Qalalaasihii Ugu Xumaa Oo Maraykanku Galay iyo Fali Waalidda Trump

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Haisla waalato America 🇺🇸 wawareey haka dhacdo mahadsani hashi ❤❤

  • @linklion1274
    @linklion1274 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Wallaahi Labo isma Weydiinayso in America BaaBa'ayso.. Wali Waqti dhaw...
    America Waa Baaba'aysaa

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa kooxda xasan sheekh oo cadaan ah waxa meesha qabsaday. Waa waxan dowladnimo waxba ka aqoon.... Just ganacsi iyo lacag la sameeyo

    • @DolphPapa
      @DolphPapa 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Magaciisu waa taram qalbi carur

    • @MohamedHanad-ys8lt
      @MohamedHanad-ys8lt 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@DolphPapa micnihi waxaan kawado maad fahmin

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@MohamedHanad-ys8lt
      Huuno Trump iyo kooxdiisaa dhaama Xasan iyo kooxdiisa. Waayo Trump dhulkiisa Shillin kuma iibasanine Wadamo(Canada), Jaziirado(Greenland), iyo Kanaalo( Panama) iyo Aduuno idil buu Dalkiisa inuu kusoo daru rabaa. Lacagahii uu Wadankiisa bixinayey li'ajli Adoonsiga Cusub buu joojiyey isagoo Adoonsigii mid kaxun wada...😢😢😢 yaa isgaaray. Trump waxuu rabaa Imbaraadooriyad Cusub oo horey loo arag oo Make America great Again ah...
      Amaa Adeer Xasan.. waxaa weeye Madaxweynihii ugu Xumaa Abid ee Aduunka soomara. Xabaale Qote, Mayd Canshuurte, Agoomo iyo Masaakiin iyo Shacabba dhul kaBoobe, Bakhti usujuude, Gaal dabanashleeye, bad iyo berri iibiye....😢😢😢😢😢 Xaaraan kunaax.

    • @deqaissa7045
      @deqaissa7045 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      😂😂😂😂😂waa kooxda xasan sheekh oo cadana ku qosley waad asiibtey

  • @abuabdurasak
    @abuabdurasak 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Yaa rabi inchallah waa malmihi dhamadka mareykanka inchallah

  • @SafiyoAdaan
    @SafiyoAdaan 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Insha Allaah cuqubo iyo bur bur illaahay ha ku redo mareykan sida ay u burburiyeen umadi badan ayna ugu dareyd reer falastiin wey fiicnaan lahayd innaan maqlo mareykan oo julbaka djulka ku dhufsatay insha allaah

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Siyaasiyiinta wa fircoon cml
    Taajiriinta qaar wa qaaruun cml
    USA

  • @linklion1274
    @linklion1274 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waqti dhaw

  • @CabdulqadirMaxamedCabdi-mu7io
    @CabdulqadirMaxamedCabdi-mu7io 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan kusalamy sxb qali Aad Ayaan ugu hystaa warar kaaga xaqiiqda ku saleysan❤

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HALOOOOO. xashi. Inbadan maso qoraa anigu USA. Wuxuu aadayaa. Dagaal sokeeyey. Trump. Noo noo. 8ga qor walaal

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Markaad waydiinayso Africa. Ma awoodaan miyaa. 8nay gataan dawadooda. Horta iswaydii. Why. Konfur Africa. Yaa geeyey xanuunka muxuuse xanuunku ugu badan yahay?

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Laba nin oo xuuf ah ayaa maraykan dhakada ka qabsaday

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wada X ayuu kadhigay macalaa America X haka dhigo

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 47 นาทีที่ผ่านมา

    Isku tasho xuman mahan ee isku tashada Africa simplest answer

  • @MaysaAbdi-g5q
    @MaysaAbdi-g5q 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    We yaab aduuka meeshuu marayo iyo somali halkee wali fadhido 😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Trump iyo musk ayaa maraykan rogi

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaa cadaan ka yaalo Africo

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiq dii Trump waxbaa kasoojiijile sharkiisa alle kamagangalnay

  • @xasanjaamacgaas5652
    @xasanjaamacgaas5652 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂waryaa fataal midgaan was hooyadaa SHIINAHA ka waran garacgarac dhalay.

  • @cabdiqadirmaxamuud-j4p
    @cabdiqadirmaxamuud-j4p 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa labo nin oo walan marka isdhexyaac siyaasadeed ay maraykankanka ay galin doonan hadan wax laga qabanin siyaasada waxyaabaha aan u ku nacay waxa ka mid ruuxkasta oo xildoon ah aya isku sharixi wadankasta aduunka marka laga reebo wadamada boqortooyada ah iyo kuwa ay ka taliyaan raga digtartarada lagu sheego waxa fiicnan lahayd in siyaasad xeer lagu daro dhayaha qofka xilqabanaya waa in inuu ahuruudahan buuxiyan wadankasta oo aduunka bal fiiri nin mulatari ayaa siyaasi iska mid taraam oo kale ah oo dhaqaale kaliya yaqaana ayaa iska soo garab sharaxi nin siyaasada cilmi ahaan ubartay fiicil ahaan usameeyay tusaale aha wasiirka arimaah dibada ee raashaiya iyo ka
    shiinah waanyii iyo rafrof xsaan sheekh iyo taraam waxay iskaga mid yihiin labadoduba iyaga oo aan siyaasad aqoon u lahayn ayay wadamo iska qabsadeen waxadna ku garan ma yaqanan dawladnimo waxay tahay mid macalin iska ahaa iyo mid yanacsada ahaa weyaan

  • @usaamesanka3701
    @usaamesanka3701 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taasi micnahedu waa isku tashta
    Taasina wax xun ma aha

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhaqankii Dunida Third world ayaa ka soo banbaxaya Mareykanka.

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Africanku haday wax garanayaan taram ayaa u wanaagsan waligaa ahaw qof lacaawiyo iyo ninku yidhi isdabar bal adiguna kee kuu wanaa jiyay

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In la khaarijiyo ama uu deepstate ka burburiyo, qas dheh wixii aad qasi karto wixii ngo ah cagta mari

  • @Sarta100
    @Sarta100 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mask ninka la yiraah waa nin koonfur afrikaan ah kana yimid meel lagu adoonsado dadkii lahaa dhukaas lahaa marka nidaamkii uu ka yimid ee xumaa ayuu rabaa in maraykan ka hirgeliyo asagoo la shaqeysra xag jirka maraykanka ka taliya ee ku tunta sharciga maraykan waa loo baqaa in uu kala tag tago uu jabhado samaysmaan ka dib dagaalkii sokeeye kan jooga hada talada waa nin cadaan nimada madax martay kan kakena waaba kuwii mudada dheer haystay koinfur afrika ee dhiigooda jiqa iyo muroqooda dadkaas sida xoolihii lokeshano kasoo baxa kuna hoyda sida xoolihii ayagoo haysan waxay cunaan dadka barya ama dhaa afrikada kale dadka. Dhaca oo dila kuwa cadaankana ku nool yihiin nabad iyo caano. sareyn.