Ilaahay baa na leh isagana tolo saaranaynaa anagu ubiqi bayno aayahayaga Ilaahay baa xukuma ee gaaludu na xukunto waxana kama badali karaan haday cirka uboodaan ee Ilaahay ku xirnaada oo ka magangala dhagarta gaalada
Marka qolaal quud beerashada laga taga oo leysku haleeyey cunto dalla dibadiisa ka timid waan ogaa tan iney dhici doonto somaali beeraha ha usoo jeesato
DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 NOLOL ALLE. AYAA. U HAYA. DADD. KA. ALLE. AYAA. BAARTAY. HADUU. DOONO. WUU. HALAAGAYAA. HADUU. DOONO. WUU. NOOLAYNA ADIGU. MAXAAD. U HAYSAY. AWALBA
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 DADD KA KU NOOL IS BADAL. BAY. RABAAN. HADII. AY. WAA. YAAN. HALAAG. IYO DAGAAL WAXBA KAMA GALIN AWALBA. DAGAAL WAY. KU JIREEN BILAA QADIYAD AH OO AY KU MACNAE. BEELEEN. CAALAM KA. DAGAAL. KU. KA DHAXAYO. IN. UU. SIISOCDO. DAN BAA UGU. JIRTA. DADD. BADAN. BAA. LA KIRAYSAN. DOONAA. CIIDAMO. NOQON. DOONA. WALI GOOD AFRICAN. KU. WAXAY. AHAA YEEN. DADD LA. KIRAYSTO. OO. CIIDAMO LAGADHITO. HADAN. WAA. LA KIRAYSAN
Wadankan malcuunka ah ee aqliga lahayn, 6 gantaal oo Ingiriiska leeyahay ee uu ku garaacay, anagay na haysataa dadkeena ku nool London, dad badan oo dibada jira ayaa biila inta wadankii jooga, hadii la waayo sow hoog ma ahan, Waa in aanan la oran maxaa naga galay, ee waa in lala ooyo Muslimiinta ku dhex nool gaalo shayaadiinta ah😢
Somali iida ha tashato cidna yey sugin dhul weyn ey cuno ka so sarato wey haysata haka faiideysato somali haday beraha fashan wax dibada laga keenay uma bahno waxa dibada laga keeno wax dhacay aya kabuuxo
ilaahey inta diinta haysata ha badbaadiyo guud ahaan gaar ahaan soomaalidan masaakiinta ah
Alle hayno gar gaaro insha allh inta muslimiinta dhibaysan dhibta naga qabo
Ilaahay baa na leh isagana tolo saaranaynaa anagu ubiqi bayno aayahayaga Ilaahay baa xukuma ee gaaludu na xukunto waxana kama badali karaan haday cirka uboodaan ee Ilaahay ku xirnaada oo ka magangala dhagarta gaalada
Allow somaliya badbaadi iyo inta muslimiinta ah
Somalidu in dunida laga cidhib tiro ayey ku fiican yihiin waayo maaha dad gaya dawladnimo lkn waa diintoodu waa qabyaalad iyo hunguri
sax waaye wallaahi waligaa bani aadam laguma kalsoonaado waala isku kalsoonaadaa
Adeer allaah swt ayaa ugu talagalay inay isa soo hoyso
Alloow na muuti.
Muslimiinta ilaahay ha u gargaaro
Ilaahaw muu dhaco ilaahbaa awood leh kuwaasi cididaa wax le.eg ma leh dunidan ilaahbaa leh
Waa markii somaliya lugaheeda ku istaagi lahayd ee canbuuladooda iyo mooskooda beeran lahaayeen
ALLAHAYOW UMADADA KALAQABIJI YAA RABI
قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلى الله فليتوكل المؤمنون
Asc wll keega qaali ahi aad iyo aad baad u mahadsan sida fiican eed noogu soo gudbiso “ Akhbaar axwaasha calamka” jir oo joog hore u soco allaha ku xafido adiga iyo reerkaaga iyo ehelkaaga Mashallah Mashallah aad baad khibrad ugu leedahay soo gudbintiisa .Jazakalaahu khayr my big brother
Cunug yar ba tahay somaliya keliya ka badbadayso beraha lo yaca fadhiga wa laga kacaa inshallah
Somaliya aduun Kuma Tala Miya .
@IsmaHussein-u5g nukliyer ka yurubaya isku garacee dabaysha bari ayay ka timada sunta nama so garayso
@@Omra-qt7jodagal hadu dhaco dhulbalaarsi waa bilaaban fadhi maa ku yaal ethopian iyo
Kinyati way ku soogalayan walahi bysan kuu seexaniin 😂
Wlhi wadankena wa raba inuu gumaysi galo wayo ma lihin madax dacad ah sidoo klena shacabka oo dhan qabiil ayey ku mashquulsan yihin mid walba oo dabaldag xamar ka dhigta wuxu leyahay xamar anaga leh somali wa bila aqli marki la gumaysto ayey ogan donana qimaha uwadankoda leyahay aniga mida aya amisanahay ilahay hanaga qabto galada walwalan😢😰
Somalidu garow ha is ka beertaan sidii hore 😢❤🎉
Insha Alaah kheyr.
Adeer beerahayagii iyo xoolihiibaanu unoqon doonaa shuuradayadii iyo caanihii vaanu haysanaa
wa Runta Brother 👍
Alllow islaamka guuleey
Marka qolaal quud beerashada laga taga oo leysku haleeyey cunto dalla dibadiisa ka timid waan ogaa tan iney dhici doonto somaali beeraha ha usoo jeesato
Allow hada muubiloowdo annaga waxba nagama galin habaar baa wadaa maanta. Dalkeena barwaaqada taala iyo beeraha iyo wabiyada badaha ma arki waysay alle haku tuso dalkaaga
Wallahi aduunkan allah ayaa isga leh awooda bili aadamku waa isga goobanyahy
War kenya ama Ethopia an kubiirna sidan xal ma ahan. Wadan an lacag laheyn wa wadan lama dhihi kara.
Sxpow dadkan masakinta wax kafarxiya hadadan ukenayn murugada kalatag plz ilaahay kacabso
Hayooy
😂😂
😂😂😂😂😂
Yaahuuuuu wax ba nama sogarayan internetka hago sahalka hago hormuud hagdo salada iyo istiqfaar ayan kunolanaynaa walal ilaahay baa lugu baxsadaa
DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 NOLOL ALLE. AYAA. U HAYA. DADD. KA. ALLE. AYAA. BAARTAY. HADUU. DOONO. WUU. HALAAGAYAA. HADUU. DOONO. WUU. NOOLAYNA ADIGU. MAXAAD. U HAYSAY. AWALBA
Ala qabe ma iisho dalaga noo baxaiyo xoolahayagaa nagu filan iyo anagoo dhahna
نتوكل علي الله وكفي بالله وكيلا
Abwaan camaari reply 🙏
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 DADD KA KU NOOL IS BADAL. BAY. RABAAN. HADII. AY. WAA. YAAN. HALAAG. IYO DAGAAL WAXBA KAMA GALIN AWALBA. DAGAAL WAY. KU JIREEN BILAA QADIYAD AH OO AY KU MACNAE. BEELEEN. CAALAM KA. DAGAAL. KU. KA DHAXAYO. IN. UU. SIISOCDO. DAN BAA UGU. JIRTA. DADD. BADAN. BAA. LA KIRAYSAN. DOONAA. CIIDAMO. NOQON. DOONA. WALI GOOD AFRICAN. KU. WAXAY. AHAA YEEN. DADD LA. KIRAYSTO. OO. CIIDAMO LAGADHITO. HADAN. WAA. LA KIRAYSAN
Wlhi waa isoo dhacay Alxamdulilah lkn ilahey ayaa talo kufilan uur waa leyahay Talo rabbi aya kufilan reer Sverige 🇸🇪 iyo wadamada kalaba
Dayn qaado kaso carar, marki system ku burburo waxa ajanebi ah oo dhan waa la leynayaa weliba kuwa europe kunool marka laga reebo uk.
Rousham waaadaaysankaraa nuklaar
Wadankan malcuunka ah ee aqliga lahayn, 6 gantaal oo Ingiriiska leeyahay ee uu ku garaacay, anagay na haysataa dadkeena ku nool London, dad badan oo dibada jira ayaa biila inta wadankii jooga, hadii la waayo sow hoog ma ahan, Waa in aanan la oran maxaa naga galay, ee waa in lala ooyo Muslimiinta ku dhex nool gaalo shayaadiinta ah😢
Wards dagaalka 3 aad soomaaliya waa farashkeena waxan kanasaneynaa fara galinta reer galbeedka EE waa in uu dhaco uglerku
Sah
😂 😂 yes 🙌
Abwan waa run lkn somali dad bey kutirsadaan hada intey baasto iska ilaawan qamadi habertaan ilen dhul wey heystane
Bera halal fasho halesku tashto
No cabsi qadar al wa laqata
Abwaan camaari maxaa nagula talee hadaan dadka soomaaliyeed nahnay.
Abwaan taladaada Ayaan u baahanahay.
Ee talo nasii
War ilaahay swt Bari
Sicir barar waxba nagama galin shabelada hoose bes nagu filan berahede
Haa alxm
Alow naka amaanso dagaal😢
ADEER ANAGU MA RASHIAN MISE UKRAIN BAAN NAHAY WAXAN CUNAYNAA ADHIGEENA IYO GEELEENA
Shidaal shaqayn mayo.muxu cuno kena markabku
Dhulkeena ayaawax kasoo saaranaynaa 😂😂
Mad hada kaso saaratid
Dee lacag bir ah ayaan sameysaneynaa😂😂😂😂
Ooo maxaa lagu gaari 😂😂😂
Dadka Somalida ha isku darin, Reer koraad Lee rafaad u yaalaa qabiilka ha cunaan, koonfur beero ayaa jiro
Anaga xoolo nool haysanaa
Cad iyo caano Lee unaynaa 😂😂😂😂😂😂😂
@Naisa641 masha Allah taas wey Iga hoos baxdey 😂😂
@Naisa641 allaha na wada badbaadsho walahi arinta ma sahlana
@@Michealfot aad iyo aad 😢 😢 aniga qurbaha Lee jooga diraayadaha xataa mashaqaynayaan
Haday sadarlenka joojiyaan
Cabsi cabsi
@@Naisa641 Subhanallah laakin ilaahay ayaa joogo salad iyo tasbiix
Ruushku wuu hanjabaa lkn inta badan ma qaado wax talaabo ah waayo 52 in ka badan ayaa laga gudbay khadkiisii casaa mana aargudan
Sumali hala gumeste daa hadaba xur mahan qabila gumesto qalbiga ugu tagan eey wax ka qabsa layihine
❤❤❤
😮😮😮
Kkkkkkkj❤
Alla hoyooy 😂😢
Somali iida ha tashato cidna yey sugin dhul weyn ey cuno ka so sarato wey haysata haka faiideysato somali haday beraha fashan wax dibada laga keenay uma bahno waxa dibada laga keeno wax dhacay aya kabuuxo
To till
😅kkkkkkkkk
Hadduu dhaaco duniga debyay u noqon ka di😂b qimaaha ayaa la sugi
Hala baabao rer falastiinba ma ayaga nabad heesto waba xaq daro in anaga bashaalno ayagana malin walbo tacsi utaal dhibka laqeebsanena saqiirada rer falastiin oo waliba umul ayago ah korgoda kudhacayo waxaad aragteyn ilahow waxwalbo wad aragta adunkan ina hal mar burbiriso cuqubadoda dardiis waxka kama ahan walaahi wan ooya marka arko ilmo yar oo ilmaheyga oo kaleh ah oo ooynayo naxdin darded gabdha igu darned iido quran aqrineso agteda haw kayeertay wey iska ooysay waayo waa ilmo uma dulqadan karto waxa dhacayo ilahow kasaar dhibkas heesto ilmada madayo marka arko ilma yar oo rer falastiin ah oo ooynayo marka arko xanun weyna adunkan waxa kadhacayo walaahi qof weyn waba iska sabra lkn ilma yar kwrn aan waxbo kala aqoonin ax 😭😭😭
Wlhi waa isoo dhacay Alxamdulilah lkn ilahey ayaa talo kufilan uur waa leyahay Talo rabbi aya kufilan reer Sverige 🇸🇪 iyo wadamada kalaba
❤❤❤❤❤
Bera halal fasho halesku tashto