaalo baa..... Dhiiga ninka kuu shuba ee xabada isaga kaa dhiga miyuuna Walaal ka Ahayn inadeer qaali

    • @silentguy3233
      @silentguy3233 ปีที่แล้ว +2

      ​@@nuraqallib9103Cali siciid gaaljecel iyo muumin cismaan lagaranwa halkey kaso galaan bu kaso gala

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 ปีที่แล้ว +1

      hhhh malaha dadka ayaanad kala aqoone cali siciid waa beel ka mid ah beesha habaryoonis waa tan ee sifiican u fahan
      1: cali siciid (siciid garxajis)
      2: muumin cismaan( muumin cismaan xildiid)
      marka hore in aad dadka aqoon u yeelato ayaa fiican inta aanad ka waramin wax aanad aqoon u lahayn

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 ปีที่แล้ว

      @@silentguy3233 waxba qiil hawraadin reerdood isaaq ma aha hj waa xamaamo urursato 5 reer oon waxba isu ahan oo hadana is sheeganaya waxaa kala tihiin ibraahim shexisaxaaq muuse shexisaxaaq maxamad shexisaxaaq iyo toljecle waxaa tihiin reero siman

  • @Mideye157
    @Mideye157 ปีที่แล้ว +2

    Nimanka wa weyn wax maclo leh May sheegin
    Sool in ay qabil ahan uga dagalamayan wa xaqiq. Waa na la isugu iman

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 ปีที่แล้ว

    Salaadiini ha idinka saarto ALLAAH hortiisa waa la idin waydiiniye

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 ปีที่แล้ว

    Habar jeclo iyo dhulbahanta waa is ogyihiin aynu dhawrno waayaha

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 ปีที่แล้ว +3

    yaaidinka iibsanaya cali harti baa,baqtigiina kadhergey.hhhhhhhhh.guul ssc.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂!! BIIRSATO😂!! HABAR XABUUSHEED DHAHA 😂!! HABARJECLO😂WAA WAXYAR, WELIGEED😂MEEL ISMA SOO TAAGTO!! ILAA AY DABADA KUWADATO😂SANBUUR😂CIBRAAN😂REERDOOD😂OO AAN IIDOOR 😂MEELNA 😂KASOO GALIN😂HAHHHHHHHA!!!! YAAHUU!! GARXAJIS 👍💪💓💖WAADADKA IIDOOR 😂UGU BADAN(MASHA’LLAH)🤲❤️💓💖WELIGOOD 😂ururis😂iyo BIIRSATO😂DABADA KUMA WATAAN!! IYAGAABA ITOOBIYA ILAA MAYDH IYO XIIS🎉IYO OOG🎉DEGAN🎉QAARBA, DHULBAHANTE 🎊 BOOCAME🎉LADEGA🎉!! SHARAF 🎊💖iyo KARAAMO🎉AYAA LAYSKU DHEER YAHAY🎉ADUUNKA 🎉AAKHIRONA CAMAL SAALIXA💖❤️🙏💖💓💓💖

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 ปีที่แล้ว

      Adiga kuway kufsadeen ee weligoodba gumeysan jireen ayaad tahay marka iska ooy

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      @@gorgor3062 😂😂!! HABERJILEY!! YEY GUMAYSATEY?? EESH IYO UFF!! YEY YIHIINA HORTA!?? VIVA♥️💕GARXAJIS♥️💓🙏💕♥️🎠✨Dad💓♥️💖RAG💕💓♥️RAG DHALAY💪💖💓💓♥️♥️💕💕CUDUDA HABARYONIS💪💓♥️NIMAAN💪♥️aheynbaa , CIILQABA!!!

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 ปีที่แล้ว

      @@shukri114mohammed2 darood jabay oo qabiil aanu ahyn sheeganaya itaalkiini sidan ayuu noqday 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      @@gorgor3062 😂😂!! HAYAAAY!! WAABAD ISKU CADEYSEY!!!! ADIGAA SHUNSHUUR I MEEL AANAD ISKA SOO GELIN U YEEDHAY! Hahaaa!! HOOLEEY IYO SUULEY!! DAGABO GOONEEY😂😂😂!! WAA LAJABAY!! SANADKII IIDOORKU JABAY!! DAGAALKANA , JAARSO, CIISE, GUDABIRSI, MADIGAAN, AKISHE!!! ayaa kuugu jiraa, !!😂😂!! DAAROOD 💪🎊💓💕waa DIAMOND 💎🔷♦️💕💕💪🎠DARAWISHTA💖🙏♥️💕💕💖iyo HIART💓🎊♥️💕waa walaalo💪💓♥️waa GARXAJIS💓♥️💕oo kale!! IIDOOR, SANADKAN ILAA JABUUTI HUB IYO CIIDAN ILAA JARSO!! Waar isku QAJIL!! EESH IYO AKHAS!!

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 ปีที่แล้ว +1

    War waxasi majiran ee idinka aya xaabada Muse ahaye ordo iska ceeliya raaga

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 ปีที่แล้ว +2

    Bal iminka maxay noo sheegeen! Bal dadka hoggaanka noo ah eega! Dagaalkan HJ lagu shaanbadeeyey miyey si fiican uga hadlaan

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂!! REERKAN😂QALABADAA DUNTAY😂DHULBAHANTE 😂AYAANA DUMIYEY😂!! H/JECLO😂WAA BIIRSATO😂ASAL MADOORSHE😂WAA DAD AAD UYAR😂MUUSE IYO MAXAMED😂SAMANE😂OO LABA MIDHA😂HAHHHHHA!! ILAA AY CIBRAAN😂SANBUUR😂REERDOOD😂DABADA KASOO GASHO😂MEEL MASOO ISTAAGTO😂!! CUQDAD😂YARAAN😂AY KAQABTO😂HAHHHHHHA!! XINIINYO 💪🎠💖💓ayaa 🎉SANADKA LAYSKU DHAAAFAY🎉💖💓🙏DHULBAHANTE 🎠💪KELIGII AYUU KA🎉ADKAADAY🎉SILICLAND 😂IYO WAXAY DABADA KUWADATEY😂HAHHHHHA!! 32 SANO!! 15 minute😂LAGAGA soo saaray🎉XUDUN🎉TALEEX🎠TUKARAQ 💪iyo 🎉GOBOLKII SOOL🎠💪💪💖💕💕💕(MASHA’LLAH)CADAWGIINU HAJABO🤲GUULEYSTA (IN SHAA ALLAH)🤲🤲

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +2

      waa markay hubsadeen in Muuse iyo Taani jabeen

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      @@moegreenback6854 🤣!! Hahhhhhhhhha!😂😂so true👍

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 haddaad xaqiiqsateen inaad aflibaax gasheen waar caacda yareeya lama mid tihin beelaha kale ee futada muuse biixi haydin qaado.

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 ปีที่แล้ว +1

      Waa sidas

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +1

      iyagaana dhimashada kaga badan Habar Awal faduul baa u gaysey iyo kibir colaada jaarka

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 ปีที่แล้ว +1

    May Habar Jeclo uun iska yiraahdaan! Ma cid aan ku qanacsanayn ayaa jirta. Hadday taasi jirto ha iskaga baxaan

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare776 ปีที่แล้ว +1

    Saaxil sanaag togdheer sool itoobiya hiiraan jig jiga cadan alaska new york iyo meel kasta oo aad xusuusataba 😂😂😂
    Alla Habar jeclo dhul weynaa qoomiyadda aduunka ugu dhulka ballaadhan

    • @fay5183
      @fay5183 ปีที่แล้ว

      Magaadaa idinka dad iyo dhulba badan.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +1

    huwanta habar xabuusheed markii ay ku jabeen tageerada dagaalka Muuse uqiinsadeena in Dhulbahnate soo jiidhayo ayey nabad ku baaqeen 7 bilood ka dib dacawo tactics

  • @Mohamedahmed-ko2kh
    @Mohamedahmed-ko2kh ปีที่แล้ว +1

    HADAY RUN INAGA TAY CIIDANKIINA KA SARA LAS CANOOD

  • @use_996
    @use_996 ปีที่แล้ว +1

    Jamaahirta ssc waxan ugu baaqaya rerka habar jclo in wajibkoda la mariyo

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 ปีที่แล้ว +2

    MUJAAHIDIINTI H JECLO EE CASEEYEY
    DAAROOD RAG RAGA

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi ปีที่แล้ว

    Ku simaha Sulfaanka Guud, Muuse Cali Xirsi ( Buur dhaab ) 🙏👋👋👋

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 ปีที่แล้ว +1

    Waa kuwaa ciyaalkii isaaq shegan jiray waliba kuwii ciilqabayasha ahaa habarjeclo wllahi ciilqabayal ayad tihiin rag go.aan leh oo waliba garta iyaga khuseeya oo ay ku diidayan dulmiga ilaa hada ma xaq hadlayan wxani mxy ahayeen

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 ปีที่แล้ว

    Waxaad kala mid tahay dagaalka beesha habarawal faduul ayaana kuu geysay beesha dhulbahante munaafiqiin yahay.

  • @shfaxaanciise1954
    @shfaxaanciise1954 ปีที่แล้ว +1

    كل مقال لها مقال

    • @salehelmi7930
      @salehelmi7930 ปีที่แล้ว

      Sheekh wa ku salaamay ...
      ( لكل مقام مقال ) ✔
      Mahadsanid

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabarikalaah isaaq midooba cadawooginu waa badanyihin illaaahay ku wii wada jira hanaga dhigo from from America salaan sare cuqaasha ❤❤

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 ปีที่แล้ว

    Afarta kumaan qacnin

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 ปีที่แล้ว

    Muu HJ iska yidhaahdo

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 ปีที่แล้ว +2

    Uuuuu aaaa markad isaso waalayseen maxa idinka soo horeeyay. Anaga isaaq ah dabkana idinka aya raadsaday la dabasha

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 ปีที่แล้ว

    Waxa kasta waxaa ka watan qaranka sonalind

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 ปีที่แล้ว

    Hj waa beelo sida reeraha kale beel ma ah garxajis waa beel maasha allaah

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 ปีที่แล้ว

      meel kasta mudaharaad ayaad la taagantihiin adeer hj maanta lama baranayo ee alle ishiina hanagu duwo🖕

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 ปีที่แล้ว

      @@cumardayr7446 ishu maxaytahay?garxajis waa reer kaa balaadhan oo alle kaa badiyay 5reer oo huwana oon waxba isu ahan maaha oon kamaarmin reero kale maaha maxaa lagaa ilan

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 ปีที่แล้ว

    Waxakasta waxaa kawayan qaranka somalind

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว

    Bal odayadan eega mid dagaal u socdaa majiro caruurtoodana uma diraan dadkale caruurtooda ayay dabka udirayaan waar cimaamad ayaad u qaadateen inaad caruur soomaaliyeed isku dhamaysaan ee illaahiina kabaqa laascaanood dhulbahante ayaa dagan ayagaaana joogee

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h ปีที่แล้ว

    Dhulbahante waa idiin diyaar dagaal

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 ปีที่แล้ว

    .nabaduna waaqaali kuwii shalay qaxay ayaagaranaya
    Dagaal fa iido makeeno

  • @ismailmohamed3417
    @ismailmohamed3417 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 murqaan idoorland qowmuluudland snm Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 ปีที่แล้ว +1

    H JECLO WAA LIBAAX

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 ปีที่แล้ว

    Biisinka suuladmow dhaaqanka ku eekada kaa baaxa siiyasada maarka idiinku kaa haadashan xaaqa daawallda kuu leediin muuxu qaabanaya xiilldhiibanki iyo waasiiradi

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 ปีที่แล้ว

    Suulldamadan saadeexeban ku leeyay o ilaa dhaasay haadana waaxan leeyay haaka haadlina siiyasada waasiiradin iyo xiildhiibaanadina yaa shaaqo kuu leehe

  • @cawilhalaqabtoaadan3766
    @cawilhalaqabtoaadan3766 ปีที่แล้ว

    GUUL SOMALILAND

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 ปีที่แล้ว

    Dad aad ubadan baa nuuga dhintay, dagaalka.

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      😂MA DHOWID😂BOOWE 😂ILAA EBER😂LAGAA DHIGO😂!! OO ADUUNKA😂LAGAA WAAYO😂!! SOO JOOG NINKII LAGA WAAYO😂SOO JIIFSO😂AYAA LAGA HELAA😂IMINKAAD SIDA WOOLEYDA DHULKA KUSOO DHACDAY😂WAA YEELKADAA😂!!